Jubba Times
Jubba Times
  • 1 135
  • 1 443 377

Відео

Xog:-Abiye Axmed muxuu ka Yiri Dhoolatuskii Ay maanta soo Bandhigeen?
Переглядів 1,1 тис.20 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:- Ethiopia oo Fariin hanjabaada u Dirtay Masar|| Reda oo ka cabsaday in Shirqool lagu dilo.
Переглядів 1,7 тис.2 години тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:- Ethiopia ka hadashiisay Qaar kamida Duubabka Dhaqan ee DDS?.
Переглядів 1,6 тис.4 години тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Muuse Biixi oo mar kale ka hadlay Ciidamda Masar|| Sudan oo loogu baaqay in la geeyo Ciidamo.
Переглядів 2,6 тис.4 години тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:- TPLF oo ku Hanjabtay Dagaal Maxay qoonsadeen?
Переглядів 1,6 тис.7 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:-Maxay Tahay Fariinta Hanjabaada ee uu Diray Taliyaha Ciidamda Ethiopia?.
Переглядів 1,3 тис.7 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Yeey Yihiin Dhiig Miiratadda Ku Habsatay Degmada Gursum ee Gobolka Faafan?
Переглядів 6979 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:-Jamhada Faano oo Qaaday Talaaboyin Cabsi galisay Ethiopia Maxay Tahay?
Переглядів 2,8 тис.12 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:- Ethiopia oo Ku dhawaqday Diyaar garoow Dagaal || Madaxda Soomaliya iyo Eritareya oo Kulmay
Переглядів 1,9 тис.12 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:- Fahad Yasin iyo Farmajo oo kala Xarig furtay || Masar oo Fariin u Dirtay QM.
Переглядів 1,4 тис.16 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Abaabulka iyo Diyaar garoowga Geeska Africa ma lahuri doonaa Dagaal Mar kale?
Переглядів 1 тис.19 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Maxay Ka Dhigantahay Aamusnaanta Masar ee Biya Xireenka iyo Dhamaystirka Ethiopia Sameesay?
Переглядів 1,2 тис.19 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Deg Deg:- Jabuuti oo Sheegtay inay Dakado siin doonto Ethiopia iyo Ujeedka Arintani+Kulanka Xasan ee
Переглядів 4,8 тис.19 годин тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Is barbardhiga awoodda milatari ee Itoobiya iyo Masar
Переглядів 1,4 тис.21 годину тому
kalla soco wararka Geeska Africa iyo Caalamka. Jubba Times Ka dhigo Wehelkaaga Koowaad.
Maxay uga cadhootay Itoobiya kaalmada milateri ee Masar ugu deeqday Soomaaliya?.
Переглядів 1,8 тис.День тому
Maxay uga cadhootay Itoobiya kaalmada milateri ee Masar ugu deeqday Soomaaliya?.
Deg Deg:- Reda oo u hanjabay TPLF || baaqa Somaliland ee Ciidamda Masar iyo Warar kale.
Переглядів 1,7 тис.День тому
Deg Deg:- Reda oo u hanjabay TPLF || baaqa Somaliland ee Ciidamda Masar iyo Warar kale.
Deg Deg:-Ethiopia oo Cududeeda isugu geeysanaya Barigga Dalkaasi Si ay uga Difaacdo Masar.
Переглядів 3,5 тис.День тому
Deg Deg:-Ethiopia oo Cududeeda isugu geeysanaya Barigga Dalkaasi Si ay uga Difaacdo Masar.
Deg Deg:- Ethiopia oo ku hanjabtay inay talaabo qaadi doonto ka dhan Geeska.
Переглядів 3 тис.День тому
Deg Deg:- Ethiopia oo ku hanjabtay inay talaabo qaadi doonto ka dhan Geeska.
80 Jir u dhashay Deegaanka Soomaalida oo Sheegay inay gumaysi ku Jiraan Maxaa Ka keenay Hadalkaas?
Переглядів 738День тому
80 Jir u dhashay Deegaanka Soomaalida oo Sheegay inay gumaysi ku Jiraan Maxaa Ka keenay Hadalkaas?
Trump ayaa ugu dambeyntii garwaaqsaday khatarta ku soo fool leh iyo in looga guuleysto doorashada
Переглядів 419День тому
Trump ayaa ugu dambeyntii garwaaqsaday khatarta ku soo fool leh iyo in looga guuleysto doorashada
Maxaa ka Taagan Degmada Salaxaad oo aadan Ogeen?.
Переглядів 610День тому
Maxaa ka Taagan Degmada Salaxaad oo aadan Ogeen?.
Deg Deg:- Diyaarado Militari oo Masaari ah oo ka dagay Muqdisho iyo Ethiopia oo Bilowday inay.
Переглядів 5 тис.День тому
Deg Deg:- Diyaarado Militari oo Masaari ah oo ka dagay Muqdisho iyo Ethiopia oo Bilowday inay.
Maxay Yihiin Dhalinyaradda Tiktokarada ee Ethiopia ku eedaysay kiiska Argagaxisinimada?.
Переглядів 81114 днів тому
Maxay Yihiin Dhalinyaradda Tiktokarada ee Ethiopia ku eedaysay kiiska Argagaxisinimada?.
Intee ayay le’egtahay awooda gantaalaha Xisbullah ee cabsida galiyay Israa’iil?
Переглядів 44614 днів тому
Intee ayay le’egtahay awooda gantaalaha Xisbullah ee cabsida galiyay Israa’iil?
Taliyaha Ciidamada Suudan oo Ka soo horjeestay Wada hadalada Geneva Muxuu qoonsaday?.
Переглядів 75014 днів тому
Taliyaha Ciidamada Suudan oo Ka soo horjeestay Wada hadalada Geneva Muxuu qoonsaday?.
Maxkamad ku Taala Addis Ababa oo Xabsigii ugu dheera ku riday Tuugo Maxay Xadeen?
Переглядів 67014 днів тому
Maxkamad ku Taala Addis Ababa oo Xabsigii ugu dheera ku riday Tuugo Maxay Xadeen?
TPLF oo Diiday Xil ka qaadistii uu Sameeyay Reda iyo Talaabada Xigta Arintaani.
Переглядів 1,9 тис.14 днів тому
TPLF oo Diiday Xil ka qaadistii uu Sameeyay Reda iyo Talaabada Xigta Arintaani.
Maxuu ka tari kara isbahaysiga cusub ee Masar,Somaliya iyo Eritrea damaca Itobiya ee bada Somaliya?
Переглядів 4,2 тис.14 днів тому
Maxuu ka tari kara isbahaysiga cusub ee Masar,Somaliya iyo Eritrea damaca Itobiya ee bada Somaliya?
Deg Deg:- Getachew Reda oo Galka Seefta kala baxay iyo Xubno uu xilalka Ka qaaday.
Переглядів 2 тис.14 днів тому
Deg Deg:- Getachew Reda oo Galka Seefta kala baxay iyo Xubno uu xilalka Ka qaaday.

