IBINUL QAYIM AYUU KU BEEN ABUURTAY.!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @IkraamAsturan-in6ns
    @IkraamAsturan-in6ns 2 місяці тому

    الحق حق ولوكره، أحسنت،بارك الله فيك ❤

  • @abdilahibashir9496
    @abdilahibashir9496 Рік тому +3

    ما شا الله أسد السنه شيخ احمد

  • @qadroyusuf3266
    @qadroyusuf3266 Рік тому +1

    Aamiin alle hasoo hanuuniyo

  • @AbdirashedAli
    @AbdirashedAli 2 місяці тому

    Cajiib ilhay hakaa awaal mariyo sheekh

  • @Abdikarim3277
    @Abdikarim3277 9 місяців тому

    msha Allah si cilmiyeesan oo raganimo leh aa uga qabateen qaladkiisa allaha idin sharfo aa khiyaarey

  • @abdaladhopey05
    @abdaladhopey05 Рік тому +2

    Manshallah ustad omar runta marwalba saa u caadee ilaa uu xaqa kaaga yimaado

  • @sadamcali3718
    @sadamcali3718 Рік тому +1

    تفسير الآلوسي - الآلوسي (١٢٧٠ هـ)
    وقَوْمٍ بِالجَرِّ، وقَرَأ عَبْدُ الوارِثِ ومَحْبُوبٌ والأصْمَعِيُّ عَنْ أبِي عَمْرُو وأبُو السَّمّالِ وابْنُ مِقْسَمٍ. وقَوْمٌ بِالرَّفْعِ والظّاهِرُ أنَّهُ عَلى الِابْتِداءِ، والخَبَرُ مَحْذُوفٌ أيْ أهْلَكْناهم ﴿مِن قَبْلُ﴾ أيْ مِن قَبْلِ هَؤُلاءِ المُهْلَكِينَ ﴿إنَّهم كانُوا قَوْمًا فاسِقِينَ﴾ خارِجِينَ عَنِ الحُدُودِ فِيما كانُوا فِيهِ مِنَ الكُفْرِ والمَعاصِي ﴿والسَّماءَ﴾ أيْ وبَنَيْنا السَّماءَ ﴿بَنَيْناها بِأيْدٍ﴾ أيْ بِقُوَّةٍ قالَهُ ابْنُ عَبّاسٍ ومُجاهِدٌ وقَتادَةُ، ومِثْلُهُ - الآدُّ - ولَيْسَ جَمْعَ «يَدٍّ» وجَوَّزَهُ الإمامُ وإنْ صُحَّتِ التَّوْرِيَةُ بِهِ ﴿وإنّا لَمُوسِعُونَ﴾ أيْ لَقادِرُونَ مِنَ الوُسْعِ بِمَعْنى الطّاقَةِ، فالجُمْلَةُ تَذْيِيلٌ إثْباتًا لِسِعَةِ قُدْرَتِهِ عَزَّ وجَلَّ كُلِّ شَيْءٍ فَضْلًا عَنِ السَّماءِ، وفِيهِ رَمْزٌ إلى التَّعْرِيضِ الَّذِي في قَوْلِهِ تَعالى: ﴿وما مَسَّنا مِن لُغُوبٍ﴾ [ق: 38]، وعَنِ الحَسَنِ ﴿لَمُوسِعُونَ﴾ الرِّزْقُ بِالمَطَرِ وكَأنَّهُ أخَذَهُ مِن أنَّ المَساقَ مَساقُ الِامْتِنانِ بِذَلِكَ عَلى العِبادِ لا إظْهارَ القُدْرَةِ فَكَأنَّهُ أُشِيرَ في قَوْلِهِ تَعالى: ﴿والسَّماءَ بَنَيْناها بِأيْدٍ﴾ إلى ما تَقَدَّمَ مِن قَوْلِهِ سُبْحانَهُ: ﴿وفِي السَّماءِ رِزْقُكُمْ﴾ [الذّارِياتُ: 22] عَلى بَعْضِ الأقْوالِ فَناسَبَ أنْ يُتَمِّمَ بِقَوْلِهِ تَعالى: ﴿وإنّا لَمُوسِعُونَ﴾ مُبالَغَةً في المَنِّ ولا يُحْتاجُ أنَّ يُفَسِّرَ الأيْدَ بِالأنْعامِ عَلى هَذا القَوْلِ لِأنَّهُ يَتِمُّ المَقْصُودُ دُونَهُ، واليَدُ بِمَعْنى النِّعْمَةِ لا الإنْعامِ، وقِيلَ: أيْ لَمُوسِعُوها بِحَيْثُ إنَّ الأرْضَ وما يُحِيطُ بِها مِنَ الماءِ والهَواءِ بِالنِّسْبَةِ إلَيْها كَحَلْقَةٍ في فَلاةٍ، وقِيلَ: أيْ لَجاعِلُونَ بَيْنَها وبَيْنَ الأرْضِ سِعَةً، والمُرادُ السِّعَةُ المَكانِيَّةُ، وفِيهِ عَلى القَوْلَيْنِ تَتْمِيمٌ أيْضًا

