M.a wll dhap ah aad ayaad u cod mac dahay Waxaa nasiip leh qofka saan loo amaanaayo Hambalyo wll zakariye kopciye Aad ayaan ku tageera kuna ciseyaya Kuna amin san nahay Hormar wacan fanaankeena sharafta mudan
Walee hodan cabtirihman should be worried coz her husband is having too much fun with ugbad aragsan and if I am honest they look cute together 🤣🤣😂❤ I can smell the third wife on way 🤣🤣
Ninkaan legend waye wllhi wanin qiimo badan hesihiisa kuligood xasuus bey igu leeyihiin hdaad ila mid tahy like isaar.❤🌻🕯
Wouwurydseiry🔊📣🔈🚹🇦🇱🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲
Dhakhtarka jaceylka inta utaqaana liketa saara
Maxuu yiri matihid marwadeyda qura
Waxaad matasha nafteeda wlh kan
Waxuu soo wadaa kaweyn hora usoco sxp
😜😜
hhh
sakariye kopciye ninka kaluya e ay farxadu agtiisa taalo noolow pro😘😘😘😘
@@nalkanuura2632 heesihiisu dareen gaara bay smeeyaan zakiriye wlahi
Alla miyaan alla miyaan
hadaadan garabkeyga midig
adigu markastaba aheyn
waxaan noqon lahaa
mid gaabsha ee
miyaan meel gaari lahaa
💋 faizo mcnto💋
Adaa magaceyga kabo
Kumilan dhiga iyo jirkeyga
Waxa matasha nafteyda
Matihid marwadeyda quudha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏
Ninkan waa Abwaan soomaaliyeed oo Hargeisa ka soo bilaabay waa guul reer Hargeisa 😂😂
Raga micnaha dumarka yaqana weyi ku tageera Sakariye kobciye horay u soco
Waxaad matashaaa naftayda
Heeskan waxan shidan doona hbenka arooskayga incha Allah
Waaw my Childhood Friend Alla Maxaan kubad soo wada ciyaarnay iyo waliba Fataatiir Keep going sxb Sakariye Kobciye
Heestan abo ku soo baxaysa wlhi abaysha somaliyeda❤igu mid hayan baaya haadan meel ku gadhasiiyan❤❤❤
Sakariye kobiye waa ciyaala isha borama abwaan kaabash
Fanaanka sanadka zakariye kobciye 🤐♥️ will reer guriceel ah viva ceyr
Viva wll
Thanks fananka tolka
Been weynaa kkkk fanaanoo dhan cayr miyaa cayr iyo ciida😀😀
habargid yu kayah ninkani miyu saleeban ahayn ma cayr ba
mahamed faysal waa ceyr maxamed faqashini ❤️🥰
Inta Sakriye kobciye Ku haysata like sar
Adaa magacayga kaaba
Ku milan dhiigiyo jirkayga
Ma tihid mudanahayga qudha
Waxad matasha naftayda
Xppy suldankaygoow🥰🥰😘
Waxa qiimaynayaa prastageka jacaylka guulasyta eh ma wada joogtaan ?
Fannaanku hadddaanu heestiisa ereyada laanka iyo codkaba isagu lahayn maxay dhuun qallalani taraysaa..
Ereyada: Sakariye Kobciye
Laxanka: Sakariye Kobciye
Codka...: Sakariye Kobciye
👏👏👏Shib iska dhaha wa complete Singer
Suleiman Apdurrahman 👏👏👏👏👌👌👏👏
Sxb horay u soco
Saleeban abdirahman iiman wan kula socda😜😂 dhuun qalalan ben maha
Music na ha ku darsado
Sakariye kobciye guulayso
Wuxuu ku heesay ruuxa runtaa 💕❤💕💃💃
Ilmaderyal wiilkan maglka halaga qabo maruu dadka kaga oogiyo iyo mar uu dhnka boholyawga iyo qiirada uu saro sakaria kobciye big recpect bro qali hore usoco intasina kaftan hauga ahto🖐
Illhy amarkii ninkaa waan taagera mrka lay dhaho ereyada izagaaa lehpan dhagyztaa heezpa
Zidoo kle
FaNaN AaN TaGeRo ZaKaRiYe KoPciYe
Sakariye kobciye Reer GeriCeeeL GaLmudug viva Cayr❤
Heees iga dheh wlhi fanankan waaa fanaan dhamaystiran oo qadarinta dumarka yaqaana
Hore u soco bro❤❤
M.a wll dhap ah aad ayaad u cod mac dahay
Waxaa nasiip leh qofka saan loo amaanaayo
Hambalyo wll zakariye kopciye
Aad ayaan ku tageera kuna ciseyaya
Kuna amin san nahay
Hormar wacan fanaankeena sharafta mudan
Inantaasu timo dheeraa
Mashallah
Jecliyaa inan timo dheeraa
Allaw calaf iigudar
Hadder wa laygu weynyahaye💘💘
Wlayalal like ta duco igu hibeeya
Kkkk waaa fake
@@haldoordumar6770 sure!!
