MEESHII AYAAN UGU TAGAY ANIGO CABSANAAYO KADIB MARKAA HABEEN MAXA IGA RAACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @Liyanacumar
    @Liyanacumar Місяць тому +261

    Cumer kuwan Noloshada halis Yey gili nin Ee iska dhaf koley Waxey kuso maqan yihin allah Aya og🥺

    • @MuscabAshinda
      @MuscabAshinda Місяць тому +7

      Sax 🤕

    • @shugriahmed5519
      @shugriahmed5519 Місяць тому +6

      saxiix wllhi iska dhaaf wllky

    • @IidoDeak
      @IidoDeak Місяць тому +4

      Haa wllo iska dhaaf😢😢

    • @muslimohh1001
      @muslimohh1001 Місяць тому +4

      Kuwan nolashada halis yey galinin ee iska dhaf kajog war kajog

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +3

      Waa xoolo cawaan ah dhoor video ayu kasameeyay iskama dhaafikaro views aya u daran maxaa dabadhigay dhar keen cunto u keen maxaa kaagalay lafahaan yer yer sagaarada u ek kamanaxaayo adiga kashaleyn doono kusoco 😷😷😷😛😛😛

  • @MaxamedAbanuur-xs2ke
    @MaxamedAbanuur-xs2ke Місяць тому +144

    Ruuxa ugu wanaagsan dunida soo maro waa nabi Muxamed ❤❤❤❤

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e Місяць тому +125

    Cabsi cabsi daareem dawanya veido marka yidha haben jogaan aadiga taga waan ka weeyn cumaaar maar danbe hawaa taagan 😭😭😭😭❤

    • @FadumoAxmed-vk9ll
      @FadumoAxmed-vk9ll Місяць тому +2

      Ewalki hore waana daawan jire laakin cawa Si baa U naxsanehe😢

  • @FgdtrHjchh
    @FgdtrHjchh Місяць тому +89

    Cumeerow kuwaan waa sirdoon plz iska ilaali hadaa oomaar murugtiis naheysaa adna hanagu darinana😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +532

    Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️💚😢

  • @Naxristiqof
    @Naxristiqof Місяць тому +32

    Zaki caqlilow waaye masha Allah Abooyaal is ilaaliya cumeer zaki😢😢

  • @JsvHsb
    @JsvHsb Місяць тому +110

    Cumeer waa ku barya kabax arintaan walhi cabsi dareemay

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Місяць тому +16

    Ralaas cumer arintaan inkadaaf wankoubaryaya brother will wallkay okaleeh ayaa tahaayy hn wankoubaryaya 😢😢😢❤

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 Місяць тому +92

    Sigaarka uu cabaayo ma kuu oraayo miyaa cumeer ha aadin mar kale ragaan

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Місяць тому +43

    Aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-qv2mr4cd3f
    @user-qv2mr4cd3f Місяць тому +51

    Hoye wilow dadkan iskdaa waa talo walalnimo iyo somalinimo😢

  • @Naxristiqof
    @Naxristiqof Місяць тому +91

    Lacag ha isku siin hadhow lambarkada la dawa kici karaa cumeer abowoe ka joog 😢😢Nimankaan jini wee ka fiyowyihiin zaki wallhi ra.yikiisa ku raacsanahy

    • @mohamedhashi3365
      @mohamedhashi3365 Місяць тому

      Somalida maxay sameeyaan wadankooda le qasaan, hadda ma waxay kula tahay inaan xogtooda lala socon

    • @Naxristiqof
      @Naxristiqof Місяць тому

      @@mohamedhashi3365 qasab waaye wee la socdaan waxoo samenooyo lkn somali hadaa nahay intaa is dhaheeno qofkaan unaxriiso oo balaayo kugu noqona mida kale samali ayaga dhaxdoda isma cawinayaan maxay ajanibta udawa socdaan

