Sirta Guusha shirkada Nestle | Shirkada cunto ee ugu wayn aduunka...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 329

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 4 роки тому +12

    31 sanno ka hor maanta oo kale 1989-kii ayaa la burburiyey deyrkii Baarliin. Deyrkaasi oo kala qaybin jiray jarmalka bari iyo Jarmalka galbeed, waxa uu dhisnaa muddo gaadhaysa 10,315 maalmood. Walaal Abdirahman Omar Muuqaal inooga soo samee insha allah

  • @abdirahmanjamal4808
    @abdirahmanjamal4808 4 роки тому +5

    haa wan isticmalay inbadan wllo waaa ku tageraa hore usco

  • @khadarawilfaarah5578
    @khadarawilfaarah5578 4 роки тому +8

    Haa xaqiiq waan isticmaalay, waanad ku mahadsantihiin ....

  • @KhaledEgal5
    @KhaledEgal5 4 роки тому +10

    Haa wlhi waan isticmaalay wax badan lkn siidaad zxp noogu iftiimisay maan u ogayn ugu dambayntii mahadsanid bro.

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 роки тому

      Laakiin ✅ lkn ❌
      Saaxiib ✅ zxp ❌ sxb❌
      Bro ❌ boowe = Aboowe =walaal ✅

  • @said77-i5
    @said77-i5 4 роки тому +6

    Mahdsanid ustaad❤

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 4 роки тому +1

    Cabdirraxmaan cumar mahadsanid

  • @abdigoole7854
    @abdigoole7854 4 роки тому +3

    Haa bro in badan ee sirta ku jirta ayanu kaa sugaynaa insha allah thankssssss

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 2 роки тому

    dabcan aad iyo aad ayaan u isticmaalay sido kalena mar aan barkhaar raashin ah ka shaqayn jiray waan ku iibiyay tiro aan yarayn.

  • @MohamedAli-rd9pk
    @MohamedAli-rd9pk 4 роки тому

    Magacaýgu waaa Mohamed Ahmed Ali
    Haa si fiican baan u isticmaalaa waxsoo saarka shirkada Nestle
    Wiilkayga liibaan Mohamed wuxuu jiraa 1 year and half
    Last 10 months kii ugu dambeeyey wuxuu cabayey caanaha Nido Nestle
    Masha allah
    Waaaa shirkad fiican

  • @abdiwalihusein1123
    @abdiwalihusein1123 3 роки тому

    Haa bro waad mahadsanid muuqaal aad ucajiiba ayaad diyaarisay

  • @ahmednorabdiwehliye3284
    @ahmednorabdiwehliye3284 4 роки тому +1

    Haa waan isticmaalaa maanta, balse beri million qof ayaa daneynta daawashada qisadeyda guusha. Insha allah goor dhaw waxaa kasoo hadli doonaa qisada guusha AHMED nor abdi wehliye. milkiilaha shirkada (WEHLIYE GROUP).

  • @maxamuudaxmed8244
    @maxamuudaxmed8244 4 роки тому +5

    Aad baad umahadsan tahy sxp keep going 👏👏👏

  • @maxamedaamin6614
    @maxamedaamin6614 3 роки тому +1

    Jazaaka laahu khayr

  • @ourexperiments3498
    @ourexperiments3498 3 роки тому +3

    Ha waan isticmaalay Cabdirahmaan.
    Kikat,
    Nescafe,
    Nido.
    dhammaantood mid mid mooyee waan Cuney waanan cabay. Waanan Ka helay qisada guusha Henery, Taasoo dhiiri gelin ballaadhan ah.
    sidoo kale waxaan ka bartey in Samirku yahay guul Muslim iyo Gaalba. Waxaanan iloobi doonin inuu HENERY ahaa halyey. lkn hadana Gaalbuu ahaa. sabab looga dhigey Inuu andaco Umada.

