Sharma Boy ft. K'naan - Waayo Waayo (Official Music Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2021
  • Enjoy!
    Social media akoonyaasheeyda dhabta ah.
    TikTok: Sharma_boy006​
    Twitter: @sharmaboy4real
    Snapchat: @sharmaBoy4Real
    Instagram: @therealsharmaboy
    Facebook: @therealsharmaboy
    Featuring:
    Facebook: @Knaan
    Instagram: @Knaanstagram
    Music:
    Instagram: djadam__

КОМЕНТАРІ • 11 тис.

  • @SharmaBoy
    @SharmaBoy  2 роки тому +9876

    Team Sharma Inta ay idinka maqneed heesta
    Miyey uqalantaa jawaabta waa xagiina one love ❤️

    • @faboaliens836
      @faboaliens836 2 роки тому +105

      Banger🔥

    • @sakiboss5229
      @sakiboss5229 2 роки тому +134

      Way uqalantaa zxp legent pro

    • @Curlyqays
      @Curlyqays 2 роки тому +79

      Absolutely yess my Brother 🙌✨

    • @paastoofficial2368
      @paastoofficial2368 2 роки тому +84

      Motivation ayaan Nasiisay Haddan nahay Dhalinta soomaliyed Thank u

    • @fadumamohamed8105
      @fadumamohamed8105 2 роки тому +43

      Wey u qalntaa Sharma keep going wllkey 🔥🔥❤️

  • @Nasrohani
    @Nasrohani 2 роки тому +1142

    Waayo waayo👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

    • @ahmeddaahir5773
      @ahmeddaahir5773 2 роки тому +2

      Wayo Wayo Hesta Sandka

    • @nuuradiinsattiofficial2847
      @nuuradiinsattiofficial2847 2 роки тому

      👌💯waayo waayo

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥
      WE PROUD OF YOU OUR YOUNG SUPERSTAR🌟

  • @faysalabdi7226
    @faysalabdi7226 2 роки тому +560

    Marna ma daalo (ooh ooooh)
    Dib uma laabto (ooh ooooh)
    Marna ma daalo (ooh oooh)
    Dib uma laabto (eeeeh)
    Danteyda kama daaho (ooh)
    Indhaha daah ma saaro (ooh)
    Danteyda kama daaho (ooh)
    Indhaha daah ma saaro (oooh)
    Daruufaha ku soo maray Ilow
    Hada iyo nolol cusub bilow
    Waqti wali waad heeysa wiilow
    Ha dhageysan kaas waa beenlow
    Anigoo ku dhahaayo walaalow
    Waliga xuriyad ku nolow
    Daruufaha ku soo maray Ilow
    Hada iyo nolol cusub bilow
    Waqti wali waad heeysa wiilow
    Ha dhageysan kaas waa beenlow
    Anigoo ku dhahaayo walaalow
    Waliga xuriyad ku nolow
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayoo murti ma waaye
    Ka qaado waano
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayoo murti ma waaye
    Ka qaado waano
    Yeaah
    I Never listen to them
    I Just envision to them
    Treat them like prison food them
    Running all my mission through em
    They thought i had a limit
    But then i went and did it
    And now they won’t admit it
    Legends always take a minute
    That’s just short pause while am growing like a farmer
    Enemies better count on me to roll up for my nigga sharma
    I got my share of blame all the pain i built my own armour
    That’s one thing we don’t need cuz we OD’d on that drama
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayoo murti ma waaye
    Ka qaado waano
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayoo murti ma waaye
    Ka qaado waano
    Ha kufin (aa)Xogtada nacab ha tusin (yow)
    Ha badsan (ah)bad aadan Laheen ha qusin(ah)
    Ha quusan (aa)wax Aadaan laheen ha misin(ah)
    Ha farisan(sax)kan xumeysan yuunan ku sixrin (aah)
    Ha dhageesan (sax)ha wareesan hala qabsanin(ax)
    Ha u seexanin yuunan ku leexin
    Ha kufin (aa)Xogtada nacab ha tusin (yow)
    Ha badsan (ah)bad aadan Laheen ha qusin(ah)
    Ha quusan (aa)wax Aadaan laheen ha misin(ah)
    Ha farisan(sax) kan xumeysan yuunan ku sixrin (aah)
    Ha dhageesan (sax) ha wareesan hala qabsanin(ax)
    Ha u seexanin yuunan ku leexin
    Marna ma daalo (ooh ooooh)
    Dib uma laabto (ooh ooooh)
    Marna ma daalo (ooh oooh)
    Dib uma laabto (eeeeh)
    Danteyda kama daaho (ooh)
    Indhaha daah ma saaro (ooh)
    Danteyda kama daaho (ooh)
    Indhaha daah ma saaro (oooh)
    Diida gumeysi waligiin diida
    Somali maanta ma shiida (shahiida)
    Dhalinyarada maa la liida
    Horta Yaa dhahay tahriiba
    Magafe nafta ma iibaa
    Nolosheena ma na siibaa
    Malakul mowt isku dhiiba
    Ma masiibaa
    Hada dabiiboo ciil diida Hooyo ilinteedana bi’iya( bi’ya)
    (Hooyo ilinteedana bi’iya) yea (yow)
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayoo murti ma waaye
    Ka qaado waano
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayoo murti ma waaye
    Ka qaado waano
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayoo murti ma waaye
    Ka qaado waano
    Waayo waayo
    Kan wax ogaayo
    (Sharma and K’naan)
    Ka qaado waano
    (Sharma and K’naan)
    Ka qaado waano
    Kan wax ogaayoo murto ma waaye
    Ka qaado waano

