HODAN STAR NINKEDI HORE OO XABSI IYO XANUUN BADAN SOO MAREY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 26

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 3 години тому +1

    nahaabad nahaabadi dhashay oo islaam nimada iyo ibna aadankaba kabaxday oo aan dadnimo ku abtirsan weeye tuugo oo aaway caruurtiisii uu dhalay ma kuwo xayawaan ah baa caasiyiin yeeyaan nacalaa sheydaan ku yaal naa doqoneey dadku weey kala tagaan lkn taadu waa xayawaanimo😭

  • @asadjoy71
    @asadjoy71 10 хвилин тому

    Qofkii marxexan ah oo naagta difaaco wlhi bilaahi waa gun gun dhashaye habartan waa qofka dunida ugu xun

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 52 хвилини тому

    Scw scw scw scw war ninkaan caaytamayoow wax iskula har 2daan qof ayaga ayaa is og hadeeyse arintani ku timi maxlal shayuukhdaa kajawaabi doono kaliya aynu caawino Allena aynu iskaga baqno wabillaahi towfiiq

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 2 години тому +1

    Habartan ilkaha ku foolhardy xun waa baastarad fool hunt badan nin ay jaceshahayi ay ka sheekeen jirtay ayadoo habar ah dhaqan kaas xagee bay ka keentay naagtan

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 5 годин тому +1

    Mar hadii la xera ma shaqeeysan karo hadalka ka duuba oo waxay haysataa 20 years ago ayeey ninkeeda ku xertay ❤❤❤

    • @SadioWarsame-rq6ql
      @SadioWarsame-rq6ql 34 хвилини тому

      War aabahaan waxkastuu gaystay maaha in sidaan loola dhaqmo
      Calfkaa Alle doqomad calif ugu daray
      Doqona Rag iyo Dumarba waa leeyihiin

  • @Yusro557
    @Yusro557 Годину тому

    Kuwaas ciyaal mahan waa caadiyaal waayo bal fiiriya sida uu uyaalo aabohood🥺Subxaanallaaah Subxaanallaaah Subxaanallaaah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 9 хвилин тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @Yusro557
    @Yusro557 58 хвилин тому

    Qurbo aabe waxbo kuma dhibee hooyooyinka ayaa dhibadan nabi maxamed csw wuxuu yiri narta waxaa ubadnaa dumarka marka dumaroow xasuusta iney qayaamo jirto

  • @asadjoy71
    @asadjoy71 8 хвилин тому

    Ilamhan qurbaha lagu dhalayo waa eber wlhi ilmo ma jiraan waxa qurbaha lagu dhahalyo ilmo maaha

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed Годину тому

    Saxway

  • @hawoali120
    @hawoali120 Годину тому

    Sorry habartan ilkayarta odaga wey bahdishey aabe somaliyed sidan ma astahilo haduu xaran galey Allah ayuu danbi kagaley ee maxay u xisabineysa caruur teeda ayay casi kadhigtey

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 годин тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 6 годин тому +2

    Odeygu wuxu yiri baxsad ban ahay iney xirtey rabta meel nabad geya police wuxiri

  • @kaltunmohammed9821
    @kaltunmohammed9821 4 години тому

    Subaxaan allhaa waa musibo

  • @zakiyahaji3639
    @zakiyahaji3639 Годину тому

    Ahmed wuxuu ahaa 😂😂😂😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 години тому

    Subxanallah 😢😢😢

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 6 годин тому +2

    Guryaha dawlada ee siinyar halo radiyo kiiskisa wa xanunsanyhay kansar

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 2 години тому

    Caruurta hooyo xun baa dhashay academy dhaqan xumadeeda bay raaceen

  • @Yusro557
    @Yusro557 Годину тому

    Gabadha intee jogtaa? Ma habartan ninkeedii aduunka kusoo marisay dhibatadan umada muslimka oo dhan uwada jeedo...aaqiro warbaa jiro wallee soomaalida mawaxaa udanbeysay sidaan🙄🙄🙄islantan ilkayarta ah ninkan maskiinka ah dhiigiisa ayeeyba kagashay Subxaanallaaah

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed Годину тому

    Ilmaha maxaa kudhacay

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 4 години тому

    Cadeyn codkeeda ayaa ugu filan halugu dacweeyo naxariis ma laha qoftan ninka xanuunsan ilaah ha daaweeyo

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 години тому

    Dhulbahante waxba uma qabanayo yaan lagu halayn

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 47 хвилин тому

    Wayeelnimo ma ogolo islaantu kkkkkkk

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 4 години тому

    War qabiil maxaa meesha genay waa labo shaqsi

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 2 години тому

    War dadkaan jaahilsaa maxaa keenay in qabiil loo caayo naag danbigeed,waa yaabnay.