Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Alla yaa cizak al ustaad mohamed filfil❤❤❤❤❤macalimoo🙏🙏🙏🫡🫡🫡gacanyada mcnaa allao nodhowr🙏🙏🫡🫡
Filfil from Mars! . waa kaga hadliyey cuudka wlhi
Waah waah heesi hadey qiimo leedahy waatan 2023
Waah waah ustaad goobe iyo jiim sh mumin ayaad I xauusa
waaaaw zxb filfil halkaa kaga hay oo qaacigan macaan noosoo duub markasta
Macalinkayga C/qaadir Maxamuud Xassan Filfil
Al ustaad filfil gacantada allaha barakeyo❤❤legend hada maqasha wakan al ustaad filfil🥰🥰
Hodan afrik iyo filfil mucjisada fanka maanta ❤❤
Alla ya cizak Ustaadkeyga this is another level
Mucjisada Faraha Ka hadla hala yaa Filfil Mamulaha Kabanka Alle Cimriga haku siiyadiyo cafimaad waraa kurajeynaya sxb
Wooow😱😱😱Filfil wad na waalaysa wlhi😂❤
Ustaad please heestii Ambiyo = Jiim sheikh muumin( RIP) lahaa inoo soo qaad
Wlee fan ayaa wax Ka taaaan Heesta hadii aaba dalbadaty gacana ku tagy Ambiyo wax kale
Haa, waan kugu raacsanahay. Best song
Cameramanku Gabadha aadbu cemarada uga ilaalinayaa allaha xafidee 😊 aadbey u codmacaan tahay waww waan la dhacey codkeeda ❤
Hodan afriik weeye gabadhu
1:10 halka markay marayso darguugada ninka tumaya sidu kaga siinayo bal ila eege , cajaaib🤩 rag ba mesha isku helay , ustaad filfil
kolka uu kaga dananiyo ayuu filfila kaga dananinayaa kolkaasay heesta inantu soo gelaysaa
Ustaad filfil rabbi haku xafido
Amiin
Caleek brother
Filfil walaahay Al cadiim farxada nolo shayda ayaa noqotay waayo markaan boro balayn qabo filfil ayaan geystaa saan u helo farxad
Alow u naxaristo hoyo sahra axmed Amin Amin 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
Amiin yaa Rabi 🙏
Ustaad filfil xagee kla Soo xidhidhaa bro
Filfill salute
Heeeeeee away here naagta heeseysa wejigeeda malasheegin noocaaan sxb
aduunyada fanka waa lailashaa dha dhan ahaaniyo laxan ahaan bamulaxan ama fanaanku ilaali hantidada sidiisaninkani waxa uu tumayoislana qal qaloocinayomaaha laxamadidhadhan iyo dareenka samayn jiray somali yeey usheega qofkaan kadaa dhaha ciyaarta laxamadi macaan iyoDarrenka lehama samayso kuwo aad ku bood boodo
Fil fil Aad ayuu U yaqaana kabanka
Gacan macaan filfil nolow
Wllkey Filfil Usdaad C/qaadir Filfil Kuslaamay Wllka❤
Salamaulahi waalal qali
Hodan IYo Fil-Fil oo is Hela waa Marka kabanku Dinaahiyeeyo
Ustaad fil fil dartaa nayrobi inaa u imado waaye
Waa ku so dhaweynaya walasl
Anigana isoo QabTa zhp
Filfil waa masiibo, Jiim buu na xusuusiyey gacantiisii (A.h.u). Tolow ma macallinkiisuu ahaa.
Dee hada yaa macalin u ahaa waligi meel jiim fadhiyo lagama waayin filfil ardydisu ahaa waliba kuwa ugu gacanta macan ayu kujraa zxp
Macalin xagee kala soo xidhiidhnaa
Sxb tellkisa Ma doonaysa
@@abshirpepe4130 haa zxb noosoo qor.
Filfil boodboodka jooji sida Rahii
Jiim Jr
Yesss
Macalin filfil
Iska wade filfil😮😮😮
Booboobka dhaaf kabara si degan u yeeri soda Aun shamuuri iyo jiim
Jawi kale
Mcliiin Respekt
Layaab layaaab🪕
Waxani waa uu kaga hadlinaya. PHD buu ku sita waxan.
