8 WIIL VS 7 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA || CAAWA HAL QOF AYAA LAGA TAGE XANUUN WAAYE WLHI 😂😩…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 714,503

КОМЕНТАРІ • 480

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  6 місяців тому +274

    Afka cali halasoo dhaweeyo ua-cam.com/video/QyAX1DcpszA/v-deo.htmlsi=ED9DDMOAArPHmesF

    • @user-to8bd6yy2m
      @user-to8bd6yy2m 6 місяців тому +11

      Nio ragaan oo dhan waasalaamay iyo adi ❤😂

    • @user-qj2dp5qn1r
      @user-qj2dp5qn1r 6 місяців тому +5

      1

    • @ayniabdullahi
      @ayniabdullahi 6 місяців тому +7

      In badn ayaa ku sugnay afka cali soo dhawaw❤❤❤❤❤😢😢😊😊😊

    • @user-ie4bi7oc5o
      @user-ie4bi7oc5o 6 місяців тому +3

      Afka cali dhawaw🥳🦋🤴🎇❤💯💝

    • @Janagale100
      @Janagale100 6 місяців тому +3

      Afka Cali

  • @Cristiano-cr7-z4p
    @Cristiano-cr7-z4p 6 місяців тому +69

    Kusali nabiga salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 місяців тому +71

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @Munazar74
    @Munazar74 6 місяців тому +65

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-yx7oj5zp9i
      @user-yx7oj5zp9i 6 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

    • @user-yx7oj5zp9i
      @user-yx7oj5zp9i 6 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

    • @user-yx7oj5zp9i
      @user-yx7oj5zp9i 6 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

    • @user-yx7oj5zp9i
      @user-yx7oj5zp9i 6 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

    • @AamiinShhassan
      @AamiinShhassan 6 місяців тому

      Koko bulle

  • @user-lz4gi7yh7b
    @user-lz4gi7yh7b 6 місяців тому +18

    Afka cali shaki kumajiro waan ku tageeraa wallhi keep going the funny guy waan ku wataa❤😢

  • @Abdullahikooya
    @Abdullahikooya 6 місяців тому +34

    Keydasane iyo afka cali barnaamijoyo badan baan ka sugeynaa iney kuwada jiraan

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 6 місяців тому +26

    Keydsane iyo afka cali is n't easy 🔥

  • @aliabdallamoalim2137
    @aliabdallamoalim2137 6 місяців тому +17

    Codsi dhalinyaro Ereyga 🔥Gubitaanka iska daaya laga Yaab Walaasheena Allah u Naxriiste Walalaheeda mis qaraabo U dhaw inay idin daawanayaan oo idinkuna kaftan idinka tahay lkn Ayaguna dareemayan uurkutaale marka Nabaraka qofka kugu dhuftay mahe midka kugu sii lii liijiya daran markq kaftan kale jaw jaw❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 6 місяців тому +12

    Qalajiye iyo keydsane iyo Afka Ali waa funny yaal wlhi mar walibo barnaamish ey ku jiraan oo aan qoslin ma jiro wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅

  • @xanafixaaji1257
    @xanafixaaji1257 6 місяців тому +12

    Masuul yahye bro sln after sln bro cawa qosal iguma harin Afka Ali kulaha sarwalkiisa 3 qufa Gali karto mida kala masuul thank you madama Aad cayda & caradii jakarta qarisay...you Are superstar 👌 bro....cafimad & cimri dheer ku dhafay mida kala jakarta style-ka so sax dheh bro waxan soxasustay filimki sholay Amita sarwalku watay...

  • @abdirizaakhofficial9115
    @abdirizaakhofficial9115 6 місяців тому +16

    Hada waan mashquul sanahay i.a hadhow baan daawanaa waba qosol cawa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 місяців тому +5

    Dadka ugu qosolka badan qalajiye keeydsane afka cali / gabdhaha quruxda marwo buldhuq nasteexo laki

  • @fuadalliomer6891
    @fuadalliomer6891 6 місяців тому +11

    Legend yahye barnamijka habn walba inoo sooday lipx😊

  • @RahiimaAbdullaahi
    @RahiimaAbdullaahi 6 місяців тому +17

    172 Afka Cali I'm your Big Fan 😊🎉😂

  • @magaca12
    @magaca12 6 місяців тому +6

    Wiilka funanad buluga wato niuad jabka halaga dayo idinka kaftan bey uhysatan balse qalbigisa inusan kuqancsanen ba layana 😢 wa kufrxey marka ladorty

  • @huskayare9956
    @huskayare9956 6 місяців тому +46

    147 subscribers marihaya😂

  • @XasanCaliAxmed-wx9st
    @XasanCaliAxmed-wx9st 6 місяців тому +8

    3da ugu shaxda badan yuukey io keydsane io afka cali videoga hadeysan ku jirin maba fiirsadeen

