DEG DEG Kacdoonka KDS oo xoogestay & Gu,Madaale oo xilka looga xayuubinaayo, Xasan sh oo Farta oo..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 42

  • @AsliAden-gf3su
    @AsliAden-gf3su Місяць тому +5

    Xasan sh maxamud cadaabka Allaha galiyo fiihaa abadan war aamiin dhaho saaakay waan shiidsnahay dhaqaalahii soomaliyed na asagàa qabiilkiisa siiyaya

  • @user-ws6zc2ej7x
    @user-ws6zc2ej7x Місяць тому +9

    Dadka. Bentaa xalaqadafo. Wariyaxa.

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 Місяць тому +6

    Dhaqalihi wadanka xasanba qaatay

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Місяць тому +1

    shabaab waxuu noqdey mashruuc lacag lagu qaato waligiis ma dhamaanayaan is xoreeya isna ilaaliya meelna haisugu tagina ربنا معاكم انشاء الله

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 25 днів тому

    asc waxaa xayiray heyadii jnjii owyaadi dhaliin yaarada la sheeyn jiireen

  • @user-qo9cf2kd6m
    @user-qo9cf2kd6m Місяць тому

    MADAALE HALA BURIYO XALKA WAA SIDAAS HADII KALE XAQIIQDII XASAN WAXAA LOOOGU GALI DOOONAAA VILLA SOMALIYA

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i Місяць тому

    mudaane xasan shiq allaah xafiido iyo madaale halmaar aay lasaraay maama degaayaan xaka bedeli kartiin dhalinta benta waa laa rusheyhaa

  • @degan4
    @degan4 Місяць тому +1

    Kacdoonka Daaroodka😂😂😂😂😂

    • @bashkabashiir762
      @bashkabashiir762 Місяць тому

      Yur waryaa 30 sano ku.jirna qabiil maxaana ka haysa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Місяць тому +1

    aniga waxey ilatahay ma daale waxuu xasan u direy ayuu fuliyey waa markuu bixinayo uu siiyo lacag tacweed raali ahaaw ah hadii kale wuu awoodaa inuu fashiliyo uu sheego inuu asaga u direy nacal abu aslakum maad qabataan markaad sheegeyesaan marlii la galiyey ma aha qaramamidowdey joog ta niyoyork ee waxey joogaan xalane car ha dhahaan ka hortaga wey soosocdaan

  • @MaryanXuseen-x7i
    @MaryanXuseen-x7i 26 днів тому

    Afed

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Місяць тому

    Wa Mooryaan Cusub Ee Dhalinyaro Daacada Maaha

  • @mustafgabo6192
    @mustafgabo6192 Місяць тому

    Maya

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому

    XILKA DUQQA MAGAALADA MUQDISHO, XASSAN TUUG AYU KA QAADAYA TUUG KALE AYU U DHIIBI DOONA, HALLA FIIRIYO.

  • @Sarta100
    @Sarta100 Місяць тому +1

    Laamaha amaanka oo loo baahan yahay in lawada bedelo gebigood.,tiktok ,madaale sanbalooshe, taliyaha booliska waa in lawada bedelas.wasiirada iyo dhamaan wax matarayaasha. Dowlada ku jira.

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u Місяць тому +2

    Waa been cid qabatay ma leh. Ma ninkii dowladii. Iridka liida. Kusoo deysay miyaa wax qabaneysa. Maxaa laga rabaa ma daale. Ninkii hey ada sirdoonka. Oo ka sharbadan madaala ayaa jooga waan ka xumahay sheekada raqiiska war dhiigiinaa somaaliyey. Daara looga dhistay neyroobi warkaca. Halmarbey naftu go daa iska qabta tan horey looma arag

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 Місяць тому

    Xasan waxuu noqdey Daneyste anee igu fiican tahey ayuu ku dheereeyaa, ma fiirsho dan Dadweyne & Dalba, Canshuurihii lama arko meel ay ka baxaan lama arko, lacagtii waa la qaadaa si qasab ah waxna ma lagu qabto , meel ay aado lama yaqaan, waa yaab & amakaag.

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v Місяць тому

    Dhibtada wa xasn shekh madale isku furanya cudurga ka gala fardaha hadii laga gubo dameer dawada lama garyo hesti ahed so xasusty somli ciyar aye ku jirten indhaha kal qada xasn xaraash wo ka sii dary ayxn bahn allh dherjiyo

  • @yuusufxaaji6291
    @yuusufxaaji6291 Місяць тому

    😢

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Місяць тому

    Dhalinyarada soomaaliyeed hadey midoobaan oo qabyaalad iyo qurun dhinac iska dhigaan soomaalinimo iyo dal jaceyl ku midoobaan is dhaarsadaan waxaa xaqiiqo ah in ay dalkaan badbaadin karaan
    SYL dhalinyaray ahaayeen.

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Місяць тому

    Dhaqalihi wadanka xaassan munaafaq baa qaatay

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL Місяць тому

    Xasan shek ajanibta wa ka baqa sabto ah waa daciif

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Soomaaliyeey khaas ahaan dhalinyarada soomaaliyeed waxaan leehay majirto waxa idiinhadhay dhigiina ayaa laxalaashaday waad ogtihiin maalinkasta dhiiga ayaa qulqulaaya damqasho iyo damiir la' aan

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 Місяць тому

    Soomaaliyo dhane ma xarashah? Yaap waayeye

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Місяць тому

    War annaga MADAX haddaan nahay waxba nagama gelin danaha iyo daryeelka dhalinyarada iyo shacabkaan meel walba ku tabaaleeysan , danteena iyo horumarkeena iyo sidii aan dhaqaale fiicaan oo hantiilayaal waaween aan ku noqon laheyn keliya ayaan ka shaqeeyneeynaa iyo lacag ama xalaal ha ahaato ama xaaraan ha ahaato sidaan ku heli leheen ayaa wax walba u sameeyneeynaa .

