HALYEEY & GEENYO (HEES CUSUB) KAALAY ILAMIDOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • HALYEEY & GEENYO (HEES CUSUB) KAALAY ILAMIDOW at FURINLE SHOW

КОМЕНТАРІ • 91

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 8 років тому +3

    walaashay indha uroon,,qooto iyo wixii la mida ALLAH HAKAA INDHA DADO.

  • @ayaanlemohamed9448
    @ayaanlemohamed9448 4 роки тому +2

    Sawtu rahma yurub geenyo borada codka 2020🥰🥰🇮🇪🇮🇪

  • @Darwiish391
    @Darwiish391 8 років тому +5

    waxa layaab ah gabadhani waxa ay layaaban tahay dhalin yar nimadeeda lkn waxay booyi doontaaa oo ay shalaayi doonta kolkeey ilaahay lakulanto maalinta danbe ee khiyaamaha ilaahay kacabso wll iska daaa waxan allaha kaasoo hanuunsho

  • @sagaljamali802
    @sagaljamali802 7 років тому +3

    Maweeladii dhamaatoo Adaa sharafta iga mudan ax yaa hees💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @mariyaklaara1080
    @mariyaklaara1080 7 років тому +2

    maaweladii dhamaatoo Adaan sharfta igamudan yurubeeey allowkudaa xbbt

  • @padriacaaqilali249
    @padriacaaqilali249 7 років тому +1

    waah waah nice song Eryo macaan Runti waan ka heelay

  • @MrJamaal05
    @MrJamaal05 8 років тому +22

    ❤️SidaN Moodi Jiray iyo siduu igu Maxee❤️
    ❤️ igu Mudayay Mudayay Caashaqu oO❤️
    ❤️Waxaad iga mudneed iyo MARWEY Xalalaalaba Macan ❤️
    ❤️Waad Uqalanta kala Maarmi MayNe Kala Marmi MayNeeee❤️
    WahWahhhhhhhh nice erayo tnx Waqal WStudío

  • @tuutevsgopzan8864
    @tuutevsgopzan8864 7 років тому +3

    Kamaad Guurin
    MaanKiY0 Wakhtigay
    MuquurSho Mawjadihii
    iqaadaa Kugu Beeray
    Murugada EEEEEEEEEYY
    X2
    Waxba Mayadii
    AaN iDhi Yaykuu
    Muuqan Adigee
    Mcne iLa midow
    Wah Wah Wah Wah
    iZhqi YaaaZag Yaa Zooow
    X2

  • @sagalxarago9320
    @sagalxarago9320 7 років тому +1

    eesh qiyaazak my lovely fananiin ##geenyo and##halyeey😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 7 років тому +3

    respect halyey love you walal😍😍😍😍😍

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 7 років тому +2

    waaaaaw waxbaa kadjacay esh qiyaasak 👏👏💗💗

  • @abdurahmanyassin9884
    @abdurahmanyassin9884 8 років тому +4

    hees aad U mcn Weeye Run ahanti 🙌

  • @aminyare9462
    @aminyare9462 8 років тому +3

    great song mrkii aad yurub gaadhy wxn islahaa waxba ka heli mysaaane lkn waa naga soo hagaajisy rntii bqorod yurub nolow

  • @ayaanumu8585
    @ayaanumu8585 6 років тому +1

    Waxba Mayadii Aan Idhi Yeey Kuu Muuqan Adigee Baryo ❤❤👍
    Fanaaniin jirta My dadkeygii Nolaada ❤❤❤❤💯💯💯💯✅✅✅

  • @hothaniidubax3626
    @hothaniidubax3626 7 років тому +2

    yurub iyo halyeey nolada runtii waa hees aaad umacam

  • @osmanahmed5136
    @osmanahmed5136 8 років тому +4

    top weeyi heestu viva #geenyoyurub

  • @sophiaomar2968
    @sophiaomar2968 7 років тому +3

    Mayadii shalaytana maanta waxaa tidhahdaa ka muhimsan wixii tagey waw

  • @hudafaysalyuusuf9194
    @hudafaysalyuusuf9194 8 років тому +4

    nice song halyey and geenyo

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 8 років тому +8

    halyeeey iyo yurub geeenyo mashalaah nooladaa liibaxayda somaliland

  • @hafsafaysal8885
    @hafsafaysal8885 8 років тому +4

    macaan ila midow 😍😄😄❤R❤

  • @nadiahassan2409
    @nadiahassan2409 7 років тому +1

    cayidaruus halyay iyo yurub geenyo💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💖💖💖💖💖💖💖💖💖👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @sahraaxmed3964
    @sahraaxmed3964 6 років тому +1

    Guuul yurub sxp

  • @xayaadcaday43
    @xayaadcaday43 7 років тому +2

    mash alaa a low yurub Geeyo cimriigeeda dheere

  • @igsaanmahamed90
    @igsaanmahamed90 7 років тому +2

    zidaan moodi jiray
    iyo sidu iigu maaxay
    xaashaqu

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 8 років тому +6

    geenyo codkaagu waba raaxo

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 7 років тому +6

    Reer London party jecela war Gabadha nasiya bisinke party to party uga baxdeyn miskinta