@@haldoordumar6770 maxa fake ah gabdhaha somaliyed 80% way timo dheeryihin ka fiirso hadalkga
Woow shacabkyga reer somaliland aad baan idin jcelhy 🖤
ZidooH kleH QuruxeY Ku Jecelne♥️
Sakriye kobciye way igu socota heeztu waa heesti zandka
Like igu qabo inti kobciye love uu hyza fankiza❤❤❤❤❤❤❤
Aad iyo aad sxbkey an waayay waxan goob joog ahaa habeenkii laduubayay heeka ha ooyin
Xasuus wlhi isaka iyo ilyaas idiris caynan iyo hottel diplomatic
masha'allah wiilashu dhadhera allelehe dhereer aya is helay top song
Maskax baa ku saran ustaad like👍
Iyo love 💟 ku dhac siiya
Heestan xaaskayga ama qofka aanu xiriirka wadaagno ayaan u qaadi lahaa oo mar kasta ku sharfi lahaa, laakiin gabadh ii qalanta ma haysto😢🫶😭❤️
Mucjisada fanka wa nin kan www wa hees iyowbar macalinka jclka sakariye kobciye 🎤❤️🌹
Seedigay axyaa hees xaaskiisa ayuu uqaday idil barkhad cumar 💋👑😘👑
Idil wll matii fananad ahaydba
@Rahama 😂😂😂😂😂 hye xbbti xumaan igama ahaa quruxeey lkn sida miya isheegbal zoo fananad ii maaha
@@hanuush6787
Xbbti idil barakhad fananda ayu qaba
@@hanuush6787
idil barkhad cumar xajigedi marna inaderked masha allah
haa waa fananada idil barkhad ayuu qaba
Mashalaa afkaaga cano macaan laguqabay waa rag ragdhalay
Isku wakhti ayaan dawaney
Keep up the good spirit and goodwill in your 💖💖 voice and self
Sakariye waa Mucjiso. Heestani na waa Mahadho.
Garoowe, Ethiopian Bunna - Next to Classic Barbershop. 30. October. 2023 - Isniin - 07:05 p.m
alfanaan abwaan laxamayste Ha,ooyin ninikii nagu wareershay waa nin wax walba loodhameeyay
Wlalky sakariye kobciye hore usoco fanaan mcl abwaan❤💋
Walee hodan cabtirihman should be worried coz her husband is having too much fun with ugbad aragsan and if I am honest they look cute together 🤣🤣😂❤ I can smell the third wife on way 🤣🤣
Zakariye kobciye ayan sini laha xidiga sanadka 🎉👑
Sakariyo kobciye si fcn ayay ku soo dhaweyey seediyasha mursal & Abdiwali furinle iyo dhaman xidiguhu waxad tahay full signer seedi
Sakariye waxaad tahay fanan dhamaystiran abwaanimo ku darsaday 🙏🤙🏼
Qof kuu zameeya wuxuu ku dhihi karaa magacaaga ku qoro zhpo ama lacag ayaad siin
Heees mcn whi zakariye noolaw
Zakariye Kobciye fanaan jirah❤❤💕
Waxan noqonlaa mid gaabsha ❤
Viva e vivaaaa zaki from banadir we love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤💖🌻🇸🇴
Hees 2jeerLagu celiyey. Heestan. Arkey. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Axsan heeesta waaa qaaaali iyo erayo macan oo waxa gal ah weh weh
iska hees looma heeso e erayo macan cod macan ba lala so shar taga sida kobciye okale
Sakariye kobciye waa ninka ugu xigmada badan fanaaniinta somalida
Fananka sanadku waa sakiriye aniga codkayga
Walee waa fanaan iyo badh mr kobciye
Waaaw fanan melwaba kadhamaystiran nin colos
waxad matashaa nafteyda
matihid marwadeyda qura
4/9/2020 ayan daawanaya
Kkkk alaa ragu jirjirolysanaaa🤣🤣🤣
@@drfatimamohamed4666 kkkkk
@@zakijr1367 waaa runty tay la jogaataan markaas Isla amaanta ina rag🤣🤣🤣
Abti sakariye hore usoco guul baan kuu rajaynayaa
Ma reer BORAMA ZAKARIYE??