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe 4 роки тому +5

    MnzhlalH Teacher Go Forward💖

  • @iisha_mohamed
    @iisha_mohamed 4 роки тому

    Adigana wad mahadsan thy bro hore u soco bro

  • @footballfan6118
    @footballfan6118 3 роки тому

    Kaliya ma haa inaad guushaadu ahaato inaad lacag heshid ee kudaadal inaad umada wax cusub aad ishtiraacdi🙏🙏💯💥😎

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 4 роки тому +1

    Horey u soco

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 роки тому +1

    Barakoow ustaad

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 роки тому +3

    Kinkat is my first favorite🤗🤗🤗

  • @musicpro6227
    @musicpro6227 4 роки тому +1

    Alaabteeda inta ugu badan bn iibinjiray mudane i like kit kat chocolate 🍫

  • @somalitvofficials9676
    @somalitvofficials9676 4 роки тому

    Abdirahmaan waberi aad baan kuu salaamay zxp si aad ah ayaan Ugu xiranahay warbaahintaada

  • @abdirahmanahmed6123
    @abdirahmanahmed6123 4 роки тому

    Wcs Mudane Marka hore Mahadsanid
    Marka labaa Haa Wax badan baan Cunay
    especially Shukulatooyin

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 роки тому +1

    Thanks waberi♥️♥️💪♥️

  • @YaxyeCabdirisaaqsalaad
    @YaxyeCabdirisaaqsalaad 6 місяців тому

    Mahadsanid

  • @jaamaccisman9427
    @jaamaccisman9427 4 роки тому

    Haa ustaad cano iyo cafr

  • @waxsanwademedia7698
    @waxsanwademedia7698 4 роки тому

    Sheeko guuluun haku wareegin

  • @ahmedbashi1026
    @ahmedbashi1026 4 роки тому

    Maashalah guubaabiye ayaad tahay inoo soo badi muuqaaladaan

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 4 роки тому

    Waa marki 6 lixaad aan ka codsanayo Barashada mowduca IT

  • @happyliisho9209
    @happyliisho9209 3 роки тому +1

    Haa 💖

  • @aimanali7576
    @aimanali7576 4 роки тому +1

    Abdirahman omar sxp aad baa umahadsantahy marka labaad waxaa jeclaan lahaa inaad ka soo hadasho shirkadaha soomaalida ah kuu leystay insha allah inaa ka soo hadasho ayaa rajenayaa.

    • @aimanali7576
      @aimanali7576 4 роки тому +1

      ✍️ ka soo hadal shirkadaha Soomaalida ah guuleystay.

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 11 місяців тому

    Thank you

  • @nuurcali2555
    @nuurcali2555 4 роки тому +2

    Haa cocolate kit-kit iyo coffee kuda waan isticmalay wll

  • @kamaali1807
    @kamaali1807 3 роки тому +2

    ❤️❤️❤️❤️ you best walol

  • @tafojr942
    @tafojr942 4 роки тому

    Mnsh allah wll aleh hakuxiftiyo

  • @Nuurahmed-v4c
    @Nuurahmed-v4c 10 місяців тому

    Insha Allah maalin ayaan gaari Donaa aniga iyo intii Muslimiin ah

  • @shulaibrahim1199
    @shulaibrahim1199 4 роки тому

    Asc ha sxp jazakallahu khayr

  • @anasibrahim4946
    @anasibrahim4946 4 роки тому +2

    Haa waan isticmalay sxp

  • @mohamedmireahmed9315
    @mohamedmireahmed9315 3 роки тому +1

    haa
    Weberi media waliba Coffee

  • @Farole11
    @Farole11 4 роки тому +1

    Ustaad keep up wan lasocdaa muqaladada

  • @zamzamdeeq7053
    @zamzamdeeq7053 4 роки тому

    Haa wll canaha NIDO masha allah hore usoco wan kuda wadaa

    • @zamzamdeeq7053
      @zamzamdeeq7053 4 роки тому

      Alle nh hagu xifdiyo Alle dan biyada oo dhan hadhafo Aamin

  • @13amc39
    @13amc39 4 роки тому +1

    Haa waa ismicmaalaa markasta ani iyo ilma heygaba

  • @dahabodacadchannel5016
    @dahabodacadchannel5016 4 роки тому +1

    Haa waan isticmalay

  • @rastamuje947
    @rastamuje947 4 роки тому

    Ha wan isticmalay xata lagama helo somalida anigu wan isticmaley waliba nuss cafe