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +223

    Team cumeer bgfn one like 👍

  • @NajahAbdicumar
    @NajahAbdicumar Місяць тому +22

    cumer mid samee iLa caawa meesha jooog Dabagal ku same mrka ka tagtid yaa laga dareemin in la joogtid meel isku qari iLa habeenka inay baxan iyo in kle 👍😲

    • @JawaahirCabdikariim
      @JawaahirCabdikariim Місяць тому

      Ayyyy sax wllhi xaqi qada kahadashayyy 😢😮

    • @Hamda_71
      @Hamda_71 Місяць тому +1

      wiilka yar ma daba gali kro hawlo kle inuu leyhy aya laga yaba lkn inuu mar kle u tago maaha😢

  • @Sundus819
    @Sundus819 Місяць тому +91

    Aboowe waa cabsaday meesha mardanbo ha aadin blz😢😢

  • @SumayoAbdulaahi-ut8nb
    @SumayoAbdulaahi-ut8nb Місяць тому +20

    cumerow sigaarka ay cabayaan sanbabadada ayey wax ugee sanayaan so mar kale ha aadin kuwaan😊

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому +35

    Basdeeee walhi cumeeeeerow❤. 20yearska ma ayaydoood baaa leh😂 tuuugiiinta xun

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Місяць тому

      😂😂😂😂😂 astaqfurlah

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому

      @@MomtasOmar subxanalahi 🤭😁😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Місяць тому

      @@ShahadSaad-lh4fs 😅😅 somali ayey been usheegayan in aan la fahmeyn ayey moodayaan

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому

      @@MomtasOmar madowgaaaa nalagu gaaadayaaa ilaaahay hanooo sahlo 😂😂😁🤭

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 Місяць тому +10

    Zaki waa saxan tahey abowe cumer waa wil yar wuxu ka xun yahay xalada ku jiraan cumer iskaga har nimankas ye dhibato ku garsinin🥺😢

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 Місяць тому +72

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Місяць тому +14

    😂😂😂😂 Ala zaki waa funny sug xogtada la raadjnayaa kulahaa cumeerow anigu Hadaan talo kunsiiyo caawa tag meesha ka bacdi soo fiiri inay hurdaan hadaad ka weydid Nimankan iskaga Har waa sirdoon wlhi

  • @AhmedbillowFarah-zm1ds
    @AhmedbillowFarah-zm1ds Місяць тому +98

    Time cumer anigo afka somali kuxadlayo kun like manxilikra

  • @user-qt7nv5zi8c
    @user-qt7nv5zi8c Місяць тому +15

    Cumeer hdad wx maqlaysid oo wlshaa ahay ii tixgali codsigayga ragga mar danbe ha aadin iska joog sadaqada hdaa baxsanaysid wxa jira boqolaal somali ah oo gaajo hyso oon quraac qado casho midna haysan kuwaa wx u tar ooku sadaqadayso plz wlshaa ahay wankaa naxayaa ragga amaansiii
    Hore u soco hno mcn😢❤

  • @mahamedabdilahi3268
    @mahamedabdilahi3268 Місяць тому +37

    Yes cumeer is ilaali lagayaabaa inay noqdaan

  • @DeeqaKhadarAli
    @DeeqaKhadarAli Місяць тому +11

    Hatagin cumeer wallo waan ku jecelnee inay wax kusoo gaadhaan marabnee

  • @MuxidiinCalidhuux
    @MuxidiinCalidhuux Місяць тому +89

    Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤

    • @user-gu6ii8qw4d
      @user-gu6ii8qw4d Місяць тому +2

      Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Fitahgurey
    @Fitahgurey Місяць тому +15

    Shp ana Indonesia 🇮🇩 joga luqada fahan eiskugu baqayan iskuluqad waye 🇮🇩 🇲🇾 lawadan wadan marka xarfantan kadhac iney dharcad yihin walojeda shp

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Місяць тому

      Maad fahmeysaa waxey iskula Hadlayaan

  • @AdnaSaleebaan-st9uw
    @AdnaSaleebaan-st9uw Місяць тому +40

    Sxp sirdoonku waa uu is qariyaa sida kuwa Pakistan oo kale xitaa calaamad kala ka muuqata waana sigaarka badan ay cabayaan marka iska jir lpx👍

