Ma goblamo garaadkaagu Garashadu ma duugowdo Xaqqa geesi dhawriyo Gaashaanka diintoow Garabkaaga Rabbi noqoy. Dareenkaygaan kuugu duceeyay walaal qaaliya Adan waana iga hadyad afartaa gole- ka- fuulka ah ee dareenka iga soo saaray. Waxan ku rajo waynahay inaynu kulanno Idam Alle.
allahu akhbar allaahu akbar illahay waa kaligiis xumaana wuu ka nastahanyahay isgana na abuurtay aakhiro iyo aduunba wana kan jiri doona aakhiro iyo aduunba allahu akbar
Sida aad wax noo fahansiisay adna alle swt ha kuu fahansiiyo wax kaste Tiro aan ahayn 1 waxba kama horeyan Alle swt na waxba kama horeyaan Alle ayaa mahadleh
Waxan maqlay sanado ka hor sual ah Hadii ilaahy awoodo inuu abuuro wax kasta hadaba ma abuuri karaa ilaah kale oo isaga ka weyn isaga ka weyn ama ka sareeya lkn waxey iga yeeshay suashan mid qosla waayo markasta midka wax abuura ayaa ah midka sareeya kan la abuurayna waa adoon Ilaahy dambigeena ha dhaafo xaqana hana waafajiyo Mulxidiinta dhan walba wey ka mareen diinta islaamka si ay qiil ugu helaan mulxidnimadooda
All praise due to ALLAH (SWT) We praise him and we seek his help And we seek refuge in Allah from the evil of our souls and the consequences of our actions Indeed whomever Allah (swt) guide none can misguide and whomever Allah (swt) chooses to misguide none can guide him back to straight path I bear witness and i testify that there is no deity worthy of worship other than Allah (swt) and that Mohammed (s.a.w) is his final prophet and most perfect worshiper
Wallal way ogyihiin jiritanaaka alle iyo in uu kaligii yahay oo la dhalin asagana wax dhalin ee inkaraad ayay latagan yihiin cidii ay qaldan ayaa dhib ku qabto alle xumaan oo idil wuu ka nazahanyahay oo ceeb ma qabato mahadsanid adiagana inta aad noo faaideysey alle hakaa ajar siiyo
Waxan daawanaya 2024 sadaqa jaariya ayay u noqonaysa Aadan sahan khyr Alle ha siiyo wx badan ayan ka faa'iiday Isla su'aashas Dr zakir naik aya la waaydiiyay jawaabtiisu waxay ahayd sidan "wll john ayaa dhakhtar ku jira wuxu dhalay cunug bal qiyaas cunugaas ma wiilba mise gabadh " Ninki su'aasha lahaa "magaranayo" Dr zakir "ku nasiibi 50% " Ninkii "gabadh" Waalagu qoslay wxa la dhahay ninku cunug ma dhalo jawaabtadi waad heshay aya lagu yidhi.
Aadan sahan nin aan wax badan ka faaidey abaaalna aan u hayo wllhi wxn ku odhan karaya oo qudha 👉NEVER GIVE UP 👈
Bismillaahi raxmaahi raxiim👇🏽
Qul huwallaahu axad. Allahu samad, lam yalid, walam yuulad, walam yakun lahuu kufwan axad.
Wll quraan ka somali ahaan ha u qorin
Waayo farta somaliga
Ereyo badan oo carabiga ku jira kuma jiraan farta somaliga😍
quraanka wanaaji wLl
Allow la kulankaada ayaaa rabaaa allow iga aqbal inaa agtaada sooo istaago😢😢
Ma goblamo garaadkaagu
Garashadu ma duugowdo
Xaqqa geesi dhawriyo
Gaashaanka diintoow
Garabkaaga Rabbi noqoy.
Dareenkaygaan kuugu duceeyay walaal qaaliya Adan waana iga hadyad afartaa gole- ka- fuulka ah ee dareenka iga soo saaray. Waxan ku rajo waynahay inaynu kulanno Idam Alle.
Allahu akbar
Ilaahay haka jasaa'i siiyo wll.
