SIRDOONKA IIRAAN OO GUUL GAARAY, REER GALBEEDKA OO FADEEXO KU JIRA & QORSHAHA FULAY EE RUUSHKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • SIRDOONKA IIRAAN OO GUUL GAARAY, REER GALBEEDKA OO FADEEXO KU JIRA & QORSHAHA FULAY EE RUUSHKA

КОМЕНТАРІ • 34

  • @AbdishaAbdiraman
    @AbdishaAbdiraman 2 години тому +2

    Masha Allah jazzakallah sxb

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ Годину тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله وليله حمد الف الف مبروك عليك فلسطين

  • @AshoAbdi-h7s
    @AshoAbdi-h7s 2 години тому +2

    Iiraan waa geesigii muslimka Dunidan guuleyso inshaa Allah garbka kalimantan ee maantay uhadlo muslimiintan lagumeeyay iiraan weeye

  • @FadxiXuseen-g5e
    @FadxiXuseen-g5e 21 хвилина тому

    Allahu akbar allow muslimiinta guulee

  • @Bishaarmaxamadcabdi
    @Bishaarmaxamadcabdi 37 хвилин тому

    Maansha allaah islaamku ha guulaysto

  • @aadanxadiisXuseen
    @aadanxadiisXuseen 2 години тому +1

    Mansha allah iiraan ilaahay haguuleeyo iyo muslimiinta ay uhorayso falastiin ilaahayoow yuhuuda sidhakhsa ah uburburi iyo kuwataageersan

  • @aadenabdule-fw1dl
    @aadenabdule-fw1dl Годину тому

    Asc cali khumeyni wuxuu waheshana ilaahay tiisii kahorna madhimanayo sidaas darteed makhaayadihiisu qaxwe ka cabbaya in sha allahna waa guuleysanaya

  • @osmanabubakar5898
    @osmanabubakar5898 34 хвилини тому

    Iran guul inshallah

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 Годину тому

    Viva Somalia

  • @MaxamedYare-t8s
    @MaxamedYare-t8s 2 години тому

    Ruuxigu waa nin is huba kuxirsn❤alaah marna cabsi ree galbeed waxan leyahay maya

  • @KaafihawleBotan
    @KaafihawleBotan Годину тому

    Alle ayyn wax ka qarsoonanyn alle ayaa fashion ya khayaanadii aye umaleegayeen muslimiimta

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Годину тому

    ❤ xutiyinta + xisbulahi + ciraq + ruushka + Turki + eran + xamas + chain= alahu akbar ❤ guul weyn ❤

  • @MahamadAbdi-n4n
    @MahamadAbdi-n4n 3 години тому

    ❤❤❤❤

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 3 години тому +2

    Eraan guul ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHassan-tf9jy
    @AbdirahmanHassan-tf9jy Годину тому

    Bara show Waakusalaamay Wallkey Sheekada Meeshii ugu ficneed Ayeey mareysaa Kufaarkan Neteniyahu ee yahuudka Waxa horbodayo Mareykanka Iiraan sharaf iyoCisi Rabi hasiiyokorna Allaha kadhigo ??Wadanka Islaamka Hortaagan israailWaa Iiraan Garab iyo Gashaan RUUSH BAA ueh islaamka Allaha lajiro insha allah

  • @BAHJAI7Q
    @BAHJAI7Q Годину тому

    Wuu bashal doona mudane Ali insha allh

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 2 години тому

    Eraan guul falastlin Xmas inshallah

  • @khaledmoheddheereye2025
    @khaledmoheddheereye2025 Годину тому

    "Waxa la leeyahay..." kkkkk

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h Годину тому

    Hubaal Xisaab Qaldan Ayay Isu Dhufsadeen
    Balse Hadii Iiran La Weeraro Shalay Moyee Guul Laga Dhaxli Mayo

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 години тому

    ❤wcs ❤qiyanada carabta + mareykanka + is raiil + yurub =00000

  • @dolfiindolfijnsomali2993
    @dolfiindolfijnsomali2993 2 години тому

    habeen wanaagsan iraan waxaa lagu duulayaa ama lasugayaa doorashada mareekanka kadib ayaa lagaracayaa ama lagu duulayaa !!!--

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 35 хвилин тому

    Aduunka maanta waa ninkii xoog haystaa yuuna cidna u daneynin

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 Годину тому

    Scww

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 2 години тому

    Waku daatay yahuuda iyo dabadhilifka xoogaga niyuuklerka so garab istagay iraniyiinta

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 2 години тому

    Wax lagama qaadi karo qayasteyda wa markii laway laha yahuud

  • @sayidxirsi4119
    @sayidxirsi4119 2 години тому

    Waamahad sntahay ninkaasu waa libaaxa laydha jiifa USA.. wabakamaqaadi Karo cidkalana iskadhaaf

  • @AhmedCabdi-k4d
    @AhmedCabdi-k4d 2 години тому

    Haday jirto waalaan sheere banaandey

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab Годину тому

    Asc waa darwiish reserfi.earia hogaamiye khamani waa nin ishuba banaankana dagan

  • @عيشهصومالية
    @عيشهصومالية Годину тому

    Ira n waxbalagamaqadayo

  • @MaxamedismaacilDiiriye
    @MaxamedismaacilDiiriye 46 хвилин тому

    Aaayati laahi khumayni laa takhaaf hacabsan inaka Antal aclaa adiga Ayaan Koran doona dagaalka

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab Годину тому

    Asc waa darwiish reserfi.earia hogaamiye khamani waa nin ishuba banaankana dagan