  • @hamzamoubarak850
    @hamzamoubarak850 2 роки тому +98

    This song is another level. Keep up brothers #Sharma and #Knaan. Love you from Djibouti 🇩🇯😎😎💯♨️

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall 2 роки тому +3545

    Ww hadaa la is helay waa bilow un 🇸🇴☝️☝️☝️

    • @amaaladan2372
      @amaaladan2372 2 роки тому +26

      Lii caato hargeysa timi mxd garowe u iman weydey bowe

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 2 роки тому +4

      sacad xamar ka soo erywy midkale waa la heesa mid waa u hambelyeyna soomaali sacad waaley isma raban dad ma raban dadna isuma eaban dooraad waa wadaan hadana dadka kale waa ka ilaalinyaan hadana waa isu ilälinay liicaato meel.yaasha

    • @abaaseabdullahi6619
      @abaaseabdullahi6619 2 роки тому

      Caqow wanki wata

    • @asadnuur6986
      @asadnuur6986 2 роки тому +2

      k'naan🔥🔥🔥🔥

    • @kowsaryare7682
      @kowsaryare7682 2 роки тому +22

      @@nimcoomar7611 wll halshaqsi laguma eedeen karo dad dhan abaayo soomaali waa soomaali garbaha aan isqabsano no qabiil👄

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 2 роки тому +8130

    Very Proud of my brother Sharma Boy, big respect to K'naan and to my boy DJ Adam the prodigy of Somali Music industry.

    • @inamaxamed5561
      @inamaxamed5561 2 роки тому +16

      🔥💯🇸🇴

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +65

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

    • @zakidj1078
      @zakidj1078 2 роки тому +21

      Wᴀǫᴀʟ sᴛᴜᴅɪᴏ ʜᴏʀᴍᴀʀᴋɪɴᴀ ᴡA ʜᴏʀᴍᴀʀᴋᴇᴇɴᴀ 2ᴍ ɪɴsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ

    • @alikhalid1924
      @alikhalid1924 2 роки тому +8

      Waqal studio 🥰

    • @mohahas1540
      @mohahas1540 2 роки тому +17

      Mawaqalaa mise waa indhaheega waaaw somali music 🎶to the world 🌎

  • @dalmara6796
    @dalmara6796 2 роки тому +67

    “Enemies better count on me to roll up for my nigga Sharma” that’s a dagger to Dahir Alasow and the likes.
    Knaan is a legend

    • @yaasiinjaamac249
      @yaasiinjaamac249 2 роки тому +1

      Legend has it u nailed xanuun bey ku tahay sxb

    • @Janno1
      @Janno1 2 роки тому +1

      Sax I thought that aswell lakiin no one could translate like this all somali UA-camr kkk

    • @cohanali8390
      @cohanali8390 2 роки тому

      Dahir calasow he is goof 🤪

  • @whizbieuropian3680
    @whizbieuropian3680 4 місяці тому +71

    WHO IS HERE 2024🙃

  • @whizbimusic
    @whizbimusic 2 роки тому +3705

    Waayo waayo 🖤

    • @himiloprod9790
      @himiloprod9790 2 роки тому +10

      Legend whizz bi

    • @kashmusic7210
      @kashmusic7210 2 роки тому +48

      Hestan cml la iamaw shubaa ku dhshy whiz bi

    • @wizzkhalifa957
      @wizzkhalifa957 2 роки тому +10

      Whiz be lagend one love

    • @yahyeak6498
      @yahyeak6498 2 роки тому +10

      Wareerka waqtiga kenay❤✋

    • @MKMuzak
      @MKMuzak 2 роки тому +30

      Wlltinimo wlhi. xushmat hdi shacabkena dhaman sidan isku xushmeyan oo midksta hormarka wllkis ku farxo wala gulesana

