Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 748

  • @abdirashidjama9762
    @abdirashidjama9762 3 роки тому +465

    War intiina igu raacsan soo afjarida alshabaab love ii saara🇸🇱

  • @nashadhersi6744
    @nashadhersi6744 3 роки тому +100

    Wariye timire hantida puntland ku faanto buu ugu horeeya ciil iyo cadow rabi haka xijaabo geesi❤ argagixiso alle ha jabiyo

  • @gaalkacayomudug7627
    @gaalkacayomudug7627 3 роки тому +108

    43:37Ninkaan talo wanaagsan ayuu bixiyey aduunka sirdoon baa amniga suga gaari tirii ef ah oo qori dhashika ah iyo 10 wiil o hubeysan lagu so guray amni ma sugi karaan dowlada puntland wa iney sirdoon yeelataa

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 3 роки тому +61

    War jeeri baan rabnaa saaxiib ,inta jeeri wadda sugaysa farta taag☝☝☝

  • @dunxariira8083
    @dunxariira8083 3 роки тому +96

    Meye dadkii laha wala jirdilay cadowga puntland cagta hosteda guulaysta madalayaal 🇸🇱🇸🇱💪

    • @sumayogas522
      @sumayogas522 3 роки тому +1

      @@moqani5525 ilhy ka baq ma adaa og subxnallah

    • @dunxariira8083
      @dunxariira8083 3 роки тому +4

      @@moqani5525 marxunkan shekadisa dhamayso adiga ogan done puntland wa meel ay hogamiyan dad khibrad u leh sida dal lohogamiyo waxayna ka madax banantahay dulmiga io xad gudubka danbiluhu isago ah qof ka galay danbi dalka hadana sharciga aya lawafajiya isago cadalada maraya inta an so shegay adogo og yaad ka dorbidi in ad sida u hadasho xaqa allaha ku garad siyo wll

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 3 роки тому

      @@moqani5525 ma khawaariji-takfiiri ah oo dhiiga muslimka daadintiisa jecel baad tahay mise Puntland nacaybkeedaa halkaa ku'gaarsiiyay? Hadday tan hore tahay inshallah abaalkeeda adduun iyo aakhiraba waad helaysaa! Haddayse Puntland nacayb kaa'tahay ogow markay argagixisada la'dagaalamayaan Somali oo dhan bay ku metalaan faa'iidana ka'helaysa! Raggaas lahayo daarood kaliya wax mayeeline rag badan oo hawiye ah dhiigoodaa kumaqane lasoco!

  • @qoojegacal6256
    @qoojegacal6256 3 роки тому +64

    The best investigation journalist timire anchor inta taageerta like ii saara👍👍

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 3 роки тому

      Qof xir xiran qof waraysta maaha Investigative ee waxaa la dhahaa qof xog aan la ogayn soo saara

  • @abdulkadirdhagacade2503
    @abdulkadirdhagacade2503 3 роки тому +54

    Gaalkacyo Guul baa u rajeenayaaa.🙏💯

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 3 роки тому +27

    Geesi buu ahaa qalad ku dhacay allaha u naxariisto si laab xaaran buu u waramay,
    Kuwa dadka inta dhameeyay wali sirta sii qarinaya allaha cadaabo

  • @mariasaid8077
    @mariasaid8077 3 роки тому +31

    27:33
    Sirta ciidanka sirdoonka inlasoo bandhigo mafiicna
    Lkn puntland waa waa xorawday 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌏❤

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 2 роки тому +1

      Sidii loo kashifay isaga buu ka shifay itaas inay ka jaraan bay ahayd dawladu marka indhaha laga xiray oo ninka loo keenaY

  • @ugaasadii
    @ugaasadii 3 роки тому +67

    Si laab xaran oo ayna beeni ku jirin buu u waramay, wariyaha yarna muu xakarinin kuwa kalena saas inay u waramanan rajaynayaa, wllkeey afna guulayso.

  • @life5674
    @life5674 3 роки тому +7

    Cadaaladii rabigay baa Soo daahirtay. In muda ah na aynu sugeenay ilaahow inta sababta cadaaladaa looga dhigay uu Muumin ugu horeeyo cimrigooda raaji🙏

  • @rayanomarmohamed4863
    @rayanomarmohamed4863 3 роки тому +13

    Wllhi bilaahi tollhi ciil kasto i haya dowladeyda cadow kuma noqdeen 🇸🇱💪🏻♥️🇸🇴🥺

  • @shukrisharaf7694
    @shukrisharaf7694 3 роки тому +14

    Tiimrowo alla haku xaafdo abowe waxanku rajnaay farxad iyo nolo dheer inaadku nolto alla haka qabto cadowgaa amiin amiin yaa rabi

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 3 роки тому +15

    Ninkan Waxa Iiga Dhex Muuqda Awoowahy Maxamed cabdi Awaare Xaakimkii cadaalada Iyo U hiiliyihii masaakiinta Boosaaso dhan U ooyday Waa Ninkii Dil ku xukumay shabakadii ugu horaysay wlhi Waxa Aan illaa hada Xasuusanahay Codkiisii Isagoo Raadiyaha Ka akhrinaya Aayada
    ولكم في القصاص حياة يا أولي الألباب... 》.