Fadliga ramadanta awgi kusali xabiibkeni muxamed scw scw scw scw scw scw scw
القران الكريم |لَوْ كَانَ فِيهِمَا آلِهَةٌ إِلَّا اللَّهُ لَفَسَدَتَا ۚ فَسُبْحَانَ اللَّهِ رَبِّ الْعَرْشِ عَمَّا يَصِفُونَ
Waxaan qirayaa inuusan jiran illaah xaq lagu caabudo Allaah mooyee Nabi Muxamedna scw Rasuulkii Alle yahay
maashallah walal aadan ilaahay cilmiga hakuu daayo walal like iisaar😍😍😍
Ilahey Yaa,aburay ? Jawabtu Waa ( Lamyalid Walam Yuulad ) Macneheduna Waa Ilahey Lamadhalin Asigane Waxba Madhalin !! Allahu Akbar
Waligay maan magal nin kaa garad sareeya sidaad dadka uganciso ayaan ladhacay wali qof sidaa wax ugan ciya ama udaliilshada manmagal manan arag (Ilahay cagliga iyo manka hakuudayo)
Jazaakalah wll .Aadanow waxaynu ku soo af jaraynaa Mulxidiinta iyo kuwa Shaydaanka xarkaha ku xirtay وقال تعالى: مَا اتَّخَذَ اللَّهُ مِنْ وَلَدٍ وَمَا كَانَ مَعَهُ مِنْ إِلَهٍ إِذاً لَذَهَبَ كُلُّ إِلَهٍ بِمَا خَلَقَ وَلَعَلا بَعْضُهُمْ عَلَى بَعْضٍ سُبْحَانَ اللَّهِ عَمَّا يَصِفُونَ {المؤمنون:91}.
allahu akhbar allaahu akbar illahay waa kaligiis xumaana wuu ka nastahanyahay isgana na abuurtay aakhiro iyo aduunba wana kan jiri doona aakhiro iyo aduunba allahu akbar
Jazakkallu kheyr wll waa jawaab waafi eh oo kufilan garadka saliimka ah
Xabibkeena mohamed Scw
Jabta waxaa kaaga filan suuratul ikhlaas
Oo ah qul huwa allahu axad allahu samad lam yalid walam yulad walam ya ku lahu kufuwan axad.
Marka lagu yidhaa ilahy waa ayo suradaasuun akhri. Walalkay aadan allh yaxfadak.
waa sidaaasee mahadsaniiid في أمان الله جزاك اللهُخیراً
Adan sahan Runtii waa Qof Alle xabadan Cilmiya u iftiimiyey Jasakalahu khayran
Ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo walaal wanaaga aad soo tabineyso
Adiga ookale ilaaheey hanoo badiyo wll, caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan kuu rajeeynayaa
سبحان الله
ولله مثلل اعلی😥
Aadan sahan nin wax badan laga fa’iday keep going sxb
Subxaanallaah!.
saaxiib cilmiga iyo garaadka Alle hakuu barakeeyo❤😊
Subxaanallah ilaaahay ayaa xumaan ka nasahan
Walaal thnkz wllhy wxaan dawaday barnaamij la xiriir meerayaasha wax kasta ayaan fahmay oo aan markaas ogeen xooga ka bacdi ayaa shaydaan su'aal isoo hor dhigay iiguna yiri ilaah hlkee jooga marka hdii aad wxaas oo dhan wadatay markaas ayaan acuud bilaystay iskana indha tiray su"aashas naftaydana uu sheegay in aay cilmiga ilaahay faraha kala baxdo oo iska dayso
illaahey wa boqorka wax kasta ☝☝☝
Inshaa allaah hadaan waqti uhelo marbaan umada kala hadli doonaa inta caqoonteydu tahay iyo caqligeyga intuu allaah ikarsiyo inshaa allaah
Masha allah walaal allah kubarakeeyo
Illaahay waa boqorka wax kasta
☝️❤❤❤
شكرا اخي
AADAN SAHAN EE NIN WAXAA BADAN KA FAAIDEY. WAXAAN KU LEYAHA NEVER GIVE UP.
Ilahay awoood badaneH....