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 2 роки тому +2359

    Sharma on fire 🔥

  • @deviedjr3872
    @deviedjr3872 2 роки тому +144

    Somali Rap i love from BRAZIL🇧🇷❤ to my brothers SOMALIA❤🇸🇴

  • @wllahmed11
    @wllahmed11 2 роки тому +83

    ●From algeria● :your music best i don't know what mean but ilove your music i listening day and night you are great music all time 🙌💿 keep up pro

  • @Faamcozy
    @Faamcozy 2 роки тому +1215

    Rag culus baa is heley 🔥🔥

    • @sultannuurgcl3370
      @sultannuurgcl3370 2 роки тому +4

      sss waye wllka faaami🔥🥰❤️
      i great you ❤️🥰

    • @salmanabdirizak2443
      @salmanabdirizak2443 2 роки тому +14

      Caawa wajib bay kugu thy reaction heestan mo faahmi pls

    • @harounmo1411
      @harounmo1411 2 роки тому +1

      Legend mo faami

    • @zurechjunior9812
      @zurechjunior9812 2 роки тому

      My Favorite UA-camr of Somali Mo Faami Lagend

    • @djbaan9513
      @djbaan9513 2 роки тому +3

      WRAA INTA MXAA KU KEENEY 😅
      DEAR BRO I’M ONE OF YOUR FANS 😁🤗😁

  • @therealmalyuunmaanka
    @therealmalyuunmaanka 2 роки тому +2122

    Waayo waayo
    Kan wax ogaayo
    Murti Mawaaye
    Kaqaado Waano
    King Sharma Ft King k'naan
    Waalayaabay🥰😍💯
    Horaa loo soconayaa

    • @apdirahmaanibrahim6922
      @apdirahmaanibrahim6922 2 роки тому +3

      Wᴀʏᴏ ᴡᴀʏᴏ
      ʙᴀsʜɪʀ ᴡᴀʏᴏ ᴡᴀʏᴏ
      ʙᴀsʜɪʀ ᴍᴜʀᴛɪ ᴍᴀ ᴡᴀʏᴏ

    • @laylbalill8744
      @laylbalill8744 2 роки тому +5

      Nacabka darbiyada hajiro ✊

    • @fankasomalida274
      @fankasomalida274 2 роки тому

      Bashka Lpx

    • @sahraahmed6971
      @sahraahmed6971 2 роки тому +6

      Bashka cabdi bashka bes naga dheh waa buubi rabnaa

    • @xaajibalad5463
      @xaajibalad5463 2 роки тому +2

      waa ku wadanaa bashka cabdi bashka waa kaa sugayinaa in aad reaction ka soo bixiso soo hadal

  • @abdulsw0rld876
    @abdulsw0rld876 2 роки тому +46

    So much growth, in so little time. Good job sharma. Good to see K’naan, troubadour was the first ever album I purchased on iTunes.

  • @nastehoabdi6898
    @nastehoabdi6898 6 місяців тому +12

    2024 yaa hestan dib ugula so labtay 🥰

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle 2 роки тому +4946

    Xaqiiq heestaa waqti ayaa galey bal qiyaas …! Hanka Somali waa heer sare keep going Dhalinteen 🙏

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter 2 роки тому +2527

    Sharma inoo tagay shaki kuma juro keep it bro 😎

    • @hulkgaming6181
      @hulkgaming6181 2 роки тому +1

      Yahye big fan bro

    • @ahmeddaahir5773
      @ahmeddaahir5773 2 роки тому

      Wayo Wayo Hesta Sandka Sharma k Nan

    • @abdulahimuhamed7197
      @abdulahimuhamed7197 2 роки тому

      Legend waan ku zalamay

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +5

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 2 роки тому +1

      Legend yahye hunter reaction kaa sugeynaa 😍💯

  • @TaajirowTaajir
    @TaajirowTaajir 10 місяців тому +5

    HeesTaan aYaan ugu qiraY sharma inuuYahaY legend two back somali

  • @masaankaahin6619
    @masaankaahin6619 2 роки тому +32

    When Two Legends Come Together The Rest Is History

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 2 роки тому +4215

    Sharma and knan Best Collaboration 🔥

  • @hosowpro
    @hosowpro 2 роки тому +4655

    Nothing but Huge respect K’naan and Sharma -

    • @mohahas1540
      @mohahas1540 2 роки тому +12

      Soo bobsi reaction ka codsi waaye caawa waaa tagerahaaga pro inagu sharaf

    • @deekbashiir1459
      @deekbashiir1459 2 роки тому +5

      We can't wait zxp reaction kaaga 🙏🙏🙏

    • @abdirizakverratti2609
      @abdirizakverratti2609 2 роки тому +5

      Reaction ayaan sugnaa sida ugu dhaqsiyaha bdn 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @kinglostofficia9084
      @kinglostofficia9084 2 роки тому +3

