I agree with u abaayo caz there is some people who envy her life so munira sister pliz dnt put ur kids in social media and my Almighty Allah protect you and ur kids Ameen
Abyo muniiro ilmahaada ha Soo galinin ma fiicno in abka lagu haayo dadka ma yaqaanan yaran ayaa lagu dhaley MshaAllh ilaahey ha kuu daayo carurtaada iyo ninkaaga af iyo il ilaahey hanaga haayo dhamanteen
Dadka qaar mashqulbadanaa ilmaha adi maa dhashay ku waasheen subhanallah mash Allah u dhaha tan kale miyaa iloowdeen in aan Islam nahay oo Somali ka anahay 13 sano lisku guursado haduu qofki qaangaaro wuu guursan karaa caruurna wuu ku dhalikaraa hadu Allah ku irsaaqaayo muniira yaraantee ku shaqeysatay Allah u barakeeyo inta caruurheysan Allah ku irsaaqo ameen ya rabbi 🤲
Mansha Allah abyo mcn a yaran ayaku dhashay ale hani dayo ninka kudhahayo adi madhaly carurta mansha Allah idheh kudheh waxa il aya laga qada wlhi abyo aniga kula hadlayo waxan jira 18 waxan dhalay 2 lawo wiil marwalbo waxa la idhaha carurta adi madhaly mawa dhalikartid xata madhahayan mansha Allah ale aya mahad leh o hadiyad ficn isiye Alx abyo mcn adi iyo carurta il xasad ale haniga qabto wanku duceye alah hano aqbalo ducada Amin yrbi
Familly qurux badan aan tagero ayaa tihiin Allah idin xafido abayo mardanbe illmahaaga ha iska Soo galin UA-cam ka waa ika talo ilamahaga sida igaga muuqato dhaqan wangsa iyo Walid wngsan in ay barbaariyeen Masha Allah Alla kaga dhigo kuwii ku xafido
Masha alah ilahay haku barakeyo carurtada abayo video gan waxan dawaday 2024 bisha 8 aad 14 keda wlhi video Anba ubahna inan jawabta helo ah carurta ma Ada dhalay waweyn Anigu hadan kugu so biray abayo fartun habi ban ku bartay inad walashed tahay marka video an dawaday o Rutine ah ban ku arkay carurtada qayb kamida iyo wiilka weyn marka wan is waydiyay ya dhalay gabadha adno ad ledahay kuma eka marka Tanks you wan helay su ashan is waydiyay jawabteda ilahay Rerkaga iyo carurtada haku barakeyo Aamiin yaarabi Raxmaan Aniga iyo inta ilamide kheyr badan Rajaynaysana hana siiyo 🥰🤲💯wax kheyr qaba dhan kaste Aamiin yaarabi Raxmaan ❤🤲🤲🤲🤲💯👆
Xabbti instagramka ayan kala hadlaa iyo whatsappka wlshy adiga iyo xajigag si aan adiga uun kuu helo walina ilamad hadal wlhi sanad wayba ja badanthy ayan isleeyahy lkn wli waxan ku tashadaa inan wakhti un ku heli dono insh allh xbbti
Mashaa allh abyo caruurta ale haku xafido lkn social media ina so galiso ma ahen dadku waa iska mshquul badanyihin lkn hada waba dhacdy il Cadow idima arkto
Mansha allah alle hakudaayo xbbt caruurtada inay isximeeyana maaha caruurtu marka lagu dhaho ma adaa dhalay waayo waa farxad marka hooyadaa isleegtihiin anagu wnkufaraxnaa marka saas nalagudhaho
Mashaa Allah Abaayo Alle haku xifdiyo adi caruurtaada lkn walalyaal ka daaya gawadha su aasha ah ilmaha wa weyeen idinka leedihiin mashaa Allah dhafta abahooda ayeey Raceen moyee ma waa weyna ❤❤❤
Masha allh dadka wa iska weydinayan ani iyo ilmaheyga madarasa quran wada dhigano marke arkan ardada isnaqano adi ma dhalay wlhi dheh ey idhahan wa ushega ina dhalay marmar iadhaha dadka is aqon walalo matihin hade idhahan haa dheh ano warbadidoda nacayo
Masha allah yaraan baad ku dhashay alx isha dadkana allaah hakaa wareejiya ciyaalkana mardambe ha soo sawirin sharafey
Abaayooy hasoo galin ilmaha intii hore lee ha ogu ekaato in sha Allah