  • @dalxa1436
    @dalxa1436 3 роки тому +3

    Qofka Muslimka ah khaladkasta oo uu Galo Ilaahay ayaa kaweyn isaga ay utaala Ciqaabtisa.
    Allaha u naxariisto isagoo Muslim ah uu dhintay....

  • @MohamedAhmed-tc4ov
    @MohamedAhmed-tc4ov 3 роки тому +54

    Qofkii kowaad
    Argagixisadu ha dhacdo.

  • @mbms-1146
    @mbms-1146 3 роки тому +58

    nio jeeri ayaan rabba waraysigiiso dhamaystiran plz walaal timire keep going sxp digtoonina la haw thankz pin ka i saar 🙏😍 like ta ha ila dhaafin hadaad sidaydo kale jeeri sugaysid 👌

    • @wiilbicidyahan460
      @wiilbicidyahan460 3 роки тому +4

      wuu laguu hayaa zxb asago afarsac soconaya ee sug uultumada laadirka ladilaye lasoco taxanaha

    • @abdinurhassan3729
      @abdinurhassan3729 3 роки тому

      Waa marka u danbeysa

    • @jiijacrxmn5649
      @jiijacrxmn5649 3 роки тому

      @@wiilbicidyahan460 kkkkkkk

  • @mohaaarkapl7826
    @mohaaarkapl7826 3 роки тому +21

    Viva puntland iyo xasuuqa argagixisada

  • @mohamedfalir4723
    @mohamedfalir4723 3 роки тому +5

    Nabii muxammd scw ayaa horay usheegay dadkan qariban inay sobaxayan waxayna soxan xili ay umada qilaf kadhaxjira ayay sobaxan

  • @cbyasin9526
    @cbyasin9526 3 роки тому +20

    Wllhi cidan ka puntland amaan bay mudan yihin dhowr iyo toban sano ay jiifeen manta wa kaas ciidin kooda hormar ka sameyen dhanka sirdoon ka howsha ha socoto

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 3 роки тому +3

      Ilaahay abaal haka gaarsiiyo Madaxweyne Deni, Galkacyo Xoreeye baa looga yaqaan.

  • @mohamedabdi1455
    @mohamedabdi1455 3 роки тому +37

    Nio niyada maa igu heesay saan u sugaayay maa ogeed keep going lipaax first comment

    • @sucadhappy6125
      @sucadhappy6125 3 роки тому

      Ninkaan hadalkiisa uma bogin xarakaad badan malahan🤣🤣

    • @mohamedabdi1455
      @mohamedabdi1455 3 роки тому

      @@sucadhappy6125 oo wlhi usoo duceey ilaaheey uma naxariisto aaamiin dheh✌✌✌😅😇😂🇸🇴🇸🇴

    • @maxmedmaxamud9494
      @maxmedmaxamud9494 3 роки тому

      @@mohamedabdi1455 aannn

  • @abdiganeabdullahi51
    @abdiganeabdullahi51 3 роки тому +8

    Shaqo wanaagsan qabateen dawladda Puntland Soomaaliya guul inshalah

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 3 роки тому +20

    Anaa ugu horeeyee liketa igu casuuma ilmaadereyaal

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 роки тому +10

    Nin wayn wadkis wa yaqana ilahay ha u naxaristo abayle ayan lenahay puntland ilahay ha ka ajar siiiyo

  • @munamuse77
    @munamuse77 2 роки тому +3

    Waxaa la yabahy dadkan sidee u shekenayan wax qooqamen and naxariis kama muuqada weeba isla saxanyihiin subxanalaah 😓

  • @safiyaabintuabdla1215
    @safiyaabintuabdla1215 3 роки тому +7

    Kama jirto been been puntland full power
    My dhiga💪

  • @somalinimobadbaado8110
    @somalinimobadbaado8110 3 роки тому +7

    Waa geesi allha u naxariisto asagoo kale dalkaa u bahnaa alsheydaan uma baahneeyn geesi garab waayay weye ninku daacada lkn aan cid unaxda aysan jirin maxeey Naga lumiyeen nin shacabka Soomaliyeed wax uugu ooli lahaa allha Naga Soo qabto alsheydaan