  • @abdiali5295
    @abdiali5295 Рік тому +2

    Chanelka xayeysiinta kaxidha si kanalka looga faa iideysto insha Allah

  • @calcaqiidah
    @calcaqiidah Рік тому +4

    Waxaan aad uga codsanlahaa walaalaha mawduucyadan oo kale in ay aad u baadhaan hadalka salafkana ay soo bandhigaan si ashaacirada loo ogaado in ay ka fogyihiin منهج السلف في باب الأسماء والصفات....
    Difaaca iyo radinta ehlu baadilka inaad igu soo dartaana waan rajaynayaa. Chanellkaygana hala soo booqdo
    أكاديمية التأصيل العقدي.
    وجزاكم الله خيرا

    • @qadroyusuf3266
      @qadroyusuf3266 Рік тому

      Maasha allaah aadbad umahadsanthy ashaaciro waa layaqaan

    • @ibrahimali8746
      @ibrahimali8746 Місяць тому

      ​walalayaalow ashaaciro maxa lagu heesta hal mar dhageeso saxiixul bukhariga ninka sharxay waa ayo waa imaam ibnu xajar al casqalaani waa ashaaciri sidoo kle imaamu nawawi ragaas miyaa cilmi ki dhantihiin ileen hadee qaldantahay iyaga meesan noqdeen ashaaciro wixiina waa dood un 😢

  • @mahadgeele6262
    @mahadgeele6262 Рік тому +1

    Sheekh abuukar kuuma jawaabayo taa kuseexo

    • @samowade1300
      @samowade1300 Рік тому

      Tabar uma hayo dheh, oo beentiisa aa laga daba tagay , mana oran karo been ayaan sheegay.

    • @alimaxamed3660
      @alimaxamed3660 Рік тому

      Tasso micnaheedu waa qaladyahay shiikhu sow ma aha xaqqa waa in la cadeeyaa si dadku u fahmaan wadada saxda ah wadaadka masalo diini ah hadii lagu qabsado oo la yoraahdo masaladan waad ku qaldan tahay jawaabtu waa in uu ka aamusaaa???? cajiib

    • @osmanhajji1967
      @osmanhajji1967 Рік тому

      Sxb haduu Isla weeni ugu jawaabi waayo ceeb dahuu jaahilnimo ujawaabi waayane ceeb kale weeyan ,,,,

  • @calcaqiidah
    @calcaqiidah Рік тому +1

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء....
    الحق أقوى من الرجال.
    Si fcn ayaad u cadaysay wllkay ku soco hadaan diinta la difaacin qaladaadka laga ilaalin diintani May ilaashanteen... xaqqa waa in la cadeeyaa . Qaladkana waa in la sheegaa Lana saxaa.

  • @ibrahimabdidalmar3122
    @ibrahimabdidalmar3122 Рік тому

    Sheekha hadalkiisa sifiican udhagayso dhuuxna ma uusan Oran wuu qabaa ee wuxuu Yiri macaquul gal buu kadhigay, wuxuuna tabriir uraadiyey waa ibnu qayime hadii Hal #janbi lasugo inaysan nusqaan ahayn, taasna hadalkiisay kucadahay.
    "ان يقال هب..........."
    Akhri ilaa dhamaadka
    صواعق المرسلة...ص...250

  • @macalinahmedyasin2699
    @macalinahmedyasin2699 Рік тому

    الحق واضح

  • @MohamedbisharmohamedBORGAD
    @MohamedbisharmohamedBORGAD 7 місяців тому

    Xaqqa yaraan ma leh
    Sh.abukar xasan maalin kitaabkiisa al hadyul waadix wuxuu ku been abuurtay ibnu taymiyah maantana ibnu qayim

  • @axmadnuur-h4t
    @axmadnuur-h4t 3 місяці тому

    طعام الکبار سمُُّ للصغار

  • @issemahamud2634
    @issemahamud2634 Рік тому

    Sheekha waa la yaqaan waa khuraafi xitaa alaaah meel kuma sheego

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Рік тому

    Walaalow, dhalinyara nimo yaysan ku qaadin. Sidaan oo kale diinta looma faafiyo ee hadii wax qaldan uu sheego sheekhu waa in culimadu isla fariisato oo isi saxaan.
    Dhalin yaradenu waa inaan culimada isku keeno

