Ilkacase Qays | Nuraani Official Music Lyrics | 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2021
  • Ilkacaase Qays
    Nuraaani
    Ereyada: Hassan Kaaafi
    Laxaanka: Ilkacase Qays
    Edited by Fahad Abdi
    Produced By Khadar Laksh
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @FahadAbdi
    @FahadAbdi 3 роки тому +1714

    Libinteyda looyar uma bahno legend King Kong @ilkacase qays❤️🔥

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  3 роки тому +203

      ❤️

    • @FahadAbdi
      @FahadAbdi 3 роки тому +62

      Legend kaazow this one is a hit maker🔥❤️

    • @abdisamadmusa527
      @abdisamadmusa527 3 роки тому +9

      @@IlkacaseQays 🥰 𝘒𝘪𝘯𝘨 ⭐🖐️

    • @daacadofficial5674
      @daacadofficial5674 3 роки тому +15

      @@IlkacaseQays king🤴of the raper 📌 ilkacase qeys wanku aminsanahay nolow🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤👈

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +7

      @@IlkacaseQays libaax aan jeclahy weeye ilkacase qays kuma borother

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 3 роки тому +2362

    The One And Only Ilkacase Legend Pro🦋

    • @abdallachannel3547
      @abdallachannel3547 3 роки тому +20

      Fanaan sharma booy inolow

    • @salmanalfaariz5353
      @salmanalfaariz5353 3 роки тому +27

      Sharma boy noolaaw inta ee nolal jirto

    • @zilentpoi5528
      @zilentpoi5528 3 роки тому +11

      Lapdinah wn idin tageraha sharma poy and ilkacase the one rap..💪

    • @abdiqani8574
      @abdiqani8574 3 роки тому +4

      Sharma boy keep gowing wll legend ilkacase

    • @abdirahmanmohamed4210
      @abdirahmanmohamed4210 3 роки тому +54

      war waxaan sharma boy ma ahan ee waa fake account 😂😂😂

  • @nahamsi5049
    @nahamsi5049 3 роки тому +402

    Yaa ila sugyay HeesTan😜
    Farta so taga paal☝🏿😻
    King is back✊🏿❤️

  • @lilnajboy3254
    @lilnajboy3254 3 роки тому +299

    LEGEND ILKACASE QAYS BOQORKA RAAPKA ,,SHANTA SOMALIYED ANOTHER LEVEL ♥

    • @khubaybahmed1666
      @khubaybahmed1666 3 роки тому +4

      waaaw legand of the legans ilkacase qays indr kor u kaadi 🤣

    • @farhanaffey6024
      @farhanaffey6024 2 роки тому

      Xaar suite😂👌✔️

  • @salmanalfaariz5353
    @salmanalfaariz5353 3 роки тому +78

    Wow heestaan maxan in badan aan sugaayi ugu dambeentii wad soo galisay ilkacase qays boqortooyo

  • @zalmangb961
    @zalmangb961 3 роки тому +413

    Heestan inta sugasey like sara❤️😍🔥

  • @queenmiski1185
    @queenmiski1185 3 роки тому +84

    Ilkacase Qays dumashi heestan waxa badan sugayne wan kuwata dumashi form garowe 🇸🇱🇸🇱❤👏

  • @king_suqaaqe2243
    @king_suqaaqe2243 3 роки тому +23

    Nabi Maxamed inta jecel like iisaar plz

  • @saara8503
    @saara8503 3 роки тому +264

    heestan inti muda sugaysay like😂❤️

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 3 роки тому +124

    inta ilkacase qays taageerta like saara🥰

  • @alihassan-vu5ss
    @alihassan-vu5ss 3 роки тому +83

    Really rapper
    70 sano hada garto xitaa bqoqrka shanta somaliyeed ada aH
    Tageero 2007 ilaa 2021 Ilkacase for ever ♠️

  • @Futuresompres
    @Futuresompres 3 роки тому +44

    Seedi waa Beer ilkacasow seedi waa ku wata naciimo.jokar boqorad ah baa naga qabtaa hada nahy mj cumar maxamuud madaxa noo saaranthy 😘

    • @maganwarfa
      @maganwarfa 3 роки тому

      😄😄😄 hada seedi Miya Dahir Alasow idin ka celiin

    • @Futuresompres
      @Futuresompres 3 роки тому +9

      @@maganwarfa daahir calasowga aad shegayso sow maaha kaa awoowgii utalinjiray oo fadhiga awawgii awaygay uga kici jiray kkkk ma caruurra iyo hablaha dabadooda in la dabo galo baa ku taargeerta kkk

