K’naan ft Sharma boy- Somalia Somali Baa Leh (Official Music Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 гру 2021
  • Sharma boy ft K naan Warsame
    Drone footage by Said Fadheye
    Edit by Darajo Boy

КОМЕНТАРІ • 7 тис.

  • @yaasiinhalyeey2317
    @yaasiinhalyeey2317 2 роки тому +5217

    GEEL LISIDIISA SEE ISKU NAHAY ASXAABEY HHH FISHA BEST REACTION IYO HEESTA SANADKA

    • @arsenalshorts5713
      @arsenalshorts5713 2 роки тому +47

      Wahkale 🔥

    • @mahamedshorty7417
      @mahamedshorty7417 2 роки тому +35

      Sxb ileen xoolo dhaqato ayad aheyd markaagi hore

    • @barakeestemedia5417
      @barakeestemedia5417 2 роки тому +20

      Somaliya somali ba leh❤🙏🙏🙏

    • @mohaabdi9894
      @mohaabdi9894 2 роки тому +24

      Sharma Boy Wuu Ka Dambeeya nio marka Commenti Usoo Qortawa Pin Horu Ka saara ee mar Abwaan Heesaha Ma adaa usameeya Ninkaan

    • @abdifathhassan3328
      @abdifathhassan3328 2 роки тому +12

      Odogeyga Somaliyed geela lisitankisa wa ku nuuroysa

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena 2 роки тому +6208

    Another One 😎 are you ready for this #kabaxkabaxkabax
    K'naan + Sharma Boy = Somalia🇸🇴

  • @anizamohamed5053
    @anizamohamed5053 2 роки тому +1802

    Somalia somali baa leh🥰🇸🇴💙💙

  • @fay6834
    @fay6834 9 місяців тому +36

    Illaahow Qalbigood Qabiilka Ka Saar Yaa Rabi Yaa Raxmaan 🤲🏽 🇸🇴✊🏽

  • @umalkhayrmohamud3610
    @umalkhayrmohamud3610 Рік тому +17

    jah calankeygii 🇸🇴 🇸🇴 from hargeisa ❤

  • @XayaatKajal
    @XayaatKajal 2 роки тому +2182

    Waxkale Our legends aadan ugu faraxsanahay inaan ka dhax muuqdo muqaalkan dadka badan mideyay Somali Guul

  • @therealmalyuunmaanka
    @therealmalyuunmaanka 2 роки тому +934

    Adigaa Leh Anaa Leh Cawaale Layaab
    wlalahayga Sharma Ft K Naan

  • @yousrayassin8276
    @yousrayassin8276 2 роки тому +114

    I never get tired of this song it always reminds me how proudly Somali I'm . Somalia much love 🇩🇯🇸🇴

  • @abwaandunee7720
    @abwaandunee7720 Рік тому +12

    Heestan Waxay wadataa dareen Somali nimo Waana Mid Badalaysa Shucuurta qofkastoo Somaliya oo jecel Dalkiisa iyo Dadkiisaba Dalwalba Dadkooda ayaa Sharf uyeela I❤ DALKAYGA SOMALIA🇸🇴

  • @baabajeey
    @baabajeey 2 роки тому +1182

    Waxba lagama bedeli karo wlhi horey usoco sxb

  • @Mo_Bulshaawi
    @Mo_Bulshaawi 2 роки тому +908

    Somalia 🇸🇴 Somaliba LeH🙏 Legends Layaab Layaab.🔥♥️

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 роки тому +35

    From hargaysa, somalialand,but all Somalia's are brothers

    • @hodakahin2314
      @hodakahin2314 4 місяці тому +1

      Somaliland is the land of the Somalis. Don’t let anyone divide you against your own people.

