Maanshallah was wax fiican tankale qabiil iyo qofka aa tahay ilaahay ma kugu qiimeeynaayo we alle Subxanahu watacalaa wuxu kugu qiimeeynayaa Taqwadada iyo Alle kacabsigaga dadku Waa in taas fahmaan
Waxaan foosha xun o baraha bulshada la soo dhigey mexey micnaha ay tilmaameeysaa ?! . rag iyo dumar waxaa loo uumey iney is guursadaan oo wax iska dhalaan .
AUN.Da’uud waxuu qabay ina cumar duule AUN Fanaankii caanka Ahaa, Ee maad sheegtid Qabiilkeda inta Aad leedahay Gabar reer Somaliland Ah.!!!? Maharani waxaad Afka uga dhowrtay mise waaba lasocon, Haba wariye barnaamji yadaad sifiican u soo huf. Alloow Alle 😊
War Somaali waa walaalo Hadeey is guursadaan nin muslim ah walaalkaa ah waa wanaag waxaa ka.daran ninmanka ajanabiga hadana aan heysan diinta Muslims ah la guursanaayo
Soomaalidu hadey xumaatey 33 sano ee ugu danbeeyey intan dowladeenii burburtey, ka hor umadu walaalo bey ahayd qabiilna qabiil kama weyneyn hada ayaa xumaantan iyo takoorkan lagu sii fogaadey.
Waar anaga beesha jareer Wayne nagama guursadan ilamana degno ismana gaadhno ee afka hanaga soo gelin lama hayo fanaan jareer iyo reer shiekh isaaq oo is qaba lama arag ee full stop
Arintani wax weeyn maaha wiil iyo gabar walaala ah oo isguursaday illaah inta is qabtaaba haysku barakeeyo Aamiin yaarabi
Walle dadkii hore gob ayeey ahayeen oo qabyaad iyo qurun ka fog.🥰😍🤩
Jareer iyo jileec waa tinta qofka laakin anagoo idil soomaali maxamed baan nahay aan kashaqeyno midnimada iyo karamada dalkena iyo dadkena
Maanshallah was wax fiican tankale qabiil iyo qofka aa tahay ilaahay ma kugu qiimeeynaayo we alle Subxanahu watacalaa wuxu kugu qiimeeynayaa Taqwadada iyo Alle kacabsigaga dadku Waa in taas fahmaan
Waa mu hiin inaan Wax K ogaano ee Noo Soo Badi Thanks,
Ilaahooow qabyaalada naga dhex saar Dadkii hore wacnaayaanee
Allaha u naxariisto inta dhimatey
Asc walaal waxaad iska ilaalisaa hadalka ah hebel heestiisa samasa ayey ka la leysa waa dambi dheh codkiisa waa macaan
Xogta ninkan uu akhriyaayoo wax badan baa ka yar qaldan, gaar ahaan hablaha qaar buu ku sheegayaa reero aynaan ka dhalan.
Qofka wax soo gudbinaya (Wariyaha), waa in uu aqoon durugsan u leeyahay waxa uu baahinayo balse xogta ma wada ahan mid sax ah✍️💯
Lkn waa barnaamij gaar ah kani inaad xaqiiqda ku saleeyso uun isku day bro, guuleyso
Waxaan foosha xun o baraha bulshada la soo dhigey mexey micnaha ay tilmaameeysaa ?! . rag iyo dumar waxaa loo uumey iney is guursadaan oo wax iska dhalaan .
Naagaha soomaaliyeed waxa guursada africanka iyo jamaykaanka iyo Cid walba
Mamaasan maaha waa wardiiq waankusaxayaa
Halkaa ku noqo walaal Ahmed Nuur Jaangoow xaaskiisa Sahra Ileeye ma ahayn Isaaq ee waxay ka mid yihiin qabiilada dega somaliland ee Gabooye
Hadey qabaan wa wanaag maxa dhiba oo ku jira ka waran kuwa jameykanka qabo
AUN.Da’uud waxuu qabay
ina cumar duule AUN
Fanaankii caanka Ahaa,
Ee maad sheegtid Qabiilkeda inta Aad leedahay
Gabar reer Somaliland Ah.!!!?
Maharani waxaad Afka uga dhowrtay mise waaba lasocon,
Haba wariye barnaamji yadaad sifiican u soo huf.