    • @Muniira.Mohamed-ct7qg
      @Muniira.Mohamed-ct7qg 6 місяців тому +1

      Kulamid walhi sadexdas ugu jeclahy hade ku jiri lahen manan firsaden

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 6 місяців тому +5

    Walahy without this UA-cam is something else ❤❤❤❤😂my favourite

  • @user-kl3uq1mz1z
    @user-kl3uq1mz1z 6 місяців тому +16

    Afka zxp isoo gali her adaa balan qadee

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 6 місяців тому +5

    Var ayaan soo qabtay niinka labaabka soo istaagi ayaa ila arkay neh Asxawey 😂😂😂😂😊

  • @Mr_Alcaam
    @Mr_Alcaam 6 місяців тому +12

    Yaxye Hunterow The legend ❤

  • @Maxamedfarxaan-ni8xm
    @Maxamedfarxaan-ni8xm 6 місяців тому +7

    Qeybaha xiga waxad sameysa qofka hara lacag ayuu leyahay tliyow samey wana kaa sugeyna in.👍

    • @aytoz4232
      @aytoz4232 6 місяців тому +1

      Fikrad heer caalami ah baad keentay 😂

    • @Maxamedfarxaan-ni8xm
      @Maxamedfarxaan-ni8xm 6 місяців тому

      ​@@aytoz4232Aad io Aad sxb haloo wado qoro legennow

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 6 місяців тому

      Lacag hadii lagu halaayo harid qof kasta inuu haro isku dayi lahaa 😂😂😂😂😂

  • @user-oj9dr1st5x
    @user-oj9dr1st5x 6 місяців тому +10

    Kuwan waa funny wlhy hbenkasta ano xanaqsan bey iga qosliyaan 😂😂❤

    • @user-kh1fz2jk1v
      @user-kh1fz2jk1v 6 місяців тому

      Adi habenkasta mxaa kaxanajiye😅😅

  • @andrescuud1233
    @andrescuud1233 6 місяців тому +6

    wan kuujeedaa adoo aamusan akhrinaaysa qoraalkayga wll love iska saar🤣🤣🤣🤣

  • @user-jt5bi6kb7n
    @user-jt5bi6kb7n 6 місяців тому +5

    Wn ku soo biirnay lkn lacag waxba maaha ee dadka waliga saa umadadaali zxp afka ali abaska soo qabo zxp plz❤❤❤🎉🎉

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 місяців тому +7

    Wlhi barnaamijka waa qosol caawa jakarta marada ka dhacday nin carooday laga badi

  • @user-eq6fp4du1q
    @user-eq6fp4du1q 6 місяців тому +5

    marwo buldhuq every game waxe dorataa chialuko afka cali

  • @apdizatarahmed3432
    @apdizatarahmed3432 6 місяців тому +3

    Qalajiye,aFka caLi, kaYdsane The legends ❤😂😂

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 6 місяців тому +3

    2.95k afka Cali welcome to UA-cam

  • @user-bf6uq1vp3z
    @user-bf6uq1vp3z 6 місяців тому +3

    Jakarta nin dheer naaagtisa from Canada ha daawaday. KEEP GOING YAHYE

  • @user-kl3uq1mz1z
    @user-kl3uq1mz1z 6 місяців тому +12

    Afka zxp isoo gali hee adaa balan qadee

  • @user-pz8dk2gc7f
    @user-pz8dk2gc7f 6 місяців тому +8

    Buldhuq and afka ali caadi maaha😅

  • @munabarre6738
    @munabarre6738 6 місяців тому +3

    Ilahoow idin xafid wlh wn idin jeclahay wiilasheena anigoo mood keeyga qaldanyahay ayaad igaqoslisaan❤❤❤

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 6 місяців тому +1

      Wlhi gabdhahena wadin jclhyny idinkama kaftano xagina si kaste an isku dagalno love you gabdhahna ❤😢😢😢

  • @AamiinXasan-rg6ee
    @AamiinXasan-rg6ee 6 місяців тому +5

    Keeydsame isn't easy

  • @user-lf6dl5rb3w
    @user-lf6dl5rb3w 6 місяців тому +10

    Thank you guys you make us happy ❤

  • @cabdixakiingaraad8927
    @cabdixakiingaraad8927 6 місяців тому +3

    Keydsane Caawa Meesha Ma Shidin Shiboo Ahaay Comedy Waalidaa Ahaay Nooma Galin 😂😂😂

  • @user-hb8km3hm2q
    @user-hb8km3hm2q 6 місяців тому +18

    صلى الله عليه وسلم

  • @raxmaabdilahi8406
    @raxmaabdilahi8406 6 місяців тому +2

    Afka ali iyo keydasane Maman ❤❤❤❤walabadu barnaamijku ku socdo

  • @Madridista686
    @Madridista686 6 місяців тому +2

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @HadiyaCismaanAli-ex5fu
    @HadiyaCismaanAli-ex5fu 6 місяців тому +2