Ku soco bravos tret bien
Adoo caadi u fadhiyaba si macaan waad u tumi kartaaye caadi nooga fadhi😁
Jiim shiekh mumin oo kamida ragga somali kaban ugu horeeya kabanka markuu tumaa dareen ayuu raacsiiyaa sxb
Nin culus ayaaaa karaama
xarakada ayaaba yaab kale ah balse adigu baadiye ayaad dhawaan ka soo gashee iska dheh waxaad doonto
Waxaan ku qoslay daqiiqadaha 7:04 Ninka durbaanka garaacaya filfil buu ku qoslayaa 😂😂 waxàsaa mirqaan la dhahaa
Agshan aad u gulxan ..fadla kabanla garaac balse akshan xun iska dhaaf
Bod bodka daa kamasloow
Filfil wuu gacan fiicnaan lahaa hadii uu si degan u tumi lahaa. Xuudku guitar solo oo kle maaha. Cudka cuudka masoo saari karo. Check out Jiimi.
War ilma aderayalow ninku waa qoloma??
Waa qolo la yiraahdo Soomaali, oo degta meel la yiraahdo Geeska Afrika, oo aan ka ilbixin wax la yiraahdo 4.5
@@maguled masha Allaah
Alla yaa cizak al ustaad mohamed filfil❤❤❤❤❤macalimoo🙏🙏🙏🫡🫡🫡gacanyada mcnaa allao nodhowr🙏🙏🫡🫡
Filfil from Mars! . waa kaga hadliyey cuudka wlhi
Waah waah heesi hadey qiimo leedahy waatan 2023
Waah waah ustaad goobe iyo jiim sh mumin ayaad I xauusa
waaaaw zxb filfil halkaa kaga hay oo qaacigan macaan noosoo duub markasta
Macalinkayga C/qaadir Maxamuud Xassan Filfil
Al ustaad filfil gacantada allaha barakeyo❤❤legend hada maqasha wakan al ustaad filfil🥰🥰
Hodan afrik iyo filfil mucjisada fanka maanta ❤❤
Alla ya cizak Ustaadkeyga this is another level
Mucjisada Faraha Ka hadla hala yaa Filfil Mamulaha Kabanka Alle Cimriga haku siiyadiyo cafimaad waraa kurajeynaya sxb
Wooow😱😱😱Filfil wad na waalaysa wlhi😂❤
Ustaad please heestii Ambiyo = Jiim sheikh muumin( RIP) lahaa inoo soo qaad
Wlee fan ayaa wax Ka taaaan
Heesta hadii aaba dalbadaty gacana ku tagy Ambiyo wax kale
Haa, waan kugu raacsanahay. Best song
Cameramanku Gabadha aadbu cemarada uga ilaalinayaa allaha xafidee 😊 aadbey u codmacaan tahay waww waan la dhacey codkeeda ❤
Hodan afriik weeye gabadhu
1:10 halka markay marayso darguugada ninka tumaya sidu kaga siinayo bal ila eege , cajaaib🤩 rag ba mesha isku helay , ustaad filfil
kolka uu kaga dananiyo ayuu filfila kaga dananinayaa kolkaasay heesta inantu soo gelaysaa
Ustaad filfil rabbi haku xafido
Amiin
Caleek brother
Filfil walaahay Al cadiim farxada nolo shayda ayaa noqotay waayo markaan boro balayn qabo filfil ayaan geystaa saan u helo farxad
Alow u naxaristo hoyo sahra axmed Amin Amin 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
Amiin yaa Rabi 🙏
Ustaad filfil xagee kla Soo xidhidhaa bro
Filfill salute
Heeeeeee away here naagta heeseysa wejigeeda malasheegin noocaaan sxb
aduunyada fanka waa la
ilashaa dha dhan ahaan
iyo laxan ahaan ba
mulaxan ama fanaan
ku ilaali hantidada sidiisa
ninkani waxa uu tumayo
islana qal qaloocinayo
maaha laxamadi
dhadhan iyo dareenka samayn jiray
somali yeey usheega qofkaan
kadaa dhaha ciyaarta
laxamadi macaan iyo
Darrenka leh
ama samayso kuwo aad ku bood boodo