Zakariye kobciye heestii Jaceyl dhofay dhaxalkiisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Subscribe dheh hadii ad nagu cusub tahay mahadsanid

КОМЕНТАРІ • 104

  • @ayanabdirashid1563
    @ayanabdirashid1563 4 місяці тому +3

    Intaa cidlo dheelka joogay
    Intaan dhaxan weheshanayay
    Intay ilmo iga dhacaysay
    Dhigayguna uu farxayey
    Waqtigeena uu so dhawaday nolosheyda kun jeer qosol malintada ayaan qaadi dona mar dhaw insha allah. Hassan I love you I miss you 😘

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 роки тому +71

    Heestan wan jecelay wlhi Mar walpa wan dhagysta waxn baln ku qaaday malintaan is guursano qofkaan jecelay oon 6sano wada socon inan Video isaga duubo... hadan dhayal kaga tagaayo dhibaato uman mareene waxn ugu dhabar adegay dheeftisa inana helaayo alle haygu simo mlinta♥️♥️♥️💯😪

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 роки тому +2

      allaah hakugu guuleeyo anaga calaf hanogu daro kaan ku hamino aaaamiiiiiin😍😍

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 3 роки тому +4

      6 year wad so samirtaye ma is heshen hada mise wa wali

    • @amiirajaamac2252
      @amiirajaamac2252 2 роки тому +1

      Insha allah hnO

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 2 роки тому

      alle haku sakhiro oo haydiin dhabeeyo arinkiina.

    • @AhmedSamir-yr3cd
      @AhmedSamir-yr3cd Рік тому +2

      Wali ma is guursateen walaal?
      Isku mid ayaan nahay, Alxamdulilah 6 sanadood oo wada sheekaysi ah ka dib, sanadkii hore ayaan is guursanay.

  • @kamilaalinor7329
    @kamilaalinor7329 2 роки тому +10

    Dhursuge samiir aan lahaaye
    Jaceel dhoofaan sugaaye
    6/12/2021 02:49 Am
    Ankra turkey
    Who is watching 💔💔💔
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamudmohamed2106
    @mohamudmohamed2106 2 роки тому +16

    Xasuusta baby heesta isoo dirtay break soo Baxay shaqo, allahow sahlo iigu keen xaaskeyga weeyaan amiin June 2022 like saar inta Kala maqanyahay

  • @user-yc7rf3qu5n
    @user-yc7rf3qu5n 6 місяців тому +12

    Taariikhdu waa 3/2/2024😢 InshaAllaah waxaan ku soo noqon markay aroos kayga soo dhowyahay

  • @fowsiyoaxmed683
    @fowsiyoaxmed683 2 роки тому +4

    waxadba moda hestan iney ani iga hadleyso wlhi😰😰😰😰😰😰 my sweaty heart❣️ illahay isaga awodlehe rajadena hano dhabeyo o sinabad ah Allaha isku kayo keno Arimahana no fudeydiyo🥲 i miss u❣️😰

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 4 роки тому +24

    Heeskan aadbu iitabtay wlhi ilahow samirkena nasii jaceylkenana nosodhawe

  • @mohamedibrahimmuse5417
    @mohamedibrahimmuse5417 Рік тому +6

    Allah iskuken keeno ayaney xabibi kutabaya sacan 😭 intan cidlo dheelka jifay intan dhaxan weheshanaye intay ilmo iga dhaceyse dhigeyguna u farxayaye😭

  • @user-je5ln7wq9s
    @user-je5ln7wq9s 9 місяців тому +5

    Heestaan waxay soo baxday wakhti aysan ii habonayn oon kla tagnay qofkaan 7sano kusoo tabcayay 😢😂😂

    • @VaizaOsman
      @VaizaOsman 7 днів тому

      Xanun wyh wlhi sorry😢

  • @calihassan4459
    @calihassan4459 2 роки тому +10

    Intaan cidlo dheelka jiifay
    Intaan dhaxan weheshanaaye
    Intay ilmo iga dhacaysay
    Dhigayguna uu farxaaye
    Dhursuge samir laan ahaye
    Jacayl dhoofaan sugaaye
    🥲🥰🥰🥰🥺🥺🥺