  • @nimcoindhouroon5241
    @nimcoindhouroon5241 4 роки тому

    Masha allaah ninqater

  • @khaalidmallo975
    @khaalidmallo975 3 роки тому

    Haa wllaahay waan isticmaalay caanahaaa waliba

  • @claahimaxamed2330
    @claahimaxamed2330 4 роки тому

    Haa walaal cabdiraxmaan

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 роки тому +1

    Waaberi media keep going brother

  • @maalikhaype
    @maalikhaype 3 роки тому

    Haa waa isticmaalay

  • @munasarmahad8806
    @munasarmahad8806 3 роки тому

    Haa wll caano iyo nacnac

  • @MarwaCabdi-o1e
    @MarwaCabdi-o1e 7 місяців тому

    Haa waliba caanaha Nido❤❤❤❤❤

  • @hafsoabdi8616
    @hafsoabdi8616 4 роки тому

    Haaa walibo inbadan lkn maanta wixii ka danbeeyo marka gadanaayo wax yaabaha eee Nestle soo saartay waxaa soo xasuusan dooona qisada eee leedahay shirkadaan 👌

  • @hogaamiyeyaxyexabeeb1385
    @hogaamiyeyaxyexabeeb1385 4 роки тому

    Haa waayo waan ku koray canaheeed waxan jeclaa in aan booqdo

  • @aimanali7576
    @aimanali7576 4 роки тому +4

    ✍️ ka soo hadal shirkadaha Soomaalida ah guuleystay.

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 4 роки тому

    Haa wxa iigu fanbeesay shalayto.

  • @seydcumar5829
    @seydcumar5829 4 роки тому +1

    Haa waan isticmaalay waa caanaha Niido

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 4 роки тому

    Haa anaa dhax joogo wadankey ku taalo 🇨🇭

  • @sacadcabdi4431
    @sacadcabdi4431 4 роки тому

    Haa waan isticmaalay waliba niskafee habeenkii ku zoo jeeda

  • @A04G
    @A04G 4 роки тому

    maalinle Ayaan U Isticmaalaa Ustaaad

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 4 роки тому

    Thank u wlo

  • @noisrael3019
    @noisrael3019 4 роки тому

    Ustaad Joseph Kony macluumad nooga soo diyaari mahadsanid

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +8

    Nio Wali ma Maqlin Qof Somali Ah o Historygisah Wax So Sar Laga Hadlayo Sababtu mxy thy Ma Waxan Nahay Dad Han Jaray Anigu Wan Yabay

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 роки тому

      @liibaan mursal dagal kula harine qabiil ba nala harey hoogankaga hadad sharfto adigana walagu sharfi

    • @fayzaaxmed3115
      @fayzaaxmed3115 4 роки тому

      Sxb hasugi waayin

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 роки тому

      @@mohamednoor9873 zxp marmarsiyah ma iska DhafnA o Gacmaha ma is Qabsana qabil iyo Dagal wuxu Lahadhay Dadki Inaga Horeyay InagA Lkn Inagu Waxan Nahay Kuwii Cashar Ka Baratay

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 роки тому +1

      @@AidarosHassan waxanu ku guleysanena nolosha markaynu mamuladena dhaman villa somalia hoosgeyno oo talada dalka halnin aykaso baxayso anaga dhaliyara samaynkarna cidkalo awooda majirto ragan mamulada inay dhigena 30 sano caban anaga usababa oo qabilku difacayna se hadan mudahardyo ababulan samayn walahay sa bilnagu qadaneyey inan so afjarno