КОМЕНТАРІ

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 години тому

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul dowlad degaanka soomalida 🇬🇶

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 годин тому

    Guul qaranka Ethiopia 🇪🇹⚔️💪 from Soomalilnd 💚🤍❤️⚔️💪🇸🇴🇾🇪😭🥾

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 5 годин тому

    Gardaranaa masar biyaha ma xoog bay ku rabtaa Xoogse hadey wax ku qaadi karto calaacalka nagala dheh anaga ye nagu Soo hiigane itobiya meeshay jirto waa taqaane

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 13 годин тому

    Jubba Times Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @rodgerskeatase911
    @rodgerskeatase911 16 годин тому

    Harris Christopher Walker James Hall Edward

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 20 годин тому

    ilahay balanki wey inotala abyow hadad kaa qomamon weydo

  • @ALIMAXAMEDDAHIR
    @ALIMAXAMEDDAHIR День тому

    2:44

  • @ALIMAXAMEDDAHIR
    @ALIMAXAMEDDAHIR День тому

    Beenaalle balayo aloos

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim День тому

    Warunta walaal Ethiopia wa cadawga somalida shacabka wey ogyihin balse mwdne haa sharci gaa xakamenaya

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 День тому

    Ethopia ku wey ogaadeen awood inaysan soomali wax kaga qaadeyn kuwii shalay laga celinayey iyagoo laxasuuqayo bay iska soo hormariyeen balse waxaan usheegaynaa anaga inay iskaga kaayo mid yihiin amxaar iyo amxaar kalkaalba somalinimadu hawaarto✊🇸🇴

  • @Xasanyusu
    @Xasanyusu День тому

    Manshaa allah jubba Temis runta ugu imo

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 День тому

    Wariyasha Ow Aan Aad Utaageyro Ayad Kamid Tahy Adiga iyo Barow Show iyo Ahmed Said Horay Usoco

