What a beautiful environment! My country is beautiful, bountiful and plentiful!all we need is get if and uproot the tribalism and discrimination to take our rightful place in the world. Fanaanka salaan qaali ah all the way from Wellington, New Zealand
Gabadha koofida wadato Meel kastee joogto waxaan lee yahay wlshei ilahay darti ku jeclahay❤😢 Waa rajayna mar in an madal san eh kugu arko انشاءالله M.a wllhi waa Happy iyi qof wax fahan san M.a M.a M.a Guuleuso❤❤❤❤
10/3/2024 eid day Still i am watching
Waxaas ayaa Nolol ah, Happy people, wadankooda jooga, warqada soo dhacda(dadka reer europe jooga) iyo walwal aan qabin. Maasha'alaah. well done guys
Could someone please tell me the name of the second song. It is the Somali version of Shaggi's "it wan't me"
I love the second song so much!!!!!!!!!!!
Mininkayga ma Leska soo Mar maraa
Mininkayga ma Leyska soo mar maraa
Aweys Qamiis hees masiir ama mininkayga ma Leyska soo mar maraa
@@Dulmi Mahadsanid walaal.
Abwaane laxamiste waa laguu baahanyahay keep going
Amazing ustaad waxay lkn ddkan boring ka ah😢😢
What a beautiful environment! My country is beautiful, bountiful and plentiful!all we need is get if and uproot the tribalism and discrimination to take our rightful place in the world. Fanaanka salaan qaali ah all the way from Wellington, New Zealand
Gabadha koofida wadato Meel kastee joogto waxaan lee yahay wlshei ilahay darti ku jeclahay❤😢
Waa rajayna mar in an madal san eh kugu arko انشاءالله
M.a wllhi waa Happy iyi qof wax fahan san
M.a
M.a
M.a
Guuleuso❤❤❤❤
Odaygeeda Ayaa Meesha Fadhiya Caadi iska dhig
baydhabo ay joogta wa lagugu xira zxp sdkle wa tiktoker account way leh 😊
@@AmiinDeAlberto23 taliyoow akoonkeed tiktok maxa ugu qoran
@@AmiinDeAlberto23maxaa ugu qoran sxp
Meeshaan waa bardheeri
❤axyaa fanaan khaliifa ❤
Fannaanku waa fannaan fiican, balse dhallinyarada meesha isugu timid reer faneed maaha malaha 5% aad baan uga xumahay,
😢😢
Amazing Qaaci
Aswan lambarkiisa isoo qora
😢😢😢
Talented
Ninkaan ookiyalaha wato waa lagu soo qalday messha
❤
Goobtu waa halkee sxb.
Afgooye weeyi
dayniile bro, not afgooye
Waa beertii Afgooye ee Shiikh Zayid Bin Sultaan Aala Nahaan uu Bilaha soonka Imaan Jiray.
🌸
Meeshu aad bay u qurux badan tahay waa halke
Sallax weeye wll
C6.
Dhalinta dab shidkan halka fadhiyine jahwi wax kaley ku tumunayyan helada garanaya garan 😅
Ma Afgooyaa mse Balcad walaalayaal goobtu
Afgooye weeyi
Balcad
muqalkaba inanta kofiyada madaw ayanu u dawanayaa 😂
mcha allh illahay farxada hku siyadiyo
somali wa dad aad u dhabar adag o farxad badan❤
Ciwaanka iska saxa heestaan Magaceeda waa DAALLO waxaaan qaada Daauud Cali Masxaf
Haa sxb iyo maandeeq
iyo Nimco yaasiin lol
Iyo balbalaarka looolz