      Reaction so dhaq so pls hosow pro 🙏🙏🙏🙏

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 роки тому

      Factttttt

  • @rasheed61
    @rasheed61 2 роки тому +22

    Finally a positive song thanks SharmaBoy and Kanaan Warsame, the Legend from 🇨🇦🍁

  • @abokorabdirahman1509
    @abokorabdirahman1509 2 роки тому +13

    Iam from 🇨🇦 ilove somali songs 🥰🎵

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms 2 роки тому +1520

    Waayo-waayo kan wax ogaayo, murti ma Waaye ka qaado Waano. Wise words from the best of SOMALIA. We love you❤️❤️

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +7

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

    • @shamsoaden3815
      @shamsoaden3815 2 роки тому

      ❤️

    • @bahajobahajo6335
      @bahajobahajo6335 2 роки тому

      @@dahabimodel6522 allright

    • @cabdifatah34official77
      @cabdifatah34official77 2 роки тому

      🤩🤩🤩🤩🤩

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 2 роки тому +2

      Lkn adi cunsuri ba thy wlhy dadki share udahir usamen jiray a kamida thy marki chenalkan la dhacay shubadi ku dhashay wase

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye1 2 роки тому +1403

    Sharma & K'naan waan idiin kacay Waayo Waayo Kan wax ogaayo Murti mawaayo kaqaado waano Mataan Maxaa san noogu galysa balanti waad kasoo baxday iyo wax kasii daran Nolosha kuma xumayso sxp hakufin 🙏🏻

  • @ilyasmohamed6721
    @ilyasmohamed6721 2 роки тому +12

    Sharma boy & k'nan are our legends keep going forward guys we really love all guys proudly somali from Djibouti 🇩🇯❤ 🇸🇴 #AndStill ya kale hee ababa isii

  • @Mananbooty1
    @Mananbooty1 2 місяці тому +2

    Sharma markasta waa another level ,,,, dadka isku kalsoon xata janada wey galaan

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio 2 роки тому +1704

    WLH 2 LEGEND AYAA KULANTO K’NAAN SOMALI HERO AND SHARMA BOY WIIL GOB KEEP GOIN GUYS WAANA HEES HEES DHAAFTAY SOMALI MUSIC TO THE WORLD

  • @axmedfjofficiall
    @axmedfjofficiall 2 роки тому +2079

    The one a only my brother gul Sharma boy tagye wlhi ku wata 💪❤️

    • @omarabdi5916
      @omarabdi5916 2 роки тому +6

      Walhi ninkaan woo tagay

    • @abdifataxmowlit8526
      @abdifataxmowlit8526 2 роки тому +4

      He going on

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +1

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 2 роки тому +1

      Sharma boy tagyey yaa latartamin 🤗💯

    • @nafisobashir1451
      @nafisobashir1451 2 роки тому

      Legend sharmaa boy❤👏👏

  • @liibaanmeydal6311
    @liibaanmeydal6311 2 роки тому +24

    This song will be history among Somali songs because of two beast colloboration. what a song!!!

  • @ahmedtaleex6087
    @ahmedtaleex6087 2 роки тому +7

    Sharma u r another level...mar hadad k'nan la soo heestay.... Ismail danan ayaa ka dhiman fankaaga inaad hees la soo qaado.......go 4ward bro

  • @yaasiinhalyeey2317
    @yaasiinhalyeey2317 2 роки тому +5500

    RAG AAN OGAHAY SIDA AY U NAXEEN IYO SIDAAN HORMARKA SHARMO UGU FARCA BEST REACTION FISHA MARDHOW INSHA ALLAAH

    • @sadiaosman3436
      @sadiaosman3436 2 роки тому +47

      Geesi baa tahay ina adeer sidaad u garab istaagtay waa lama ilaawaan ❤️❤️❤️

    • @abdiazizahmed9455
      @abdiazizahmed9455 2 роки тому +33

      Dadka aad sheegeeyso waa hawiye adna daaroodnimo iyo waliba wax kalaa ku taageereeysaa