Zakariye maso noqday waaw ❤️
Wwww hesra kaliyan ka helay tan waxa mesha lagu qaday like wa shaqesatay
Sakariye kobciye ❤
Mnshlah sakariye kobciye fanan dhamaystiran
Hees aad u miiro macaan iyo Fanaan aad u cod wacan
heestan kama xiiso dhaco 😍😍😍
Xikmad socoro weyaan masha allah 🥰🥰
GuuzHeydiYo MidHo dHalkeeda Adaan Ka Maqnaan dHankaGa♥️
You are really delightful.and consoling wonderful. always
manshaaa allaah hees qaaliya
sakarye waa hees qali weeye
Fav song nin ragga intaa garanaya 💔😭2022
sorry abaayo
Sakariye kobciye horay usoco sxp👏
Sakariye waaa fanaaan cod camaan oo daganaanshiyo kamuuqato
Saas waye nin walba wuxuu jecelyahay marwo garab istaagta masha allah
Juns ku wuu imanayaa waa nin ka saarey laxanka kobciye man
Ax yaa jacayl 🌎🌷💫
Waye wa hees aad u macan wow
Zakira will somliyeed weeyo wuna fcnyhy lkn wxa ka sifcnnlhyd inu quran ku aqrinlhy ilhy Hagu so hnunsho
wlhi sxb waaa runta
Dhaqtarka jclka zakariye kobciye 💯🙏👑
Matihid marwadeyda qudha Jah ❤
Kobciye waa kobciyaha jacaylka nolosha iyo dareemaha wanaagsan ee la isu muujiyo
My Fav Song❤😢
Ninkaan jacaylpa dilay zxp iska daa wxz ha is raacin naag xuna
mursal heeskan hodan buu ka dhex arkaaa
beautiful song in this year waaaw
Inta 2021 ila daawatay is muujiya
Nice song 👑👑💖💖💖👌👌👌
waaw hees shidandheh
Matihid marwadayda qura❤
Abwan fanaan maskaxi ku dhamatay 🙏🙏🙏
Tan wa jawabti hodan
Horta reer somaliland ma wada fananba mansha allah guul weeeyan
Wiilka wa reer konfuur walie wa reer guriceel.
@@theflagbearer9196 haa waa hg aan maqlay
kayd yare waaa wiil habargidir ah isaaq reer Abti u yihiin
@@theflagbearer9196 guriceel koonfur mahane waa gobolada dhexe
Hadii isaaq reer abti u yahay waa meeshuu ka keenay xikmada iyo fanaanimada😜
Matoor an is heysan kiiheysta mxaatiri abwaane🤣🤣
Ninka kaliye ee habar gidir kujira abwaan laxamiste soos are heeso cusub
Yaa ila daawanaaya 2020
Masha Allah zxb kobciye
Cadi ma ahan hestan waxad muda in ay aniga iga hadleyso
Reer mudug jacayl iyo romantic waa looga hadhay😜
Wan kugu racay
Sakariye kobciye ku hyztaa hore uzoco
Waxbaa ka dhacay
Ax yaa hees
Wamaxaay calanka qowmul lut ka laxayiysinayo bismilah salamad ya rabbi Islamic union no soo dejdeji
Mee wll calanku bisinka
Sakariye abtigay ruma all ha ku xafido
Abayo sow cayr maaha ninkaan
Fartun Ali haaa kobciye waa habargidir cayr cabsiiye isaaq ayaa abtiyal u ah
Magcid jiryaya alow udaaa amin amin
Sakariye codkisaa waan ku haystaaa like saarta
aniga mursal ayaa hees u sameeyay balse meel aan kala xariiro ayaan waayay
Facebook u mursal muse uku so galaa
Nashad Dahir snapchatkiisa kala hadal walal mursal_muuse ama fbgiisa Oo ay mursal muuse ugu qorantahay
Ma teem khadrad heed kkkk
Inankaan so kii ha ooyinee aamu qaadaye?
Vytrc
Uytjhg
Ytgfdk
Hhhh xidigahan miyaaf kuso birty Aloora hdaa samaron.thy ama aad xaas latahy xidiguhu waad ka gadmeysa sax sow maaha
Waxa lagu xayeesiinayaba wa idil barqad hdi kle xiligaan mar horaa lagu qaniini lahaa
May wll sidaa haw hadlin cid walba wan soo dhawaynaa maa la hubaa inuu idil qabo
Landheere hg o ceyr ayanle ah waye walalkey isaqna rer abti u yihin ❤️❤️
@@thelastone7763 mshllh kkkkk afkii reer xamaraka hadaa kuma hadlayee kii waqooyigu ku hadlayaa
Ayaka korsheen ilmuhu hoyadod ay af racan
@@thelastone7763 haa sax
Wiilkan maskaxbaa ku rakiban mshllh ereyadiisa waa eesh calaa
𝔸𝔹𝕎𝔸𝔸ℕ ℚ𝕀𝕀𝕄𝕆 𝔹𝔸𝔻𝔸ℕ
𝔽𝔸ℕ𝔸𝔸ℕ ℂ𝕆𝔻 𝕄𝔸ℂ𝔸𝔸ℕ
𝕋ℍ𝔼 𝕆ℕ𝔼 𝔸ℕ𝔻 𝕆ℕ𝕃𝕐 𝕃𝔼𝔾𝔼ℕ𝔻👋
ℤ 𝔸 𝕂 𝔸 ℝ 𝕀 𝕐 𝔼 𝕂 𝕆 𝔹 ℂ 𝕀 𝕐 𝔼 ❤️