    Waae best voice wiilkii burna 😂 magaciisa magarnyo🙏

  • @user-bx5xj3yu5j
    @user-bx5xj3yu5j 6 місяців тому +3

    Keep going afka cali

  • @user-kq3nu3zx5n
    @user-kq3nu3zx5n 6 місяців тому +3

    Jakarta kan la leeyhy neef caadi ah waye😂 faan badna wajiga wsa😂

  • @nasriinaibraahim8141
    @nasriinaibraahim8141 6 місяців тому +3

    Deeq afka ali iyo kedsane faraxada socota❤❤❤

  • @user-mp4zd9uh1z
    @user-mp4zd9uh1z 6 місяців тому +2

    WELCOME TO YOu Tube Bro Afka ali

  • @CaishaJama-wh8iz
    @CaishaJama-wh8iz 6 місяців тому +3

    Yahye hanter waan kusalamay masuul sare legand❤

  • @user-ym4bg6du4g
    @user-ym4bg6du4g 6 місяців тому +2

    Afka ali anaa sugayey sodhawoow abowe 🇩🇯

  • @MohaMahamedcali-ws9fz
    @MohaMahamedcali-ws9fz 6 місяців тому +3

    So badi bro yahye hunter t😂😂😂thanks so funny

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 місяців тому +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-mn8ux8hx6u
    @user-mn8ux8hx6u 6 місяців тому +4

    Wlhi wa qoslay qalajiye is not easy 🔥

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 6 місяців тому +1

    651 qof o subscription ah hore usoco sxb

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 6 місяців тому +2

    3k waaye dee😂❤❤❤❤

  • @SimanMahad-zl9ir
    @SimanMahad-zl9ir 6 місяців тому +3

    Ani jakarta kama tagi lahayn 😂😂

  • @user-gg6wi1se8l
    @user-gg6wi1se8l 6 місяців тому +2

    Nagahan idhaha miyey la yihin markey kan ka tagayan maxa ka qaldan😂😂😂😂 waxa dhafay nin raged

  • @mohamagan5672
    @mohamagan5672 6 місяців тому +2

    1.7k aan afka cali ugu so biiray

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 6 місяців тому +3

    Jakarta u quruxan mesha runta lama qariyo😂

  • @ABDULABDUL-uj4ke
    @ABDULABDUL-uj4ke 6 місяців тому +3

    I'm big fan Bureeqo believe me ❤

  • @Monaliza0202
    @Monaliza0202 6 місяців тому +1

    Jakarta wuu qurxonyahay lkn qarar 🧐🤨barnamijka kabixi wah iyo kii oyaye nah wax hakusodarin bisinke qarar socdo waye

  • @CabdishakuurGeedicali
    @CabdishakuurGeedicali 6 місяців тому +1

    Bul dhuq iyo keysane waa is ku nuuraayan ❤❤❤m.a

  • @user-cc9cv3rq5i
    @user-cc9cv3rq5i 6 місяців тому +7

    War kashka aaway

  • @user-tf9do9yp2r
    @user-tf9do9yp2r 6 місяців тому +2

    Bon courage deka ❤❤❤

  • @Maanow120
    @Maanow120 6 місяців тому +2

    1.3k legend Afka cali

  • @AmiiroAxmed-mg2xy
    @AmiiroAxmed-mg2xy 6 місяців тому +3

    Qofka ugu horeeya ee dawade😊

  • @user-qm5dl7gl7k
    @user-qm5dl7gl7k 6 місяців тому +1

    Jikaarta 1wan waa jeclahay❤❤❤❤

  • @user-ub3rp4ss5z
    @user-ub3rp4ss5z 6 місяців тому +1

    Zhp yaxyoow barnaamij Kan noosobadi kaladoorashada❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 місяців тому +1

    Dadka ugu qosolka badan afka cali keeydsane qalajiye marwo buldhuq nasteexo 😂😂😂😂😂

