MAXAA KALAQABASADEY DHALINAYRO CARERYSAN IYO REYSALWASARE KUXIGEENKII SOOMALIYA MARAYO DHIIGALE AYAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 13

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 4 години тому +2

    Siyaad bare taako shul ah ma lahayn

  • @mahamedabdi5686
    @mahamedabdi5686 2 години тому +1

    Mr bulacaad 😅

  • @MohamedHirsi-l5p
    @MohamedHirsi-l5p 2 години тому +1

    Weydhaday in lcagbaa laga qaaday dadkii

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 4 години тому +1

    Ninkani waxaba mayaqaan waa bariisraadis rasmi ah.
    Runtui waxab mayaqaan
    Waana kuwa xassn derbiga ka dhigtay. Waa mooryaan jawaab iyo suaalo midna mayaqaan
    Aniga ayaa jecel dalka iyo dadka
    In laqanciyo waa dameer aad u riqiis ah . Waa mooryaan mana qancin karo
    Laba caruurah .

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 4 години тому +1

    Wuu ka shipway wuxu sameeyey dafiraad cad

  • @AaminSalah
    @AaminSalah 4 години тому +1

    Wuxuu leeyahay 35 Sano ayaynu bilaa dawlad ahayn laakiin maxay iyagu ahaayeen oo ay meesha ujoogaan oo shacabka beenta ugu sheeran oo udhahaan dawlad baan nahay

  • @CabdiShuceyp
    @CabdiShuceyp 4 години тому +1

    😂😂

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 Годину тому

    Hawiye 30 sanno ka bacdi ayay ugadeen in Iidoor magaladdii la oran jiray " THE DIAMOND OF AFRICA "uu Iidoor u bedaleen Qashinqobka africa , markay BASUUKAYAAL ku burburiyeen si anay dib danbe u qalmin CAASIMAD SOOMALIYEED loona ICTITAFO ISAAQLAND. Markii Cali Mahdi iyo Caydiid ay kursiga isku haysteen.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 3 години тому +1

    Beenaleya tuuga eeh weey waxa meeshas iskugu yimid 😂 subxaanallah
    Yaab badana shacbka somaliyed eey gajisiyen 🤔

  • @mohamedEli-o3w
    @mohamedEli-o3w Годину тому

    Ninkani waxuu aaminsanyahay somaliland sow ma aha kii ku difaacayey barlamaanka dhexdiisa somaliland dagaalkii dhilbahante iyo Snm somaliland sheeganayey ee lahaa somaliland waa madaxbanaan go back to Hargaysa oo keen xamar

  • @mahameddacaad1253
    @mahameddacaad1253 Годину тому

    Been badan xasan tuug dhiiqo weye wadnka laga qabto hada soomaaliya iyo marxuumka

  • @mohamedEli-o3w
    @mohamedEli-o3w Годину тому

    Runta sheeg waxaad tahay double agent somaliland soo dirsatay oo iyaga u shaqeeya beenaale Hawiye wali kuma fahmin