MANTA NEDERLAND 🇳🇱 AYA KU DHAX DHUMAY RER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Місяць тому +7

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 Місяць тому +2

    MashaAllah Abayo ❤❤❤🎉🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +10

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

  • @nimaoibrahim3105
    @nimaoibrahim3105 Місяць тому +7

    My rajo wll sunnayasha in la xiiro ama in laga jara waa danbi , iska ilali.

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому

    Masha"Allah Moniira ❤

  • @Aaybatuulo
    @Aaybatuulo Місяць тому

    love 💗 😊

  • @halimahassan4376
    @halimahassan4376 Місяць тому

    Super 🎉🎉🎉🎉👍

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl Місяць тому

    Masha allah abaayo❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому

    Ar Xafadaada Waan Ka Helaaa Muniira ❤❤❤ Ha Ka Guurin Masha"Allah, ❤🎉🤩😍 Meel Waxaa Jirtto Oo Aanen Rabin Laakiin Kheyr Noo Ah❤❤❤ Allaha Idiin Barakeeyo Abaay❤❤❤🤲🤲🤲 Wixiii Shar Ah Allaha Naga Fogeeyo 🤲🤲🤲 Wixii Kheyr Ah Allaha Nalla Kulmiyo🤲 Dhamaanteen 🤲🤲🤲🤲 Ya'rabb 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @farxiyoaxmed3054
    @farxiyoaxmed3054 Місяць тому

    Mashalh abyo anixataa marka sxana mobelka shita anodhagesana lehurdaa

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому

    Queen qurux ilaheey haku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @shamsomuuse9777
    @shamsomuuse9777 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @lsgabdi1565
    @lsgabdi1565 Місяць тому +1

    First

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v Місяць тому

    Wcs abayo Muniro ❤❤ MashaAllah ❤

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 Місяць тому

    👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️🥰😘

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 Місяць тому

    Wlhi muniiro waa shactiro miiran waan kujeclhy aniga hadii aan mel iskafadhiyo waan hurdaaba❤❤❤❤

  • @caynijacfarmaxamed
    @caynijacfarmaxamed 17 днів тому

    Same cayni waa ku saalam❤

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay Місяць тому +3

    Adi walashaa nabad qab iyo caafimaad Alle heydin ku kulmiyo insha Allah

    • @ShamsoSidowbashiir
      @ShamsoSidowbashiir Місяць тому +1

      Waa jeclahay inaa adi iyo Fartuun happy iskii arko waa jeclahay wlhi

    • @Xantiikudhaaftay
      @Xantiikudhaaftay Місяць тому

      @@ShamsoSidowbashiir insha Allah wan arkeynaa dhawaan

  • @shamsomuuse9777
    @shamsomuuse9777 Місяць тому

    Mash allha wallshaya

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Місяць тому

    Wcs abaayo muniiro❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikraammaxamuud3139
    @ikraammaxamuud3139 Місяць тому +1

    My rajo darxada waaweyn xage ka gadata ado mahadsan iga so jawaab

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 Місяць тому

    Wllhi isku mida nahay xbbt abayo Muniir Ceyni socod ku barty safar adigow salan miskiin xbbt 😢😢

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 Місяць тому

    Ma allaaaah maniiro shactiro😂

  • @hafsamohamed9932
    @hafsamohamed9932 Місяць тому

    Miniira vloga safarka netherland to malaysia noo soo duuub

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Місяць тому

    Abayo. Muniira kula mid baan aahay😂😂😂😂

  • @naimamohsin5328
    @naimamohsin5328 Місяць тому

    Abaay muniiro maxaa suniyaha xaraan ma ahoo sameyneysid

  • @luulelmi2462
    @luulelmi2462 Місяць тому

    War lugays baa idin dhameeyay munira waan ka xumahay NZ jooga baabuurkuga qaadi lahaa hadii aan kuu dhawaan I'm so sorry dear

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv Місяць тому +1

    Team muqaal kujiifta farta soodaaga😂😂😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Місяць тому

    Maasha Alaah abaayo

  • @hibaaqdiine6998
    @hibaaqdiine6998 Місяць тому

    abyo muniro nadarlan calankeda iyo calanka marexank iyo kangaraha wey iskuekyihin 😂😂😂

  • @HamdiOmarisse
    @HamdiOmarisse Місяць тому

    Iska bax ayee kawada biyo kuuma hye😂😂😂

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Місяць тому

    scw scw scwscw❤

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g Місяць тому

    M.a abayo muniiro waa iga nixisay waalumay marka tiri video wa bobsiye ilahay ha kuxifdiyo adiga ciyalkada waligey xaa igulayab badnay ano shukansi kujura aya hurdo iqabatay waxa waxas ihii kuhaya waxbadan inoo iqariye xita maaqan😂😂

  • @user-wm6pm7ln6t
    @user-wm6pm7ln6t Місяць тому

    Astaqfirulah wllo hatan danbabtaye mardanbe iska ilali alla ha inacafiye

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 Місяць тому

    Maami naagta suniyaha meekaajartay ? Danbi waye maficno

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому

    Maxaa waaye dadkaan cuntada sameynayaan oo gloves wadanin. 😮😮😮

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 Місяць тому

    Aniga xita video ku hurda habenki marka sexanayo len video yada darta hada xita inan sexda ku dartay Wlhi 😂😂😂😂❤

  • @sihaamabdirizak5967
    @sihaamabdirizak5967 Місяць тому

    Ani sheeko maku sexdo vlse TV wa sexna😂