Deg Deg:-Wasiiradda Difaaca Africa oo Addis Ababa Ku Kulmay Maxay Ka Wada Hadleen.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 9 хвилин тому +1

    Waa ceebta dowlada, iyo Awood la'aantooda, maamul xumo, daciifnimo, goboladuna kadiideen xasan xaabo.xoor xoor.😊

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 години тому

    Africa waba gaaalo hadane waba daba dhilif America walikood mana xoroobayan caqli xitaa mana lahan Africa

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Годину тому

    Bismillah. Soomaalida iyo dowlada soomaaliya wali rajo mey ka qabaan in itoobiyanka xiriirkeeda wadaan itoobiya wexey ku sameyneyso deegaanka soomaalida dadkii siday uleynayaan oromadii siday jigjiga xoog kuqaataan ayay rabaan iyo kuwii hore uqaateen oo oromada udegan yihiin wasiir fiqi inuu itoobiya baryaayo ayuu u eg yahay itoobiyanka soomaaliya marnaba majoogayaan waligeena xiriir jaarnimo mayaqaanaan itoobiyanka iyoisraaiil waa iskumid meesh tagaan waa in aay balaayo ka abuuraan isku dayo inay qaadato.soomaaliya itoobiyanka waxay rabto ilaa hada mafahmin itoobiya bur bur tay soomaaliya gumeysato safaaradooda ayaa wali joogto itoobiya aduunka soomaalida soomaaliya maxay rajo leedahay afrikaan aagumeysto batina keenya ayaa nafamceyso ilaa hada waa yaabanahay dowlada daris kaaga waa leyska ilaaliyaa hadana kuma jirto hadii dhul lagaa haysto waa lagu sii damcaa ma ogyahay kenya soomaaliya abiya wuxuu kuyi soomaaliya qabsanaa. madax weynaha kenya sida itoobiya waa sameyn karaan xiriir waxaa lala sameeyaa dowlaha kaa fog xuduudkeeda itoobiyanka soomaaliya inay leeyihiin ayay umoodaan ✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 години тому

    Afrkadu wagalo ileyn maxay jacayl uu hayan mesha injirtale😂

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 години тому

      Africa waba gaaalo hadane waba daba dhilif America walikood mana xoroobayan caqli xitaa mana lahan Africa