    • @ajaj6201
      @ajaj6201 3 роки тому +2

      Wlhi beenta maaha waa geesi ma ninka in la i dilaa i fcn yiri inkasto shegty inuu ciil uugu biiray la cillay ragi ciil cadaab kadoory kolayba hel badalkedi

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 3 роки тому +80

    Jeeri noo soo daya afmeer group sxb

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 3 роки тому +6

    Maansha alaah puntland ilahay cadawga shartisa haydinka xijaawo insha alaah. Reer puntland hada ka dib iska ilaasha KAWAANLAYASHA iyo bajaajleyda iyo kuwa guryaha ka ijara waa isku mid. Guryahana ogada dadka ku soo biirey.

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 3 роки тому +7

    27:20 Daadihiyaha barnaamijkow ma aheyn in aad soo bandhigto habka sirta looga saaray ama kaartada ay adeeg sadeen dambi baarayasha.

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 3 роки тому +3

    Masha allah wlhi blhi aad baan ugu farxay dowlada buntland howlgalka wngan ay qabate guulaha ay gaareen insha allah guulo intaa ka wngan aad gaartaan insha allah

  • @saidma1683
    @saidma1683 3 роки тому +79

    Bud laan guulasta rer xamar hadaa nahay ayagan ka baqnaa rer budlana way iska qabteen

    • @wadania932
      @wadania932 3 роки тому +1

      Wll waa in la Iska qabta cadowga somaliyeed, habeen iyo malin meel kaste ay galan loogu galo.

    • @faarx51
      @faarx51 3 роки тому +2

      Hh waka baqna ku laha puntland maxey tahy turaq xita lga so saaray
      Wleee ina reer xamar aheyn

    • @caashojaamac3350
      @caashojaamac3350 3 роки тому +8

      @@faarx51 wll cuqdada iskadhaf qofka wllka ah hadu gulaysto libintisa waloqira ama walaga amusa tedkale alshabab wacadwga umada somaliyed xamar iyo puntland waisku mid wana in lais garb sada sidi somaliya loga dhameyn laha cadowga🤝

    • @nasrocadey8624
      @nasrocadey8624 3 роки тому

      @@wadania932
      L.....

    • @nasrocadey8624
      @nasrocadey8624 3 роки тому

      youascyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouandyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouIyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouandandyouyouyouowaainlll

  • @batuulomuuse977
    @batuulomuuse977 3 роки тому +9

    Balaayo il la,aatay ama lug la,aatay baan maqli jiray😙😭

  • @xaliimoxaamid4825
    @xaliimoxaamid4825 3 роки тому +11

    Nacaskii daahiro calasow hala gaarsiiyo waa asagii u doodayey waankan dadkiisa lalayey

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Рік тому

    Ibleys cawar belo ama IL la,eyd ama lug la,ayd balaayo diinta kuugu qaraabatey war waxa hilibleyaasha hala iska jiro bisinka alla idiin ma naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nafisamaxamed602
    @nafisamaxamed602 3 роки тому +9

    Timire halyeey qaran keep going

  • @nasrobashir1516
    @nasrobashir1516 3 роки тому +12

    Galkio cadalad bay heshay alxamdulilaaahi 🤲

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 роки тому +20

    sirdoonka PSF intay indhaha ka xireen oo gadaal ka istaageen ayay dhaheen waan baxnay ee sheekaysta 🤣🤣🤣🤣
    Baaritaankaasi waa Another level

    • @ajaj6201
      @ajaj6201 3 роки тому +4

      Waa baaritaan aanka shakiyey impassable inaa anoo danbi la iihaysto indhuhuna I xiran yhiin ninkii sxbka aha iskala daldalmo

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 2 роки тому +2

      @@ajaj6201 waa dhacday ka waran serial killers has no empathy

    • @mohamedfarajar6999
      @mohamedfarajar6999 2 роки тому +2

      Wa waxi reer mudugu oran jireen lacagtyda no so celi atoorihi wa dhinte

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому +1

      @@mohamedfarajar6999 🤣🤣

  • @farxadmuhiima1583
    @farxadmuhiima1583 3 роки тому +20

    Dadki dhame balse siraga nimo leh bu udardarmay cidan sirdona wa mahiim in labadiyo alle hacafiyo hana sohadeyo inta lunsan odhan