    • @abdiazizahmed9455
      @abdiazizahmed9455 2 роки тому +12

      Car xamar ha imaado eeygaan eega dhaley

    • @khadraabdirisak336
      @khadraabdirisak336 2 роки тому +12

      Ha dhintan hadey raban😁😁

    • @Ahmed-jw3un
      @Ahmed-jw3un 2 роки тому +102

      @@abdiazizahmed9455 qabil marku qalbada ka buxo adiga in lagu hesto ad umaleysa allah haku cafiyo bro somalia waa hal no hawiye no darood somali wa Somalia 🇸🇴

  • @SakariyeJakarta
    @SakariyeJakarta 2 роки тому +870

    Fanka sharma boy xadhkaha ayuu goostay ya igu raacsan🎤su,aalo macankoda watta ayan ka samaynaya

  • @sammypools
    @sammypools Рік тому +3

    From somali to Toronto we never get tired 💯

  • @yahyeyare_1494
    @yahyeyare_1494 2 роки тому +4

    Sharmake Abdinasir walal qalbi fiyow waku faraxsanahay hormarkaga Keep going walal qali

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 2 роки тому +1056

    Mnsha allah good job guys am proud of you Kainan , Sharma boy , Dj adam , enjoy your time my boys 💪💪💪 (when the legend drops we all click)

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +2

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

    • @zakariachoker8114
      @zakariachoker8114 2 роки тому +1

      Reaction ka soo bixi madar

    • @ibrahimaxmad3671
      @ibrahimaxmad3671 2 роки тому +1

      Masha Allah heesaha lama idhahdo wabadanbiyeee

  • @Vnesh
    @Vnesh 2 роки тому +1203

    It's officially a Banger 😍 Much Love from INDIA to Sharma Boy 🙌🏼🔥

  • @mahadomar3153
    @mahadomar3153 2 роки тому +6

    Love this song from Ethiopia 🇪🇹🇪🇷🇸🇴❤️

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 2 роки тому +3

    Legend alweys legend 2021

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA 2 роки тому +736

    K'naan legend somaliyed + sharma waxkale

    • @suuxayelyrics
      @suuxayelyrics 2 роки тому +2

      My nigga 🔥

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +2

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION 2 роки тому +2503

    Sharma Boy has been working so hard from the start and SN we always believe in Him and what he does, he deserves this, and more blessings are on the way. We are very happy about his achievements.
    Never give up Sharma boy✊🏿
    Shout out to the legend K’naan 🤟🏿✌🏿

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +22

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

    • @osmanahmed5165
      @osmanahmed5165 2 роки тому +10

      Our musician to the world🌍💙💙💪💪

    • @cqaadircabdi2963
      @cqaadircabdi2963 2 роки тому +2

      @@osmanahmed5165 wwwwww

    • @farhanahmed6135
      @farhanahmed6135 2 роки тому +3

      Yo

    • @saafi8998
      @saafi8998 2 роки тому +1

      We wait your reaction

  • @Qisas154
    @Qisas154 2 роки тому +3

    11k Another Level 😉

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Рік тому +10

    Heesuhu wxy ka hadlayaan dhaawaca💔 Qalbiga 💔😢
    Quraankuna wuxu ka hadlaya daawada qalbiga❤️🥰

  • @adduunkatv
    @adduunkatv 2 роки тому +562

    Waa la kala tagay Orodse ma ahan soon Reaction

  • @XayaatKajal
    @XayaatKajal 2 роки тому +1418

    Ugu dambeyn weey soo baxday heestan wada sugeenay Sharma iyo Fanaan qaali ah K naan
    I never listen to them I just envision through them treat them like prison food them..

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 2 роки тому +1

      Reaction kasoobixi wllo

    • @AllInOne-kj4im
      @AllInOne-kj4im 2 роки тому +1

      Waxa kamid tahay, kuwa noo shiday youtube

    • @amaaladan2372
      @amaaladan2372 2 роки тому +1

      Baayo reaction kasoo bixin

    • @mustafe3456
      @mustafe3456 2 роки тому

      Inta live kugudhax wedinesi wakafoqen🔥😂

    • @sahraahmed6971
      @sahraahmed6971 2 роки тому +3

      Xayaat kajal mujaahidada team sharmo

  • @abdullahiabdinasir6348
    @abdullahiabdinasir6348 2 роки тому +4

    Sharma boy wll keep going

  • @daljirmedia7284
    @daljirmedia7284 2 роки тому +4

    Sharma boys abti horay usoco midna salaada ku dadaal aniga abti sax baan ahay

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel1 2 роки тому +577

    2 legend ❤️🔥🔥💫🇸🇴🙏

    • @KAFIKEY
      @KAFIKEY 2 роки тому +1

      Hees waliba maarka sodacda adiga commentigaga arkaa

    • @xaajibalad5463
      @xaajibalad5463 2 роки тому +2

      nin ka raga haduu isku kalsoonaado oo uu diido in uu cid lahayiiste u noqdo sida Sharma boy ayuu meel gaadhaa oo hamigiisu u dhaboobaa