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 3 роки тому +2

      Waa markii labaad oo mj ka guursado caruurtisa xita hooyadood waa mj

    • @issashale8105
      @issashale8105 3 роки тому +2

      Legend Ilkacase keep going my bro

    • @abuudi1080
      @abuudi1080 3 роки тому

      😂😂

  • @suhyb2239
    @suhyb2239 3 роки тому +72

    Legend qays go forward
    From 🇩🇯

  • @c.beyrof503
    @c.beyrof503 3 роки тому +30

    inta ilkacase jeceyl lake isaar pelez 💯😌

  • @husseinahmedibrahim834
    @husseinahmedibrahim834 3 роки тому +34

    " Anoo lixda lixaad eebe uu isiiyey
    Kuwa nacaybka lahadaaqaaya
    Dhegta uma dhigo liiiskooda mafuro " 🙌😅

  • @abubakarahmed5322
    @abubakarahmed5322 3 роки тому +70

    Wlhi this is one of the best songs of Ilkacase qays ,wlhi i feel confidence when i listen 🎧 this song . Libinteydana loyer uma baahno 💪💪💪💪💪💪

  • @omarabdi7463
    @omarabdi7463 3 роки тому +162

    'Nairobi' inay kujirrto heesta inta u maleen jirtay ismuujiya😅😅

    • @innaugaas7166
      @innaugaas7166 3 роки тому +4

      Laheloow waa magaalo dhobleey agteda

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 роки тому +1

      @@innaugaas7166 maaha lehelow waxay kutaala gobolka doolo waliba magaalada wardheer bay xaga galbeed ka xigtaa

    • @innaugaas7166
      @innaugaas7166 3 роки тому

      @@fahad_cigaal so hubso aniga rer garissa ayaa ahay lahelow waxaan ku maqley in ku taaalo meel u dhow libaayo dhobleey

    • @omarabdi7463
      @omarabdi7463 2 роки тому

      @@innaugaas7166
      Labadiinuba waad saxantihiin,, labo Leheloow ayaa jirta. Miduu ula jeedo abwaankaa og

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 3 роки тому +31

    Hestan leyrics keda inta sugesay ha idhaaafina talow✋

  • @hassankaafi7190
    @hassankaafi7190 3 роки тому +190

    Laamaha dhabige
    duurkaba ku yaal
    Dabaylaha luli markay dhaqaaqaan
    Leydha ladheeli gadigood ladheeli
    Ugaadha harsani hurda la aan ma joogto
    Anoo lixda lixaad eebe uu isiiyay
    Kuwa necebka lahadaaqayaan
    Dhagta uma dhigo liiskooda mafuro
    Lulumada biyaha dusha ka saaran
    Lama dhaansado lamana dhadhamiyo
    Libintaydana looyar uma baahmo
    Laaclaac iyo lagdin uma baahno
    Nin naftiisa luray faataal uma baahno
    Nuuraani baan ahay leylkibaan duulaan
    Laasqoray baan Anoo lali dul maraa
    Laheloow iyo libooyaan kusodagaa
    Maangaabku hurda malado miyaa King Kong Boqorka Rabka❤️

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 2 роки тому +30

    Hello iam here in burco togdheer really amazing he is the king of all somali musicians with out questions he deserves best of all the time really he is complete singer

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE 3 роки тому +39

    King Kong another level weeeye one love team kaazow

  • @hanadabdullahiaden5657
    @hanadabdullahiaden5657 3 роки тому +15

    Laasim ma aha dhibka in aan sharaxo kuwa litee naftooda gabay in aan la tirsado la jihaado maaha hadaa yur Dhihin lalaab madayaan❤️🔥👌🏿

  • @abdulsalamahmedsheikh3661
    @abdulsalamahmedsheikh3661 3 роки тому +12

    Liboi magaalo Cawlyahan (Cawshaqani)❤🔥 halkaan kudhashay❤

  • @abdullahiabdirahman3810
    @abdullahiabdirahman3810 3 роки тому +24

    1:45am habeen axada finalka cop america [argentine vs brazil] iyo legend ilkacase heestan qarami maha lkin dhawr mar ayaan cawa ku ceshtay sababtana magaranayo