I agree with u abaayo caz there is some people who envy her life so munira sister pliz dnt put ur kids in social media and my Almighty Allah protect you and ur kids Ameen
@@raqiyahenna asopppopajjs !€¥¥29£)*@&:
Masha Allah tabaraka Rahman ilmaha waa yar yaryihiin walashey 15 dhalmo ku bilawday manta 40 sano ma gaarin waana ayeeyo abaayo ilmaha dhalistoda da kuma xero waad qosol qurxuntay ilko dheer dheer aniga ma arko walhi Allah ha idin xifdiyo
Ukunta iyo batati macanka wan ku faiday canug yar sanad jiro nafaqo la aan iga haysa hayso u bilabay aadna wu igu cuna masha allah 😍😍
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك انت وعيالك وابوهم الناس لما يشوفو شيء ما يقولوا ما شاء الله كذا كلامهم الله يهديهم
Abyo muniiro ilmahaada ha Soo galinin ma fiicno in abka lagu haayo dadka ma yaqaanan yaran ayaa lagu dhaley MshaAllh ilaahey ha kuu daayo carurtaada iyo ninkaaga af iyo il ilaahey hanaga haayo dhamanteen
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤
Abayo mcn ilaah amarkiis wanba iska kaajeclahay ilaah haidin dhowro adi iyo family kaaka keep going
Dadka qaar mashqulbadanaa ilmaha adi maa dhashay ku waasheen subhanallah mash Allah u dhaha tan kale miyaa iloowdeen in aan Islam nahay oo Somali ka anahay 13 sano lisku guursado haduu qofki qaangaaro wuu guursan karaa caruurna wuu ku dhalikaraa hadu Allah ku irsaaqaayo muniira yaraantee ku shaqeysatay Allah u barakeeyo inta caruurheysan Allah ku irsaaqo ameen ya rabbi 🤲
13sano xage laisku arosa naa been badnida subhanallah somali 13 laiskumagursado markey ubadnato waxa lagursada 17 AMA 18
@@fardowsayusuf2976 maxa been ah nabi Mohamed scw 9 sano ayuu caisha ku guursaday aniga kula hadlaayo 13 sano xaaas ahaa Somali waa buxaan aniga cml 13 sano ku guursado adiga waxa u maleyn qurbaha joogto oo 18 sano lagu qaangaaro
Nawaal Yuusuf oky 13 In laiskugursado uman malenen lkn 18wanmaqlay
@@nasraumumahir117 hhhhhh 13 Sano xakee jogtay markaas
@@aaliya682 aroos 15 wiil 14 gabar baa utaagnaa
Habaryrty gabry dhashay ayadoo 14 jirta oo walac ah baa walaasheed kaweyn oo 15 jir Arooskeeda ka shqynaysay macnaha tan yaraa lahirguursad
Markaaasaa nagaha meesha imanaya afka saareen saa kudhahnaa mayee waa 17 iyo 18 in bal isha ilahay kaduwo
Gabadhan waan iska jeclahay edebta iyo akhlaaqda ay leedahay allaha ku daayo love you sister 😍😍😍
Abaayo wa caatowday sidaasa ilkaha u so muuqdeen haiska xirin walac miya thy hada cayisho wey qarsomaayaan 👈😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Haa qurux noosoo gile qisooyinka familkaa jeclaa
Famil qurux badan aa tihiin in sha allaah rabi ha idin xifdiyo insha allaah
Ilmaha maweyno ee anaga wen wa iga qoslise muniro abayo Masha Allah xabiibti allwo idin xafid aamiin
Mansha Allah abyo mcn a
yaran ayaku dhashay ale hani dayo ninka kudhahayo adi madhaly carurta mansha Allah idheh kudheh waxa il aya laga qada wlhi abyo aniga kula hadlayo waxan jira 18 waxan dhalay 2 lawo wiil marwalbo waxa la idhaha carurta adi madhaly mawa dhalikartid xata madhahayan mansha Allah ale aya mahad leh o hadiyad ficn isiye Alx abyo mcn adi iyo carurta il xasad ale haniga qabto wanku duceye alah hano aqbalo ducada Amin yrbi
Asc
Masha allh tabarakallah hno maanta anaa uhoreeya like isaara inta igadambeysa