Fvc
MasHa AllaaH thanks bro
Jazaka AllaaH kheyr 🙄🙄
Sida aad wax noo fahansiisay adna alle swt ha kuu fahansiiyo wax kaste Tiro aan ahayn 1 waxba kama horeyan Alle swt na waxba kama horeyaan Alle ayaa mahadleh
mansha Allah
wll aadbaad u mahadsantahay
Allah hakubarakeeyo alaah cidnama abuurin cidna madalin asaka cidna madhalin allah waa1
Thanks Sahanka-Xogaha. Su'aashaa su'aal u dhow nin gaala ayaa shaqsi muslim caadiya ah, wuxu weydiiyey maxaa ALLE u noqon waayey wax la arko oo la taaban karo, wuxu ugu jawaabey gaadhi ag taagan Su: gaadhigan yaa sameeyey ,jaw: dad ,Su: cago,indho,san,calool, maskax uu kuugu sheegayo iney waxka xun yihiin sida dabka saliida mishiinka iwm ,maleyahay , jaw:haa, Su: hadii aad hormarto maku arkayaa, jaw: may, Su:hadii aad taabato maku daremayaa, Jaw:may, Okay sida aanu kuu arkeyn kuuna dareemeyn amarkaana uu ugu soconayo, baahidiisana uu adiga kaaga baahan yahay, ayaad ALLE ku tahay, ma arkeysid ma dareemeysid mana taaban kartid amarkiisana waad ku socotaa isaga ayaanad u baahan tahay.
Waxan maqlay sanado ka hor sual ah
Hadii ilaahy awoodo inuu abuuro wax kasta hadaba ma abuuri karaa ilaah kale oo isaga ka weyn isaga ka weyn ama ka sareeya lkn waxey iga yeeshay suashan mid qosla waayo markasta midka wax abuura ayaa ah midka sareeya kan la abuurayna waa adoon
Ilaahy dambigeena ha dhaafo xaqana hana waafajiyo
Mulxidiinta dhan walba wey ka mareen diinta islaamka si ay qiil ugu helaan mulxidnimadooda
Yaa abuuray rabi
Ka aburay yasi abuuray kaana isaga yasii abuuray yaasi abuuray ookana yaasii abuuray waligaaba wad uun
Yaasii abuuray
Ookana yaasii abuuray
Waligeedba hasocotuunde
Wad waalan abtiyo
Rabigay isaga shay walba aburay
Isagu waligi saasuu ahaa
Cajiip.
Lecturer.🙏
Waa sax ilaaha wayn☝️
Mnzha alaah allaahu akbar
All praise due to ALLAH (SWT)
We praise him and we seek his help
And we seek refuge in Allah from the evil of our souls and the consequences of our actions
Indeed whomever Allah (swt) guide none can misguide and whomever Allah (swt) chooses to misguide none can guide him back to straight path
I bear witness and i testify that there is no deity worthy of worship other than Allah (swt) and that Mohammed (s.a.w) is his final prophet and most perfect worshiper
Mashallh sheydan malindanbo haduiwaydiyo jawaab sax ah aan siindonaa waba iwareriyaye
Aadan adna aad baad umahadsanthy ❤
Mshaa Allah Walal Allaha Ku barakeeyo
aduun iyo aakhiroba guulayso wll
Ilahay xikmada ha kusiyadiyo
Aamiin
جزاك الله
Allaaa weyn ninkii aaminaa awoodleh. Adan khadar. Garaadkannaga waad korisay Allaha kudhowro. Mahdsanid
M.a wll waad ku mhdsnthy soo gaadh siintaada muqaalada faa,iidoyinka bdn jazaaka allahu qeyr
Wallal way ogyihiin jiritanaaka alle iyo in uu kaligii yahay oo la dhalin asagana wax dhalin ee inkaraad ayay latagan yihiin cidii ay qaldan ayaa dhib ku qabto alle xumaan oo idil wuu ka nazahanyahay oo ceeb ma qabato mahadsanid adiagana inta aad noo faaideysey alle hakaa ajar siiyo
Inta rasuulka jecel like iyo subscribe igu sadaqaysta🙏
Waa jawaab cad Aadan waa dadaashay
#allah ha ku garab galo
جزكالله خير
I never hesitate to hit like whenever I watch your videos ❤️💯
Waad mahadsanthy walaal
Wll wxad thy qoF wanaagzan oo
Ku dhegan diintiisa
Wll Allah yaxfidaK
JaahiLnimo badaNbaad naga zaartay wll
Thanks A Lot Bro Adam
Ilaahow ii danbi dhaaf aniga iyo umada muslimiintaba
Daawaaha Ugu horeeeya
Aadan sahan saaxiib sare alah haku xifdiyo aakharo iyo aduunba hore usoco wax badan ayaan kaa faaiday runtii abaal ayaan kugu hayaa
Allhu akbr☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Rabi hakuxafido sida aad wax u bayaamisay alle hakaa abaalmariyo
Chanalkan kii oo 1000subs haysta ayan kuso biiray hadana masha allah wixii fcn wa iska sidaa horay u soco sxb ❤
LA ILAHA ILLALLAH
Waa sdaa wllahi wllo
masha allah
Alx anigu su.aalahan marar badan ayey igu soo dhaceen yaraanteydi balse isla markaaba Allaha wayn ee qalbiyada daalacda aya ixasuusin jiray inaan shaydaanka iska naaro. waxana dhihi jiray islamarkaaba acuudo bilaah mina sheydhaani rajeem taasina waxan uga mahad naqayaa Allaha naxareesta ah. Wll yaal sheydanka iskanaara.