    • @mohamedduale1743
      @mohamedduale1743 2 роки тому

      Wow #2legend

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +1

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 2 роки тому +374

    Gulayso ader 👏👏👏

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +3

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

  • @moismail2675
    @moismail2675 2 роки тому +19

    Finally Somali music I can relate to.💪🏾👏🏾✊🏾

  • @kiraboandrew9863
    @kiraboandrew9863 Рік тому +3

    Much love from Uganda 🇺🇬🔥🔥

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 2 роки тому +229

    Sharma Lee Sameyn karo 🔥 Knan Legend

  • @buloofficial6235
    @buloofficial6235 2 роки тому +653

    Fuuu maa han waa fan waxkale🦁🦁

  • @Wajircity
    @Wajircity 2 роки тому +9

    I have been watching this video for awhile now,my sons are also becoming addicted.....🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salmanabdillahi3307
    @salmanabdillahi3307 2 роки тому +61

    When your music career is true Sharma boy has a story to tell

    • @gureycadeoffacial2578
      @gureycadeoffacial2578 2 роки тому +1

      Muuqaalkii igu qosolka badanaa Abid
      😂🤗🙃😅😅😅😅😅😅😆😅😅
      ua-cam.com/video/HEFkb8W1FfQ/v-deo.html

    • @mamudismailabdi6312
      @mamudismailabdi6312 2 роки тому

      SOMALIA HANOLATO 💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍🤍💙💙🤍🤍💙🤍💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍🥰🥰🥰😘😘😚☺😚☺😊😊😊😊😊😊😍😍😍😍🥰🥰🥰

  • @SONNAPRODUCTION
    @SONNAPRODUCTION 2 роки тому +681

    Respect both of you keynan and sharma
    I have never made a comments before but this song changes my emotions
    Keep going

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +6

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥

    • @zhb7891
      @zhb7891 2 роки тому

      @Abdirisak Mubarak walaal beenyta naga daa

    • @ahmedsahal9088
      @ahmedsahal9088 2 роки тому

      @@dahabimodel6522 😂😂legend

    • @shamsoaden3815
      @shamsoaden3815 2 роки тому

      ❤️

  • @footballpage7
    @footballpage7 2 роки тому +170

    Legend always legend 🥰❤️

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 2 роки тому +3

    Sharma boy wiilka sanadka ugu shidan weyee walhi bowe kabtaadu nooma gasho kan badali raba kenan waaaba badashe walahi

  • @leila5093
    @leila5093 2 роки тому +3

    Markaat ogtahay waxaad qabaneysid 🔥🔥😍 you know what are you doing boy

  • @majidhoofficiall6341
    @majidhoofficiall6341 2 роки тому +204

    Team sharma marna majabaan 💪🏽🔥❤️

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 2 роки тому +210

    K'naan is a humble and cool guy. He made a collabo with this young man to uplift him. Sharma Boy is a talented lad. ❤❤❤❤❤

  • @sadaamabdullahisaid1804
    @sadaamabdullahisaid1804 2 роки тому +5

    Hees hees dhaaftay🏆💪💪

  • @libanfaris8532
    @libanfaris8532 2 роки тому +3

    Ninkii hurdoow dibigaaga sac dhal..... Hestaan waxay ku leedahay hurdada ka kac dad cadow baa ku faraxsan jabkaaga ha u ogolaan in ay ku liidaan... Salaada Hala dukto wax walbo way hagaagayan inshallah love y'all 🙏

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr 2 роки тому +61

    There’s no limits this guys

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 2 роки тому +619

    Wow Wow 🙌 Afkiiba Juuqda Gabay ! Another Level 🔥🔥SHARMA & K’NAAN

    • @dahabimodel6522
      @dahabimodel6522 2 роки тому +3

      NEXT SHARMA ft JUSTIN BIEBER 🔥💯🔥
      🇺🇸🇿🇦🇹🇷🇬🇧🇨🇦SHARMA TO THE WORLD🌎🇸🇴🌍
      IT'S YOUR TIME BIG LEGEND🔥💯🔥
      WE PROUD OF YOU OUR YOUNG SUPERSTAR🌟

    • @cashonuuno1044
      @cashonuuno1044 2 роки тому

      @@dahabimodel6522 hhhhhhhh gaalkaas 😂😂

  • @ahmednuur8420
    @ahmednuur8420 2 роки тому +4

    Best Somali collaboration I have ever seen, congratulations my brothers and the positive thing is that it is guubaabo dhalinyaranimo iyo Dal jaceyl Maan sha Allaah well done guys.