m.a allah idin xifdiyo adi iyo qoskaad quruxda badan yaraan eey ku shaqeysatay abaayo muniiro m.a dhah ilmah abahod ey lafta karaceen ma wayeynee
Masha allah muniiro abyo mcn wlhi wan iska kaa jclhy wan farxa marka arko wajigaga quruxda daacad nimada ka muqato ilah hano kaa dhaafo xbbti
Familly qurux badan aan tagero ayaa tihiin Allah idin xafido abayo mardanbe illmahaaga ha iska Soo galin UA-cam ka waa ika talo ilamahaga sida igaga muuqato dhaqan wangsa iyo Walid wngsan in ay barbaariyeen Masha Allah Alla kaga dhigo kuwii ku xafido
Masha allah ilaah haku xafido abaayo ilaah baa ku siiyay adigoo yar anigaba ilmaheyga waxa leydhahaa ma dhalin adiga marka waa ilaah mahadii alx lilaah
Mashallah abayo ilahay haku dayo caruurtada markay dadku arkan waxay idhahan madiga dhalay ilahay ha inoo xafido
Caadi matihid nin islamed iyo naag Islameed😃😃😃🤣🤣🤣 malaga soo dhalin masha Allah ilaah haku dhowro
Masha Allah, Family keeyga quruxda. I love the Eid Picture midka Thumbnail kuu saarnaa. Soo barbaara ilmaha aan abtiga u ahay 😍😍😍💖💖💖
Masha alah ilahay haku barakeyo carurtada abayo video gan waxan dawaday 2024 bisha 8 aad 14 keda wlhi video Anba ubahna inan jawabta helo ah carurta ma Ada dhalay waweyn Anigu hadan kugu so biray abayo fartun habi ban ku bartay inad walashed tahay marka video an dawaday o Rutine ah ban ku arkay carurtada qayb kamida iyo wiilka weyn marka wan is waydiyay ya dhalay gabadha adno ad ledahay kuma eka marka Tanks you wan helay su ashan is waydiyay jawabteda ilahay Rerkaga iyo carurtada haku barakeyo Aamiin yaarabi Raxmaan Aniga iyo inta ilamide kheyr badan Rajaynaysana hana siiyo 🥰🤲💯wax kheyr qaba dhan kaste Aamiin yaarabi Raxmaan ❤🤲🤲🤲🤲💯👆
قولو ماشاءالله. الله يحميكم ويحفظكم.
Masha alh awlada allaha ku xafido oo ilxasad alalha kama tuso Hoyo wlb mrkey ubadkeda u koran waykh faraxda illhy adne haku barakeyo inta hesanine rappi hasiyo xppti
Asc muniiro masha alaah khofweyn matihid laakiiin yaraan ayaa ilmaha kudhahay ee macaanto adkaarta akhrista Alaha idin xafido
🤣🤣🤣🤣🤣 reer xamar inaa thy see lagu fahma muniiray kaftankada💐
Asc abyo muniro adika iyo familkaagada wan idin jeclhy mar wlbo waxn tihin dada kuxeranahy MashAllah walikin faraxad kuwara abyo ilah dartis anku jeclhy ❤❤💋💋💋💋💋🙏
Maasha alaah ilaah ha ku xafido wlh waxaa been aheen inaaa dadga yasin oo dadga qanciso anaa marqaati ka ah
Mansha Allah muniiro abaayo caruurta ayaa kalakori oge wallo adigana.illahay.ayaa.kaadhaafay.dada.mansha Allah hanbalyo
Mashaallah Mashaallah apaayo
masha Allah
Abayo/mama adi iyo dhamaan familkena allaha idin xifdiyo Ciid mubaarik maama qaali
M.a hormar wcn xbbti allow kudhoor ciyaalka amiin xbbti time Muniiro isoboqda thnks ol asxabta
Qasab qasab ayaan idin jecelahay
Rajo family jir o jooga ❤❤❤
Maasha alllh abayo maba waaweeyno waa ilmo yar yar way dheeraadeen ilmaha 14 ama 15 meelahaas waaye wayna dhali kartaa wayba dhashay,
MANISHA Allah
Xabbti instagramka ayan kala hadlaa iyo whatsappka wlshy adiga iyo xajigag si aan adiga uun kuu helo walina ilamad hadal wlhi sanad wayba ja badanthy ayan isleeyahy lkn wli waxan ku tashadaa inan wakhti un ku heli dono insh allh xbbti
Asc abaayo mashalaah waxaan rabaa in aad ii noqoto couch waxaana ahay qof aan waligiis isticmaalin Herbalife calool ayaan leeyahay wax yarna hilib ayaa I saaran marka sideen kuuka Soo xariiraa.
