Faaduma Qaasim Hilowle & Caasha Cabdow Malayka (Yeynaan u kala Harin)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 3 роки тому +1

    dhulkeena hooya saan ma u danbeysay jahli war aan wax wada barano maxaan u dhimanaynaa waa jahli somali saan u dhanahay wiil iyo gabar qofkaste xaq wadan kiisa kiis dhina ciisa ha ka iilaaliyo inshaa allaaaaaaaah

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 3 роки тому +1

    Heeso badan ayay isla qaadeen Caasho Cabdow iyo AUN Faadumo Qaasim.

  • @nurcali7948
    @nurcali7948 3 роки тому +1

    Illaahayoow wadankeeyna noo hagaaji, oo geeleeyda badawda ah, ee aan weligooda ilbaxeeynin naga qawo.

  • @maxamedadan2017
    @maxamedadan2017 3 роки тому +2

    Allow somaliaya somaalideedii hore ka dhig oo qabyaaladaan nadaashatay naga dulqaad

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 3 роки тому +1

    somali jahli maa saan naga dhigaayo rabi biyoo noo hiili bi idnika

  • @maxamedadan2017
    @maxamedadan2017 3 роки тому +1

    Heesahan wadaniga markaan dhageeysto wlhi somaliya ayan lamurgoodaa

  • @gorgor855
    @gorgor855 3 роки тому +1

    Waxey aheed casha ama faduma qasim iney midi noqoto boqorada codka waase iska xaalka somali

  • @issaomar3171
    @issaomar3171 3 роки тому

    AUN waa erayada laxankaba lahaa c/lahi qarshe

  • @misobifruit9329
    @misobifruit9329 3 роки тому +1

    ii saxa waxaan u fahmey " HEERKEYNU JOOGNIYO WAXA LAGU HAMIYAYAA KALA HABI WEEYEEE" mise?

  • @ibrahimnuh6534
    @ibrahimnuh6534 3 роки тому +1

    Asc hees qiiro badan xanbaarsan