ASHAACIRO IYAGO TAWXIIDKA QAYBINAYA AYEY HADANA DIIDAN YIHIN || SH.C-karin Xoosh,Sh.Nuur Cali Jaamac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 24

  • @xasanxaad6311
    @xasanxaad6311 8 місяців тому +4

    Waa labada culumo oo aan isleyahay. Somalia hada labdan qof cilmu ugu dhow ineesan jiran. ❤

  • @SaydAsdaad
    @SaydAsdaad 8 місяців тому +1

    الله أكبر

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 8 місяців тому

    MashaaAllaha MashaaAllaha jazaakalaahu khyer culumadiin Allaha noo xifdiyo suufiyadu waa in ayay cilmiga bartaa

  • @Xasancisman-o5c
    @Xasancisman-o5c 8 місяців тому

    Ma. Macalin Sheekh Nuur Cali jamac io shekhayga kale cabdikarim xasan xoosh

  • @CabdulaahiMaquul-kg4uu
    @CabdulaahiMaquul-kg4uu 8 місяців тому +1

    أللهم صل وسلم على نبينا ❤❤

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 6 місяців тому

    Qabuur lagu dul Xadreeyo ayaa habsaamiyey barashada cilmiga

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed 8 місяців тому

    بارك الله فيكم

  • @CaaishaCali-n2c
    @CaaishaCali-n2c 8 місяців тому

    Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @HASSANDheere-dt8gm
    @HASSANDheere-dt8gm 6 місяців тому

    Shiikhan anigoo aan ku waa faqsanayn caqiidadiisa lkn haddana hal mid ayaan
    Ku taagera oo uu suufiyada oo dhan ku dhaama
    Waana cadalad iyo insaafka

  • @MohamedbisharmohamedBORGAD
    @MohamedbisharmohamedBORGAD 8 місяців тому

    Ma tawxiid baa la kaliyeynayaa
    Mise allah
    weligiis ma maqley 3 ilaah

  • @AbooHaarith
    @AbooHaarith 8 місяців тому

    TabarakaAllaah

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 8 місяців тому +1

    Ashaaciro hala yi madaan shii xhaan oo kale cabdi kariin xasan xoosh shiixh shiixh loo waa yay

  • @YuusufcumarCabdi-b2l
    @YuusufcumarCabdi-b2l 8 місяців тому

    Asc

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 8 місяців тому +2

    Ilahey baa qurunka oo ah hadalkii Allah bog ama bage aanu kaga hadlin in uu kaligii cibaadada leeyahey iyo kaligii rabi yahey abuurka dhimashada iyo nolasha iyo maamulka dunida iyo lakali yahey magacyo iyo sifooyin aan cid wadaagta aanu jirin qeybta towxiidka waa intaa.quraanka oondhan baana cadeynaya.tusaale
    رب السموات والأرض وما بينهما فاعبده واصطبر لعباده خل تعلم له سميا

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 8 місяців тому

      Wll iska sax hadalka waa quraanka ee fiiri waxaad qortay

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 8 місяців тому

      @@tj-mi2ix walal quraanka sow hadalkii Allah maaha? Kalaamu laahi afsomali sow hadalkii Allah manoqonayo?

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 8 місяців тому

      @@tj-mi2ix tj dad baa diida in quraanku yahey hadalkii Allah kuwaas miyaa tahey?

    • @markazunoorgarissaiskadag1178
      @markazunoorgarissaiskadag1178 8 місяців тому

      لعباته هل تعلم له سميا meshas xagaji walal saad uqorte firi

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 8 місяців тому

      @@markazunoorgarissaiskadag1178
      الله يجزاك خير الأخ

  • @cabaasosmaanosmaan515
    @cabaasosmaanosmaan515 8 місяців тому

    War hee dhaha qeybaha 3da ah ee towxiidka hada maba aha wax uu wadad culimo ah uu dood geliyo oo u dhaho towxiid la qeybiyey waa khalad wadadkii waxas dood ka dhiga oo ku eedeya culimada kale hade wadadkasi wixsu mahan diin iyo ala ka cabsi ee wadad damacsan un Inu culimo iska mucadrado Marka waxas hada yaan lagu warerin umada 3da qeyb ee towxiidka runti waa sax oo diinto Dhanba ku socotaba ee wadad Dan goni leh yusan warerin umada

  • @jamaalaxmed7389
    @jamaalaxmed7389 8 місяців тому

    Waxanay aqoon ulahayn ayay ka hadlayaan oy iska odhanayaan ma qaybasamayo tawxiidku

  • @AbuxamidalxambaliAlxambali
    @AbuxamidalxambaliAlxambali 8 місяців тому +1

    الشاعرة المتأخرة متحيرة بتقسيم التوحيد!!!!

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 8 місяців тому

    Waar haduusan garanayn caqiidada ashaaciro muu iska aamuso ceebtaan kuma dhacdeen.