wallo Asc waxan ku rajeynaya inaad ficantahey Alle hakugu wade waxanu ka dalban laheyn inaad buug tariikhed noo bilowdo si dadka somaligun aqaaana tariikhda wax iga bartaan sida تاريخ اندلس مخلصة او تاريخ نهاية وبداية😍 iyo barnaamijyo la tacaluga xaduusta iyo sida lo kobciyo😍 mhdsanid
Masha allah runti wad asiibtay allah haku barakeyo caqligaga iyo waqtigagaba intasba waa mushkilad na heysta siiba tan qoysaska hooyo iyo ababahaba waa wajib ah inay ka fikiran akhlaqda iyo barbarinta caruurtoda wayo ilmahaga hadi uu barbarin la'an darted dad u fidneyo waa lagu weydina qiyamaha danbigedane ada iska leh
masha allah. masha allah. Allah haku barakeeyo walaal aadan. cilmigana hakuu siyaadiyo. garabkaagana hagalo. booskaagiina waad ka soo baxday adigu. dhalinta kalana Allah u baryanaa in ay sidaada oo kale runta u soo bandhigaan dadka. waxaanad tahay ruux ku dayasho Mudan. Halkaas kasii wad walaal hakana daalin.
Waad Mahdsantahay Markahore Marka Labaad Waxaan Codsan laha In Aad Barnaamij Ka Diyarisid Aqoonta Iyo Waxbarashada Muhiimada iyo Awooda Ay Leedahay Insha Allah Mahadsanid Masul
Geesi fiidyaw gaagan aadka uqiimaha badan waan soo dajistay si aan umada Inteeda jaahilka aan af ugu gaadhsiiyo insha ALLAH inta aad soo diyarisayna Waa biyo kama dhib caan wana inta islaamka laga haysto sibahan dumarka Iyo qoysaska dhisan ee la duminayo ana sxb arinkan aad ka hadashay waa Arin fikrad wayn isla markiiba igu soo tuuray fikradaydasna waa fikrad anay Dadka badankoodu xataa aqoonyahanadana kudaroo a anay moganayn Insha ALLAH wadku haduu I daayo rabina idhaado waan se kula wadaagi Dona macluumadkaas ama fikirka igu soo dhacayb rabbi barakadisa ku nolow
Illah hsku xafido walal aduun iyo Akhiro Aqon tada Allah ku ziyadiyo Wax badan aya ka faaide mudadi aan ku xirna Barnanijkaga Magacaga insha Allah hooos nogu so qor Thnx
مبارك بن عبد الرشيد waan ogay wll inuu reer burco yay Lakin Hargaysa mar uun isku lays arki dooduna waxay meesha ka saarat muranka iyo isda ba marinta haladaka inkastuu qof walbaa xoryay aadan nakama soo horjeedo
Sxp m.a afkaada waxa kasoo baxaayo waa falaaro wlhi 😢 runta kama gambatid horay ilaaha hakula garab galo somali jaceelka kugu weyn 😷😭 mar un wynu so laaban doonaa Somali hano laato
Waa run wallahi hadalkiisu waa hadal falaaro ah faaido farabadan ayay ku qotomaan qofka fakaraya ayay wax utaraayaan
@@مباركبنعبدالرشيد sxp ilaahey qalabiyada somali ha isu furo 😔😔
@@abdifatahmusse9369 aamiin wall
@@abdifatahmusse9369 aaamiin aamiin yaarabi
I.@@مباركبنعبدالرشيد
Halyeey xaqiiqada iyo waaqica jira kahadla halyeey baad tahay runta so bandhiga alle haku daayo waxaan rajaynayaa dhalinta qayrkaaya inay kugu daydaan
يا اخي كلامك موزون ويخلي كل واحد يفهم مالدي يحصل حوله ولازم مانسكت على الدي يحصل
الله يبارك فيك ويوفقك ويكثر من امثالك احبك فالله❤😘
يجب ان نصنع بعقولنا وأيدينا ما يناسبنا
لا ان ننتظر ان يصنعها لنا الكفار.
Horay usoco walal waxan kaaga mahad celinaa fikradaha wngsn oo mar walba nooso gudbisid
Asc habo inan baan ku siinaya nin rag mansha Allah 👍👍👍
🤣😂
Hhh mhdsnd wll ilaahay haku ciseeyo
@@mohamedomar-ul5gy kuu istahiila macaan ku qososhay habo
Eedoy aniga I sii gabadha wiil wanaagsan baan ahaye
Hhhhhhhhhh
Walaal sii waa nin odayee.