  • @gadisanasir851
    @gadisanasir851 Рік тому +108

    I'm Gadisa Oromo from Ethiopia. I swear to God am falling in love with somalis culture, music, girls and every thing and i feel like im connected you know. This music touches deep of my heart. Proud of being your generation. Somali Wankujaceyl🤩🤩🤩🙂

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio 2 роки тому +1365

    Woow mar kale iyo 2 legends keeo it up brothers

  • @xamaadaproductionstudio5883
    @xamaadaproductionstudio5883 2 роки тому +1308

    My brother's sharma and Kenyan we are Somali 🇸🇴 hore lo soconayaa insha alah 🇸🇴🦾💪🎻

  • @suedanoah2983
    @suedanoah2983 2 роки тому +31

    Somalia is my motherland !!!! I miss my childhood with my siblings, parents, my relatives & my neighbourhood in Somalia-Xamar... Where they are all gone now? Only memories with me now...My best memory in my life, were in Somalia... These beautiful memories, will stay with me till the end of my life!!! For ever and ever love and respect Somalia. Somalia Somali baa leh!!!!✌🤞💯👍💞💞💞💞💞💞💞💞💞🤚💐🌸💐🌸💮🌸💐

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 5 місяців тому +4

    SHARMA BOY,Somali Rapper singer-songwriter.
    Heestaan, waxa ay Soomaalida u tilmaami qaranimada, dhulka,midnimada iyo Calanka Soomaaliya.
    UNITED WE STAND.

  • @BozzVlogs
    @BozzVlogs 2 роки тому +3762

    One flag
    One people
    One Blood
    One Religion
    Only Somali Country one love 🇸🇴

    • @reemreemo21
      @reemreemo21 2 роки тому +54

      @Ai Love حسبي الله ونعم الوكيل خاف ربك

    • @FactCuriousYT
      @FactCuriousYT 2 роки тому +50

      @Ai Love hadaa Adi Diinlaawe Tahay Minorty Ayaa Tahay Meesha Majorty Laga Hadlayaa

    • @sunlight849
      @sunlight849 2 роки тому +4

      Buzz lagenow adu xage dhacday

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 2 роки тому +32

      @Ai Love adiga hdaad masiixi tahay noomaba xisaabsanid mana xisaabsano kaafur rabi kafurtay somaliga waxa qasab ah inu muslim yahay kuhadlo afka somaliga ama u ku abtirsada labadiisa walid iyo inu yahay nasab layaqaan

    • @rosemarka9639
      @rosemarka9639 2 роки тому +27

      One religion ❤

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362 2 роки тому +2909

    Www an other level ❤️🇸🇴

  • @mossusa
    @mossusa 2 роки тому +59

    all love ❤️ to my people my people! they are my brothers and sisters.. your brother from Sudan 🇸🇩

  • @manaicha5976
    @manaicha5976 Рік тому +11

    Somalia somali ba leh 🇸🇴 i love you somalia 🇩🇯♥️🇸🇴

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 2 роки тому +934

    I am from India 🇮🇳 and I like somalia music Khawaadkiina cune soomaali ban ahee like iisara soomaliyeey😂🇸🇴💙

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89 14 днів тому +3

    Heestan waxaan soo booqday Maalinta xoriyada 26/june/2024🇸🇴

  • @Abdikani584
    @Abdikani584 6 місяців тому +9

    Heestan waxan xaqiiqsayad 2024 wllhy😢

  • @hindisaarshoki1997
    @hindisaarshoki1997 2 роки тому +2587

    I’m crying 😭 I’m proud to be somali 🇸🇴

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 2 роки тому +535

    Sharma boy is our star, our diamond and he never disappoint, Horay usoco walal

  • @user-qu6bz7xj3o
    @user-qu6bz7xj3o Рік тому +9

    فخر وعشقق واعتزاز لنا صوماليا صوماليا🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙

  • @DrsshaymaMohamed
    @DrsshaymaMohamed 29 днів тому +4

    Love Somalia 🇸🇴 ❤

  • @hafsamohamed962
    @hafsamohamed962 2 роки тому +217

    Waan qiiroday somaliyeey 🥺😭🇸🇴🇩🇯 heestan haynoo noqoto heesaha Wadaniga mida ugu sameynta badan 😭