  • @anwarsadaad6293
    @anwarsadaad6293 2 роки тому +2

    Waayo waayo kawaado waanu .
    Erayada aad ayaa uga helay

  • @maaweell
    @maaweell 2 роки тому +130

    The voice is legendary

  • @Ajakis636
    @Ajakis636 2 роки тому +371

    This song is inspiring for many people so everyone should take this motivation 🇸🇴 "sharma & k'naan 2 legendaries🥇🥈"

    • @viscabarca4888
      @viscabarca4888 2 роки тому +2

      Axmad xaki towfiiq caan caan dhalay 💪💪💪👏

    • @xareedpoy6672
      @xareedpoy6672 2 роки тому +1

      War zaki ileen heesha waad dhagaysataa

    • @osmanafaasi6688
      @osmanafaasi6688 2 роки тому

      @@viscabarca4888 you

  • @aao_a1887
    @aao_a1887 2 роки тому +5

    This song is full of advices , love it bro 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @wisnitenothing2389
    @wisnitenothing2389 2 роки тому +149

    K’naan aan isku dayo
    Yeah!
    I never listen to them
    I just envision through them
    Treat them like prison food
    Running all my mission through them
    They thought I had a limit
    But then I went and did it
    and now they won’t admit it
    Legends always take a minute
    As this is a short pause
    While I’m growing like a farmer
    Enemies better count on me
    To roll up for my nigga sharma
    I got my share of blame
    All the pain that built my armor
    There is one thing we don’t need
    Cos we od’d on all that drama

    • @fahadjikoota751
      @fahadjikoota751 2 роки тому +1

      You did it bro 😍😍🤩🤩🥰😍🥰😍🥰😘🤩🤩🤩

    • @Ali-xh4hg
      @Ali-xh4hg 2 роки тому +1

      Fariid

    • @lilchokar23
      @lilchokar23 Рік тому +1

      Xageedada dhigtayy

  • @Kulantimes
    @Kulantimes 2 роки тому +823

    More respect Sharmo boy , very talented Knan

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial 2 роки тому +52

    Wax kle

  • @sarahdumarland3672
    @sarahdumarland3672 2 роки тому +9

    Love both K'naan and Sharma 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👏🏾👏🏾😍😍

  • @caaqilali269
    @caaqilali269 2 роки тому +4

    Sharma heestaan waa tii ugu horeysay oo naga xiro downloadka YooTube ka ah😥

  • @abdihakemqurbo5712
    @abdihakemqurbo5712 2 роки тому +1138

    I really like K'naan songs, I'm happy to be back after 9 years.

  • @samiirmohammad
    @samiirmohammad 2 роки тому +152

    K’naan:
    “I never listened to them, I just envision through them, treat them like prison food them, running all my missions through them, they thought I had a limit but then I went and did it” 💯💯💯🔥🔥🔥🔥🔥
    Knaan +sharma boy = 🔥

  • @suldaanliibaan5270
    @suldaanliibaan5270 2 роки тому +2

    Heesaha sidan kaso wada dhig laxanka biidka waa onther level heeskan wan ku mirqaamay caawa 😆 from hargeisa awooow

  • @mUcAzHaQ_MaN
    @mUcAzHaQ_MaN 2 роки тому +2

    1 week I million + another level Sharma boy wuu tagaY wlhi ku amisnahay geesi soomaliyeed
    Sharmow zhp hal mid OGOW waligaa ma jiro hal QOF oo ku rumaYn kara hami kasta oo aad ledahaY ADIGu noloshuna WAXAY ledahaY wadooyin badan oo loo maro GUUSHA ha u joojin nacabkaga keep going wllkey Muslim ahow

  • @munaaskar9001
    @munaaskar9001 2 роки тому +57

    Hooyo ilinteedana biiya' had me crying .😭😭😭❣️keep going sharma

  • @shamuureofficiall123
    @shamuureofficiall123 2 роки тому +360

    Forgot other rappers bro this young man is very talented Sharma wuu dami qalbigaga kabixi 🔥🔥 hit after hit, no one can stop you bro 😎 you’re amazing 🤩

  • @suldaansaahil2419
    @suldaansaahil2419 2 роки тому +3

    masuul anigo ku dhahaayo walaalow waliga xuriyad ku nolow

  • @mrxaliye121
    @mrxaliye121 2 роки тому +2

    Wax kle.. 3 weeks 2m horay u soco wllky

  • @ajpoymillionaire4197
    @ajpoymillionaire4197 2 роки тому +345

    The Legendary sharma boy and K'naan best collaboration ever in the history of Somali music to the world keep Going Guyz peace and love..🥰😘🇸🇴✊👊🤝

  • @stress1474
    @stress1474 2 роки тому +164

    This song deserves 500 Million Views, who agree?