  • @apdulhakiemhassan1428
    @apdulhakiemhassan1428 3 роки тому +47

    The one only legen ilka Caze Qayz😎😘😎

  • @zakipoiy2866
    @zakipoiy2866 3 роки тому +62

    Legend of the world king of rapper keep going

  • @miss_kean226
    @miss_kean226 3 роки тому +24

    We we ilkacase qeys another level king of the rapper🦁✌

  • @jabshepro
    @jabshepro 3 роки тому +9

    Wow Another Level Legend Ilkacase Qeys On The Fire

  • @ibnusayid9090
    @ibnusayid9090 3 роки тому +42

    Waligey first comment ma noqon like👇

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 3 роки тому +9

    Libaaxu mabaqo leeb kama baqo @ilkacase horey u soco Legend 🙏❤️ from Djabuti 🇩🇯

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 Рік тому +7

    The GOAT🐐 there's only one legend 🙌 ilkacase qays🐐🐐

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 3 роки тому +8

    Dadka buufizka hayo o ahlu dhafarka ah paz ha izaran👍🔥

  • @aliabdi2877
    @aliabdi2877 3 роки тому +6

    Wooow inta sugeyse heestan like 👍👌💪

  • @lindafilms345
    @lindafilms345 3 роки тому +10

    Ilove somali from Turkay♥️📎

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar5895 3 роки тому +5

    ilkacase libaax waad tahay from Galkacio Puntland cazoo🇺🇿💓💓🙏

  • @lil-ksombo9643
    @lil-ksombo9643 3 роки тому +44

    "Nin naftiisa luray faataal uma bahno"
    This song🔥🇸🇴❤

  • @MTVSomaliChannel
    @MTVSomaliChannel 2 роки тому +15

    There's only one ilkacase legend 👏🏾👏🏾

  • @salmanyare7264
    @salmanyare7264 3 роки тому +21

    Libax legend keep going forget the hatters

  • @zaki6822
    @zaki6822 3 роки тому +7

    Legend love from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 3 роки тому +23

    Awy reer tiktok soo madan sugynin heesta o full ah wataase kasoo shida dee

  • @zaiidjr4812
    @zaiidjr4812 3 роки тому +8

    Reaction waa diyar

  • @engazaad8760
    @engazaad8760 3 роки тому +11

    From ogadenia keep going Ina adeer💪

    • @haniqalo5532
      @haniqalo5532 3 роки тому

      Her abtigay wnnidin salamy ano Sana👋😍😘

    • @engazaad8760
      @engazaad8760 3 роки тому

      @@haniqalo5532 abti weynu ka qadnay👍

    • @haniqalo5532
      @haniqalo5532 3 роки тому

      @@engazaad8760 ❤️😍

    • @raxmoshakaal589
      @raxmoshakaal589 2 роки тому

      ❤❤❤🥰🥰🇬🇲🇬🇲

  • @hafsamuhammed2572
    @hafsamuhammed2572 3 роки тому +2

    Wooooow ♥️♥️♥️♥️😩🍯🍯🍯 wxaan ka soo salamaya Melbourne, 🇦🇺🇦🇺🇦🇺 Somali ha nolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wllhi I miss my mother land hargiesa ♥️♥️♥️♥️🍯🍯🍯🍯😩

  • @abasshajjiali3890
    @abasshajjiali3890 3 роки тому +16

    Superb KinG Kong👊🦍🦍Nuraani is finally out...longing to see this song

  • @inaaadan706
    @inaaadan706 3 роки тому +70

    Ilkacase waxaan kaa sugaynaa heestii somaliland 💚🤍❤

    • @smile2567
      @smile2567 3 роки тому +1

      heestana lakajafay marqanland

    • @hassanleban8667
      @hassanleban8667 3 роки тому +1

      @@smile2567 🖕🖕🖕🖕 dhabayaco

    • @sadiqmoha9284
      @sadiqmoha9284 2 роки тому

      @@hassanleban8667 hoyadaa dhabayaco ah idoor daba jiliic🤬

    • @nimohussein7123
      @nimohussein7123 2 роки тому

      Wuu qaaday beri hore heesta somaliland qays dawo

  • @calixareedfaysal9200
    @calixareedfaysal9200 3 роки тому +8

    Legend the one nd only our rapper qays fanka adiga ayaan kugu joogna hadii aan ku wayno waynu ku cajisayna and 👌👌👌

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi1831 3 роки тому +8

    Ay Qays fanaan tagay we love you Boqorka fanka🤴🏽♥️🦁 from Puntlnd💚🕊🌡🇸🇱 😂
    Hestan wxbn wn sugny reer Tiktok😂