    • @xogsadeabdi5422
      @xogsadeabdi5422 2 роки тому +10

      @@hass.analytics cawale Waa somalia lkn jabouti waa somali wana dal calan leh maa diidi diri dhaba ana leh🇩🇯🙈somalinimona Waan kaga horeya caqow gabdha ka dhamow

    • @hafsamohamed962
      @hafsamohamed962 2 роки тому +5

      @@hass.analytics
      Cawaale Shanta somaliyeed ayuu Ka matalayaa xidigta fiiri iyo dhiiga dhaqanka iyo somali nimada
      Walalkay soamaalia Somali baa leh micnaheeda waa Somali oo idil 🩸🥰

  • @MascuudOmarOfficial
    @MascuudOmarOfficial 2 роки тому +363

    Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴 Somali Is One! 💯 Best Collaboration K'naan+SharmaBoy 🙌🙌

  • @cabdisamadbodhariofficial9917
    @cabdisamadbodhariofficial9917 Місяць тому +2

    Best song in 🇸🇴🎉❤🇩🇯💉💉Somalia Somali baa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏💎29 may 2024 l🎉 ( like 👍👍

  • @user-pk4hm7dp4f
    @user-pk4hm7dp4f Рік тому +13

    Respect from Algeria 🇩🇿

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 2 роки тому +75

    🤴Diridhaba ana leh xamar iyo doolow🇸🇴
    🤴Godey ana dega ilaa gaarisa🇸🇴
    🤴Dadka iga maqan jigjigaan dareema🇸🇴
    🤴Mahuraan hargaysa wan uhiiliya🇸🇴
    🤴Laabtan ku hayaa hooyo🇸🇴
    🤴Wan hadal haya hoyo🇸🇴

  • @abakarabdi1930
    @abakarabdi1930 2 роки тому +9

    Somalia 😥😥😥from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +12

    Ilaahayoow noo dambi dhaaf, Heesna qalbigeena kamadoowe,
    Diinta nafahamsii, Xaqana nawaafaji dhamaanteen,
    Aameen

  • @GaraadAbokar
    @GaraadAbokar 2 роки тому +32

    Why I’m crying 😢😭when I see this Somali hanoolaato one love Somali Maxamed 💪🏽💪🏽❤️

  • @ERAMUSICCOMPANY
    @ERAMUSICCOMPANY 2 роки тому +1021

    Ayy legends long life everything 👑You are a people🇸🇴 who have raised their country and will always be there

    • @hassanshekeeye_official3428
      @hassanshekeeye_official3428 2 роки тому +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdiweliegag3837
      @abdiweliegag3837 2 роки тому +1

      Love my brother

    • @abdiweliegag3837
      @abdiweliegag3837 2 роки тому +1

      Love you queen

    • @aliyarehhersi9722
      @aliyarehhersi9722 2 роки тому +2

      Ôrgyu

    • @fahmociise4097
      @fahmociise4097 2 роки тому +1

      @@hassanshekeeye_official3428 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osmanabdai-sheikh2493
    @osmanabdai-sheikh2493 Рік тому +2

    Waa sidaas somali somali baa leh meelkasta ay joogaan.

  • @abdirahmanelmi4786
    @abdirahmanelmi4786 Місяць тому +1

    Je suis Djibouti mais je suis Somalie my Family Somalie

  • @abdinasirhusseinali5898
    @abdinasirhusseinali5898 2 роки тому +331

    Beautiful people 👩🏽👦🏽
    Beautiful flag 🇸🇴
    Beautiful culture 🐪
    Beautiful religion ☪️
    Beautiful language
    Blessed to be somali alhamdulillah!!!