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День тому

    Jubba Times ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️

  • @nuurabdi8821
    @nuurabdi8821 День тому

    waa cirroolayaal noloshu kagashay jaajuusnimo, xaqiraada shacabka DDS ayey mushaar ku qaataan "KUGO'AYA"

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 День тому

    Tan waa federalka masuuliyadiisi isaga lee haa iskufilnaado

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 День тому

    Mida kale ethiopia ciidan bay leedahay anagu wiilashena xaawo camal dab danbe lagushidi maayo. Kolna maa oromo ayaan iskadifacna kolna canfar kolna alshabab. Hadana masari miyaa inta wiilasha ee hadhay lagu baabi in war wuxu xaasid sanaa 😢😢😢

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 День тому

    Hhhh Haye ee goormaan aayahena katashanaynaa odaygan milix badanaa😂😂😂 Kuwan waa horgalo caadi ah ninka danbe ayaa ogudaranba.

  • @houffanehahmed6414
    @houffanehahmed6414 День тому

    Juwariy nin sumali hadu dililaha kamahadhen lakun oromo lamahadlikartit

  • @houffanehahmed6414
    @houffanehahmed6414 День тому

    Xoor matahay wamaya gabadhi ereporka laku dilay ninkii dilay mahaysa

  • @YacinoflehOfleh
    @YacinoflehOfleh День тому

    Etobiyah may yelilahayd iny kelingu somalih Mel lasihyo ka jawab rer jiggika

  • @YacinoflehOfleh
    @YacinoflehOfleh День тому

    Makuwa siit wax oqabnway ay gar gar ugalysin mar way nih xasugyan mar kahadla ay nih layihin somalihlend way khaldntah

  • @AbdirashidDahir-yd2jf
    @AbdirashidDahir-yd2jf 2 дні тому

    garaad saamoodayma aha hadeeqaraxdobadi waanasiibadanahay dadkeeyga ayaandhinacakaraaci

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 2 дні тому

    Adeer hal amr ayaad dhimaan laheed ku darso gabadha guur ayaay raabtaaa alloow ceebta astuur

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 2 дні тому

    Duubabna matihiine gaalo dhaaraan baad tihiin

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 2 дні тому

    Dila ninka abiye ee gumaysiga inagu haya

  • @MohamedAhmedsmmd
    @MohamedAhmedsmmd 2 дні тому

    Muuse biixi waa Ethiopia yan caadiya dhawaana waxaa laga filan karaa inuu yuhuuda utago

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 дні тому

    Jubba Times TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 дні тому

    Ethiopia wa u dhamaatay si deg deg biyaha daamka u fura ayaa lagu amray. Masar haddii kale waxeey tiri Ethiopia waan tir tirayaa dadkeedana wan baabi inayaa.

  • @DaawaZone-g2i
    @DaawaZone-g2i 2 дні тому

    ❤i love tigray pple

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 дні тому

    Viva tplf

  • @Mohamed-wv7qr
    @Mohamed-wv7qr 3 дні тому

    Tugo weye Kwan mustefe cagjar muxuuu rabaaaaa

  • @Mohamed-wv7qr
    @Mohamed-wv7qr 3 дні тому

    Halaga qabto gursm waaa best

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 3 дні тому

    Madax xafiiseedka caafimaadku waa manaxe cadaw ah waa ninka caawimnaadkii shuban biyoodka iibsadey. Shaqalaha xarumaha jooga haduu saylad u helayo wuuba iibin lahaa.

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 3 дні тому

    In lajabiyey wuu ogyhy ciil buu lacabaadayaa😂😂😂😂😂

  • @user-ym9ki8cg8i
    @user-ym9ki8cg8i 3 дні тому

    Amxaar cabsanaya waa kuwan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 дні тому

    Dawlada Somalia wa inay diib uso celiso dasturki hadikale Somalia khatar bey ku sugantu tahay una aqonsato Somalie galbed dawlada madax banan Kana tagerto DHINACA sirdonka militariga

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 3 дні тому

    😂🎉❤❤❤

  • @DaawaZone-g2i
    @DaawaZone-g2i 3 дні тому

    Guul fano💪💪💪❤❤❤

  • @abdikhadaraxmed-sg6yd
    @abdikhadaraxmed-sg6yd 4 дні тому

    awrka danbe awrka hore socodkiisa ayuu leyahay maxaa dadka wax.looga sheegi danbigan oo dhan mustafaa kadan beeya

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 4 дні тому

    ❤ Viva Fano ❤