JARRAAX SIDEE BAY ISU BADASHAY NOLOSHIISU GUURKI KA DIB?!
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
follow me:
FACEBOOK: / ruwaydast
INSTAGRAM: / ruwaydastyle
TIKTOK: / ruweydast
#RuwaydaStyle
Juma kareem saxibadayda qaaliga💕🥰
Jummah kareem gclo✌️🥰
Jumca mubaarak macanto
Mid lamid ah walashey 👍
Jumca kreem
Mid lamida sxp qaali❣️🧕
😂😂 qosol + faa'iido thanks sis 😂👏🏻 anagabo saas isku dagaalna inkastoo dhaano kuwaan 😩😂
😂😂😂😂
hhhhhhhhhh
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂 sheeko iga qosol badan waligey ma Arag Waxa kasi daran sidad uga shekeyneysid wlhi wan raftay keep going sister
Ppp0p0pp0pl😊ppp0pppppl0p0pplppp0ppp0p0pl0pppppppp😊
Ana kadaran saan uqoslaye family ka waxay imodeen inaa waashte 😂😂😂
Anigu inta dawaday ayaan mar labada ku ceshatay qosol darti😂😅
@@XiyoCabdiraxman-wr3sm hhhhh😂😂
Aaad iyo aadbaad umahadsanty Ruwayda style 😎.
Wan ku xidhanahy janalkaaga muuqaal ima dhaafo 💜
sheko ka qosol badan waligy ma maqal😂😂 thanks ruweyda kuwan caml noso Badi
Wa mahadsanthy abayo 🥰wad naga qoslisa Mar walbo😁🥺🥰
Waa sheeko aad u qosol oo xikmadi ku jirto Mahadsanid ruwayda 😂😂😂
Ruweyda style abyo wlhi zaaid igaga qosol siisey qisadaan thanks mcney taagera weyn ku ahay
alla ruwaydoy war mahaysid 😂alxmdullh waxa ka raystay oo wax laga raysto ah heesaha dhagysan jiray marka howsha guriga qabanayo , hada iskama waalo shekadada marna cibro ka qaata marna aan ku qosla 😂walsheyay illhy codkaga haku barakeeyo noso badi sheekoyinka iyo qisonka love u mcnto ❤️❤️
Zme😂❤
Walhi Ana same
😂😂😂 wlhi waa sheeko fani ah mahadsanid @ruweyda style number one fan❤ salaaman
Ruwayda steals keep going my sister walhay video ima dhaafaan waanan ku wataa xabbti💓💓👏👏🏆🏆
6:35 waa sheeko qosol badan 🤣🤣 mahadsanid ruwayda
sheekadii igu qosolk badnyd ayay ahyd wllhi 🤣bilaw ilaa dhamaad wn qoslayay kuwan camal no so badi keep going xapoti🥀💞💓
Walaashay ruwayda ha ka caajin barnaamijadan aad ayaan u xiisayaa❤🙏🙏💯❤️🔥
Ruwyda plz zo badi codkaga zaan u jclhy wlhi xita 5 sacadod wan ku dhagyzn karaa❤❤ love buuran ban kuhaya
😂😂🤣🤣ado abaha la yaban abihis malagu kene😭shekadan xafadeney ka shekeyneysa
Hhhhhhhhhhhh waxaan dad waa dhaafeen film commidia miyay dhigayaan thanks sis alle haku sharfo.
Ruwaydu style add baan uquslaay sheekada waa mid aad xiisaleh🤣🤣🤣🤣🤣🙏🏻🙏🏻
Ciwaankaaga Facebook ayaan qisadan kasoodaawaday sidaasay tahay waxaan imid Halkan si aan Like ta kuugusoosaaro 🥰
Keep going wlsha💯
War familku walana subxanallah 😂😂😂 enyway keep going ruweyda😊
RIIN WAABA DAJIYA CAADI AH WAAW MANSHAA ALLAH 😂😂😂
Ruweyda Style Waa Mahadsanid shekadn aad bay iga qoslisy Waa funny no so badi Sheekadan oo kle
Wallhi saan uqoslay ma ogid love you huno mcneyyy💗🤣
Zamiyah same like Name👸🏻🖤
Ani hda reero dagaal iyo dhib baan ahay xaas AA is feerno rabaa
@@saednoraini8019 kkkk😂😂😂😫💔
@@saednoraini8019 samiyo wyy
Mcnto wan ku aaminsanahay
5:39. Alla. Beerka ma qosli karo😂😂😂❤️
We love you so much ruweyda nolow inbadan inshallah ❤
I've been along time tuner to your channel ruwaida, listening to everything you put out, but always forgetting to subscribe 😆. Love you ruwaida, keep doing what you do best!