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 роки тому +21

    Heesta inteda danbe emotional gooni ah bey igu reebte wlhi😭😭
    Diridhaba anaa leh xamar iyo doolow🇸🇴 💪
    Godeey anaa daga ilaa gaarisa 🇸🇴💪
    Dadka iga maqan jigjigan dareema 🇸🇴😫
    Mahuro hargeyso 😭🇸🇴waan u hiiliyaa laabtan ku Hayaa Hooyo waan hadal hayaa 5 somali oo midowdo maalin un waan arki doonaa😭🇸🇴

  • @Bellakiin854
    @Bellakiin854 Місяць тому +19

    Inta 2024 dawaneso wani salamaa✌😂

  • @MunoAbdi-gv2wu
    @MunoAbdi-gv2wu 3 місяці тому +3

    Somalia 🇸🇴 hanoolaato ❤😊

  • @abdirahiimmohamed8190
    @abdirahiimmohamed8190 2 роки тому +11

    Wooow 2 legendary sharma nd K'nan big respectful Long-life somalia 🇸🇴👏 from hargeisa somaliland🇮🇷
    👉we_love all of u somaali idilkeedba one♥️💞♥️💞♥️

  • @AsadDiaby
    @AsadDiaby 2 роки тому +11

    Somalia Soomaali Baa leh
    Allow Somalia oo mid ah
    Ayaan kaa bariney aamiin 🤲

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 2 роки тому +2

    Somali Somali baa leh 🇸🇴🔥🔥

  • @asmagaid1527
    @asmagaid1527 Рік тому +7

    Dadka iga maqan jigjigaa dareemeee😭

  • @maanoh_qoslayeh7149
    @maanoh_qoslayeh7149 2 роки тому +86

    SOMALIYA SOMALI BAA LEH, LEGENDS NEVER DIES❤️🇸🇴

  • @honahmettkhazbaaye5021
    @honahmettkhazbaaye5021 2 роки тому +65

    QABIIL MA lihi Waxan ahay somaali hadii aad ila mid tahay love isku muuji legend sharma and knaan

  • @NimcoCcasiis
    @NimcoCcasiis 23 дні тому +1

    Jah calankeygii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴form puntland

  • @najmoali7543
    @najmoali7543 2 роки тому +2

    cawale cilid maleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 2 роки тому +9

    4.6k oo comments hadii aad iga dhex aragto like somalia somaliba leh🇸🇴❤🇸🇴❤💪🌍💪🇸🇴❤

  • @zehrabintabalhanda4506
    @zehrabintabalhanda4506 2 роки тому +2117

    Sharma is very poetic and talented. I don't even like Rap but this guy makes sense.. thank you for making the useless other out of business 🙂🇸🇴

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 2 роки тому +22

      Sharma is unique

    • @maanka8907
      @maanka8907 2 роки тому +11

      Well said 👏 🇸🇴

    • @maxameddeeq4037
      @maxameddeeq4037 2 роки тому +9

      This guy is our Boy🥳🥳Sharma boy 🥳🥳

    • @mustafe3456
      @mustafe3456 2 роки тому +11

      Mar turki shego marna ciraq marba Mel shego😂

    • @maxameddeeq4037
      @maxameddeeq4037 2 роки тому +2

      @@mustafe3456 😅yaa way kaas

  • @hafzaarawelo2534
    @hafzaarawelo2534 13 днів тому +1

    Somalia somalia baa leh happy 26june 2024

  • @SumeyaZuzu-wg2mx
    @SumeyaZuzu-wg2mx 8 днів тому +2

    1 luulyo 2024😢🎉❤🇸🇴

  • @mokshewoch7552
    @mokshewoch7552 2 роки тому +575

    Love you Somali people from Addis Ababa. Peace to the Horn of Africa. 🇪🇹 ❤ 🇸🇴

    • @abdinajibabukarissak9678
      @abdinajibabukarissak9678 2 роки тому

      Thank you

    • @lione123
      @lione123 2 роки тому

      Bro dredawa jijiga yega new eyale new eco saygebash pis and love atbey

    • @mokshewoch7552
      @mokshewoch7552 2 роки тому

      @@lione123 Tadia ewnetun eko new.