  • @yasinalikhadar5925
    @yasinalikhadar5925 2 роки тому +8

    Wllkeyo Sharma booy waxan ma fiinee ilaabhSwt Io rasuulkisa salaalahu calayhi wasalama way nacladeen ilaah Ka Yaaab kana Cabsu mant waa Aduunyo barito na waa Aakhiro dadkaan mant kogo tagerayaan wlhi Qabtiga kulama galayaann waxad halkaaan Ka qadato ayaa Ku Anfacayaa ilaaah kacabso

    • @ayaanfarah220
      @ayaanfarah220 2 роки тому

      Adiga maxaa udhageysanee heesaha kudhaqan adiga waxaa dadka fareyso

  • @BeertaydaSomaliGardener
    @BeertaydaSomaliGardener 2 роки тому +5

    I love listening to this song 🍁😍

  • @mo_young
    @mo_young 2 роки тому +85

    Daaamn!!! The best collabo ever...this is what we call holding your brother's hand and showing him the way keep moving forward...one love Somalia

  • @Abdurrahmanmoktar
    @Abdurrahmanmoktar 2 роки тому +135

    Waving flag
    Views: 316 Million views
    Likes: 4.5 Million Likes ☝️☝️
    Comments: 233k comments
    Another level 👁👁

    • @najmanuur6860
      @najmanuur6860 2 роки тому +4

      When I get older * I will be stronger
      they'll call me freedom * just like a waving flag * so wave your flag 🇸🇴💙 my favourite song

  • @hassanibrahim4465
    @hassanibrahim4465 2 роки тому +8

    NEW RECORD 3 WEEK 2M MASHALLAH SHARMA BOY LEGEND FOR EVER🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdinasirhashi4294
    @abdinasirhashi4294 2 роки тому +4

    Hada dabiibo ciildiida hooyana ilinteeda bi'iya hadal legend waayahay

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 2 роки тому +93

    The best collaboration ever Somali music to the world 🌎
    K'Naan And Sharma boy 🇸🇴❤
    We going another level🔥

  • @sundaymarvellous6255
    @sundaymarvellous6255 2 роки тому +479

    I’m from Nigeria🇳🇬,I like sharma’s music I don’t understand what he say but his beat is hit waayo waayo🇸🇴🇸🇴

  • @ahhmed401
    @ahhmed401 2 роки тому +7

    Mark my words y'all this finna reach 5 mill easily b4 2022 new years

  • @kafiabdirahman1575
    @kafiabdirahman1575 2 роки тому +2

    Form Canada🇨🇦 we love somalia😱🇸🇴

  • @hodoahmed7392
    @hodoahmed7392 2 роки тому +1176

    1 week 1million👍
    1 month 4 million🎗
    2 months 8 million🎖
    1 year 48 million 😜

    • @1msubscribe473
      @1msubscribe473 2 роки тому +22

      48million Somalidu ma gadhe lkn wa macquul

    • @cabdullahimaxamedsheikhcab9211
      @cabdullahimaxamedsheikhcab9211 2 роки тому +8

      @• Legend Sumersi heestaas waa af spanish inka badan 500 million native speakers
      Wana lajecelyahay heesaha spanishka

    • @jawharibraahim1545
      @jawharibraahim1545 2 роки тому

      cashrur

    • @1msubscribe473
      @1msubscribe473 2 роки тому +7

      @@jawharibraahim1545
      Wll ado mahadsan afsomaliga iska sax
      Khalad wayn ba ku jira
      Wa mxy cashrur

    • @fadumoyusuf9426
      @fadumoyusuf9426 2 роки тому +1

      😅👍

  • @abdulfattahboodhari
    @abdulfattahboodhari 2 роки тому +425

    Hebel Birtu dhaafay hadaad maqashaan waakan isagoo qof ah, Qaar badan baa calooshu xanuunaysa Sharma Boy nin wax bartay, Cid iskaa hortaagi karta ayaanba jirin, Guul iyo Gobanimo Kaynaan Fanaan Heer caalami ah, Reaction khal khalkisa wata iyo Goordhow,🤣🤣🤣

  • @Fan_bage_cr7
    @Fan_bage_cr7 2 роки тому +2

    1.6 million wixi dawanayaa like isaar😁

  • @bgizzle3251
    @bgizzle3251 2 роки тому +6

    Yaaas mane.. I'm in love with this song...