Alloow Alle 😊
Sxb Ina Cumar ka dib ayuu gabadh isaaq ah guursaday ,waana sheegay qabiilkee si qalad iiga baxday
@@bulshadacusub Labo gabdhood baa Layla ka danbaysay Aun
Sahra Ileeye waa Madhibaan
Daud Ali Masxaf wuxuu qabey Leyla Cumar Dhuule
Walaalahaa madhibaan gabooye yaxar midge jareer waxaad dheertahay waa intaad ilaahii ku abuuray aad waaydiisatay inuu cadho ilaahaay kugu rido Ruux walaakii oo muslima yasay waaruux ilaahaay agtiisa dulmiwaayn galay oo ciqaab uu kumutaaysan doon hadaba kaa jaahiliinta ahi miyaanay ogaay in bilaal oo adoon ahaa ingabadh qureesha ooqabay julaaybii isa miyaanay ogaayn billaal walaakii iyo rag badan ookale
Mahaa naagtani reer shiekh
Anab Musa Nimco yaasiin ayaa reer sheikh aheyd wll kuna dhalatay sanadkii 1954kii
@@cabdicasiisgiire3089 nimco Yasin reer koodi ayay dafirtay aabeed iyo hooyadeed waa reer shiekh waa la garanayaa
@@anabmusa7112 waa 68jir imika ale hasoo hanuuniyo Nimco aamiin
Naag isaaq jecliyaa
Hooyda jareerta ahed was san huudhi
Jileec iyo jareer simow
Jaale siyad sooma ahayn hada maxaa loo waayey beelaha la hayb sooco oo dhan waa la guursan jireye
War Somaali waa walaalo Hadeey is guursadaan nin muslim ah walaalkaa ah waa wanaag waxaa ka.daran ninmanka ajanabiga hadana aan heysan diinta Muslims ah la guursanaayo
War adiga waxaad ku shaqeysato maad weysay maxaa nin dhintay iyo nin nool ku daba dhigay jilac iyo jareer iyagaa is doortay wax qiima leh la imaaw
Caayda iyo cunsurinimo jooji Jareer dad ka qiimo badan ma jiree
Jaango
Qoomaal
Masxaf
Wiki
Waa wada caan
Soomaalidu hadey xumaatey 33 sano ee ugu danbeeyey intan dowladeenii burburtey, ka hor umadu walaalo bey ahayd qabiilna qabiil kama weyneyn hada ayaa xumaantan iyo takoorkan lagu sii fogaadey.
Waxaa waxba kama jiraan ee anaga nagama guursan
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad wa minal Qabiil Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadeeyda
Waar anaga beesha jareer Wayne nagama guursadan ilamana degno ismana gaadhno ee afka hanaga soo gelin lama hayo fanaan jareer iyo reer shiekh isaaq oo is qaba lama arag ee full stop
Anaa garanaya walaal Qaar is qaba
Gabooyana
Soo ogow sahra ileeye qabiilkeeda waayo cidda aad ku sheegtay maahaayn!
Way badanyihiin soo badi sxb
Qabiilka wax la kasbado Ama shaqaysto ma aha
Sid cali winki wuxu qabay roda daher wana ciise yonis muse muse cade ka aah halka naga sax
Maaha mamasane Roda waa odahakob muusa caada aa
Yaa ku dirsaday adiga dad isqabay dhexdoda yase usheege
Hindi qeybta labaad is next
@@bulshadacusub soobadi hore usoco wll hawjoojin soomali maryooley
@@bulshadacusub gabdhaheena waa iska hdl kulul yihiin sxb ha u qaban
waxaa ka qaldan sahra ileeye qabiilkad ku sheegtey mahaa lakinse waa gabar qabiilkedu yahaay madhibaan waxaad kaa ogaan karta wareysika fananada casha cige geedi raadi wanku sala mayaa
Beenaale muu qabin Faadumo cabdilaahi maa deeq ee wuxuu qabay Layla CUMAR DHUUKLLE
Maandeeq buu qabay halka ka dhageysatay?
Ciise iyo reer shiekh isaaq ayaad afka ka soo gelisay jareer ti webiga shamamae anaga naga may guursan waa been cad
Anab waa xaqiiq jirta taaas
@@bulshadacusub hooyda siilkedi mal hooyda ayu qaba jarere hooyda ws isaaq afkan qadhamuun nags jeedidi