    • @mopalm2759
      @mopalm2759 2 роки тому +1

      East strong young G . Kenya, Somalia Ethiopia, Djibouti, Tanzanian. But Africa United always

    • @Bandella.8
      @Bandella.8 2 роки тому +2

      @@mokshewoch7552 ❤❤🇪🇹 🇩🇯🇪🇷from 🇸🇴 Mogadishu love horn Africa

  • @Aloosh598
    @Aloosh598 2 роки тому +31

    Sharma Flavour Of Somalia🇸🇴
    Dhadhanka Fanka somaliyeed Baad Dib Uso Celisay Sxp❤

  • @mohxofficiel9457
    @mohxofficiel9457 Рік тому +5

    It's not only song It's a feeling 😭 from Djibouti 🇩🇯

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 Рік тому +3

    2/1/2023 inta daawaneysa is muujiya😂😍

  • @abdullahiabdiabdi739
    @abdullahiabdiabdi739 2 роки тому +274

    This collaboration will never be forgotten.

  • @sharmaboymusic2998
    @sharmaboymusic2998 2 роки тому +28

    Team sharma marnaba noo hoos

  • @user-jo6oj5mz7v
    @user-jo6oj5mz7v 3 місяці тому +2

    Somalia guul❤🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gasimadam3943
    @gasimadam3943 Рік тому +11

    التحية من السودان وهولندا

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +38

    WOW TWO LAGENDS SHARMA BOY AND K'NAAN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🥰
    Voice=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Melody=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯
    SOMALIA SOMALI BAA LEH REALITY MY BROTHERS sharmake Abdinasir Mohamed and k'naan Abdi warsame🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🥰💪

  • @zuhaipck
    @zuhaipck 2 роки тому +28

    Libaaxyadii 🌍 Africa somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    This is somali celebration 🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴

  • @abdiweli1574
    @abdiweli1574 11 місяців тому +5

    Weli ma arko Qof soo qoraya Inta yaree uu keynaan kaga hadlayo waayihiisa faneed ee uu leeyahay " I'm the nigga waa aniga wadaniga
    oo ka diiday kambaniga
    Lama gadan weligii❤
    Ar muxuu halyeey dhab ah yahay iyo wadani dhab ah.
    Hadaad iga danbeeyso Like saar
    K'naan Ft sharma boy on fire
    We will come back stronger than ever, Somali ha israacdo .❤❤❤

  • @kingsaabir4340
    @kingsaabir4340 2 роки тому +3

    Somaliya hanolaato team somaliya ismujiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰❤❤

  • @adelgafar6051
    @adelgafar6051 2 роки тому +157

    الصومال شعب الكرم تحياتي لشعب الصومال الطيب 🇾🇪❤🇸🇴

  • @zakibinxaaji
    @zakibinxaaji 2 роки тому +5348

    💪 S o m a l i a 🤏😎

  • @jbcoast9621
    @jbcoast9621 2 роки тому +334

    Somaliness before all respect to my people 🇸🇴 much love from your other half Djibouti 🇩🇯 we love you guys May Allah bring back the Lions of Africa stronger again ❤

  • @user-yo4xm4gb1q
    @user-yo4xm4gb1q 3 місяці тому +4

    2024 😂😂😂
    Soomaali i'm from purugal my name is cr7 son i love soomaali song ❤❤❤ 🇵🇹❤🇸🇴

  • @DjMaaMeY
    @DjMaaMeY 4 дні тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴Waan Ku Fana Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴 1:12 🎉🎉K’naan ft Sharma Boy 🎉🎉 Superstar’s to the World 🌎 History 🔥🇸🇴 3:06 ❤️🙌

  • @cabdirisaaqraamsade
    @cabdirisaaqraamsade 2 роки тому +13

    Wax kale 😭💔

  • @cilmixikmaawiofficial5272
    @cilmixikmaawiofficial5272 2 роки тому +10

    Waxa farxad ii ah in Sharma boy isku jil noqoday 💪The one and Only Sharma

  • @mahamudahmed5591
    @mahamudahmed5591 2 роки тому +14

    That shoot that never miss the target is what this song is all about, it touches your soul, borne marrow and every core of your body, salute you both for this one song for its purpose. Feeling it.