Hadii soomaalidu fahmi lahaayeen muuqaalkan wey isbadalilahaayeen
Bruh logadada cabsi cabsi waaye mabadashidoo
Runtii waaa gental aaad kutuureso inta sheydaanka Ushaqeso waana raxmad iyo nestexo aaad udireso inta qerka jecel Mahadsanid walal waxaad kobcinesa maskaxda muslimka iyo garaadkoda m. A janada kuri Allah hakaaga diso Amin amin amin
Masha Allah ustd jazaka Allaha
Intaan Ka faidey xisab maleh xaqiq tnxs
Wlhi wiilkan channelkan iska leh waa wiil qalbi fcn waayo bal u fiirso qof kaste oo comment la wadaaga wuxuu u saarayaah like oo wuxuu Garanayaa commentiga wakhtigii lagu bixiyay waa qof iska weynaysiin ka fogaaday wlhi aniga aragtidayda
Adeer like ta cuno hadaa u qabto ma waayeesid
C/raxman maxamed : Aniga laftaydu kula qabaa fikirkaa wllo
Barnaamij wacan sahanka xogaha thankz
Masha Allah the speaker of this video is so intelligent may Allah give as a lot like him
Adan khadar cali illahay haku illaaliyo ader malaayuun muslimiin ah ayàa kaafaa iidaysta aanad unoqotay shamac ubaxaya
maasha allah wiil wax badan laga baranayo qof xog iyo cilmi badan inala wadaga aqoontiisa ale haku barakeeyo
جزاك الله خير اخي
Mnsha allh adan sahan qof caqli badan tahay cilmiga Allah haku dhawro
wallo Asc
waxan ku rajeynaya inaad ficantahey Alle hakugu wade
waxanu ka dalban laheyn inaad buug tariikhed noo bilowdo si dadka somaligun aqaaana tariikhda wax iga bartaan
sida
تاريخ اندلس مخلصة او تاريخ نهاية وبداية😍
iyo barnaamijyo la tacaluga xaduusta iyo sida lo kobciyo😍
mhdsanid
xasuusta
Maasha allah wll waan kugu waafaq sanahay ra,yigaaga
Wlhi waa ruunta hooyadu waa laf,dhabarta bulshada hadii hooyadu wanag,santo dhaman bulshadu way wada wanag,sananaysa marka Ay hooyadu xumatona bulshadu way wada xumata
Hore u soco wll Aadam khadar Ali
Mansha allh wll abaalka jano alle hakadhigo
Mhsanid
Khayrka aad Faafinyaso Alle Hakaa Abaal Mariyo Walal Insha allah Halkaa Kasii Wad Waan Kula Socdaaa❤😍
Aqligii saliim.ah baa fakara😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
thanks wll qaali runtii janlkga wx bdn ayaan ka faaidy
Masha alh wll ale damirka haku xasiliyo
You deserve million subs bro!
M. A Sxb Runtii nin cajiib Allah haku xafidho m. A
Masha allah runti wad asiibtay allah haku barakeyo caqligaga iyo waqtigagaba intasba waa mushkilad na heysta siiba tan qoysaska hooyo iyo ababahaba waa wajib ah inay ka fikiran akhlaqda iyo barbarinta caruurtoda wayo ilmahaga hadi uu barbarin la'an darted dad u fidneyo waa lagu weydina qiyamaha danbigedane ada iska leh
masha allah. masha allah.
Allah haku barakeeyo walaal aadan. cilmigana hakuu siyaadiyo.
garabkaagana hagalo.
booskaagiina waad ka soo baxday adigu. dhalinta kalana Allah u baryanaa in ay sidaada oo kale runta u soo bandhigaan dadka. waxaanad tahay ruux ku dayasho Mudan.
Halkaas kasii wad walaal hakana daalin.
Walaahay zxp runta dhabta ah
Ayaad kahadashaa ilaahay hakuu danbi dhaafee qof lagu daydo ayaa tahay halkaa kaga hay wll guulayso
Quudiyaha maskaxda ilaahow nookada wll aadan khadar ali adigiyo teamkaaguba wl🙏🙏❤❤❤❤
Waad Mahdsantahay Markahore Marka Labaad Waxaan Codsan laha In Aad Barnaamij Ka Diyarisid Aqoonta Iyo Waxbarashada Muhiimada iyo Awooda Ay Leedahay Insha Allah Mahadsanid Masul
Masha allah waa muuqaal aad ii tabtey wad mahad san thy walal mcn
Video kasta oo kujira
Channelkaaga faa,ido ayuu leeyahay youtuberada somalida adigaa ayaa ugu fiican
Maasha allah zxp wall khayr ilaahay haku siiyo nasab ayaad tahay .