. .
__
Manta waad iga qoslisay wlhi 🤣
Ilhey haku xifdiyo🥰
Qosol iguma hadhin wlhi shukran xbbti qaali keep up huunooy one love waan ku taageeraa m.a hadalkaaga aad buu ii saameeyaa🤣🥰👸🥀
Hey weydiin markey uurka yeelatey 😁🤣
Ruweydo uu funny hhhh😁🤣♥️
Masha allah abyo wn kugu fanaa hadanahay hablaheena🥰😍😍
😂😂😂😂😂 wan furay afkaga cano laguqabay MASHA Allah horusoco abyo
Omg Amazing story thanks And keep going sisters ruweyda style🙏🤝🤲🤩😍
Ruwydo stly ha dhihin ee dheh cod stly 🥰🥰🥰
Aftahanimo mel labagaray day
Vedio caawa ayaa kusoo ceshtay xalay qosol dartiis aa comment usoo qori waayey🤣🤣🤣
Ruwayda style wll qaali Sheekooyinkaaga waan xiiseeyaa.
Alla manooli mahdsnid ruwydaay😂😂🙌
Alla maaanta qosolki wuu iga dhamaday 🤣🤣🤣🤣😂😂😂 mahadsanid xbbti
M.a abyo Allaha ku xafido aduun iyo aaqiro shekoyinkaga kal iyo laab ugu helay
Asc abaayo waxan rabay inan kushego oon jeclan laha inad iga qadato marka ad videoga bilobeyso salanta islanka ah nagu salan 💯💯
Man shalaah codkagu wuu soo jiitay😘😘ilahay haku dayo 😘😘
3:27 wallhi Wad iga qosliisay😂😂😂😂😂😂😂
Iluvv ur voice wlahi💘😩u such a talent gurll
Ruweydoy caawa waadiga qoslisay wlh 😅ilahey hku barakeye
Mnsha allh wlhi awlaadu wa qaali mid iyo 10 ba wa wixii alle ku barakeeyo allow awlaad wngsn nasii mrkn guursno wa qiso cajiiba wlhi hore usoco wlshy ruweyda
Ha i wadin mrkey urka yelatay wlhi wan qoslay shukran ruweyda jiro jog
Ha iwaydiin xiligay uurka yeelatay malaha markay is dirirayeen😂😂😂😂😂
Who is watching November 😂
Inantu waa inanteeniye soo dhaweeya 🤗🤗🤗
War Hee dhe maxaad qisooyin ka usoo daahisaa waa in aad every day tow videos inaad soo galisaa UA-cam ka
Thanks my dear sister
Ayy 😁 video ahaa yaal 😀 waan soo daahay lkn thanks 👍
Sheekadaan ayaan dhageyste manaqoslin aaa alaa @Ruweyda style😂🙏
Ruweyda qosol igu dishaa wlh nucaan noso raadi washekhoyin qatara adigane wanagu sii qosolisaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa sheeko qosol iyo shactiro thanks abayo 🤣👍🏼
Alla manooli 😭😂😂😂 beerka ayaa I xanuunay
Ruweyda keep going xbbt
Thanks ruweydoy steyl maanty mood iga qaldanyahy ayaa iga qoslisay Allah kaa farxiyo adina abyo ❤🎉😮😊😊
subaxanallah wegay sheeko ka qosol badan ma dhegaysan ilma yar ayan cunto siisanayay ila hada yaab ayay ku maqantahay intay qosolkaygi ka yabtay
ruwayday gabadhu gormay uurka qàaday😁😁😁😁
Siidan uu qoslayay manta waan fuuray😂🤣
Really qozolkygii wx yaraa ii haray saan u qoslayey hh ur soo talented girl allaha ku dhawro mcny
Walshayey horta channelkaga hada igu horeysa, sheekadii igu horaysayna waanla dhacay, walahi Qosolka aduunka Iga dhamaday, 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mahadsanid wallo qaali
Mnta ayn channel kga bartay gebi video yadaadana waan dhamystay mnsha allah hadalkaaga ayaaapa iga gadan
Masha allah ruwaydo aad baan kuu jeclahay
🤣🤣🤣🤣🤣wllahi wan qosalay m.a hore u soco🤣
Hadiyad weligiiba uma keenin ruweyda waa imtixaam hhh♥️😂😂
Ruweyda Ibadan ayaan ku radiyey ugu danbeyn waan ku helay❤❤❤
M.A Ruwayda Af Somali meel ayaad dhigtay iyo adoo barnaamijyo xiso badan soo gudbiya. Halkaa ka wad wlshy. Anoo xalay un arkay channel kaga ayaan aad uga helay. Waxaan ku darsan lahaa fikirkayga inaad ku soo biriso halgamayashii Somaliyed sidii Sayid Mohamed Abdulle Hassan iyo Ahmed gurey. Mida labad soo wajigaga na tus.