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 2 роки тому +4

    Sakeriye kobciye allow alle jaceyl dhoofan sugayey 4 caruur baa u dhalatey dhursuge samirlan ahaaye tii iga raacdey anigun baa og aaaax il iyo dheg

  • @aamiinzaadiq8132
    @aamiinzaadiq8132 4 роки тому +14

    Nin jacaylkii kadhoofunba garanaya walhi

  • @dhemangarad5000
    @dhemangarad5000 2 роки тому +7

    Walahy Bilahi talahi heesti aniga igu socota manta Allow ila garab gaal😭😭😭

    • @AbokorMusse-jr3dz
      @AbokorMusse-jr3dz 4 місяці тому

      After 2 years tolow noloshadu wa side wax maku hagagen

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 6 місяців тому +3

    4/2/2024 maalin axad ah oo aan gabr aan labo sano jeclaa eee iga tagtay waliba anoon wax aan ka dhiba jirin sey ujoogtay ayey aboowe aniga jaceel dhan waa iska daayee iska key cafi ana waxan dhahy saaid ayan kuu jeclahy haiga tagin ayadana waxay iigu jawaabtay aboowe aniga xiriir dhan waa nacy qalbiga ayaan maanta waxan kadareemaa niyad jab saaida marka Haa igula talin laheed 😢

    • @user-xv8bz2hv8n
      @user-xv8bz2hv8n 6 місяців тому +1

      Sorry. Bwe 😢

    • @balaqeybalaqey7902
      @balaqeybalaqey7902 6 місяців тому

      @@user-xv8bz2hv8n dhib malaha abaayo waa ka gudbaa I.a

    • @maanshire
      @maanshire 3 місяці тому +1

      sxb qof kale bay heshay ha isku Marjin u goo oo haray uga sii soco mid ka khayr badan baa alle kugu badalayeye

  • @nasteexodayaxofficial9099
    @nasteexodayaxofficial9099 3 роки тому +8

    Hestan waa itabaty wlahi kobciye ilhy ha nokadayo ustad

  • @mutasxasan6897
    @mutasxasan6897 2 роки тому +3

    I can't wait 11)7)2022 Allah qabada ıga gdhsaaa mantantaaaa

  • @fowsiyoaxmed683
    @fowsiyoaxmed683 2 роки тому +3

    intey ilmo iga dhacaysa dhigeyna u farxayey dhursuge samirlan Ahaye Jacayl dhofan sugayey❣️😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @xasanmaxamed9319
    @xasanmaxamed9319 4 дні тому

    This song is fire I can’t believe what He said 😢❤️

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +5

    Lar ayay igu soo kicisaa heestaani. Wehel aan iyada ahayn ma hayo hadda. Mowjado xiiso iyo hilow isugu jira ayaan i hareeyay.
    Aad baan kuugu xiisay noloshaydiiyeey.

  • @amiraaaadem7892
    @amiraaaadem7892 Рік тому +5

    Maantay Rajadii dhabowday 🥰😩
    Guusheydii soo dhawaatay🫂🦋
    11:11:2023 illahow maalinkayga ka dhig🥺🤲
    10:34pm😩

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 Рік тому +7

    Cawa heestan waxaa i soo dirty walashay mcn saynab 😢 waxayna igu soo dirty wiilka aan in badan xirirkena socda 6 year aroskena Soo dhawaday dartii abyo thanks hees iyo bar waye 😊

  • @faizoosman2596
    @faizoosman2596 3 роки тому +4

    Ì.a hestan malintuu gurkeno so dhawado ani io boqorkyga iska dubi donaaa waa hes aan ad ujecelhy🥰❤🥀

  • @inaahmed9899
    @inaahmed9899 8 місяців тому

    Mantay rajadii dhabowday gushaydii soo dhawaty waxa dhiman uun arose arine way iidhamaty ❤️🥰Bisha 4/2024 wa bishena

  • @mustafeawad1587
    @mustafeawad1587 3 роки тому +6

    Waa hees tabanaysa qalbiyo Badan

  • @anfachargeesawi9011
    @anfachargeesawi9011 2 роки тому +3

    Intey cidlo dheelka jifa
    Intey ilmo IGA dhaceysay
    Dhigeyguna uu farxay
    Jaceyl dhofan sugayay🥺👸🏾💐🤴🏾
    3/1/2022 2:22 Sunday🥺💔🤲