  • @ilyaasyaremaxamuud7338
    @ilyaasyaremaxamuud7338 Рік тому

    إذا لم تر الهلال فسلم قوما رءوه

  • @أبوعمارفرحان
    @أبوعمارفرحان 5 місяців тому +1

    😂Kulahaa ابن القيم الجوزيه

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 Місяць тому

    Dabacada ma iska fiirisay

  • @ibrahimmaqadin
    @ibrahimmaqadin Рік тому

    Waxn lehay soo baro منطق iyo البلاغة marka ladood shekh abubakar xasan xafida hulaah

  • @osmanhajji1967
    @osmanhajji1967 Рік тому

    Kuwa dha hayo she abuukar kuuma jawaabaayo waxaan Idin leenahay she khiina haduu Islawey ni darteet usoo jawaabi waayo waa ceeb haduu xujoo heysane waa ceeb kale كلاهما مر،😀😃😃👏

  • @MaxamedQaliiffaarax
    @MaxamedQaliiffaarax 11 місяців тому

    Hada aqoon gaabneede madbacada waa tee

  • @ashariica3988
    @ashariica3988 Рік тому

    فما العيب لو أثبت ابن القيم الجوزية رحمه الله الجنب، فإنه قد ثبت عن بعض العلماء أن الجنب صفة لله سبحانه وتعالى ومنهم شيخ من أصحاب الوجوه الشافعية، فهل هو مجسم.
    مع أن اللفظ الجسم يحتاج إلى تحقيق.

    • @ahmedwalishariif2542
      @ahmedwalishariif2542 Рік тому +1

      لم يتحدث أحد عن العيب أو عدمه، فلا أدري من أين أتيت بهذه؟
      نحن فقط تحدثنا عن أن ابن القيم الجوزية لم يقل بأن الجنب صفة، بل نفى ذلك، وهو محق إن شاء الله، وأن هذا الشيخ الأشعري الصومالي افترى عليه وكذب في الغزو إلى كتابه، هذا كل ما في الأمر، وهذا هو محور كلامنا فلا أحد عنه يا رعاك الله.
      ثالثا: لم يقل أحد بالجنب على حد علمي سوى الطلمنكي، وقد قال الذهبي في السير عن قوله هذا: إنها زلة عالم.

    • @ashariica3988
      @ashariica3988 Рік тому +1

      @@ahmedwalishariif2542
      لم أكن أتحدث عنكم يا طيب إنما كنت أتحدث عن هذا الأشعري وكنتُ أفرض أن ابن القيم الجوزية رحمه الله يرى أن الجنب صفة لله سبحانه وتعالى، فما العيب إذا ؟
      مع أنه قال رحمه الله تعالى في الصواعق المرسلة: « فهذا إخبار عما تقوله هذه النفس الموصوفة بما وصفت به، وعامة هذه النفوس لا تعلم أنَّ لله جنباً، ولا تقر بذلك؛ كما هو الموجود منها في الدنيا؛ فكيف يكون ظاهر القرآن أنَّ الله أخبر عنهم بذلك، وقد قال عنهم: ﴿ يَاحَسْرَتَا عَلَى مَا فَرَّطْتُ فِي جَنْبِ اللهِ ﴾، والتفريط فعل أو ترك فعل، وهذا لا يكون قائماً بذات الله؛ لا في جنب ولا في غيره، بل يكون منفصلاً عن الله، وهذا معلوم بالحس والمشاهدة، وظاهر القرآن يدل على أنَّ قول القائل: ﴿ يَاحَسْرَتَا عَلَى مَا فَرَّطْتُ فِي جَنْبِ اللهِ ﴾؛ ليس أنه جعل فعله أو تركه في جنب يكون من صفات الله وأبعاضه »
      فقد ثبت عن بعض العلماء أن الجنب صفة لله ومنهم بعض أئمة الحنابلة وابن سريج الشافعي والطلمنكي وصديق حسن خان.
      والصواب أن الجنب ليس من صفات الله عزوجل أنظر نقض الدارمي على المريسي صفحة ٣٩٤ تحقيق السماري.
      أظن أن الكلام اتضح.