Zxpow hadalkaagu waa falaaro wallahi ilaahay hakaa abaal mariyo
Markasta oo aan daawado vedio gaaga wallahi wax baan kafaaidaaa ilaahayaw nagu anfac chanalkan wall aadanaw maogtahay maogtahay inaan anagu faaidno intaad adigi kafaaido shirkada YuoTube inkabadan oo intaasoo jeer kusoolabilaabmaya inaanu kafaaidno chanalkan wallahi waandhaartee waa faaido.
Mhdsnd wll qli
Mnsha allaah
Masha allaah ustaad sifiicn ayad usoo gorfaysay alle Haku xafido runtii booska aad maanta bulshada ugu jirto waaa mid ku, aad u ah
Allow naga qabo Aaaamin Aaaaaamin ileen wxn samyno garanmaynee😟
Man sha Allah Mahdsanid wll
Masha Allah ilaahey haku xifdiyo wll intaan adigoo kale haysano wan nool nahey wali
Masha allha sax waye run horo usota😀
Mahadsanid wlaaal
Runtii waa xaqiiq reer galbeedku waa cadow
Geesi fiidyaw gaagan aadka uqiimaha badan waan soo dajistay si aan umada
Inteeda jaahilka aan af ugu gaadhsiiyo insha ALLAH inta aad soo diyarisayna
Waa biyo kama dhib caan wana inta islaamka laga haysto sibahan dumarka
Iyo qoysaska dhisan ee la duminayo ana sxb arinkan aad ka hadashay waa
Arin fikrad wayn isla markiiba igu soo tuuray fikradaydasna waa fikrad anay
Dadka badankoodu xataa aqoonyahanadana kudaroo a anay moganayn
Insha ALLAH wadku haduu I daayo rabina idhaado waan se kula wadaagi
Dona macluumadkaas ama fikirka igu soo dhacayb rabbi barakadisa ku nolow
Msha allah weeye alle ha kaa abaal mariyo
msha allah Allah ku dhowro wll
SOMALI ILAHAY HA MIDEEYO I.A🤝😓💕💕
Wall waa runtaa 100%
Illah hsku xafido walal aduun iyo Akhiro Aqon tada Allah ku ziyadiyo Wax badan aya ka faaide mudadi aan ku xirna Barnanijkaga
Magacaga insha Allah hooos nogu so qor Thnx
Aadan khadar
Mhdsnd wll
@@sahanka97 Thnx big bro
mahadsanid
Aad ayan kugu xidhahay ...alle caqliga iyo garashada haku siiyadiyo....waxaad tahay hanti ay soomali leedahayee.
taarikhdi salaaxudin AL ayuubi muuqal nooga soo diyaari
Waad aragtaye fadlan like
Waa nigaa kuusaareee ku cayil hadaba
Ukazhe Apdilahi. Nacasow waxa meesha yaala wax ka dheh like waxba kuu tari maysee
Somalia will rise again
Insha Allah
Cilmiga rabi kuu siyaadi
Allah Ku xafido waxa aad jecshahayna Allah Kuu sahlo
sahip mahadsanid waxaaad barnaamij ardu falastiin
Sxb waxaan kaa codsanayaa inaad barnaamij inooga samaysid dagaalkii cruus aydiskii
الحروب الصليبية
Wllahi wll geezi baad tahay fikrado wanaagsan baad noo soo gudbisaaa allh ha ku daayo zhp hlkaa kaga hay
wll aadbaan u xiiseyaa barnaamijkaaga waana mid ey kabuuxaan faa,idooyin iyo cilmi. Hore usoco walal anaguna garbakaaga ayaan taaganahay
Mash ALLAH gesibaad tahay ind caqli badan
Adan sahan walalkay wakamahadcelinaya halgankaga fiican libaaxba tahay runti walal ka kordhi dedaalkaga halkaa
Zxp adan dhalin yaro la halganto ayu rabya ee aan gacmaha is qabsano dalka anaga ayu nasugayaa
masha allh wll ilhy haku barkeyo
wllhi wxd tahy mufakkir
MashaAllha wllo Aadan Lakin Wali man Helin Barna mijkii anjecla inaad so Bandhigto
Nin adag
Adam sahan nolow
Sadam from xafada maxdka Burco
waxan ku fakara mustaqbalka iyo hadaba inaan ku hawlgalo casharo aan kaa bartay wll mahadsanid rabi haku sharfo
Adaan khadr cali umaad waxa facn ayaa u haysaa ilhy ha kuug garb galo
Niyow aadanow waxaan KU abaalmarriyo garaayo yaa jano kugu duceeyey
ustaad waa run waxaba hada dadkii somaliyeed kusoo batay dad leh irbad baan isku mudey oo 3 ilaa 5 sano ma dhalayo waan iska baashalayaa
Sahanka xogaha waxaanan kala hagran waa like taasaan kuugu dadaala mahadsanid Mar walba.