  • @fadumoabdi7368
    @fadumoabdi7368 Місяць тому +4

    Cumaarow waa ku baryaa iska daa nimankan waan ka naxaya walalkay ayaa tahay pls isaga tag kuwaan😊😊😊😊😊😊

  • @BilaalAbdi-gv9li
    @BilaalAbdi-gv9li Місяць тому +31

    NIN MALAG WADO LAMA CELCELIN KARE DAA CUMEER WUXU KA HELU LEYAYHAY KUWANE WALAGU KARO WAYAY HA UTAGIN😂

  • @SahraAhmed-pe9ob
    @SahraAhmed-pe9ob Місяць тому +2

    Cumeerow ka joog abowe waxan mafiicno waaba cabtooy kuwaan sadaqo kuma baxdo soomaalideen ayaa kuwo caawinaad u baahan jiraan ee kuwaas caawi hadaa wax caawi naysid 😢😮❤

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 Місяць тому +55

    Nio video gaan yaa laguugu qabsan UA-cam kaaga unax bro dowlad shisheeye ayaad joogta hidden iska gili

  • @yohanpoy2876
    @yohanpoy2876 Місяць тому +9

    Cumeer marka kale macalimo horay uso wado asaga English ku fcn pro 😊😊😢

    • @FartaAlii1234
      @FartaAlii1234 Місяць тому

      Malaysiaku ayagaa Englishka si fican u aqoon

  • @Cumeer_BigFan2749
    @Cumeer_BigFan2749 Місяць тому +51

    Team Cumeer BigFan Only like 👍

  • @Malyuunmanka-gl9ud
    @Malyuunmanka-gl9ud Місяць тому +16

    Cumeerow abowe iska daa dadkaan hadad rabto inaad dad caawiso waa ku baryaa aniga icaawi allah dartiis igu caawi abowe ninkeyga 3 bil kahor ayuu dhintey ilmo aqoon ah ayuu iga tagay wllhi wax hitaa caano uga qato mahaayo ee aniga isee anaa gabar somaliyed kula ah

  • @HaniCabdi-km4px
    @HaniCabdi-km4px Місяць тому +27

    Cumerow wll dadkan faraha kaqaad wax walbay noqon karaaan adigana dhibaataa kaga iman karta

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      Madhaafikaro waayo lacagta aya u daran u kahelaayo lacag badan ayu kaqabtay nimankaan dhoor video ayu kaduubay views badan ayu kahelay nin lafihiisa u cabsanayo ma ahn dhara lookena cunta lookena ayogo rabin ayu ku qasba lafahaan yer yer sagaarada u ek kama naxaayo lkn asiga kashaleyn doono😷😷😷😛😛😛

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 Місяць тому +10

    Cumeer wll walhi kuma ficna pls iskaga hadha artina halka kuso afjar Diba ha ugu Laban walhi cawa cabsi daremay 😭😢🙏

  • @Joker_official718
    @Joker_official718 Місяць тому +26

    Cumiir wiil yar aathy afarhas iskaga baax bro
    Lakayaba dabagal inay Kugo hayan adii laftarkaga
    Qof walpa afka la iska lama galooooo
    Taloo wayee

  • @yousra52
    @yousra52 Місяць тому +32

    War cumerow ragan markle ha adin xagoda qof cawimd u bahn san uma hadlo adne allh ajar ka siyo wrkoda iska xir naftada helis ha gelin

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      Madhaafikaro waayo lacagta aya u daran u kahelaayo lacag badan ayu kaqabtay nimankaan dhoor video ayu kaduubay views badan ayu kahelay nin lafihiisa u cabsanayo ma ahn dhara lookena cunta lookena ayogo rabin ayu ku qasba lafahaan yer yer sagaarada u ek kama naxaayo lkn asiga kashaleyn doono😷😷😷😛😛😛

