Deg Deg Abiy Ahmed Oo Ku Calaacalay Masar, Ciidanka S/Land Oo Qarka U Saaran Laascanood

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 24

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 21 годину тому +7

    Hambalyo DFS taggerada fursada waxbarashada ay siyeen dhalinyarada reer sudaan waan so dhaweyneyna madaama sudaan ay tahay dal aad aan walaalo u nahay abaal weyna nagule wa iney soomaaliya gogool u dhigta si wada hadal ay u yeeshan.DFS iyo shacabka soomaaliyed wa in aanu gargaar u fidiina shacabka aan walaalaha nahay ee sudaan.Soomaaliya hanoolato.💪💪💪💪💪

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 19 годин тому

    Guul onlf iyo DDS
    Guul somali galbeed ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @samir7657
    @samir7657 18 годин тому +1

    Saxiib hanku saxo , Nile wa wabiga ugu dheer aduunka maha Africa kaliya. Dhararkiisuna wa 4,132 miles ama 6,650km

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 17 годин тому

    Bravo hirmooge abiye asigaa idiin baahan ee idinka uma baahnidiin guul ONLF +DDS
    Guul somali galbeed
    ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @Sarta100
    @Sarta100 19 годин тому +1

    Masar ma qiyaami karo calaacalkiisa yaa maqlaa abiye waa mooryaan tuug ah dhiig yscanm ah haka baxo dhulka soomaaliyeed gebi ahaan waqooyi gobalada dhexe iyo koonfurba waayo wax naga dhaxeeya maleh diin iyo dhalsho ama saaxiibtinimo waa xadaw raba inuu liqo daljeena iyo geeska afrika gala ceyriyo meeshii lagu arko dabsaara mujrimka ugu weyn cadawga geeska afrika jooga waa in ka dhaafiyaa kursiga lagana xoreeyaa S.galbeed oo irromo laga xeli layahay.

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 21 годину тому +4

    Fadlan DFS musharka ha siiyan ciidaanka gesiyada ee maamul goboledka ssc-khatumo madaama ssc-khatumo ay tahay udub dhaxadka DFS dib u dhac ku yimada musharka ciidaanka ssc-khadumo waxay siin karta fursad muse bixi.Soomaaliya hanoolato!💪💪💪💪💪

  • @Zakialhariir-w6l
    @Zakialhariir-w6l 20 годин тому +1

    😂😂

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali 19 годин тому +1

    LAS-ANOOD CITY SSC KHAATUMO STATE KA TALISO LAS-ANOOD AWOOD BUUXDA LAGA SOO SARAYE JABHAD SNM MARKA XIGTA TUULOOYINKA BURCO & BARBARA & HARGEISA LALA WAREEGI HADAY AAYAR DHULKA JOOGI WAAYAANA JABHAD SNM?

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 19 годин тому

    GARAAD TV GUUL IYO GOBANIMO WLL MHDSND

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 21 годину тому

    Masar waxba masamayn karto haday dumiso hallaagg ayuu masar ku yahay sharciyadii u yaalay baa jiray 😊😅😮

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 21 годину тому

    Oo kaasina muxuu kawadaa wallaacaasi waagii soomaaliya ay qabsatay ethiopia waa kii ruushku jabiyay iyo kuuba😅😅😅😅😅

  • @Sarta100
    @Sarta100 19 годин тому

    Abiye yaa la asminin.

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 21 годину тому +3

    Itobiya haday
    Diiday sharcigi
    Wabiga nilka
    Maxaa diidaya
    Somalidu inay
    Sidokale didan
    Sharci daradii
    Dhulkoda lagu
    Siiyey itobiya

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 20 годин тому

    dhibka jiraa qofan miisan kiisa yaryahay ayaa jagousan gaarin halmar albaqra looga bilaba waligis gadal ujogso madhihi kartid cawad danguud iyo danta shaqsi kalasari layahay xulufo looma bahna wain aniga leeyla tashada kkkk

  • @khadarsheikh5691
    @khadarsheikh5691 21 годину тому

    Wan yabe UA-cam kan Ethiopia miya laga leyahay war walba ayaka kow ah mesha Somalia kow ahan lahed ama war madax wayne waxa arke war kale laga hor marinayo 😳😡😡

  • @modelxaliye
    @modelxaliye 22 години тому +1

    First comment ❤

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 21 годину тому

    Onlf ma matasho somali galbeed e wa qabiil jahiilin a o qabiil ku kala waynyahay somalinimada

  • @ahmedabulnujum8748
    @ahmedabulnujum8748 19 годин тому

    الخاين لا يفلح دائما

  • @calijaamac1430
    @calijaamac1430 21 годину тому

    Banwaas.ciidanka.ssc.masobixin.

  • @AbdirisakAlli
    @AbdirisakAlli 21 годину тому

    Beenaale Beeley kale jirin saqajaan ah baad tahay racing ah oo aan wadaniyad lahayn

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 20 годин тому

    Sidee bay ku dhacday in Ogaden ay xil ka qabtaan kilanka 5aad iyo Soomaaliya?
    Daarood kuma matali karaan Ogaden Soomaaliya.
    Haday kilanka 5aad ugu badan yihiin, Soomaaliya Daaroodka kale kaliya baa xaq u leh.
    Ha la kala xishoodo.