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 3 роки тому +9

    Speceial force baa shaqeeyay ciidanka puntland guuleysta

  • @hussenmohamud7723
    @hussenmohamud7723 2 роки тому +4

    Nawar weyn ayee nagu yeelatay qaraxii soobe waxan ku weynay dad said aan u jeclaa allow intii hartay sow qawo yaa rabi adaa sow qankaro😭😭😭😭😭😭😭

  • @xiingecadeofficial6337
    @xiingecadeofficial6337 3 роки тому +18

    Intas indho ka xirka iyo albaab jud la siiyay howlo sir doon waye inad so bandhigtan lama Rabin

    • @sahramohamed5343
      @sahramohamed5343 3 роки тому +1

      Waxay ku cadaynayaan inaan lajirdilin ee farsamo loodhigay waayo dad badan baa aaminsan dadkaan ladilay inay lagu khasbay inay wax qirtaan

    • @duvacandy5673
      @duvacandy5673 3 роки тому

      Sirdoon gaani anago yaryar duhurki marka nalagu qasbo hurdada waa isdhakin jirnay markasa albabka marki laxiro so dharisan jirnay maalinki dambe abehey wax albabka xiray intu iskadhigay u qolki daaha kudhuntay 🤣 markaa so boodnay wunaguso baxay naxdin😅😅😅 marka kaarto caadi waye e maha sirdoon kuwaan iyaga Dhiiga muslinka ka hadaahinaye o doqomo awalba aha

    • @hanancabdulahi7519
      @hanancabdulahi7519 3 роки тому +1

      @@duvacandy5673 🤣🤣🤣🤣🤣🤣waaan sooboodny bn kuqoslay alla maxn hurdo duhurkiindiiday nimcaaayaaa

    • @duvacandy5673
      @duvacandy5673 3 роки тому

      @@hanancabdulahi7519 hada lkn majeceshahay aniga waa jeclahay lkn waqti iyo duruf aa isamexeynin🙄

  • @mahadow1
    @mahadow1 3 роки тому +40

    SOW LAMA AADAN YAABIN HADALKA AH "IN LA I DILO AYAA II FIICAN ANIGA" IYO HADALKA AH "MAAMULADA SOOMAALIYA KA JIRA SIRDOONKA HA KORDHIYEEN" ????
    IN KASTA OO UU DAMBIILE AHAA, HADANA WAA RUUX DAACAD AH OO GARANAYA XUMAANTII UU GALAY!

    • @muktarmohamud8094
      @muktarmohamud8094 3 роки тому

      Xaqiiq

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 роки тому

      Subxaana allah

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 3 роки тому

      Aad iyo aad wlhi
      Xataa si daacad ah buu uga hadlay wixii uu sameeyay.

    • @hamseabdilaahi1763
      @hamseabdilaahi1763 3 роки тому

      Haa walhyaa waa ogaa yahya danbiga uu umdaa soomliyed kagalyaa waa dacad lkn waxa xuun buu galayaa

  • @hibamohamed6698
    @hibamohamed6698 3 роки тому +14

    War ma ifahantay suu udhahay kuqoslay wlh ninkan suu mj ugu dhex jiray sidooda kle uhadlayaa wuu dhintay wax kama sheegi karo lkn si layaableh buu uhadalay😂😂

    • @kkkkkkkk8685
      @kkkkkkkk8685 3 роки тому

      Balo lug la'aatey ama il la'aatey

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 3 роки тому +2

      Wuxuu ahaaba ilaahey buu la horjooga xisaab asagay heysataa ilaahey dhiig gacanta nooma galiyo

    • @mohamedfarajar6999
      @mohamedfarajar6999 2 роки тому

      Ila hada ana yaaban

  • @sharmarkeabdihassan6098
    @sharmarkeabdihassan6098 3 роки тому +3

    Timire waxaad taariikhda ka gashay baal dahab ah waxaad nootahay halyeey qaran waxaan Alle kuu waydiin in aad aduun iyo aakhiraba aad ku noolaato sharaf tan ugu sarayaa anaguna kuma ilaawi doono. Horay u soco wll balanteena waa cadowgoo aan dabargoyno.

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 3 роки тому +12

    Wr reer Gaalkaacayo baal hilibka iska hubiya bisinke dadkan dhiiga dadku xalal u noqday waxba kumaha inay dadka hilinkoda idiin siyane

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 роки тому +2

    Subxaanallaah Waa musiibo ilaahay Somalia 🇸🇴 nabad ha ka dhigo aamiin aamiin yaarabi lakin Muqdisho baan u naxsanahay so kuwaan oo kale maaha ku wa kudhaxjira

  • @omaribrahinm1724
    @omaribrahinm1724 3 роки тому +2

    Dowladdeena Puntland shaqo fiican bay qabatay taliye mumin iyo wariye timire iyo dhamaan hawl wadeenada dowladda alle ha karaameeyo.