  • @shucaybahmed908
    @shucaybahmed908 4 роки тому

    Soo Badi barnaamijkA sHirkaDaHa🔑🔒💫❤

  • @suldanmaxmud850
    @suldanmaxmud850 2 роки тому +1

    Waan iticmaalay in aaaad u fara badan

  • @muujinmedia4397
    @muujinmedia4397 4 роки тому

    Haa aadbad ogu mahdsan tahy bro

  • @yahyeabdulaahi473
    @yahyeabdulaahi473 4 роки тому +1

    Haa wan isticmaalay wll

  • @khadijamaxamed3629
    @khadijamaxamed3629 4 роки тому

    Haa inbadan

  • @Yaxyekhaliif
    @Yaxyekhaliif 4 роки тому +3

    Yeah i used more time

  • @topsporttv9799
    @topsporttv9799 4 роки тому

    Haa wan isticmalay .. nestla

  • @sabirboxser
    @sabirboxser 3 роки тому +1

    Haa wall

  • @UbdaLe
    @UbdaLe 4 роки тому

    Haa in badan

  • @y__________2394
    @y__________2394 3 роки тому

    Haa waan isticmaalay

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 4 роки тому

    Waa shirkad Yahuud wexey waa halis wexey sameyso

  • @cadnaanweydow7648
    @cadnaanweydow7648 3 роки тому

    Haa waliba in badan zhp

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 роки тому

    wcs mhdsnd sxb

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 4 роки тому

    haah coffee geeda ayaan isticmalaa mashaallah

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 4 роки тому

    Iyaga lee caanaha xoolaha haysan anaga waan kaga horaynaa mar walba

  • @shaaticadde
    @shaaticadde 4 роки тому

    Haa wax badan

  • @mohamedkosovo2245
    @mohamedkosovo2245 4 роки тому

    Haa ad ayan u isticmala wana ka ganacsadaa inkastoo faido badan aysan saarnayn alabteda

  • @bashiirsomaliofficialchenn7763
    @bashiirsomaliofficialchenn7763 4 роки тому

    Waxaa cajiib ah inay example ahaan ugu jirtay cashar aan manta qadanayay. Mahadsanid

  • @isxaqshiekh5002
    @isxaqshiekh5002 4 роки тому

    Haa wan isticmalay

  • @Aqoonkororsi
    @Aqoonkororsi 4 роки тому

    Walaaaloow nooga sheeekee sirta guusha channelkaaaga

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 4 роки тому +1

    Wll MacLuumad Kuwan Kasii Fiican Noo Soo Diyaari Mahadsanid

  • @iisha_mohamed
    @iisha_mohamed 4 роки тому +1

    Haa wan ka is ticmaalay wax ka midaa shirkada henri nestle

  • @funnymediachannel6680
    @funnymediachannel6680 4 роки тому +1

    M.a zxb waberi guleyso

  • @filsandegan5625
    @filsandegan5625 4 роки тому

    Haa weliba hal mar wx badan

  • @behlisomli8374
    @behlisomli8374 3 роки тому

    Asc ha wax badan

  • @cabdinaasirmaxamuud697
    @cabdinaasirmaxamuud697 4 роки тому

    Waad Mahadsantahay wll mcn

  • @LTGAzam
    @LTGAzam 4 роки тому

    Wll kasoo hadal ذئاب الرماد
    Ururuka layiraa ee turkiga ka dhisan ee dal jscaylka madax maray

  • @cabdullahikoor6775
    @cabdullahikoor6775 4 роки тому

    Haa.

  • @sh.mustafe-hiis
    @sh.mustafe-hiis 4 роки тому

    ZhukRan wll
    U R My Role model 🙏

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 роки тому

    Mahadsanit

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 4 роки тому

    wcs wllo abdirahmaan hore aya lo yidhi guuul daradu waa furaha guusha
    haa wan isticmaalay shirkadan ayabkeda hada daqiiqado ka hor ayan caanaha NiDo siiyey gabadhayda
    mahadsanid wllky

  • @maryanabdulahi2307
    @maryanabdulahi2307 4 роки тому

    Haa waxa bdn

  • @macluumaad9810
    @macluumaad9810 4 роки тому

    Haa waan isticmaalya wxbadan

  • @cxg8528
    @cxg8528 4 роки тому

    Haaa sxb sare

  • @captainmohamad8322
    @captainmohamad8322 3 роки тому

    Haa waan isticmalay waxan isticmalaa kafayga

  • @xogbaar4119
    @xogbaar4119 4 роки тому +1

    Xasadku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya soona booqda chanellkeyga! Mahadsanid

  • @cimranxasan7151
    @cimranxasan7151 4 роки тому +1

    M.a zxp waxaad naga mudantahay kudayasho
    Waxaa kaa codsanayaaa inaad suuuriya iyo ciraaq iyo Liibiya iyo libnaan iyo falastiin burburadiii kudhacay iyo sida dadkoodu kusuganyahay
    Si aan cashir uga barano hadaanu nahay soomaali
    Waxaan filayaaa inaad codsigeega iyo kan macaamiisha cilmiga kaaqaato ooo aad macalinka utahay tix gelidoonto

  • @maxamuudfaarax317
    @maxamuudfaarax317 2 роки тому

    Haa boqolaal jeeer😱😱😱😱😱