  • @dagganahmed7857
    @dagganahmed7857 3 роки тому +6

    illahy mardanbe iguma ogo jcldanbe o iga fog illahyba imahcleysiyo

  • @asmaxildhiban3882
    @asmaxildhiban3882 3 роки тому +5

    Sakariye waan ku hysta saka

  • @abdiaziz4001
    @abdiaziz4001 2 роки тому +3

    Malin arbaca ah 15june maalin Aan rajadeydaa nawilayoo inshalah

  • @khayriyazaciid5481
    @khayriyazaciid5481 6 місяців тому +1

    Dhursuge samir leh bn ahaye jacayl dacada sugayay😢 manty rajadii dhabawday gushydi so dhawaty wa dhimanun arose arini wy idhamaty😊

  • @billingbilling8942
    @billingbilling8942  5 років тому +19

    Plz chanalkaan waa murdida manta wixii somalia maxamed subscribe yaanan lala dhaafin plz wlalyaal 🙏🏻

    • @najaaden5676
      @najaaden5676 3 роки тому

      Ninika cabshaad badnle

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      Tuugnimo iska ilaali hadaad rabto inaad hormar ka gartid UA-cam'ka

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 3 роки тому +5

    Heestan waa hees xasuus wayn noloshayda ku leh 😌😒

  • @HamdaKoosey
    @HamdaKoosey 4 місяці тому

    Jacayl dhoofan sugaya😢❤

  • @ayanabdiaziz5866
    @ayanabdiaziz5866 3 роки тому +6

    Sigaara iitaabaneysaa heestan wlhi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому +2

    Boholyaw hiloow la hubo tantan yartaan itaaah miyaaa hadana iyo hadana maa la iiqaadaycadceed yareeydumaroo miyaa wacadala waxbafan sooo dhawoow wadafarxaday miyaaa waxaan sooojoogoo jiraba noolaadabjirabaown Maa lay dhahooyaaa Riyaaqaayaa waxbafan
    Maalinba kagudbaayeey miyaaa soomaaha iyaaaaah.qiimobadandumaaaaroo yareycaday sahraaaykhayrbadandumaroo miyaaa.aww

  • @rahmaaxmed431
    @rahmaaxmed431 Рік тому +1

    jacl dhofaan sugayay 2023/1/11

  • @xamdacabdi6248
    @xamdacabdi6248 Рік тому +1

    Cawa wlhi heesTaNi Waan Farxad DhaGaySnyah Wayo Qof aaN laBk soNo jeclha ayah cawa i soo NoQday Axl😊

  • @maxamuudfarax6648
    @maxamuudfarax6648 Рік тому +1

    Axsan hees Darren xabarsan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому +1

    Matan yartaaaan joigoojirooo nolowwwww yartayarta layla joigaayoo lagu farxaayoo haweendumaar uwataaayoo laylajiraaayoo boholyaw iyo hilow badan lay qaaday qaadaana waqti laylaqaataayooo faaiidobadan leeyahoo gobtan ..iyaaaaaaaaaaaah cantrobaqash.iyo qti haweendumaaar ugu istaaahilo inti aan soo jiroo sooo noolaaa layga dooqooo jeaaaday mudo nonsesesesesessed iyoiyo