Mansha allah allah haku xafido sxp
Mahadsanid sahanka xogaha
Ustaad aadan
Wlhi thanxs alot u wax baibartay manta wallo wlhi
Dadka wanaag san ku dayashadoodo ama daba galintaan koodo isko eekaynsiintooda waa guulwayn oo in la caayo maaha oo waxlaga sheego balse waxay hayaan shaqadii an biyada ka tageen oo ah diinta faafinteeda lakiin magaadhi karayaan darajadii an biyada oo qofka aqoonyahanka diinta ee ilaheesa ya qaanaa in aad is ko eekaysiiso oo qaabka aw dharka u xidho aad adna uxidhato qaabka aw u hadlo aad adna u hadashid oo qaabka dadka ula dhaqmo aad ad na dadka ula dhaqantid oo qaabka aw u cibaadaysto aad ad na ucibaadaysato oo dadko idinkala saare wayaan adiga iyo aqoonyahanka diinta intii aad ku dayan lahayd dadka ugu xun ee bolshada fasahaadinaya oo baabeenaya oo dhaqan rogaya sida fananiinta ama hubalada ama jilayaasha ama ciyaartooyada oo wax walba oo xun la guu soomarinaya iyo wixii lamidka ah ba qofna maanta lagooma cudur daarayo jahlibaan diinta kaga sognaa oo maan garanayn salaado waxay igaga an saxayso ama igaga burayso ama tiirarkii kale ee islaamka ilaahay hortiisana lagaama aqbalayo taas ama lacag mahaysto oo aan diinta kubarto ama waqti mahayo lakiin waxa is waydiin leh soo diga adigo waqti u haya filmada in aad daawatid ama kubada cagta iyo wixii lamida oo maanta diinta meel kaste waa lago dhigayaa sida misaajida ama maxaddada ama jaamacadaha oo misaajida aqoontii oo bilaasha ayaa lago dhigayaa oo aqoonyahankii diinta ama culomadii dadaal iyo juhdi iyo samir komayara oo waxba kalama hakranayaan bulshada oo waad iska hareer maraysaa misaajidkii oo cilmigii lago dhigayo oo waxay dadkii noqdeen dad wada firaago ah hadana mash guulsan oo haysan jaanis oo wax aduunyadiisa iyo aakhiradiisa an faca ama cilmi aduunyadiisa iyo aakhiradiisa an faca haysan oo meelkale wax kaga socdaan oo wada riyoonaya hadana soo jeeda oo wada nool hadana xabaal ku jira oo ka dhintay ee aan waxba qabsanayni dhaamo oo wada suuxsan oo hadana meerqaba sababta oo ah dadkan sidaa culimado ugu dadaalayso meel kale ayaa dulaankaa mas kaxda ahe kaga socdaa oo waxba qabsan mayaan waligood sababtoo ah waxay dadkii nogdeen lukac ibno lukac dameeri dhaan raacday oo meesha warbaahinto u boonbooniso ama u amaanto is ka dabagala oo runmoda oo il baxnimo u haysta lakiinse diintada oo fahantid ayaa guul koogo filan oo wixii xun oo dhan oo dhibaato kasoo gaadhayso diinto way xidhay oo ma ugala in samaysid maanta waxa ugu wacan in ay qoysasko dumaan ama qaalado ay qabadha usheegaan sidii caadada iskaga nadiifin lahayd oo iyaguna kaadida iyo saxarada is ka maydhin oo iska nadiifin ragaas sidaa kule dumarkii muslimaadka ahaa taasna waxa keentay diintii oo ay iskaga tageen oo dabada ka tooreen
manaahijtan Spoonfeeding-ka ah ee aan garaad dhisan soo saari karin ee waxbarashadeena, barnaamij gaara nooga soo diyaari walaal Aadanow.