  • @RahmaAlonge-wp4pi
    @RahmaAlonge-wp4pi Місяць тому +67

    An uwado ducayno wllken Omaaar bar bar 😢

  • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
    @mohamedibrahimabdi-oe1ii Місяць тому +1

    Cumeer sxp qali wax Baan kuu sheegaya èe maqal ninka Timo badnaha Mahan ee midka kle caqligiisa Zaid wye inkastoo aanan ogeyn waxa uu yahay cause qof wliba waxa uu yahay allh ayaa og lkn ka feejignow Tmm ❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому +22

    Dacaska horyaaala gurigeenaba ma yaaalo sheeeekoooy ku nacday😂😂 6:17

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому

      @@MomtasOmar haye bo charger ii keeeb hal igu jirteeee 😢😢😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +3

    Ninkan caloosja inyey la eg tahay waa beemtis zaki Somali waa runtis cumeer big fan ninka iyo adoha asaga ka nafaqaysan 🤣🤣 waa cawina ledahay ka orod meesha haku habsamin

  • @user-eb1ne7fh8q
    @user-eb1ne7fh8q Місяць тому +8

    War cumeerow fadhigooda aaba kashakiyey nimankaan😂😂😂😂😂

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Місяць тому +4

    NIN DHALINYAR SOMALIYEED AH HADII QABYAALAD LAGU ARKO DIL TOOGASHO AYAA LGU XUKUMAYAA INSHALAH ❤🎉

  • @AbdiRizak-xo1hk
    @AbdiRizak-xo1hk Місяць тому +14

    Cumeer big fan qof aan surprise usaarin maajira 😢

  • @faysalOgleabdi
    @faysalOgleabdi Місяць тому +3

    Sas ka raba brother wixi ad si sisay ajir alaha kaga dhigo ilahay wuxu na faray aya gudatay naxrista ku soco waliga ayada ka guul gari insha alah🥰🙏

  • @anisoahmed8738
    @anisoahmed8738 Місяць тому +16

    Qof 8 sano meel fadhiyay oo gar io timo ku buxin mxaa waye😂😂

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 Місяць тому

      Somehow dad guri leh u eeg yihin wasakh kama muuqato waxa jira dad tuugsi noolol maalmeedka ka hela

  • @updirahmanaadan7755
    @updirahmanaadan7755 Місяць тому +5

    Cumer Balayo Intay ka maqan tahay lama Radsade Bada ka baxo ka dhac Lphygi👍Yeyna Qadhan ku Galinle

  • @daango19
    @daango19 Місяць тому +26

    Hadad Qulasada Filimada xiiseso soo booqo chanelkeyga waa huba kuma caajisi doontid mahdsanid

  • @AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if
    @AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if Місяць тому +19

    Awal xoga shaki igu jirayy haddana waba kasi darayy cumeer blesse dadkaann iska dhaaf waxa laga shegoyo run eh🥹

  • @SaalaxcaliNuur-zt7pg
    @SaalaxcaliNuur-zt7pg Місяць тому +23

    aaway labiska augeeysay markoo feera qaawayahay🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FadumoAxmed-vk9ll
    @FadumoAxmed-vk9ll Місяць тому +6

    Cumeerow maa fikir tid sidee uu Ku caboya sigar iyo waxyabaha ay caboyiin ayagoo lacag heysan fikir yaaqay wiilki yaraa😢😢😢

    • @legendalwayslegend
      @legendalwayslegend Місяць тому

      Waxaasi dadka ayaa Ku caawinaayaan waa caadi wax is Ka yar yar waaye Dee faham

    • @FadumoAxmed-vk9ll
      @FadumoAxmed-vk9ll Місяць тому

      @@legendalwayslegend my SAS Maka wadi hooyadis a ka xanuunsan siduu wax U cabaa AA dhohoyaa

  • @user-oc3ew5do5w
    @user-oc3ew5do5w Місяць тому +34

    Waryaa cumeer wllkey camal aatahay plz nimankaan iskaga har waxa laga yaabaa inay dhibaato kuugeystaan inaad isdhahdo afsomali mafahmaayaan baxar hagalin plz waa iga cudsi😢😰