  • @Rashka197
    @Rashka197 7 місяців тому +5

    Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muhyadiindonnieyen1598
    @muhyadiindonnieyen1598 2 роки тому +7

    Halmar kabadan hadaad ku ceshaty love saaar❤️.....
    xaaata i istaaagty wlhi heestan sidaan ugu qiiroodey🥺🥺

  • @faysalmuniir6656
    @faysalmuniir6656 2 роки тому +9

    Somalia way israacday 🇸🇴❤
    No qabiil❌😡😡💯
    Qoladeynu waa dhalinyaro only🇸🇴❤💯

  • @barkhadgiire6708
    @barkhadgiire6708 2 роки тому +9

    I went to Somalia last year and now every time I hear this song I cant help but think about all of the family I met there it makes me cry uncontrollably

  • @MoonAhlid
    @MoonAhlid 7 місяців тому +28

    All my respect to my Somali brothers from Algeria 🇩🇿🇸🇴

    • @abrahman129
      @abrahman129 7 місяців тому

      😅 Algeria 3-1

    • @MoonAhlid
      @MoonAhlid 7 місяців тому +2

      @@abrahman129 hhhh well played ✅

  • @yaasirfiraaqofficial8200
    @yaasirfiraaqofficial8200 2 роки тому +18

    Somaliya soomali baa leh two legends 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @YasserMohaydin-bx3qf
    @YasserMohaydin-bx3qf Рік тому +4

    One flag
    One religion
    One blood
    One people
    One. Country
    Am very happy to be somali boy 💪

  • @aminhajir5644
    @aminhajir5644 4 місяці тому +1

    Somalia somaali baa leh /2/28/2024❤

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 роки тому +20

    viva somalia heesaha maamulada nagada heesahan soo badiya si dhalinta kala foganeysa iskugu soo dhawadan ilove you keynan iyo sharma boy

  • @jamayusuf9343
    @jamayusuf9343 2 роки тому +421

    I’m from Djibouti 🇩🇯 we proud being Somali they divided us 🇸🇴❤️🇩🇯 🇩🇯 we are same culture same language same blood we are ethnic Somalis one love 🇸🇴❤️🇩🇯 Somalia Somali baa leh big love my people 🇸🇴🇩🇯✋

    • @preciousqueen2888
      @preciousqueen2888 2 роки тому +12

      Djibouti we love tooo our pple 🇩🇯🇸🇴

    • @sayidbare1106
      @sayidbare1106 2 роки тому +16

      The 5 Somalia will one day unite as one and defeat the enemy love all my people 🇸🇴❤️🇩🇯

    • @formybrothersediting8247
      @formybrothersediting8247 2 роки тому +2

      If we are same languages why you are speaking English mise soomaali ku wadhiwaayo 🤔

    • @abdikadir82
      @abdikadir82 2 роки тому +2

      Rabbi haku ciseeyo hana ku karameyo sxb somalidii xaashaheed wey sii dhamneysaa lakin lama qusto one day somali power will come back.

    • @akyow
      @akyow 2 роки тому +3

      Love from NFD

  • @hodanahmed378
    @hodanahmed378 2 роки тому +2

    Form jigjig somalia 🇸🇴somalibaleh

  • @sahinylmaz9073
    @sahinylmaz9073 8 днів тому +2

    Kendi ülkemde gördüğüm en iyi insanlar hep somali li insanlar sizleri sevgiyle selamlıyorum ❤

  • @diliqow140
    @diliqow140 2 роки тому +543

    One flag
    One people
    One Blood
    One Religion
    Only Somali Country one love
    Viva Somàlia 😭😭💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @holeyomar7880
      @holeyomar7880 2 роки тому +3

      ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @stogystones8790
      @stogystones8790 2 роки тому +4

      🇸🇴🇸🇴💪💪💪🤎🤎🤎🇸🇴🇸🇴🤎🤎😔❣️

    • @quenyazmah1882
      @quenyazmah1882 2 роки тому

      Somaia 🇸🇴🇸🇴🥰🥰

    • @arafatabdilahi7344
      @arafatabdilahi7344 2 роки тому

      Thanks My Blood Brother

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 Рік тому +1

      But over 10 different flags for each qabil Somaliyey sidaan iskudamaa

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 роки тому +6

    Dhalintaay aynu hal hadaf wada yeelano oo ah inaan diinteena iyo dalkeena wada hagaajino.
    one love somali youth❤💪✌🇸🇴🇸🇴

  • @nouraaay6163
    @nouraaay6163 2 роки тому +5

    Marku qalbigeni tagy inta hlkn so gashay wn salamaya 🇸🇴 abo farmajo wlhi ku tabi dona wlhi daroodna ma ihi lkn ninkn nin qabil mahayne mxn sas usamynay soomalay💔😭
    Hestan mlinki horen dawanayey ey so baxday wxn dremayey proud but today wxn la ooyaya mxn somali uga dhashy 💔🥹 igdaya somalia somali malee qabiil ba le aheey ah ax😭😭😭😭😭😭

  • @user-kj5oj9ik7l
    @user-kj5oj9ik7l 2 роки тому +2

    Hambalyo 26june ❤️🇸🇴

  • @pumpkinieepwp6644
    @pumpkinieepwp6644 2 роки тому +77

    Love to somalia from Bangladesh 🇧🇩

    • @mahadjr5610
      @mahadjr5610 Рік тому +2

      ♥️

    • @muhammed2968
      @muhammed2968 2 місяці тому

      are you bangladeshi i am i would love to go somalia to

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 Рік тому +1

    Somalia somali ba leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍

  • @dias3209
    @dias3209 4 місяці тому +3

    This song never get old 😢❤

  • @manker6445
    @manker6445 2 роки тому +77

    Wow again somalia somali baa leh🇸🇴♥️ legends This is the best song yet!!! Congrats sharma! K’naan big respect✊🏼🔥

  • @istahilabade5152
    @istahilabade5152 2 роки тому +37

    From Jij jiga somaliya somali ba leh
    Iam proud to be somali
    One day somali become together

  • @cashoibrahim4933
    @cashoibrahim4933 13 днів тому +1

    Heesta macaan Waaye waa maantan tahay saa Heesta nuu qaaday

  • @Queendunia
    @Queendunia 2 роки тому +1

    Somali jaceel 🇸🇴🇸🇴💪💪 sharma boy walaalkay wadani baa tahay🥰

  • @aerof7435
    @aerof7435 2 роки тому +70

    I am from degahbour Somali galbeed
    This song is legendary keep it up
    Brothers
    My beloved Somalia🥰🥰
    Goosebumps guaranteed💥💥💥
    Want to listen it all day

  • @aaaydoo6490
    @aaaydoo6490 2 роки тому +406

    Amazing we’re all Somali especially every single person needs to know Shades music share the love we are the next generation who is gonna be ruling Somalia 🇸🇴

    • @muslimbelal445
      @muslimbelal445 2 роки тому

      ♥️♥️♥️

    • @warfaanour6146
      @warfaanour6146 2 роки тому +3

      Yeah hopefully a better generation is coming. sending love from Burco, Togdheer❤️

    • @hcrfootball5661
      @hcrfootball5661 2 роки тому

      I have two idol Neymar jr and sharma boy from brazil one love ❤❤❤💯⭐

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @@warfaanour6146 maxaa tidhi burco .beenta jjooji .fuck somaalia

    • @Mayday_06
      @Mayday_06 2 роки тому +1

      @@abdihakimahmedjamanuur8999 🤫 You are a sour old man