Masha Allah muniiro cadey guuleso abyo qaali ❤️❤️❤️xoog xoog ayan ku jacelahay ❤️❤️❤️
M.a hapo allah ku desto wa garabkiina midig 😍
Mashallah So Funnyu Ma Maniiro Ana Dhalay Usa Dhalay Wa Wadaa Dhalnay iga dheh 🤣🤣👌🏻
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw♥️😢🕋🧡💛💚❤️💙💜
Aniga waxay dhahaa gabashaan and walaashaa miyaa waana hooyadey
Manshaa allaah alaha kuu barakeyo ilmaha camirada kada isha bini aadmiga waa wax aad uxun
Masha Allah wlhi marka wada jogtan adi iyo ciyalkada wa idin jeclahay Kama dalo dawashadina 💝❤️
Maasha alah ilaahey haku xifdiyo anakana alaha noo xifdiyo baari alaha nooga dhigo anaka iyo intim muslimiin ah waa mahadsantahay 👍⚘❤
masha Allah abaayo illah haydin xifdiyo dhamaantiin
Maasha Aallah
Mansha allah alle haidin xafido dhamantiinta adi dhaman carurtada xajigaga
MashaAllah qali anibo 5 ba ijogto alh dadkana Ina Ani dhalin bey modan barakallah
My anaga dhalnay usi iyo ana iska dhalnay kulaha ar muniro dhibadana masha allah abayo carurta alla ku xafito 🤲❤️🌹❤️
Mashaallha tabaraklha allow idixfit yaaa rabii 🤲 amiin 🤲
MashAllah
Yes please we wenta story and thanks for your time 💕💕💕💕💕
Mashaa allh abyo caruurta ale haku xafido lkn social media ina so galiso ma ahen dadku waa iska mshquul badanyihin lkn hada waba dhacdy il Cadow idima arkto
Masha.allah ilahey haku xafiido abayo waxa kenayo wad iscateysey misan dhimista ad sameyso ayad aya keneyso iney dadka ku dhahan wad yar tahay masha aallah aniga mar horan ku bartey 2017
Masha allah masha allah masha allah
Mansha allh allh kudayo da,ayaranta markad kudhasho hadaladas walgu dhaha anigaba sasey dadka idhaha alx ilhay baa isiyey marka muniro want Isla qabna allow nodhowr
Mashaa allah baarkallah lakum
Masha allah caruurta sllaha kuu dhowro reer rajo waan wada salaamayaa
Masha Allah family qurux badan allaha idin xifdiyo farxad farxad ku noolaada waligiin 🤲🤲🤲💞💞❤❤❤
Mansha allah alle hakudaayo xbbt caruurtada inay isximeeyana maaha caruurtu marka lagu dhaho ma adaa dhalay waayo waa farxad marka hooyadaa isleegtihiin anagu wnkufaraxnaa marka saas nalagudhaho
Maasha allah abayo ilaahay hanoobarakeeyo dad waxba maoga gabadha hadii 15 sano hadii lagu guursado caruurtey dhasho way isla ekaadaan anigaba 32jir ayaan ahay wilkayga 15jir waaye alxamdulilaah
Kkkk naag kasto 15 ay dhehee gabadhow ilaahy ka baqa
@@fatimaahmed4226 ilaahay ayaan kugu dhaariyayee munira ma 30jir bayku guursatay? Gabadhaan waykamuuqaraa aniga imaba arkin dadaydee munira 15 ama 17 ayey kuguursaty aby cagadhigo
Maashallh allaha kuxifdiyo familkaaga wax ku dhibana allaha kuma tuso
😂😂 anaa dhalay usaa dhalay ar muniiro meey ku dhaheen guleeyso abaayo 🌹🌹
Abayo ciyalka
Media haisksoglinin plz
Alh hakuhifthiyoo ciyalka
Mashacala
