2024/6/6maalin khamiis aha waan ilmaanya waxan dareemaya xanuun uu jidhka dhan ila huryo waxan dareemya welwel murgo farabadan aduunka waan dhibsanya joogtiisa waxan tebya qof aan waxa dan aha iga lahya waxan isku dayaya in aan naftyda ku qanciyo in aay samirto oo adkaysi yeelto balse ma awood oo qalbigu wuu iga awaood badan yaha waan jclhya man rabo in wax soo gadhan waxan jeclhya hormarkiisa iyo in uu noqodo qofka dunid ugu wangsma alle hku guulyee safarka nolosha 😢aniga alle qalbiga hya qaboojiyo😢
Esh cela hes wlh runti aniga iyo xajigeyga waxan is jeclen mudo 10sano ah kadib wan is gursnay lkn nasib daro wankla fognay sawbo jiro awded😭😭😭😭😭😭iso duceya walalheyga somaliyed
Ilaahee ha isku kiin keeno wll adinkoo nabad qabo
entertainment mahdsanid walal qali alle haku sharfo adigna murdkaga alle haku sahlo amin
Allah haku fududeeyo muraadkaada
maxay qalbiyad.daacada ahi.u guul daraystaan wakhatiyad qar waxanab ka fogada halak lagu hadal hayao kalmad jacayl tasooo dhawac iyo murgo ku beertay gabi ahanab noloshayda qalbigan ka gubanayaa.😢😢😢😢😢
legend kobciye wali wan dhageysta 2023 qofka wali dhegeysta love saar ❤
2024 dhagysnoya💔😂
Eesh cala Hees Qof nasiib leh unba arka.❤️
Go'aanka ugu qaldanaa ee nolosheyda aan qatay waxuu ahaa in aan xumeyay qof si dhab ah ii jeclaaday😢💔
Xppi cafwan baan kuleeyahay😢🦁
Alloow nabsigayga kahay
Quruxey mishan calan kaga sirey❤
Cided kuhalen naftan Aaarow😩🥺
Cishana adi kaama maarmo anigu adi kaama maarmo xppi ❤😩😢
Waan ku cafiyay Xppi ❤😢
Caqligu aqbalaa tahee muxuu samaynaya garacan kobciye markan wan tuurayy macalin cumamadada
Waaw maxaad u cidlayn naftani
Waaaaawo keep going bro !!!!!!!!@@@@
Qaladka kowad ee an naftayda kaa galay ayaa ah inan cidleeyay qof sii dhaba ii jcl 😢sorry
Cishana adi,kaama maar,mo anigu adi,kaama maar,mo😌😰🥀
Ax waxan ixasuusisaa malmihii qaar sakariye kobciye hore usoco❤️
2024/6/6maalin khamiis aha waan ilmaanya waxan dareemaya xanuun uu jidhka dhan ila huryo waxan dareemya welwel murgo farabadan aduunka waan dhibsanya joogtiisa waxan tebya qof aan waxa dan aha iga lahya waxan isku dayaya in aan naftyda ku qanciyo in aay samirto oo adkaysi yeelto balse ma awood oo qalbigu wuu iga awaood badan yaha waan jclhya man rabo in wax soo gadhan waxan jeclhya hormarkiisa iyo in uu noqodo qofka dunid ugu wangsma alle hku guulyee safarka nolosha 😢aniga alle qalbiga hya qaboojiyo😢
Coddheer Waxan Kugu Leyahy cisho kama maarmo😢
Very Good Song This Guy Is Legend
7 / 2 2024 ban dhageysanaya😢😢😢😢
Maxd ucidlyn naftni waxn jeclahay wakhtigo izamday oon sidan rabo inoqday i.a inan so boqdo 2023 /12/27/9;12pm
Iska ilaaliya qof idin jecel inaad ka tagtaan
Abwaankii abwaanda
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😭😭😭❤️
XABIIBI Cafis ban ku leeyay ❤
Heestan hees ka qatarsan wligeyka ma arag
Nice
Hadaan wiligey kuciilay iskakay cafi xabiibi
My song😭💔🫶
🥲🥲🥲
Ğ