DEG DEG AH; Wareysigii Horjoogihii Kooxda Sh/aabka Gaalkacyo Maxamed Xaashi Muumin Oo Bixiyey Xog K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 27

  • @nooraliyow3637
    @nooraliyow3637 3 роки тому +2

    Hadiithkii rasulka scw scw scw ayaan Soo hasusti waxaa lagari Dona wakti ma'oga qofka ladilaa waxii lodilaa Kan dilana maogo waxii lodilaa

  • @haybeismaaciil4515
    @haybeismaaciil4515 2 роки тому

    Xaqiiqda Allaa Og!!!!!!!!!

  • @et9055
    @et9055 3 роки тому

    Subxanallah subxanallah kuwan somali maaxa

  • @tasneemmohamed8524
    @tasneemmohamed8524 2 роки тому

    Subxaanallaah
    Oo nin aan ladaganeyn siduu u amrayaa in dadka la dilo siduu ku ogaadey

  • @maxamedyuusuf1022
    @maxamedyuusuf1022 3 роки тому +1

    Wallaahi nin xoog hadal looga keenay uegyahy

    • @salmabeautychanel2048
      @salmabeautychanel2048 3 роки тому

      Kalmada marxum somali mataqan war marxum walonaxariista waye Allah bana og inlonaxariistay

  • @musdhafcismaan1405
    @musdhafcismaan1405 3 роки тому +1

    Warka waa loo meeri isnab waaye adilee subxaanallah

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 роки тому

    Inla xirey aheyd xabsi daa in

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 3 роки тому

    Intaas sirdoonka Putland xageey jireen

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 3 роки тому +1

    NINKAN UMA EKO NIN ALSHABAB AH ALE HA U NAXARISTU

    • @lipanfaarah9508
      @lipanfaarah9508 3 роки тому

      Oo sooka qiranaya inuu amiirka alshabaab ahaa miyeydaan sifiican udhagaysan ?

  • @jamaalisse3265
    @jamaalisse3265 3 роки тому

    Kuwa difaacayo kuwaan waa saxiibadod la shaqeyn jirey

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 3 роки тому

    Ninkaa ALLE HA U NAXARIISTO WAA LAGU KHALDAMAY

    • @SOMALIMEDIA1
      @SOMALIMEDIA1 2 роки тому

      Seeloogu qaldamay asagio ayaaba hadlayee taa micnaheedu adiga ayaa kamida kuwa dadka laaya ilaahay cadaabya haku fogeeyo

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому

    Kuwa difacaya ogada maha dad kale waa isla kan okale ama wa qof xanunsan jir ahaan ama qabiil bal ega nin qiraal ah ayey dhahayan wala khasbay qof og inla dilayo mar walba side ayuu cabsan karaa?nimankan i lawada layo weye meel walba hajogane.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 роки тому

    subxaanalaah maxaa kukadeedey ninweyen aabataheey umada uqarxin

  • @et9055
    @et9055 3 роки тому

    Allaha dalka iniga qabto

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 роки тому +3

    Gudoomiye SANYARE iyo general MUUMIN ayaa soo afjaraya argagixisada puntland

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 3 роки тому

    Ayagaa qirtay layskama dilo waa qirteen

    • @musdhafcismaan1405
      @musdhafcismaan1405 3 роки тому

      Adiga xitaa weykaakeenayan adigaa arki doona murtadiinta

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 роки тому

    Dameerka yaa aqliga kaxadayaa beenta uu sheegaya

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 3 роки тому

    kklkk

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 роки тому

    poqland.dadka.masakinta ah ayey qafaalaan koronto ayey uga hadalsiyasn iyagoo ku cadaadiya in ay been naftooda ka sheegaan.

    • @abgey
      @abgey 3 роки тому

      Hadiii xoog looga hadalsiinaayo Oo u danbiile aheeyn allaah ka saaro gacantooda allaahna ka qabto shargoooda

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 3 роки тому

    Waar ninkani midh muu ogayn laa xawla walaa quwata maxaa loo dilay

  • @maxamedaxmed2196
    @maxamedaxmed2196 3 роки тому

    Majeerteeniya wayskadilaan dadka