Mahadsanid wll Qli
Allah ha Ina Soo Hadeeyo dhamaanteen
No 1 view and comment adna like igu qabo😎
First maanta
A.sahan walaalo halkaa kaga hay ALLE haku dhawro
magacaa mln baad xasuusan insha'AllH (lo'doon)
Maasha allaah wlle aad baad umahadsanid
Thanks 😘😊😊 mansh Allah
Mansha allah mansha allah
Wlhi niyahow xigmadkali aathy ilahey adi cml ha iga dhigo😍
Mash alh
Zxp waxaa tahy qof bulshada wax fahansiiya markA horay u soco
Go forwarding
Shukran walaal Adem.
Allhu akbar
Never give up
Wlahi markiiba waan soo helay adoon sheegin aadan sahan
Wllwaxa ficaan inaad hal mar kuu aragno waxad tahay qof uu illahay caqli iyo imaan dhamaystiran uu ill ahay kuu manaystay جزاء اك الله خيرأ
_A. SAHAN Sxb Mahadsanid Alle Haku Dhawro Oo Cmlkan Aad Wado Mid Ka Thy Khaalis Alle Haka Dhigo Aakhirana Ajar Aad Malaysan Kugu Abaaliyo_
ILaaaahybaaa waynn ooo waaa xida ILaaaahybaaa waynnn oooo waaaxida
Wa run haday ilaahyo badan jiri lahaayeen adunkay ba isku qabsan lahaayeen Taarikh da la rogayo shirar badan bayna qabsan lahayen
Second one
Adan ramadan mobarak
Waa jawaab ku filan qofkii caqli fiyoow leh
manshaallah
Allah
@@QaaliAdan-rr9uk thanks
SUBXAANALAAHI CALIYUN CADIIM.
ALLAH AYAA XUMAAN OO DHAN KA NASAHAN, ALLAHAASOO OO KALI AOO JIREEN AH OO AANU MEEL UU KA BILAABMAY AANU JIRIN SIDOO KALE AH DANBEEYE MEEL UU KU DHAMAADAA AANU JIRIN,
SUBXAANALAAHI LAM YALID WALAM YUULAD WALAN YAKUN LAHU KUFUWAN AXAD
SUBXAANALAAHI KHAALI1U MAKHLUU1.
ALLAHA KAA JAZAA I SIIYO.
Aadbaad u mhd sn thy wll jazaaka allaaahu khurn wa yislix baalak
Mansha Allah wllo mahadsanid 💯💯 hor usocod kheyr leh ayaan kuu rajeeynayaa
Masha allah Sxb Hore
Usoco Cilmi badan baad siisaaa
Bulshada
Aadan sahan ilhay hakuxafido walalo
Ramadan iyo casharo sidan ufaaido badan alleajarkaga hakulabanlaabo ❤😍
First one
Tanks zxb mahadsanid
Jazakumul Allah qeer wll
manshallaah jazakallaah kheyr wllky
Masha Allah
Alaha ku barakeeyo wllkeen
Ilahay cilmiga haku barakeeyo
Sxp ilahey haku apaal mariyo Sidii aad Nooga jaahil bixisay.... Iyo kuwa aan Diin iyo Caqli toona lahayn ee su'aalahaas Muslimiinta weydiiya uga jaahil Bixisay 👏
Waxan daawanaya 2024 sadaqa jaariya ayay u noqonaysa Aadan sahan khyr Alle ha siiyo wx badan ayan ka faa'iiday
Isla su'aashas Dr zakir naik aya la waaydiiyay jawaabtiisu waxay ahayd sidan "wll john ayaa dhakhtar ku jira wuxu dhalay cunug bal qiyaas cunugaas ma wiilba mise gabadh "
Ninki su'aasha lahaa "magaranayo"
Dr zakir "ku nasiibi 50% "
Ninkii "gabadh"
Waalagu qoslay wxa la dhahay ninku cunug ma dhalo jawaabtadi waad heshay aya lagu yidhi.