Goobsan Media Inc
Goobsan Media Inc
  • 40
  • 211 183

Відео

Abwaan, Laxamiiste Cabdikarin Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday.
Переглядів 512 роки тому
Abwaan, Laxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey (Cabdikariin Jiir) oo Geeriyooday
Wareysi xiiso leh Fanaanada Khadra Daahir Cige
Переглядів 1,4 тис.2 роки тому
Khadra Daahir Cige Wareysi xiiso leh .
Farxiyo Cali Faarax, Sanad weliba hoodiyo.
Переглядів 482 роки тому
Farxiyo Cali Faarax, Sanad weliba hoodiyo wuxuu hadimo leeyahay Waa laga helaayoo Hadhow lagu xasuustaa. ©️Mahadsanid Macruuf Xaaji
Xagee ku dambeyay kiiska baaritaanka Ikran Tahliil ?
Переглядів 132 роки тому
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Galka baarista oo Voa-da ka diyaarisay Kiiska Ikran Tahliil Farax.
WARAYSI FANAANADA FAADUMO CABDULAAHI KAAHIN (MAANDEEQ)
Переглядів 13 тис.3 роки тому
Waraysi Xiiso leh, Fanaanada Maandeeq
KHADRA DAHIR CIGE IYO CUMAR XASAN ROORAAYE.
Переглядів 7663 роки тому
Khada Dahir Cige Iyo Cumar Xasan Rooraaye.Heestii : Sidaad iigu dheer tahay
Dood wadaag Madaxweyne Farmaajo - Full video.
Переглядів 2304 роки тому
Dood wadaag Madaxweyne Farmaajo - Full video.
Faaduma Qaasim Hilowle & Caasha Cabdow Malayka (Yeynaan u kala Harin)
Переглядів 4,4 тис.4 роки тому
Hees Wadani Ah
Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Aqbalay xil ka qaadistii Baarlamaanka.
Переглядів 354 роки тому
Ra'iisul Wasaarihii hore Khayre oo ka hadlay xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay.
Axmed Mooge Liibaan: Waayaha Aduunyada
Переглядів 8194 роки тому
AUN Axmed Mooge Liibaan Heestii Waayaha Aduunyada....
Hobolada Waberi 26-ka June
Переглядів 1004 роки тому
Hobolada Waberi 26-ka June
Prof Dufle: Soonka Iyo Caafimaadka
Переглядів 574 роки тому
Prof Dufle: Soonka Iyo Caafimaadka
Saynab Xaaji Cali Baxsan : Guuleysta
Переглядів 1,6 тис.4 роки тому
Saynab Xaaji Cali Baxsan : Guuleysta
Sahro Axmed Jamac iyo Marwo Maxamed (Himilo) Nabi Amaan. Ereyada: Maxamuud Ismaaciil Xudeydi AUN
Переглядів 2,9 тис.4 роки тому
Sahro Axmed Jamac iyo Marwo Maxamed (Himilo) Nabi Amaan. Ereyada: Maxamuud Ismaaciil Xudeydi AUN
Magool Hees Carabi ah song
Переглядів 7834 роки тому
Magool Hees Carabi ah song
GABAY (GEERIDA) ABSHIR BACADLE
Переглядів 9304 роки тому
GABAY (GEERIDA) ABSHIR BACADLE
Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbadda ka jeediyay Qaramada Midoobey
Переглядів 285 років тому
Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbadda ka jeediyay Qaramada Midoobey
Sheikh Maxamed Kaariye Fadliga Salaada Casar iyo Subax
Переглядів 1,1 тис.5 років тому
Sheikh Maxamed Kaariye Fadliga Salaada Casar iyo Subax
Xil. Sacdiyo Yaasiin” Oo dhulka la gashay Maamulka Farmaajo.
Переглядів 835 років тому
Xil. Sacdiyo Yaasiin” Oo dhulka la gashay Maamulka Farmaajo.
Shariif shiiq Axmed oo cambareyay falkii xalay ka dhacay Gaalkacyo.
Переглядів 345 років тому
Shariif shiiq Axmed oo cambareyay falkii xalay ka dhacay Gaalkacyo.
Wiil Soomaali ah oo Ciyaarta Feerka kaga adkaaday Wiil Malaysian ah
Переглядів 1485 років тому
Wiil Soomaali ah oo Ciyaarta Feerka kaga adkaaday Wiil Malaysian ah
YAASALAAM GABAR XIKMAD KU CABIRTAY QIIMAHEEDA
Переглядів 165 років тому
YAASALAAM GABAR XIKMAD KU CABIRTAY QIIMAHEEDA
Maxamed Saleebaan Tubeec: Hees Wadani ah
Переглядів 168 тис.5 років тому
Maxamed Saleebaan Tubeec: Hees Wadani ah
Maxaa ka cusub Dalka Maraykanka
Переглядів 1485 років тому
Maxaa ka cusub Dalka Maraykanka
Nin Norway ka guuray oo Jigjiga dharka ku dhaqa.
Переглядів 6645 років тому
Nin Norway ka guuray oo Jigjiga dharka ku dhaqa.
Maxamed Nuur oo Laba Danbi Lagu Helay
Переглядів 265 років тому
Maxamed Nuur oo Laba Danbi Lagu Helay
Maxaa ka cusub Maraykanka
Переглядів 6565 років тому
Maxaa ka cusub Maraykanka
Macalin Xiito
Переглядів 4,1 тис.5 років тому
Macalin Xiito
Maxaa Ka Cusub dalka Maraykanka
Переглядів 625 років тому
Maxaa Ka Cusub dalka Maraykanka