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      Madhaafikaro waayo lacagta aya u daran u kahelaayo lacag badan ayu kaqabtay nimankaan dhoor video ayu kaduubay views badan ayu kahelay nin lafihiisa u cabsanayo ma ahn dhara lookena cunta lookena ayogo rabin ayu ku qasba lafahaan yer yer sagaarada u ek kama naxaayo lkn asiga kashaleyn doono😷😷😷😛😛😛

  • @Naxristiqof
    @Naxristiqof Місяць тому +9

    Wallkay talo walaltinimo ku siina😢😢qof tuug ah anaa tuug ah kuma dhahaayo aboowe ka joog wadan shosheyana waa joogta family yee kaa murgin iskada gab ka dheh nimankaan dhan😢

  • @SalahyussufAhmed
    @SalahyussufAhmed Місяць тому +16

    Fast comment cumer hadi plz like team cumer ❤❤

  • @Nafisoaley-jo3um
    @Nafisoaley-jo3um Місяць тому +5

    Cumeer abweh nimanka iskadhaaf waxn ma cadeynyan wayna kala hadlyan wadankaga moho meshan malinkas. Aad cawini iney balyo kusoo jidan laga yaab marka iskdaa ninmkan please 😭😭😭maLin kle ha adin 👍😭

  • @FoosAhmed-rm3vh
    @FoosAhmed-rm3vh Місяць тому +41

    War nio shaatiyaashii away aa ugade ragan iska daaa nio dib ayaa kaga imaankaro❤❤❤😢

    • @InaHabiba
      @InaHabiba Місяць тому

      Ninkan nin ladan darbi jif uma eko

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому +1

      Madhaafikaro waayo lacagta aya u daran u kahelaayo lacag badan ayu kaqabtay nimankaan dhoor video ayu kaduubay views badan ayu kahelay nin lafihiisa u cabsanayo ma ahn dhara lookena cunta lookena ayogo rabin ayu ku qasba lafahaan yer yer sagaarada u ek kama naxaayo lkn asiga kashaleyn doono😷😷😷😛😛😛

  • @ayaanmaxamad3061
    @ayaanmaxamad3061 Місяць тому +6

    Cumeer Cafimadka kudhibaye ayar iskajog 😂hooy waxba kuwadwade😮😂

  • @cabdiqaadircismaan1953
    @cabdiqaadircismaan1953 Місяць тому +9

    Cumeer kuwani dad faqiir ah maaha wllhi waxkle weeye😮😮

  • @TaliyeShubka
    @TaliyeShubka Місяць тому +6

    Wr cumeet sxb dadkaad wa sirdoon ee iska ilaaali askari ahy waana aqaanaa sirdoonka

  • @AbdirahmaanAwoowe
    @AbdirahmaanAwoowe Місяць тому +15

    Ana coment ugu hor soo bixiyay😂😂😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Місяць тому +2

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @raaliyomohamed4470
    @raaliyomohamed4470 Місяць тому +7

    Cumeeraw Hooyo Sahra Kuma oga ayaan umalaynayaa Nimankan inaa mar danbe utagto kuumay ogolaateene

  • @user-vm4vl8zd8q
    @user-vm4vl8zd8q Місяць тому +5

    Cumeer is dhaaf hadaad ka shikiday 😢😢😢😢❤❤

  • @XamdaMaxamed-wf1pm
    @XamdaMaxamed-wf1pm Місяць тому +10

    Cumeero cidkasta aminin nio wll yaney kuu qataarine

  • @SalmaAhmed-xr7cu
    @SalmaAhmed-xr7cu Місяць тому +2

    Nimakaan wee iskubaqayaan ee gakaabso fiidiyoowga diib u daawo adigo indhahoodane fiiri waad fahmeesa waxa meesha kajiro 😢aniga waan fahmar ee naftaada labaxso😟 waa walaasha oo kale oo kaween ayaan kuwaninaya 🥺HADALKEEYGA HAYAREESANiin