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 3 роки тому +18

    Wlhi galkacyo si fiican baa hada loo sifeeyay argagixsadana jab weyn baa loo gaystay hada laga bilaabo magaalka si fiican haloo ilaaliyo si aysan falxun u gaysan waa niman xanaaqsane

  • @alisahal3006
    @alisahal3006 3 роки тому +8

    Masha Allah!putland shaqey qabatey. Horo Mar urajeynayą

  • @abbasabdirahman6034
    @abbasabdirahman6034 3 роки тому +12

    Argagixisada ilaahay umada haka qabto shabaab waa cadowga umada

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 роки тому +1

    Maashaa Allah Puntland state of Somalia

  • @asmaa-nw2dy
    @asmaa-nw2dy 3 роки тому +18

    Way oo way geelanaga lacagtii sii miyaa nalagu dhameeyay way oo way reer puntnldnoow kaca waxaad taqaaneen way dhaaftay qofkastaa sirdoon ha noqdo maanta laga bilaabo abahaa haduu dhalay yaan lacafin

    • @hamseabdilaahi1763
      @hamseabdilaahi1763 3 роки тому +1

      Sax wllo waa ruunt

    • @hamseabdilaahi1763
      @hamseabdilaahi1763 3 роки тому +1

      Wada mahdsnthy

    • @hamseabdilaahi1763
      @hamseabdilaahi1763 3 роки тому +1

      Xage asma laglso xiidhi kara soomliyed wadniyad bad tahye wllo dadka wadniga ahii haa isaa bartene

    • @asmaa-nw2dy
      @asmaa-nw2dy 3 роки тому

      @@hamseabdilaahi1763 afmeer dhexdeeda iga waayi maysid 🤣

  • @wiwwaw8109
    @wiwwaw8109 3 роки тому +7

    Heesta Saaran yaa yaqaana" "Dadweynaheena baraarugen" Yaa ii sheegi kara magaceeda iyo kooxda qaaday tolow kooxdii heegan baa mise waa koox kale.????
    Heesta waan ka helee magaceeda ila wadaaga.
    #af meer team hello

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 3 роки тому +12

    ninkaani arinta ushegay wa xaqiiq gaari qorisaranyahy amni magalo laguma sugo ee C,I,D ama ciidan dharcada.sameya o melkasta jooga musharna fcna qaara

  • @rinaadahmed290
    @rinaadahmed290 3 роки тому +2

    Aniga heesta laso saray ban ku haysta fan wa kii hore ♥️👏👏

  • @wadania932
    @wadania932 3 роки тому +4

    guulaysta dowlada puntland...cadowga somaliyeed habeen iyo malin hala daba galo.

  • @ayaanolaad5760
    @ayaanolaad5760 3 роки тому +10

    Ilaahaa kiugu dhaarshay nimankaan 18sano hal doorkii magaalada gaalkacyo 18 sano dilaayey baa qof intuu yimaado waxuu leeyahay dadkii reer koofur yaa putland.lagu dilay waxaa dhiman 70 xiram sharciga hala mariyo hala laayo nacaalaa kutaaal

  • @maasakootom4304
    @maasakootom4304 3 роки тому +2

    Puntland guul guul guul

  • @sharifomar6755
    @sharifomar6755 3 роки тому +16

    Dadka reer Puntland ee ka soo jeeda koofurta Soomaaliya, waa in ey helaan sinaan iyo cadaalad. Qofkasta oo Soomaali ah meelkastoo jooga, dhiigiisa, maalkiisa iyo sharaftiisa waa in la ilaaliyo. Guuleysta dhamaantiin.

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 3 роки тому +11

      Koonfur goormay cadaalada iyo sinaanta looga dhaqmi puntland waa meesha somali hantideeda aan lagu dhicine...!

    • @mahamudnuur7850
      @mahamudnuur7850 3 роки тому +2

      Dadka reer Puntland waa inay gacan bir ah ku qabtaan canaasiirta koonfurta ugasoo tahriiba inay birta ka aslaan.

