DHALINTA KISMAAYO KABAN & DALXIIS/HEESAHA, QAACIGA (JTD) 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Halkan Ka Booqo Pageka Facebook ee Dhalinta
    Jubaland tourism and Development
    / jubaland-tourism-and-d...
    DHIIRIGALIN AYAY NOO TAHAY IN AAD NAGUSOO BIIRTO LIKE DHEH PAGEKA THANKS

КОМЕНТАРІ • 16

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 4 роки тому +2

    Dhalinyaro aad uqurux badan allaha natuso nimcada dalkena taal

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 4 роки тому +4

    Babaaygii jamaamiyo
    Cambe jilib ku yaallaay
    Waaaw maxamed mooge liipaan hewstiisa igu socota
    Dhalinyartana waxa iiga muuqata qurux

  • @ubaxmukhtaar6955
    @ubaxmukhtaar6955 4 роки тому +1

    M.a

  • @ayaamahalyricstm8137
    @ayaamahalyricstm8137 4 роки тому +3

    Mashaaalah dal walba dadkiisu wax ku yahay dhalinyaradaana laf dhabar u ah
    Ku raaxaysta Dalkiina hooyo walaaladay❤️💯

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 роки тому

    Masha allaha bacaadka wabiga jiinkiisa ku Bera geedka cawska bacda iyo daasada, iyo baa buurta kadaaya. Dhulka unaxa. Dhalinyarooy

  • @deeqomacalinmaxamuud3347
    @deeqomacalinmaxamuud3347 4 роки тому +2

    Masha Allah hore u socda dhalinyaro qurux bdn❤👏

  • @isseadan9574
    @isseadan9574 4 роки тому +2

    Mansha allah gulaysta dad kudayasho mudan

  • @aminnuradin2642
    @aminnuradin2642 4 роки тому +2

    Horaa loosoconaya❤ my team guleysta❤

  • @daganesiyad7230
    @daganesiyad7230 4 роки тому +2

    Mnshlh keep going sister

  • @aminnuradin2642
    @aminnuradin2642 4 роки тому +4

    Wlshey mcn ilhan guleyso wll qali🙏

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 4 роки тому +2

    Ilhaan laki waxan kacodsanayna inad ustaad nuur baana heeso badan aad kaqabato

  • @abdihakimwarsame457
    @abdihakimwarsame457 2 роки тому

    Dadka Soomaaliyeed ilaah ha sharfo. Runtii intaan caalamka marayay waxaan soo ogaaday in dadka soomaaliyeed yihiin dad dhaqan iyo sharaf leh gaar ahaan hablaha Soomaaliyeed.

  • @xawaaribaashi2522
    @xawaaribaashi2522 4 роки тому +2

    farxad weyn baan dareemay markaan arkay dhalinyaro iski xidhan oo sidaa dhan u dal jecel

  • @maarkefaroole1960
    @maarkefaroole1960 3 роки тому

    1994 waxaa heestaas Axdi Beena Lama Galo Iyo heestii Sida Labo Walaalaa qaadaye abukar carab asagaasi ayaa gatarka ugaracaye maantana dad kale ayaa agtiisa fadhiya

  • @deqdarajo5082
    @deqdarajo5082 4 роки тому +2

    kura xesta dalkina

  • @dhalaalmaalchannel3914
    @dhalaalmaalchannel3914 4 роки тому +1

    Asxbteyda qaaaliga