  • @ZakariyePldd0
    @ZakariyePldd0 Місяць тому +18

    wr mar Hore ayaanu fahanaye ee iska daa Ha iska shaqeystaane

  • @aswansaidali6247
    @aswansaidali6247 Місяць тому +2

    Kaalay sigaarkan badan intee ka keenay hadana wuxuu ku dhahay lacag ma haysti marka se wax ujiran hee wllo hoy iska joog cumeer😢😢😮

  • @FardowsoSalax-yg1dy
    @FardowsoSalax-yg1dy Місяць тому +7

    Cumeer wll ragaan kahar waxaa laga yaaba inee kusixraan ama ku shirqoolan waxa socdo waa ogtahay dantaada karaaco❤️asxabta maqaldanahay mise wasaxanahay?

  • @meymunaali9403
    @meymunaali9403 Місяць тому +1

    Cumeer 😢meshan haku laban dambe please 🙏 nimankan wax walibo didayo dan leyihin😢

  • @user-rd1oy2rm3z
    @user-rd1oy2rm3z Місяць тому +8

    Cumeer bgfn waku salaamay 👏🏻👋🏻🥺

  • @user-hz8sp6hv6e
    @user-hz8sp6hv6e Місяць тому +3

    Sxb cumeer somalida aya ku mahamahd balyoba nima lodiran ba wata marka sxb wan ku jeclnehe kuwan ka fogw wayo wa halis

  • @HusseinMohamett567
    @HusseinMohamett567 Місяць тому +13

    Kawareji nioh ragaan halahauqabatay cavio 😢

  • @safiyamohamed8174
    @safiyamohamed8174 Місяць тому +7

    Cumeeroow dad kaan is ka dhaaf arin taan kabax baliis caa wi laakiin ba doo da kabax

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому +10

    Ragan dib haugu soo noqon cumeerow macsalama 😂😂

  • @Rimshoali
    @Rimshoali Місяць тому +4

    Abowe cumer iska dhaaf Nimankan dar ilahay ku dhag😢😢😢😢😢😢

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Місяць тому +11

    Cumeer abowe mar danbe ha aadin adi laftirka inay ka shakiyan macqul teda kle miskimo haday yihin ben ma shegten habenki dhaxanta mel ban ka dugsana be ku dhihi lahayen

  • @rahmoros488
    @rahmoros488 Місяць тому +1

    Iska dhaf😢 bweh kuwan wax kle soowadan malmahii horey maxey ushegiwayen❤ hoyda xanunkeda😢 cumeroww jog jog❤wllo

  • @NajaxAbdi-qi8fg
    @NajaxAbdi-qi8fg Місяць тому +10

    Cumeer wll iska dhaaf kuwan

  • @Queenhafsa-ih8ju
    @Queenhafsa-ih8ju Місяць тому +2

    Cumerow wll Mcn iska har Nimankan Noloshada yey halis gelin waa iga talo Hana ku laaban mesha ay joogan Teeda kleh Sigaarka ey cabayan Cudur weyn ey kuku tahy adiga ayaga cabayan adigaa Ka daran😢Ee iska har Wiil yar oo dhalin yara tahy oo mustaqbal leh Kolay waa igatalo wlltinimo Aniga❤👍

  • @Naasir-l6y
    @Naasir-l6y Місяць тому +8

    Cumarow waan ku salaamay sidaan u sugayey jawaabta aay bixin doonaan labada nin halkay aadeen habeenkii waa kuwii ka maqnaa dadkii dhaliilsanaa tooda u rumeyn gaareen ee lahaa waa sirdoon ani ma aaminsani in sirdoon yihiin labada nin problem baa jira kolay xagooda wayna diidan yihiin in ay cid la wadaagaan

  • @drshamdiartan9461
    @drshamdiartan9461 Місяць тому +2

    Cumeer wax fahan odaygu borsadiisa fiiri waa cusub tahay 😊

  • @mbinuali7106
    @mbinuali7106 Місяць тому +8

    11:38 yuu salaamay ayaad isleedahay

  • @NimcoMaxamuud-zf2bo
    @NimcoMaxamuud-zf2bo Місяць тому +2

    Cumeerow Ragan haku noqon mar dambe qorshay watane wanad aragta in ay iyagu is af dhafene😂😂😂😂😂