КОМЕНТАРІ

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 2 місяці тому

    Allow ku naxariso Aboo mcn Xudaydi. Qabriga haw wasiciyo aamin ya rab

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 6 місяців тому

    Wax ba ka dhece adeer ma jin ba ma jan ba

  • @afrah1736
    @afrah1736 8 місяців тому

    Hooyo Faadumo Abdilaahi Kaahin Maandeeq alow cimriga ubarakeey 😢😢

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 9 місяців тому

    Hadraawi hortii fanaaniinta ayaa qirey iney cod naageed oo macaan leedahay

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 10 місяців тому

    cod dareen leh , hadraawi ayaa horey u sheegay maandeeq

  • @SacadAbdi-go9hq
    @SacadAbdi-go9hq Рік тому

    Markaan shaqada kanasanayo waxaan dhegaha siiyaa codka degan ee fadumo maandeeq .aad ayaan usalaamayaa mandeeq .

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 Рік тому

    Ala walaalkey xiito, Ilaahow indhahaga kuu soo celi. Reer Adis ayan isku ahayan.

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Рік тому

    Alahu akbar, aduunku koobana UA-cam in aan ku arki doono u maleyn meeyn macalin xiito masha alah 30 sano ayaan qurbe ku noolahay macalin xiito macalinkeyga xisaabta ayuu ahaa fasalka 4aad ilaa kan 6aad dugsiga H/dh yaa waligey ma ilobin xisabta uu i barey yaa aduunku koobana alaha ku caafiyo macalin

  • @Private.Jetson
    @Private.Jetson Рік тому

    I had the pleasure of meeting macalin Xiito a long time ago and man, is he one of a kind. Only met him once but he left his mark and everyone who has met him feels the same way. Wish I could connect with him again. The definition of a real man, Allahumma Barek. There's no compliment that could truly encapsulate what a remarkable person he is, and the good he continues to give the world. Macalin Xiito is a gem and a gift to us all. May Allah give him the highest of rewards in this life for his wisdom and dedication to others, as well as grant him Jannatul Firdaus in the hereafter, Ameen.

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 2 роки тому

    Allahu Akbar 🥰

  • @yuusfabdihayi6689
    @yuusfabdihayi6689 2 роки тому

    Xooga dalka kuligod wey isku jiran fahad yasin wale cidan buu no dhisey

  • @foosimohamed7190
    @foosimohamed7190 2 роки тому

    Alaah cimriga haw dhereyo

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 3 роки тому

    Waa erayadii AUN abwaan suugaantiisan tiriya warqad la’aan. Suugaantiisa wuxuu kaga hadlaa noocyada shimbiraha, sida ciyowga iyo fiinta , faalka , falagga , meerayaasha / cirjiirayaasha iyo xiddigeysiga,, sidoo kale turubka. Iyo shaxda, waxa kale ee uu aad u tilmaamaa dhismaha jirka/ waaxyaha jirka sida waaxyaha sida beeka, dhiigga , gacmaha iwm…erayada waaweyn ee sarbeebta. Suugaantiisu waa badweyn oo aan xeeb laheyn ……..

  • @mahdi22ismail69
    @mahdi22ismail69 3 роки тому

    Masha allaah Heestaan waxaan kusoo xusuustaa Boosaaso , Gaar ahaan Iswiito Waqtigu wuxuu ahaa octobar 2006

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 3 роки тому

    dhulkeena hooya saan ma u danbeysay jahli war aan wax wada barano maxaan u dhimanaynaa waa jahli somali saan u dhanahay wiil iyo gabar qofkaste xaq wadan kiisa kiis dhina ciisa ha ka iilaaliyo inshaa allaaaaaaaah

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 3 роки тому

    somali jahli maa saan naga dhigaayo rabi biyoo noo hiili bi idnika

  • @gorgor855
    @gorgor855 3 роки тому

    Waxey aheed casha ama faduma qasim iney midi noqoto boqorada codka waase iska xaalka somali

  • @issaomar3171
    @issaomar3171 3 роки тому

    AUN waa erayada laxankaba lahaa c/lahi qarshe

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 3 роки тому

    Heeso badan ayay isla qaadeen Caasho Cabdow iyo AUN Faadumo Qaasim.