    • @qoobeeykaliilcawad8027
      @qoobeeykaliilcawad8027 3 роки тому +1

      Waa in lawadda tarxiilo waxay Puntland u joogaana waa dilista dadka qiimaha leh.IWM

    • @zaimahassan1183
      @zaimahassan1183 3 роки тому

      @@mahamudnuur7850 eey eey dhalay oo doqon ah baa tahay

  • @hassanyusuf1825
    @hassanyusuf1825 3 роки тому +5

    #Dahir alasow mention Soo iraahda plz

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 3 роки тому +1

    Marxuumka ugu xalqada mcn iguna aftahansan

    • @baxsansheikh1041
      @baxsansheikh1041 3 роки тому +1

      Ninkaan cml maba arag😅😅😅

    • @dr.basheahmed7069
      @dr.basheahmed7069 3 роки тому

      @@baxsansheikh1041 Markuu leeyahay hebel reer hooyadiis anagaa ah reer hooyo Anagaa ah 😆😆😆waar may fahamtay 🤣🤣🤣
      Micnaha runtii oo dhan buu sheegayaa codkar buu ahaa marxuumku kkk

  • @som2323
    @som2323 3 роки тому +21

    Al shabaab wajabeen Hala Baabiyo yaan loo naxariisan .

    • @xawamaxamed1283
      @xawamaxamed1283 3 роки тому

      waa Geesi walee hyo waa dhashay

    • @iLikeThatOne
      @iLikeThatOne 3 роки тому

      Lkn dhib ka jira waxe tahay waxey awood u leeyihin ine dib u dhistaan maadaama ey lacag heestaan ganacsatana lacag siiso, lacag ayaa wax kasta kala wadeyso

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 роки тому

      Goormay dhammanayaan shabaab ileyn waa fikir diimeed.

  • @PuntlandMedia
    @PuntlandMedia 3 роки тому +22

    Ninkaan run ayuu sheegayaa xaqiiqdii

  • @Adoonkaalleiyonabigisajecel995
    @Adoonkaalleiyonabigisajecel995 3 роки тому

    allekuma naxaristo abaalkagu wa diil togasha adiga iyo macagakuwahba allekuma ceebqaariyo

  • @jamaahmed1274
    @jamaahmed1274 3 роки тому +7

    Clip yadaan haloo diro Amin Arts iyo kuwa lamidka ah oo Tuhunka xun xambaarsan

  • @Jimsi13
    @Jimsi13 3 роки тому +4

    Qaraxi sobbe wax wan ka shegi laha lkn marxuum tahay xisabtadana rabi ba bixina inti xaq daro ku dhimatay allah u nxristo ilahow dhig bin Adam hana gelin😫

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 3 роки тому +17

    Canaasiirta Ugus boos ugama babaana Puntland. Waxaan mahad leh Madaxwaynaha Puntland mudane Saciid Cabdullahi Dani Iyo dowladiisa. Sigaara waxaan u mahad celin maamulka gobol ka Mudug iyo taliyaha qaybta ee gobol ka Mudug.

  • @dacadyare143
    @dacadyare143 3 роки тому +22

    Tabinta wariye timire aad ayan u jeclhy argagixisada hadhacdo

  • @xaawobashiir5842
    @xaawobashiir5842 2 роки тому +1

    mudaxwayne said cabdulahi dani iyo sarakisha u u xilsaray inay ka sifeyan argagaxisa dhiiga dad quutay waxan leyahy illahy ha idinka abaal mariyo runti rajo daahdaybaa soo dahirtay wadna ku mahadsntihin shaqada ad u qabaten shacabka reer buntland

  • @jabriilomaraadan4455
    @jabriilomaraadan4455 3 роки тому +18

    Gaalkacyo ayagaan ugu cararay

    • @maryan4436
      @maryan4436 3 роки тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedmohamuud7667
      @ahmedmohamuud7667 3 роки тому

      Soo laabo sxiiip

    • @dalxa1436
      @dalxa1436 3 роки тому

      Maxaa lagugu falaa adiga

    • @yousufjemal8857
      @yousufjemal8857 3 роки тому +1

      Ilaahay baa wax dilee fulaysanidaa sxb 😂😂😂😂😂

  • @sucadhappy6125
    @sucadhappy6125 3 роки тому +14

    Alhamdulillah xili kheyr qabaa lagu soo xiray🤣🤣🤣

  • @mohamedguti5837
    @mohamedguti5837 3 роки тому +8

    Horta Waxa Sugi La Ahay Jeeri Jeeri Ninkas Lama Hayo Miya Laadarka Film Dhamadkis Ladila Miya Ninkas Ufadhiya Afmeer Sodaya