  • @BilansharifA
    @BilansharifA Місяць тому +33

    Cumeerow kabax arintaan caruurnimo yaysan kuqaadin

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому +1

      Maxaaa caruuur eh. 22jir waaaye❤

    • @BilansharifA
      @BilansharifA Місяць тому +3

      @@ShahadSaad-lh4fs Waxaa laga yaabaa inaysan ogoleen dowlada maleeshiyo in muqaaladaan oo kale laga gudbiyo ama ay ufahmaan in cumeer yahay basaas waayo wadamada horey umaray way qariyaan ceebahooda

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому

      @@BilansharifA fahamtu 😂🤭💋

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey Місяць тому

      ​@@ShahadSaad-lh4fslillaah😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому

      @@Maryam_Nuur_Geesey lullluuuuh😁

  • @BualeMidia4237
    @BualeMidia4237 Місяць тому +7

    Waraa Ragan Waa Sirdoon iska ilaali Legend

  • @user-lu8xu4yz7l
    @user-lu8xu4yz7l Місяць тому +11

    ALLAH Is my king🤴

  • @UbaxMaxamed-qg5gv
    @UbaxMaxamed-qg5gv Місяць тому +3

    Cumeer aboowe ku waan akdooda ha marina adiga iyo inta kula so cotoba zaki waxuu sheegay waa run ha isku tagin mar danbe 😢

  • @KhayreDesigner
    @KhayreDesigner Місяць тому +5

    First comment like iisaar hadaad iga dambayso

  • @MabsuudArahmaan
    @MabsuudArahmaan Місяць тому +6

    Waxa samesa ila habinki halka jog gadhiga Mel dhigo ka dib halka kala so co wll wa iga talo oky😮

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye Місяць тому +17

    Anagu wiil baanu kuu dirnee ma darbi jiif baad nookeentay

  • @user-qp4ov3pw3s
    @user-qp4ov3pw3s Місяць тому +4

    Cumerow inta ninkan kale kumashqulsantahay kan kale OO kuqoray mobelka farin yoolka kula faganin'le

  • @SafioMohamedGaandha
    @SafioMohamedGaandha Місяць тому +14

    Cumer nimankas iskaday Jog cumer kalexo abwe wllky ayaa tahay

  • @ikramabdi2332
    @ikramabdi2332 Місяць тому +3

    Sidey isku firinayaaaan arka horta war nimankaan wan ka shakayiy xaqiq iska daa cumeer😢

  • @nastiabdi9173
    @nastiabdi9173 Місяць тому +14

    War kuwan kuwo cudar qabo igula eg yihiin wlhi iska ilaali

  • @CUMAYR507
    @CUMAYR507 Місяць тому +2

    Zxp cumeeroow kuwaan iskadaa😂🎉

  • @xaawoalimursal-om2np
    @xaawoalimursal-om2np Місяць тому +13

    Beentooda waye kuwaan yey ku gaadin cummerow bahar ayey ku galin plz iskaga tag

  • @MuniiroFarah
    @MuniiroFarah Місяць тому +2

    Cumeer dadkaan maa iska daysid halis weeyee mxaa udaba socotaan mideedada kle mxaa sigaarka hoosta ugalee waxay qabaan miyaa ogthy is ilaali cumeer😢alle hakuxifdiyo🤲

  • @user-ei3ip2wj4f
    @user-ei3ip2wj4f Місяць тому +4

    Niyoow ninkaan ka dheeraaw hadaba cumeer big fan

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Місяць тому +2

    Cumeerow please dadkaan iska daa wll waa kaashakinkaraan please ha.aadin mar dembe besnaga daa kuwaan sidaa kale vedio kaaga iska ga duuwo❤❤❤ kheyrbadan wllo