  • @mahamudalinadaara1255
    @mahamudalinadaara1255 4 роки тому +3

    Wlhu hees aaan wax badan ka caqli buuxsaday

  • @user-pl9jm7ju5y
    @user-pl9jm7ju5y 5 місяців тому +1

    Hes Io bar 🎉❤😂

  • @shaarahassan3348
    @shaarahassan3348 4 роки тому +6

    Axaxaxaxaxaxa

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 2 роки тому +2

    07june 2022 👀 Maantay rajadi dhabawday

  • @murzalhazhi2150
    @murzalhazhi2150 3 роки тому +3

    ha socoto

  • @Hawahamuud
    @Hawahamuud 10 місяців тому

    2 sana kadib qofkayka inna dib umidawno rajeenaa i.a allha ku fudeyo arimaha 😢❤

  • @najmabashe1929
    @najmabashe1929 5 місяців тому

    Inteen cidla dheeLka jifay inten dhaxan weheshanayay😢😢😢😢

  • @samiraalihapep5131
    @samiraalihapep5131 2 роки тому +2

    Dursuuge samir laan ahaaye 😭

  • @ruweydaaden8762
    @ruweydaaden8762 2 роки тому +1

    25/5/2022 habeen arbaca khamiisi soo galayso

  • @ayanlexuzzen1566
    @ayanlexuzzen1566 2 роки тому +1

    2022 june 27 jacayl dhofan sugayay

  • @cumardaad7498
    @cumardaad7498 8 місяців тому +1

    Axax ilahayawo rajadayda i rume

  • @sakariyesalaad1003
    @sakariyesalaad1003 Рік тому +1

    Jacayl dhofaan sugaayay

  • @maxamedcabdi8601
    @maxamedcabdi8601 4 роки тому +5

    25 7 2019
    Khamiiza

  • @xamsenabadoonka8487
    @xamsenabadoonka8487 2 роки тому +1

    Heetan wey igu socota waxn wey hees dhaftey🤣🤣🤣👌🏻

  • @NASRICABDIMATAAN-ed1re
    @NASRICABDIMATAAN-ed1re 22 дні тому

    🎉🎉

  • @azuuppe7414
    @azuuppe7414 2 роки тому +9

    Jcyl dhofaan sugayay😪Ⓜ️
    2/2/2022 12:20
    Arbaco
    Duhurnimo
    Mar wan so boqandona
    Inshalh 😪mcn adna nabad alle haigu ka keno inshalh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😒🤞

  • @amiinpazhiir1528
    @amiinpazhiir1528 3 роки тому +3

    Hore u z0c0 zakariye kopciye RUNTII fanan aan taager0 thy

  • @user-zr2hd7xd4q
    @user-zr2hd7xd4q Рік тому

    Jacayl dhofan sugayay alow isu kayo keen😢😢

  • @mohamedqadar7384
    @mohamedqadar7384 Рік тому +1

    Heestaan waxaan daawanaayaa 6 July 2023 maalin khamiis ah arooskeegana oo ka dhiman yahay 3 maalin ookaliya 10 July 2023 waanii salaamay reer comment 💖

  • @nastexoahmed146
    @nastexoahmed146 3 роки тому +1

    Nice🥰

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Sagrascadsyyateeey yartayarta khatresliina qiimobadandumaroo kheyrto lagufrxeeeeeey.

  • @rahmahussein1588
    @rahmahussein1588 3 місяці тому

    30/4/2024 ❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому +1

    Mudo.

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 Рік тому

    Waad iiiga oohisay walaahi

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 роки тому +2

    Umada dhan waa laga maqanyahy😂😂😂

  • @farahjamac9285
    @farahjamac9285 2 роки тому +1

    Hadan dhayal kaga tagaayo dhibaato umaan mareene

  • @user-xv8bz2hv8n
    @user-xv8bz2hv8n 6 місяців тому

    3/2/2024😭

  • @KhadroCabdulaahi-px3px
    @KhadroCabdulaahi-px3px 6 місяців тому

  • @luulhassan1804
    @luulhassan1804 2 роки тому +7

    Sunday 13 February

  • @xayadbintumohaxayadbintumoha
    @xayadbintumohaxayadbintumoha 3 дні тому

    13/10/2023👸🤝🫅👩‍❤️‍👨
    15/12/2023🫅✈️🥺🇿🇦
    19/8/2024👤🥺✈️🫅
    1:26 habenimo 😢

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Leeeeeeee tttttttttt, malaysooi dhoofey hamareeeywadajir yaaaawaaaaaye dumaaaaaaaar iyo Rag.yartaanaa tanaaa oori caiyaaaaaaaa marwa dumaroooo yareeey.iyaaaaaaaa

  • @dhemangarad5000
    @dhemangarad5000 2 роки тому +1

    Allow Adam kutala sarte

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Familyyyyyyyy.yaaawaaaye who.blokedbloked.nonseseseseseseses

  • @rahmaaxmed431
    @rahmaaxmed431 8 місяців тому