  • @theviraltime9599
    @theviraltime9599 3 роки тому +2

    Ilahay ha idin sharfo
    Afmeer

  • @cmanhajji3705
    @cmanhajji3705 3 роки тому

    ZHEEKADA QARAXII ZOOBE AYU KAGA HADLAY ALLE MAXAMED XAAZHI 1000 JEER INA DILO AYEY EHEED✊✊

  • @Chelseafootballsomalifans
    @Chelseafootballsomalifans 3 роки тому +11

    DAAHIR CALASOW HA LA GAARSIIYO NINKAN IN 25 SACAD AH AY GACANTIISA KU MAQAN TAHAY DOQONKA

    • @fuadahmed474
      @fuadahmed474 3 роки тому +1

      Sxb sacad wa qulateen alle aya barakeyay thanks deriska puntland Lkn adiga doqon aya thy

    • @Chelseafootballsomalifans
      @Chelseafootballsomalifans 3 роки тому +1

      @@fuadahmed474 Maxan Ku Ahay Sxb Sacad Wa Tolkey Waliba 4 Habargidir Qaraabo Ban Nahay Waliba Dadkan Ugu Jeclahay Lakin Doqonono Ba Jira Qolo Kastana Wey Ku Jiraan

    • @fuadahmed474
      @fuadahmed474 3 роки тому +3

      @@Chelseafootballsomalifans Sxb Dahir calasow mxa targad ugu dhigane Aniga xita darood mj aya ugu jclhy madama dariskeyga xalasha ay yihin

    • @fuadahmed474
      @fuadahmed474 3 роки тому +1

      @@cilmiboodhari4776 ma sidada okale aya kabtol u maleysa inu yahay. Dahir calasow wa sacad original ah waxba kama bedeli kartid

    • @fuadahmed474
      @fuadahmed474 3 роки тому +1

      @@cilmiboodhari4776 Hahahahahahaha Sxb qabiilkaga u gafi mayo mana aflagadeynayo kowdheh tankale sacad inu h.gidir yhy aqalka cad ee mareykanka xita wa laga ogyahay awoowga iyo awoowgiis xita wu ogyahay iminka la jogo wecel mahano qulateen ayay dhafeen ee Sxb Allah ku cafiyo waxba kama bedeli kartid hahahah

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar9726 3 роки тому +10

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @abdulahiosman2193
    @abdulahiosman2193 3 роки тому +3

    Ilaahay xataa ima cafin doono kulahaa waa saas oo aduun iyo aakhiraba magac daro iyo cadaabo kuu taalo

    • @abdullahisaid316
      @abdullahisaid316 3 роки тому +1

      Ragan ba tusale ii ah qaasaro adun iyo aqiro

  • @abdirahman1799
    @abdirahman1799 3 роки тому +5

    KEEP GOING AFMEER SOO BADIYA BARNAAMIJYADA NOCANA GUUL PUNTLAND GUUL GALKACYO ❤🇸🇱💯

  • @abdullahiabdirashidmohamed313
    @abdullahiabdirashidmohamed313 3 роки тому +32

    Timire thanks saan u sugeeynay baad ogeed 😂😂

    • @xasanyare6729
      @xasanyare6729 3 роки тому +1

      Maxaa dhacay wariye ninka su.aalo maba waydiinaysid maxaa dhacay warbixin mahayno

    • @xasanyare6729
      @xasanyare6729 3 роки тому

      Tilaabsadaw laakin timiri ninka su.aalo iyo dhibaatoyinki oo gaystay maba waydiinayo

    • @abdullahiabdirashidmohamed313
      @abdullahiabdirashidmohamed313 3 роки тому

      Bro qayba dhiman malaha kuwaas bu ku wareesan hadda asagaaba sifiican u sheekeen

  • @hon7086
    @hon7086 3 роки тому +10

    wuu dardaarmay ninkan hala.oofiyo oo sirdoonka hala badiyo geesi la qalday ayuu ahaa ninkaan

    • @banoodachannal4379
      @banoodachannal4379 3 роки тому +2

      Geesi la Qalday maahanee waa geesi la ciilay Somalia ciil iyo Qabiil dartii ayaa shabab ku wada aruurshey dhalinta

    • @ajaj6201
      @ajaj6201 3 роки тому

      Wlhi geesi la khaldy iga dheh khal khal iyo calaa cal maleh halay dilo kulaha danbigaan galy waa dil

    • @sucdishmuse5067
      @sucdishmuse5067 3 роки тому +1

      Anigu geesinimadiisaan la yaabay

    • @ajaj6201
      @ajaj6201 3 роки тому

      @@sucdishmuse5067 hada dhimanysid dherarka waa layska duwaa dee wxuu sameeyey buu ogyahy adkay sigedina wu lahaa RIP

  • @mustafaxmed9066
    @mustafaxmed9066 3 роки тому +3

    Can't wait jeeri...

