BUL AMAR ALLE LAAKIIN 26 October 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому +2

    Adanow kuma weyno Geesiyo kuma weyno Wadani Xaqa iftiimiya baad Tahay Laftagareen base ku ga ay Sorry Geesi Illahay ha badbaadiyo Koofurgalbeed iyo Somaliyia ba Inshaa Allah

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому +1

    Adanow waan ka xumahay Nasiib dar Ada ku dhacday Reer MAYLAND AMA Digir Aw Mirifle waayo Hogaamiyahiisii Laftagareen Gareen oo Dabadhilif u noqday Xasan Beenlow Xasan Qaainuwadan Sorry WALAALAYAAL Xasan Cabdinuur waa saxan yahay ee Laftagareen gareen baa gabay Digir Aw mirifle waa geesiyo Wadaniyiin ah Daacad ah guuleeysta

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому +1

    Wallee Xasan beenlow intuu Hooyo amarkiisu mashaqaynayo Xagga Puntland laakiin Xaniinyo hadii leeyahay bal dhul Daaroo leeyahay ha taabto car Wie Xasan iyo Hawiye waa isnaqaanaa Futamadoobe Allah iskeen baday

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому +1

    Allah Ha u Fududeeyo Deni Hawlahaan Aad nooga sheegeeyso beenna kaagama aanaan baran Runlow wadani ah

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b 3 години тому +1

    War wuxuu qariirad ama maam uu yaqano majiro xasntuug hadhaco

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому +1

    Adanow waan ka xumahay Nasiib dar Ada ku dhacday Reer MAYLAND AMA Digir Aw Mirifle waayo Hogaamiyahiisii Laftagareen Gareen oo Dabadhilif u noqday Xasan Beenlow Xasan Qaainuwadan Sorry WALAALAYAAL

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 2 години тому

    Ilaahey ku soo qabay

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому

    Weligaa Been looms Aadan sheeg in Aadan Ingiriis

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому

    Aadanow iska celiya oo iska qabta Laftagareen sida Deni ugu Gaadiyey Xasan Beenlow ugu goodiya

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому

    Xasan Beenlow Siyaasad ma yaqaan Cidii iska celiysana waa ka baqaah waayo waa Filey Hargaha loma Jajabiyo

  • @dadfhath2073
    @dadfhath2073 Годину тому

    Been able

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому

    Gal gala waa Gobolka Bari

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 години тому

    Bul hadana bul😂😂😂😂😂😂 hadha hadha miyaa lagu beddelay?

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 2 години тому

    Lafta gareen Sodogiis baa Xaniinyaha Qabtay in uu ku Gacan Sayro baa la Rabey Sorry Lafta

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 2 години тому

    Beenaale munaafaq ah ayaa tahay