Siyad bare miyaaa halgamaa ah
😂😂😂😂 you made my day thanks❤
🥰🥰🥰
@@nasrichannel4113 👍
@@yuukamaxamad9186 is
Cawaadif iyadaba fara dheerayd jarraax🤣🤣family shidn by haayeen
MashaAllah gul walalo your very talented ❤
Xaliso ayaa layiraahda gabdhaahs ilahey iisahlo midaas okkle 🥰🥰
Masha allh horay usoco sis🥰
Wllhi waa sheekadii ugh fans sanay ana dhageysto
😂😂😂😂😂😂😂Mahad sanid ruwayda saan ugu qoslayay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maasha Allah😀😀🙂😀😀😀😀😀😀
Msha alah wllo qli wlhi hadan awoodo 100million scribe ayan ku siin lahaa nolow inta nololi jirto waxbadan ayan ka faaiday aqligu kuma ciilo
Wlhi I can’t stop laughing 😂😂😂 you made my day ruwayda allah keep you habibti 😂👸🏼🖤
Wsc walashey somaliyed dar alle ban ku jeclahay 💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Yaa ila mida oo xiligan daawanaya sheekada ruwayda quruxzan habsan ayaan ahay aduunka waan ka danbeeyaa 😂 from Qatar doha ayaan kaa soo salaamayaa
Ruwada markaan ku dhagaysto waan qoslaa mar badan ❤ alah ku xafido😂
Ruweydaay huno wn ku wataa
Sidaan inogu soo dhaqso 👸❤️
😃😃 wllhi sheko qosol badan bay ahyd wxi imika ka danbeyo dadka wal walan ha la isku daro wx wngsan bay dhalayene 😃😃
INCREDIBLE SOMALI STORY TELLER AND UA-camR
😅😅😅😅😂😂😂😂
Shekadan 2022ki ilaa 2025ka waan kuso ceshada sanad walba 😂😂😂😂 ma hilmaamo😅😅😅
Waynu kuwaydin gortay yelatay hhhh wlh funny bd thy e wlly update ka so badi
Qosol iguma harin cwa thanks cdey🤣🤣🤣❤❤❤
Beerka ixanuunay san uqoslayy mahad snid ruwayda🥰
Ruwayda WaXsi waaa Romantic 🤣🤣🤣
😂😂😂😂 Waa sheeko aad u qosol badan walahi
🤣🤣🤣🤣🤣 waa sheeko Funy ah iyo gabar Funy ah wlh
First🙋♀️❤️
first
Ruweda mashaa allah waa sheko macaan
m.a walhi abyo wan iska xanaqsa mrka kudawaday wan iska qoslay Allah ku xafido
Waa sabbata nabigu (scw) uu u yidhi caruurta magac wangsan ha loo baxiyo🤔 JARAAX waaba dhaawacee🤣
Scw N.N.KH scw
Wlhi wn qosly
@@aliyaabdiraxman6614 🤣🤣 guri 24hrz degaal ka socdo ka wrn ma ku noolan lahyd
Ruweyda style mx kuguduceeya shekoyinkaaga wakuhurdaa waxaan ahay dadka hurdada seeykaga imaado adag codkaga marka darto hurdomarkiiba ilhy haka abaalmariyo❤
Waa fuuray maanta qosol inan u dhintaa ka baqay😂😂😂😂. 😭😭😂
Shekadan wa family geena oo aan hal laga badalin ba midba midka kale bu haysta xafadena 😂😂😂
Same😂😂😂😂😂😂
Same
Same wlahi 4 saac supax nimo daawaha duulaya io bir qaabka 😅😅😅😍
Ruweyda 🥰wllhi 1m ey uqalantaa somaliyeey ilahey kabaqa gawadhan kasogarbaxa🥺☹
Ruweyda horay usoco taagero weyn ku ahay
Mahadsanid habibti horey u soco 😁😁😂 tani sheeka la yab leh bay aheyd
Riwayda wallhi aad baan ku taageraa xataa marka muqalka gu soo dhoco xataa dhatan bedeshaa aside darta Allah ku xafido walashay