  • @SamsamSaalax-pq5hq
    @SamsamSaalax-pq5hq 2 місяці тому +1

    AFKa cali black boy wuu waxaa niyada u dhisa😂😂

  • @leilaaidurus4351
    @leilaaidurus4351 6 місяців тому +6

    Keep going bro

  • @user-wd5rb4ql1s
    @user-wd5rb4ql1s 2 місяці тому

    Afka cali I support you zxp keep going

  • @Cristiano-cr7-z4p
    @Cristiano-cr7-z4p 6 місяців тому +3

    Kusali nabiga salallaahu caleyhi

  • @khadraabshir8979
    @khadraabshir8979 6 місяців тому +3

    Afka cali❤❤❤❤❤ Soo dhawaw

  • @Ismadhiba3222
    @Ismadhiba3222 Місяць тому +1

    Wiika dheer ee shaxshax lawgaa naagta diiday waaba doqone

  • @saamiyamuuse2189
    @saamiyamuuse2189 6 місяців тому +3

    Kaydsane io afka Cali waaba qosol socda😂

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o 6 місяців тому

      Keydsane iyo afka cali waaba qosol socda we love them welcome 😂🎉😂😂😂😂😂😂

  • @FardaZuhur
    @FardaZuhur Місяць тому +1

    Ana kudorte derow ❤❤❤❤❤❤haisdihin maha laga tage

  • @YussufAden-xq1rg
    @YussufAden-xq1rg 2 місяці тому

    Yaxye Ani wxan wata afka cali ito Master kedsane

  • @abdibasidmusdaf
    @abdibasidmusdaf 6 місяців тому +3

    shati beer xagu kabaxay nh😊

  • @sukhraahmed1802
    @sukhraahmed1802 6 місяців тому +1

    Jikaarta lanbar one ❤😂😂😂 io keetdsane lanbar to❤😂😂

  • @user-fi5it3jh1x
    @user-fi5it3jh1x 6 місяців тому +6

    Cadaalad ma jirto jakarta hadii la dooran wayay

  • @user-dj9xq5xk6k
    @user-dj9xq5xk6k 6 місяців тому +3

    keyd sane😮

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 6 місяців тому +2

    Jakaarta dheerar bdnaa😂😂😂

  • @alihussainmohammed2539
    @alihussainmohammed2539 6 місяців тому +1

    Hada I cid lee laheed nacabka Kama ciil baxeen odayga waa ciil baxay

  • @emem3711
    @emem3711 6 місяців тому +1

    Nio huntarow wa markii igu hresy wa idnsalamay😊

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 місяців тому +1

    Nin dheer dhug ma leh aflaagado ka wareegay inta la jarjaray ka garo

    • @samiixoabdiqadir3855
      @samiixoabdiqadir3855 6 місяців тому

      Dulqaad maleh naag nin madoow wadaneeso kulahaa wuuba is cajabiyay nin dheer waxbaa ka si ah waa maqli jiray😂😂😂

  • @bashiribrahinali5246
    @bashiribrahinali5246 6 місяців тому +3

    Hahahahahhah hestan ya ko shegay afka ali miy

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 6 місяців тому +1

    Qofkaan is faalinayo mxaa waye mclin jiimka😂

  • @user-is1dx6bm4b
    @user-is1dx6bm4b 6 місяців тому +1

    Jakaarta number one ❤

  • @ZamzamYuusuf-lj5zk
    @ZamzamYuusuf-lj5zk 6 місяців тому +1

    Jakarta kusoo dar hada kadib barnamijkaaan funny waye

  • @yasminhassan8088
    @yasminhassan8088 6 місяців тому +1

    Allow wilashena faraxada uziyadi❤🎉

  • @Eidohajibotaan8650
    @Eidohajibotaan8650 6 місяців тому

    Waa lagaa garbaxayaaaaa😂 waxan bilaa dabeecada see ugalaaynaa reer comment 😂😂😂

  • @safiachannel6050
    @safiachannel6050 6 місяців тому +1

    1.11k keep going Afka call

  • @King.pro4
    @King.pro4 6 місяців тому +2

    Afka uma jeedo

  • @sukhraahmed1802
    @sukhraahmed1802 6 місяців тому +1

    58 ayaan ku arkay 😂😂😂

  • @zakariyequmbe1970
    @zakariyequmbe1970 6 місяців тому +1

    Afka ali waad iga haysa 2$ so dir dheh

  • @user-ed1yt2qs3s
    @user-ed1yt2qs3s 5 місяців тому

    Barnamij anu afka cali iyo kaydsane iyo qalajiye ku jirin wllhi jac male😂😂

  • @Mo_Alto_
    @Mo_Alto_ 6 місяців тому +1

    44 buu maayay afka cali markaan ku biiray tageerayashiisa😂😂😂😂

  • @user-ti5cl9xb6d
    @user-ti5cl9xb6d 6 місяців тому +1

    Afka cai kista makaahayo lpx😂

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 4 місяці тому

    Afka cli VS marwo buluq hala is ku door❤❤

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 4 місяці тому

    Afka cali abjoowe soo dhawow❤❤

  • @aminsuleyman8049
    @aminsuleyman8049 6 місяців тому +1

    Keydsane vs nasteexo good love ❤️ ❤❤❤❤❤❤

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 6 місяців тому

    Waa qoslay wlhi keydsane afka cali qalajiye deeq baari nasteexo marwo buldhuq wku heesta wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Xamsejibriil
    @Xamsejibriil 6 місяців тому +1

    102 ayu maraya ee soda lacagta 😂😂😂😂❤❤❤😢