  • @asmamohamed3535
    @asmamohamed3535 8 років тому +3

    Nice 😂❤❤❤❤

  • @nuurakaydxasanaxmed479
    @nuurakaydxasanaxmed479 8 років тому +5

    talhi hees mcn noloow yurub

  • @shaamcade4530
    @shaamcade4530 8 років тому +2

    Sami waa kawadataaa

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 8 років тому +3

    noolow yurub cadawgaa ha jabo

  • @queenema1706
    @queenema1706 7 років тому +1

    wale waahabar waji duuduban waa 50 jir ajuusad

  • @abdiqanicade1736
    @abdiqanicade1736 8 років тому +7

    Caydaruus markan cidluu kaga tagay geenyo pig salaan legend

  • @abdirahmanmacow4260
    @abdirahmanmacow4260 8 років тому +1

    billaahi caleyk

  • @abdihanimahamad6016
    @abdihanimahamad6016 7 років тому +1

    eshcalaa hees sxbkey halyey waan taageeraa iyo yurub inkastoy cuslaatay waayadan danbe maaqaan waxay laqdaye gabadhu sidan way ka fududaan jirtay

  • @munamohamud525
    @munamohamud525 8 років тому +2

    waa ninki gabadha salka uridey intu qol kuso xidhey yurub doorkan halyey ba helay hahahahaha

  • @adnaahmed6801
    @adnaahmed6801 7 років тому +1

    waaaaw nice song

  • @mabdi3143
    @mabdi3143 7 років тому +1

    woow

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued6793 8 років тому +2

    wwwww waaah waaaah

  • @calimaxmed3463
    @calimaxmed3463 7 років тому

    waah waah hees mcn Runti

  • @wiillove1587
    @wiillove1587 8 років тому +2

    horta yurub gengo ma qof nool aye cuntay wuxu waynin badna

    • @nimcoabdilahi1635
      @nimcoabdilahi1635 7 років тому

      hhhhhhh

    • @2kk30
      @2kk30 7 років тому

      wiil Love Sada cAmal Cato maha lkkkkkkkkk

    • @deqaahmed7667
      @deqaahmed7667 3 роки тому

      Ina Lilah 4 sano kadib sidaan kugu qoslay ilahy baan u sheegtaa 😂😂😂😂😂😂😂🤭

  • @TheEmraan97
    @TheEmraan97 8 років тому +1

    mashallah hees aad u macan. shit iga dhe

  • @ashaadan1895
    @ashaadan1895 7 років тому +2

    ex husband Fiska waa shidan yhy 😋😋 and geenyo

  • @dreamgirl4you869
    @dreamgirl4you869 8 років тому

    raga Marna xabiibi Dheh marna Xaglaha Gooy

  • @quweentakhaatumo3290
    @quweentakhaatumo3290 6 років тому

    Geenyo xagay ku danbesey asxabey

  • @shaamcade4530
    @shaamcade4530 8 років тому +1

    Haye

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued6793 8 років тому +1

    wwww waaah waaah

  • @nuradiinjamacafgaduud8561
    @nuradiinjamacafgaduud8561 7 років тому

    waxuu foolxumaa nadalka nadlku dhalay ee timaha laaa wa bilaa soot bilaa suurah

  • @queenema1706
    @queenema1706 7 років тому

    waahabar yurub geenyo

    • @cismanabdi830
      @cismanabdi830 7 років тому

      Dgo ma iyada kuba og nacas nacas dhalay habarbay ka qabsatay markaad arki kariwayday sowtu raxma yurub deeqa

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Рік тому

    🥹2023 Inta ila Dawanaysa

  • @shaafihanad9935
    @shaafihanad9935 8 років тому

    kanna intee kasoo bxy

  • @ahmedkaahiye7800
    @ahmedkaahiye7800 8 років тому

    Reer waqooyi maxa ilkaha beeliyay labadan firii ilakhooda ma cadeystaan miyaa mise jaad waaye

    • @ayaanahmed5132
      @ayaanahmed5132 8 років тому

      ahmed kaahiye Maad Gaadhaanba ? may dhe Somaliland

    • @yasinhussein1122
      @yasinhussein1122 8 років тому +1

      ahmed kaahiye deer qayolka ku badn waxn nama matasho ana waqooyi dad fcn baa degan hee waxn dhimatay ha ku misalin

    • @sahraali3231
      @sahraali3231 7 років тому

      ahmed kaahiye

    • @hikmaharchivess
      @hikmaharchivess 7 років тому

      ahmed kaahiye reerkoonfur uraya jaadka ilaa naagihiina cuna xabag caba ina dhilo amisom garacaay dhashay reerqurun weyne

    • @hikmaharchivess
      @hikmaharchivess 7 років тому +2

      reer waqooyi xaarkaada idinka wanagsan Allah sare u qaaday hargeysa markaad timaadaan baad ooydaan no qarax no kufsi amisom

  • @medman6341
    @medman6341 7 років тому

    y

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 7 років тому +1

    Reer London party jecela war Gabadha nasiya bisinke party to party uga baxdeyn miskinta