Mashaa Allah Abaayo Alle haku xifdiyo adi caruurtaada lkn walalyaal ka daaya gawadha su aasha ah ilmaha wa weyeen idinka leedihiin mashaa Allah dhafta abahooda ayeey Raceen moyee ma waa weyna ❤❤❤
Masha allah my coach ❤❤❤❤❤ wat iga quslisay manta 💋💋💋💋💋💋
Maasha allaha
Maasha allaah xbbti alle awlaada hakuu barakeeyo
Masha allah ilaah hanii xifdiyo abaay muniiro
Muniira Manshallah qof wanaag badan baad tahay allaah haku barakeeyo
Dadku May waalan yihiin naagtani mayara kuwo ku ayay keeni karaysay
Mashaa Allah tabaraka Allah. Aniga xataa 5 lee arki jiray. Allah hano xafido wada xafido ya Rabbi.❤❤❤💯💯💯👍👍👍
mashaa. allaha. alaha. idin. Xafido. Waxan. Layabey. Dadka. Magluuf. Nimadooda. Maxaa. Ka. Galey. Caruurtina.hadey.yar.yihiin.iyo.hadeey.wenyihiin. Isha. Baxarka.walahi.waka.xishodsiisen.gabadha.daaya.faduusha.iyo.magluuf.nimada
Advice
Masha Allah ilahay hakubarakeyo adi familkaga iyo carurtada
Masha allah tabarakal xafidukumallah abyo muniiro
Somalida su,aal badanaa..caruurta wayxkoreen way yar yaryahin..say mashallah
Maya xabibti mansh Allah ilaahey haku barakeyo eyaran ayaat kudhashen Mansh Allah
Masha Allah 😊
caruru waye dadkan wx ma fahmyan kuni lee mshallha abyo isha doqonta deeran
MashaAllah
Cafimad Iyo farxad ku waara
Adiga iyo familygaba walashay
Xoog xoog ayan ku jeclahay❤❤
Masha allah abyo alle hakuu barakeeyo ilmaha inta heysanine alle hasiiyo oo aniga ka mid ahay ducada waa xakiina insha allah
nuseyba wllshey allh haku siyo owlad salixa oo cfmad qaba inshaaallh
Muniir waa waxaa oran karaa waa qofka ugu qalbi fcn hablaha youtub layda ah aniga marwlba an waco si fiican ayay iso dhaweysa thnks
Abaayo mcn dadka way mashquul badanyahiin muniira cadey gabadheyda curuda an jeclahay ayad lamagac tahay Waxkasto aragtana kowdi quraan aqriso kadib so duub waxaada Allah idiin ka qabta waxii shar ah waxii qeer ahna Allah kula kulisiyo amiin amiin
Maasha ALLAAH alx
Masha allah ilahay hakuu daysto
Somali mashquulka e ku dheresa muniiro yaraan e ku dhashay ishina idin macalim eh walalkiis dhale waa
M. a abaaayo inti qof oo aragtay familkaan masha allh hadhahaan
M.a abayo adi iyo ciyalkakaba allaha idin barakeyo indahaga dafar badan Aa ka muqato lkn i.a Africa markad timatid sifacan usexanee😘
Mashallha
Masha alla alla hakuxifdiyo lkn maficno in at sobandhikto qlzcafimat koda kudadal hasobandhigin wlhi waligey kobanti maqorin wlhi
Msha allh dheha abyadeena muniir cadey allh idin dhowro dhmntiina
Masha allh dadka wa iska weydinayan ani iyo ilmaheyga madarasa quran wada dhigano marke arkan ardada isnaqano adi ma dhalay wlhi dheh ey idhahan wa ushega ina dhalay marmar iadhaha dadka is aqon walalo matihin hade idhahan haa dheh ano warbadidoda nacayo
Mansha allaha alle ha idin xifdiyo dhamantiin