  • @misobifruit9329
    @misobifruit9329 3 роки тому

    ii saxa waxaan u fahmey " HEERKEYNU JOOGNIYO WAXA LAGU HAMIYAYAA KALA HABI WEEYEEE" mise?

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 роки тому

    🇸🇴 2:08

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 роки тому

    1:50.Somalaay Sideedii.👍. 2:04 Calankaa baa Muud ka iga Jabiyay. Waa Qoladee, Ilaa Qoloba waa Calakeede.

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal 3 роки тому

    ❤❤❤❤🙏

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 3 роки тому

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم ❤️

  • @sharmakemohamed2365
    @sharmakemohamed2365 3 роки тому

    Wlhi waa qeero somalia guul markasto

  • @mohamedjanuune4832
    @mohamedjanuune4832 3 роки тому

    waadal kee dalkaan

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 3 роки тому

    Burco🇸🇴🇸🇴 Midhaha heestan qof saxaya haduu jiro fadlan ha nala wadaago Viva GORGOR IYO HARMACAD🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴

  • @cadnaangelle9037
    @cadnaangelle9037 3 роки тому

    😿😿😹😹😹😹

  • @alideeq9746
    @alideeq9746 3 роки тому

    Guul somaliya

  • @alideeq9746
    @alideeq9746 3 роки тому

    Maa sha allah

  • @fatumabashir1436
    @fatumabashir1436 3 роки тому

    Rabiyow Somliya hal ka dhiga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 роки тому

    Qabyaalada hadhacdo Soomaali diidku hadhaco Soomaali baan ahay

  • @muniraabdisamed8896
    @muniraabdisamed8896 3 роки тому

    Maanshallah

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 3 роки тому

    Ax ax yaaa sooomaaal

  • @nurcali7948
    @nurcali7948 3 роки тому

    Illaahayoow wadankeeyna noo hagaaji, oo geeleeyda badawda ah, ee aan weligooda ilbaxeeynin naga qawo.

  • @banafeaa5745
    @banafeaa5745 3 роки тому

    Waxan idin rajena guul iyo sharaf 🙏🏿🇸🇴

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому

    Mirihii yamyam laxankii c.jiir codkii hibo nuura

  • @hiboibraahim112
    @hiboibraahim112 3 роки тому

    Somali wayn🇸🇴😭😭😭😭

  • @abduraxmancabdilahi9927
    @abduraxmancabdilahi9927 3 роки тому

    markaan heestan nagaysto waan qirooda waxana dareema simalinimada qof walb oo damiir leh way soo jiidanasa alle haydin ilaaliyo ciidankeena aan ku seexano🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedadan2017
    @maxamedadan2017 3 роки тому

    Heesahan wadaniga markaan dhageeysto wlhi somaliya ayan lamurgoodaa

  • @maxamedadan2017
    @maxamedadan2017 3 роки тому

    Allow somaliaya somaalideedii hore ka dhig oo qabyaaladaan nadaashatay naga dulqaad

  • @abdallesocial2526
    @abdallesocial2526 3 роки тому

    Guul wacan ragga dhiiga u hurey wadankoodda

  • @callofdutysomaliabdulahi488
    @callofdutysomaliabdulahi488 3 роки тому

    Somalia dalkaygow alahayow ku nabad yeeel

  • @axmedabdulqadir8908
    @axmedabdulqadir8908 3 роки тому

    aad baan uqiirooday wadani nimada waa loodhashaa ee la,iskama dhigo m.a 2021 dowlad awood leh baanu rajeeyneenaa from garoowe joogaa guuleeysta❤

  • @alimuse9650
    @alimuse9650 3 роки тому

    Heeskan qalbigayga saameyn gaar ah bay ku reebtaa wallaahi waa jeclaan lahaa maalin uun in aan arko oo Alle igu simo Dhulkayga oo xor ah iyo Dadkayga oo aayahooda garto Qolo iyo Qabiilna ka xarooba iyo Ciidankeena Sharafta leh oo so cesha karaamadii aanu beri Qaarada ku lahayn.. Aun Abwaan Maxamed Nuur Shareeco sidoo kale Aun Boqorka Codka Maxamed Saleebaan Tubeec iyana Aun hoobaladda Xaliimo Khaliif Magool. Insha Allaah maalin uun waamu Guuleysan.

  • @guledkilaaz7496
    @guledkilaaz7496 3 роки тому

    Alla himiladaydiyo Ula jeedadaydoow Csw

  • @ibrahimnuh6534
    @ibrahimnuh6534 3 роки тому

    Asc hees qiiro badan xanbaarsan

  • @abdullahimohamed9706
    @abdullahimohamed9706 3 роки тому

    Guuleysta insha Allaah. Dowlad diidka raboow qabo.

  • @barodalkaaga2733
    @barodalkaaga2733 4 роки тому

    Horay osocda xoogii dalkow

  • @saciid_brown_official561
    @saciid_brown_official561 4 роки тому

    gulwacan ciidan kaxuga waidin jelahay