  • @crazythings7417
    @crazythings7417 3 роки тому +12

    Cowsha in the building 🇬🇲🥰

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 3 роки тому +4

    ,,Laasqoray baan Anoo lali dulmara ‘’ ilkacse qays waan ku wataa lengend 😍 from laasqoray 😅

  • @huruuseyare5009
    @huruuseyare5009 3 роки тому +15

    Lasqoray Ban Ano Lali Dulmari Home💚💙

    • @mideeyeoffcial3876
      @mideeyeoffcial3876 3 роки тому +1

      😂😂😂 heestaba itaasan u dhagaysan from aaga laasqoray sandalada

  • @som2323
    @som2323 3 роки тому +15

    Legend ilkacase Qays Libaax leerta jiifo

  • @ubaxali4948
    @ubaxali4948 3 роки тому +1

    Man gabku hurdo ma lado mia👑🐅💪❤

  • @wllmorli1427
    @wllmorli1427 3 роки тому +12

    Legend Ilkacase keep going

  • @hamdicb3442
    @hamdicb3442 3 роки тому +5

    Gul ilkacase from Djibouti 🇩🇯

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 3 роки тому +21

    The one & only somali legend

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 3 роки тому +6

    King of rappers🔥🔥🔥

  • @abdimaalikhaji4286
    @abdimaalikhaji4286 3 роки тому +11

    sidaan usugayay wan daaly wlhi🙏❤️

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 роки тому +30

    Inta heestan ila sugaysay like iisaara team dhafar 😅😅😂

  • @khadaryaaba7705
    @khadaryaaba7705 3 роки тому +1

    Wale mxan sugaye legend

  • @salaadaalta1327
    @salaadaalta1327 3 роки тому +12

    Welcome back 💪🏿💪🏿boqorka shanta soomaliyed

  • @yusufxasan6172
    @yusufxasan6172 3 роки тому +37

    Inta 12:51 habeynimo u tahay liketa ha ila dhaafina

  • @siyat690
    @siyat690 3 роки тому +2

    Waxan Rab udafeee love esar plz💕

  • @user-gi4sp5rt1m
    @user-gi4sp5rt1m 3 роки тому +6

    ماشاءالله فنان
    نفتخر فيك كونك صومالي 💙🇸🇴

  • @beingsalmaabdullahi8730
    @beingsalmaabdullahi8730 2 роки тому +24

    I love Somali songs, big love, from swiden

    • @musayourson-in-law3104
      @musayourson-in-law3104 Рік тому +1

      It doesn’t matter where you are from so long you’re Somali and can understand the language 😂😂 am from Kenya 🇰🇪

  • @salmanmuse3373
    @salmanmuse3373 2 роки тому +3

    Ninka uku rabka bdn somaliya sharmaboy iyo lilbaliil iyo waxa lamida wakana macalinkoda

  • @qani613
    @qani613 3 роки тому +1

    i was waiting for this 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @jakartapoyjp5889
    @jakartapoyjp5889 3 роки тому +2

    Intaan heed dhegeysanaaye dembiba ha ahaatee xaqiiq ma arkin heesaha ilkacase kuwa lamid ah waxa kale waa H ilkacase legend🔥🔥🔥🇸🇴❣️🙏

  • @hudaabyan6635
    @hudaabyan6635 3 роки тому +66

    I feel soo proudly and confidence when I listen to this song

  • @samsamj18
    @samsamj18 3 роки тому +21

    I have been waiting for this forever and I’m not disappointed! Worth the wait! Ilkacase waa legend 🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @loverbike87
    @loverbike87 Рік тому +2

    Viva khaatumo 🗡🐎🔥🥰

  • @daudhassan2680
    @daudhassan2680 3 роки тому +7

    Laan Dheere Abgaal iyo Ogaadeyn iska dhalay 👏👏

  • @ghostviewer6190
    @ghostviewer6190 Рік тому +7

    One year since it came out and still looks fresh🚫

  • @zainababdullhijoseph5398
    @zainababdullhijoseph5398 2 роки тому +3

    From LaasQoray
    ILka case Libaax from suLthamadaH

  • @ashaabdullahi8061
    @ashaabdullahi8061 3 роки тому +1

    Yes finally wey so baxaday

  • @elmidon
    @elmidon 3 роки тому +8

    King Kong
    Legend of 5somali people
    Nuuraani waryaa
    Real Negga
    Positive Mind
    Libaxa Shanta Somali
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
    ⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️
    ✨✨✨✨✨✨✨
    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @khalifjayte9219
    @khalifjayte9219 3 роки тому +3