  • @adonallah
    @adonallah Рік тому

    Asc sxbow anigo kugu faham ah hadana shekha sikaduwan inad wax ugu cadayso ayey aheyd lkn Ben ayaad shegTay hAdal qurxon MahAn hadiba hadalka ibnu qayim yiri sidow jedeyna Shegay nasTexo ayaa lagaaga baahna nimankan wa Tashbiih kacarar faham yari owgeyd maxaa yelay ilaahey Inu samic yahay oo basir yahay oo wax lamida Aysan jirin waa fidri rer baadiyaha ayaa yaqaan walalow xerTa u xiirma qabooji

    • @Gantling
      @Gantling 10 місяців тому

      Haa beenuu sheegay ileen wuu isdifaacayaa 1999 kii ayaan sh abuukar naxwaha kaga dhagaysan jiray masjid attowba wardhiigley sidanoo kale ayuu uyiri الايد جمع يد qawaamiis badana wuu skeegay ibnu cabaas ayaa ku awilay quwad ayuu yiri, waan yaab nay runtii sheekha waa luqawi maxaa ku qasbay inuu kalimay mushtaq iska cad ah inuu jaamid ka dhigo
      Kadib warqad ayaa laugu waydiiyay
      آد يئيد أيدا sow kalimada sheekhunaa ma ahan oo masdar ma,ohoo? Runtii sheekha habaar ayuugalay. dakii duhurkaa joogay haday qoraalkaygan arkaan inay ii marag furaan ayaan ka codsanaya

  • @c.casiissiisey4514
    @c.casiissiisey4514 Рік тому

    Sheikha makala xarirtay arintan.

  • @abadirhusen-k9i
    @abadirhusen-k9i Рік тому

    waxbaro horta

  • @kaasimjaamac330
    @kaasimjaamac330 Рік тому

    Sheekha caruurta lama hadlo ee kuwii kaa wawaynaa ee waxaan khaldan ku soo bartay keen

  • @shuebabdullahi1036
    @shuebabdullahi1036 Рік тому

    😂

  • @Maxamed-zi8hy
    @Maxamed-zi8hy 4 місяці тому

    Ashaaciro way lunsan yihiin

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 Рік тому

    Meel kasta views ka raadi xanuin waaye

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 Рік тому

      Hhhhh nio waxa laga hdlaa waa diin waaa faaidoyinka dhif iyo naadirka ah ee laga helo internetka ayaga cml marka kuwaana hadey noqdaan views raadis maxaa noqnaa wax faaido iyo dan umad oo lasoo gudbiyaa

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Рік тому

      Malaha kan ashcariga ah views ma radinayo

  • @ilyaasyaremaxamuud7338
    @ilyaasyaremaxamuud7338 Рік тому

    Midakale kitaabtiina intaad kitaabniina badashaan io qaamuusyada ayaad qaylinaysaan

  • @maxamedcllaahi5722
    @maxamedcllaahi5722 Рік тому

    Marka hore maxaad ugu doodi weeyden markii nasqooyinga aad gasoo jarteen miyaa noola imaaneysan

    • @Gantling
      @Gantling 10 місяців тому

      1999 kii ayaan sh abuukar naxwaha kaga dhagaysan jiray masjid attowba wardhiigley sidanoo kale ayuu uyiri الايد جمع يد qawaamiis badana wuu skeegay ibnu cabaas ayaa ku awilay quwad ayuu yiri, waan yaab nay runtii sheekha waa luqawi maxaa ku qasbay inuu kalimay mushtaq iska cad ah inuu jaamid ka dhigo
      Kadib warqad ayaa laugu waydiiyay
      آد يئيد أيدا sow kalimada sheekhunaa ma ahan oo masdar ma,ohoo? Runtii sheekha habaar ayuugalay. dakii duhurkaa joogay haday qoraalkaygan arkaan inay ii marag furaan ayaan ka codsanaya

  • @kaasimjaamac330
    @kaasimjaamac330 Рік тому +1

    Kkkkk kan kale inuu alle soo hanuuniya asaga iyo kuwa ku xiran kulahaa kkkkk oo Somali aa ku xiran Marka wahaabiyada laga reebo ee idinka bis aa hanuun haysta miyaa cajiiib
    alle maxay gulaad yihiin islaamki bey duminayaan inay wax toosinayan isku maleeyan wa lunsanyihiin inay hanuunsanyihiin isku maleeyan !!!

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Рік тому

      Caqiidada ashaaciradu waxa laga soo alifay
      Jahmiyo iyo muctazilo. Wahaabiyo ku sheegu
      Waa caqiidada saxda ah ee ay salafku qabaan
      Hadad donaysana daliil ban kuu sheegi

    • @kaasimjaamac330
      @kaasimjaamac330 Рік тому

      @@Shaydanwase kkkkkkkkk cajiiib

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Рік тому

      ​​​@@kaasimjaamac330 wax lagu qoslo ma odhan
      Anagu hadan nahay dadka raacsan dariiqa salafka, Waxa an ku dhisnaa caqiidadena daliilo ee kuma dhisno falsafo iyo wax an jirin