  • @browskijamal4345
    @browskijamal4345 3 роки тому +5

    Taliye mumin jiiro joog mudane galkacyo wa u xiliseey ruunti

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 3 роки тому

    Abayle la dulmi isna wax dulmi alle somali ha hadeeeyo rabina ha u naxariiato dhamaan mar xuumiiinta

    • @Shaamil_post
      @Shaamil_post 3 роки тому

      Al shabaab baa tahay yuhuudyahow

  • @mrxussein
    @mrxussein 3 роки тому +6

    Ninkan si daacad ah u waramay, Xabsi da'in u qalmay!

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 роки тому +1

    Wlhi ninkan haduu iga hor imaan lahaa sasbaan ku dhiman lahaa

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 3 роки тому +11

    Kulahaa ilahay ima cafin karo!!!!😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 5 місяців тому

    Allihii ummadda kaqabtay baa mahad usugnaatay,arinkooduna Alle ayuu uyaalaa Allena waa siduu doono yeele.

  • @hassanmham3839
    @hassanmham3839 3 роки тому +2

    Ogoow hade 2008 ayan sowaday howshaan😁war ma ifahantay🤣 aftahan si calool fiyoowiya warka ugala dhig dhigaya ayuu ahaa marxuum Abayle✍

  • @ubaxkaafi2232
    @ubaxkaafi2232 3 роки тому +8

    Walahi nin adag buu ahaaa oo nin karmeed ah sinaba uma badbaadayo buu yiri

    • @abdikaniahmed3609
      @abdikaniahmed3609 3 роки тому

      Aad iyo aad sifiican buu uwaramay. Wadanku waa dayacan yahay

    • @ubaxkaafi2232
      @ubaxkaafi2232 3 роки тому +1

      @@abdikaniahmed3609 aad wlhi ihy umadiisa habad baadiyo

  • @fadumoladan
    @fadumoladan 3 роки тому +1

    Guul puntland iyo dhmn somaliba

  • @Dr-Khaliif
    @Dr-Khaliif 3 роки тому +10

    Ninkaan wixii leyahay hadal nin rag ah runtii uma qabo in uu fuley yahau

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 3 роки тому +8

    Waa la siray in ay baxeen ayaan u qabay ku lahaaaa hhhhhhhh caaaq cadaabta alle kugu fogeee😃😃😃😃😃😅🤣

  • @Husseincartan
    @Husseincartan 3 роки тому +1

    Ninkan waa sxbkay mudo ayaan wadashaqaynaynay

  • @nasrofarah8347
    @nasrofarah8347 3 роки тому +1

    Guul iyo gomanimo mahdsanid wariye qaliya batahy timire

  • @Abdirisak-badal
    @Abdirisak-badal 3 роки тому +3

    Nimankaann kaartada ay isticmaalaan hada waxbaa nooga bilaaban waa in laga qaato cashar

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 3 роки тому +2

    Dameer lagu shaqaysanaayo inaan ahay ayan dareemay ,hadalkaas waa hadal wayn , inkastoo aysan run ka ahay

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +1

    Puntland intelligence agencies.. Puntland security forces.. Sarcasm investigation.. Puntland maritime police forces.. swat military units Darvish.... local police department officials.. C I D .. . Ciidamo qabkaas u wada shaqeeya qaybahooda kala duwan gushoodu waa rumowdaa we appreciate republic of puntland. Guuleysta

  • @wiilbicidyahan460
    @wiilbicidyahan460 3 роки тому +4

    waxaan halkaan uga hanbalyenayaa Taliyaha gobolka mudug General Muumin iyo Sirdoonka puntland iyo dhamaan cidamada Puntland wxan amaan badan usoo jeedinaya ina Muumin oo runtii ka dhabeeyay hadalkisi ahaa anaga dagalka nimankas dhab buu naga yahay kana dhabeyay iyo Gudomiye Sanyare oo meel adag iska tagay soo afjarida nimankas hanpalyo ree Galkacyod labada dhanba

  • @qulumbeyare7238
    @qulumbeyare7238 3 роки тому +9

    Sxb sheekada jeeri kuxeji hadaa nasab nasab dhalay tahay timirow

    • @aslisaid3005
      @aslisaid3005 3 роки тому

      Jeeri mar horaa la soo geliyey, waad damaysaa.

    • @qulumbeyare7238
      @qulumbeyare7238 3 роки тому

      Waxyar baa laga soo galiyey cabdow adan lahaysane