    Waaxaan oo kalan baa ka gadmaa dhaminta 2021🦍🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @kinguziarmy9471
    @kinguziarmy9471 3 роки тому +8

    Legend 🤩

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 3 роки тому +2

    The one and only legend ...Boqorka Rabka ...my brther Ilkacase qays
    ..always kazow unted come once agin brx

  • @mahmoudhussein9363
    @mahmoudhussein9363 2 роки тому +1

    Wa wax Kalle ilkacase🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @cabdikaafi6580
    @cabdikaafi6580 2 роки тому +4

    Hestan iney farmajo ka hadleyso intii fahantay like🥰

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 3 роки тому +46

    Do you use all your brain cells at once or one at atime?
    Ilka case: Libinteydu Loyar uma baahno

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 2 роки тому +1

    Loyal Uma baahno waa loo jeedaa abaah

  • @mahadosman4610
    @mahadosman4610 3 роки тому +1

    Legend 🙌 ilkacase qays 🖤💯

  • @akaaymanip91
    @akaaymanip91 3 роки тому +4

    Imisaan sugaaye heestan ilkacase epow 🤟thug life for ever🤘🤙

  • @mohamedfoolinho5031
    @mohamedfoolinho5031 3 роки тому +36

    Pure talent keep going lagende 🙏🏽🤴🏾 kiss forehead this kids

    • @barkadlehmiguil8962
      @barkadlehmiguil8962 2 роки тому

      Yes he can free style seconde to none but lyrics belongs to Hassan cafi

    • @knanshini2871
      @knanshini2871 2 роки тому

      Isagu ma qorin hassan kaafi ba qoray sxb, waana gabay laxan lasaaray

    • @Imraan53
      @Imraan53 2 роки тому

      @@knanshini2871 goorme ka tiriyey?

  • @charkoyabehboy3932
    @charkoyabehboy3932 3 роки тому +1

    libaxa raapka ilkacassé , from Djibouti

  • @nimcaanaadan5261
    @nimcaanaadan5261 3 роки тому +2

    Legend liph sare Og viva 🙏🥰✊

  • @ahmedmusalay6359
    @ahmedmusalay6359 3 роки тому +22

    The greatest rapper of all time 🐐

  • @brotherzakki9313
    @brotherzakki9313 3 роки тому +6

    🗣️''NIN NAFTIISA HURAY FAATAAL UMA BAAHNO". WALHI WAA HADAL WEYN! ILKACASE QAYS 🤜🤛 LEGEND LAWA MA AHA

    • @iSwEedE
      @iSwEedE Рік тому

      Maxaa laga wadaa faataal uma baahno?

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 роки тому +2

    Laasqoray baan anoo lali dul maraa👍👍👍👍

  • @ciltireproduction7824
    @ciltireproduction7824 3 роки тому +2

    Legend is back

  • @zalatanka184
    @zalatanka184 3 роки тому +5

    First comment new music 😇🤩🤗nin naftiisa horay faatal uma baahna been ma ahn nin geesi ah faataal ma yaqan shabta wyy wxiisa

  • @crazycrown6350
    @crazycrown6350 3 роки тому +21

    Somali living legend

  • @maryancelmi3107
    @maryancelmi3107 3 роки тому +1

    waa jeclahay heestan laas qoray waligey arkin jeclaaday

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 3 роки тому +2

    Wooow show garoowe noogu imoow bro ilkacase qays🇸🇱🇸🇱🇸🇴💯

  • @butericiise2540
    @butericiise2540 3 роки тому +3

    Ilaa iyo lixdan sano jees jeeska madaayo legend waa ku wadanaa

  • @luqmanmaslahmohamed1888
    @luqmanmaslahmohamed1888 3 роки тому +4

    Heestan wlhi bilooyin an sugaayi 🔥🔥🔥🔥😍

  • @muzamilcawilxuseen8081
    @muzamilcawilxuseen8081 3 роки тому +2

    Legend qays ✌🥀

  • @abduqadirmaxamed6519
    @abduqadirmaxamed6519 2 роки тому +1

    Mash allsh

  • @samatarliofficial2255
    @samatarliofficial2255 3 роки тому +13

    Saa usugayay heestan my bro ilkacase qays noolow inta nolol jirto❤