Mahadsanid.♡
masha allah sxb xaq kusoco
masha alla barakalah fiikum
Allaha ku dhowro waad na baraarujisaye
Allaahu akbar
Mansha allah
masha allah horey usoco libaax
Masha allah wll alle haku barakeeyo
adan
Dhalintii like isar bay kabixi la yihin ..
Chanelka faidadisa wayn uma jeedan ilhaw dadkena mideee 🤕
Aamiin
Waxa layidhaahdo talalka iyo booliyada iska ilaaliya waa sun iyo kaadi shaydaan ilmaha qaatana ilaahay oobadbaadiya mooye halis buukujiraa ilmaha talalka qaata cidhiidhi badan buukusuganyahay xaga fahanka iyo xaga caafimaadkaba
Maasha Allaah 🌹
Wlhi wxd modaa musiibo ineey kuso socoto wadankena lkn anaga hdn Muslim nahaaay adunyo waxbo kuma lihin Gurigena saxda wa aqiro
Haa zxp runtda wye lkn rabi kuma dhihin adunyda isku duleey aduun iyo aqirba wla shaqestaa
aad baad u mahadsan tahay wll
Waa ta manta haysata dhalinyada somaliYed waxbarashadii la nacsiiyay🙁
Hore usoco wllo qaalli
Inka bDn
Walaal mcaan ALLOW YAANAAD CAQLIGA BEELIN furaha garaadka madoowee bulshada ayuu chanelkaada iila macno yahay walhi.
ilahay haku xafido❤❤
Wax nool iga dheh
Ilaahay khayr Haku siiyo
M.A SXB Waxa afkaada ka baxayo waa falaaro gumacyo leh waana guubaabo tii ugu fiicneyd allaha ku cizeeyo walaal sare aad ayaan kuugu riyaaqay
Zxb Asd baad u faah faahisa dhagaraha qaarsoon ama xogta qarsoon
Comment doodayda kuma dhamayn karo eee waxaan wiilkan wllky ah iyo cidkasta oooy isku fikrad yihiin oo jeegta magalada Hargaysa ka codsanyaa inay kulan dood wadaaga igula kulmi karaan waliba waan u fudaynkaraa adderkayg waxaan ahay ardayada ka mida jamacada Hargaysa khaasatan faculty of law
Waa reer burco aadan markaa dood hadaad karabta aadan waa mulkiilaha sahanka xogaha ee dhawaan buug ayuu kufurayaa magaalada hargaysa lagayaabaa inuu doodaa kaayeelo markaa inooga faaideeya wall.
Wall waan umalaynayaa inuu reer burco inuu yahay laakiin mahubo kaliyaata video yo uusoogaliyo ayaan is yidhi waa reer burco.
مبارك بن عبد الرشيد waan ogay wll inuu reer burco yay Lakin Hargaysa mar uun isku lays arki dooduna waxay meesha ka saarat muranka iyo isda ba marinta haladaka inkastuu qof walbaa xoryay aadan nakama soo horjeedo
Waxaad awooda inaad noqoto wadiidi dib loogu soo celin lahaa sharafta dalkeena iyo diinteena
😢😢😢anagana garabka ayaan taaganahh
Waad mahadsantahay
Soo booqo halmar channelka burqad Channel hubaal waxka faaiideysaa i aamin
Gabadhey shartaada iyo sharafta goyskaada ilaasho oo lacag hasiisan sharaftaada iyo giimahaaga waxa la ilaashadaa waa sharaf aduunkan oo sharaf lama ibsankaro lakiin lacag waad shagaysankartaa adigaagan gabadha ah ee dadaal ayay wax walba ko xidhanyihiin waad heli kartaa oo aduunkan ninbaa maanta wax haya barri waa faramadhanyahay midkalaa wax hayn oo bari wax haysta ilaahayna waaka idhi ayaamaha ayaan dadka o kala badalaynaa oo bawdyo rag maalinba ninbaa gaawan ama maalinna waa adiga maalinna waa qayrkaa
Ilaahay wax hanafahansiiyo
Muuqaalkaan waa markii 3aad ee aan daawanaayo