  • @mustafgabo6192
    @mustafgabo6192 Місяць тому

    Illa ey ka baxaan madaxaa naturen robot andan madobe ma itagaayo

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 Місяць тому

    Asc kacdoonka shacabka wakhti dheer ayaa lasugaayay waayo waxaa dalka baabi'iyay raga layidhaado siyaasi hunguri oo aan lahayn aragti kale oo noqday tuugo musuq masuq dhul boob xabaalo qodasho xaraash qaran hadda waxaa shacabka soomaaliyeed waa in ay kasifeeyaan dalka dhamaan kuwan caadaystay in ay kunoolaadaan dhiiga shacabka soomaaliyeed wakhtiga dheer ee baabi'iyay dadkii iyo dalkiiba keensadaana qofka ay rabaan ee wadikara dalka iyo dadkaba haddiikale madhamaanayso qaraxyo iyo kuwo kushirshira diyaarado oo kolba huteelo kuseexda hantida qaranka kana iibsadan wadamakale guryo iyo huteelo oo ay baashalaan hantida qaranka , shacabka soomaaliyeed mid baan leehay iska dhaafa qabyaalada oo qaran aan noqono qaran iyo qabyaaladina isma qaadikaraan warkale maleh

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Місяць тому

    Kuligood Waxaas Wa Wada Argagixiso Beenlow 1qof Oo La Aaminikaro Majiro Mogdisho

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому

    SUUQA BAKAARAHA, BAKHAARADA KU YAAL, WAS. MAALIYADDA IYO DEGMADA AYA SHIRKAD SAMEYSTAY, AYAGOO IJAARKA QOLKA NUS KA QAATA BIL WALBA, U DHEER TAHAY CANSHUURTI SANNADLAHA.

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle Місяць тому

    Masakinta xolahada lasoo aruurin jiray dhulalka lagu gadan jire ma aha waka baxde shekadas hada xa raqisiye mucarad xasan shiikh inad tahy we cadahy

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Місяць тому

    dowlada waa wada tuugo xaqa umada Somaliyeed ee cunayan lacagta mucaawanada caalamka laga soo qaado iyo canshuurta shacabka dakadaha elaborka kuli jebabkoda aye ku shubtan wax ee dhiseen ma laha jidadka schoolo isbitaalo baahi iyo bahdil umada lagu haayo logu darey qaraxyo

  • @mustafgabo6192
    @mustafgabo6192 Місяць тому

    Gebi in la rida wasiirada xamze

  • @SumayoAxmed-gj9rs
    @SumayoAxmed-gj9rs 24 дні тому

    Misharka dowlada weybixisa laki Ninki lasiyo wan isbic niktaan jatna wey kukataan makalada shit mexey Unoqon weyday 😂

  • @yaasinmaxamed4693
    @yaasinmaxamed4693 Місяць тому

    Xasan buste hays cassilo wuu ku fashilmay nabada gobolka banaadir iyo dalkoo dhan

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Місяць тому

    ma daale wax uusan ogeyn xasan ma soo saari karo inuu si kale u khiyaamo waa dhici kartaa inga waxaan la yaabanahay ninmaka tujaarta ah ma hadey baadiye ka yimaadeen edeed u gadataa dhul dowladeed oo madax yaqaana dowladnimada iney ku dhahaan soo celin waxbaan ka dhistey seed u dhisatey dhul dowladeed

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Місяць тому

    ma laha dowlad difaceyso dhulkeena hoyo oromada ku badatey putland iyo somaliland iyo ciidanka Ethiopia mar waliba iska soo galaan dhulkeena hoyo

  • @wabaxa
    @wabaxa Місяць тому

    BEENTA WAA AH KDS HAWIYE WA UU FAHMIN MANA LEESKA YELAYO DULI FOQOL DULI
    CIDII RABTO KACDOON WA IN AAY LA DAGASHAA SHABAAB
    IYO MEELHA AY KA IMANEESO WA IN AAY ETHIOPIA KA ISA CEERISAA
    DAAROODOW HAWIYE TURUB BARAY DULI FOQOL DULI

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Місяць тому

    Dowlad aan qorsho aan laheen oo aan ka.fikirin bahiyah bulsheded wasir ka.hadlaayo shilin somaliga yaa magarteen lacagti shilin somaliga away yaa umaqan anaga mareken ma.nahay su.aashu waa maya shacabka shaqo maleh waa horfadhiya kii ganacsiga heestay iyo kii shaqo la.aanta la.fadhiyay yaa wax laga gaada waa maya dad hee wadajeeb maran maxeey kala gataan 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Місяць тому

    Dowlad aan qorsho aan laheen oo aan ka.fikirin bahiyah bulsheded wasir ka.hadlaayo shilin somaliga yaa magarteen lacagti shilin somaliga away yaa umaqan anaga mareken ma.nahay su.aashu waa maya shacabka shaqo maleh waa horfadhiya kii ganacsiga heestay iyo kii shaqo la.aanta la.fadhiyay yaa wax laga gaada waa maya dad hee wadajeeb maran maxeey kala gataan 😅😅😅😅😅😅😅😅