Ascm mclin muuse waxaan ku riyoday anoo meel biyo mareena dun taagan aya mesha waxa ku yaala geed gob ah gobka waxa ku yaala midho sida cinabka o kale ah mar kan is dheho goosoba bisad ayaa intay so bodo gosata o biyii kula dhex dhacda Sheekh ale dartii igu so jawaab 👏👏
Asc cher muuse wan ku salamey cher waxan ku riyodhaa badhan kaa anigo gursanaya iyo ano ley hoystey waxana ahey armal imikaa cher iso fasil kher allaha kusiyo
Asc sheq waxan ku riyoday mamo diris an nahy o dhimaty an riyo ku arky diriska aye i warysty wxn dhahy wy wngsn yihin kidib wxay isisay cady aniga na wn ka cararay mrka 😢😮
Jasakalaa kheekh 9kamida wn ku riyadey bertana waxn ku riyadey marar badan anoo iska leh iyo ano ka guranaya cinab cinabka cagarka iyo biro gadudan ilaah waxan ka baryin in U naga kuwo Alle jeclyhy Allaahuma amin 🤲🤲🤲💯🙏
Gabar xijaaban o dhar madoow ku labisan waana gabar gaduudan sanad ahaan aad u yar lkn aan caruurnima bdn ka muuqanin midabkeedana Dhiin gaduudan yahay o socoto meel aya riyo ku arkay shikhoow
Sheekh hoyadey oo dhimatay ayan marar badan ku riyodaa iyadoo xaalad ficn ku jirta oo so nolatay kana shekeynaysa xalada qabriga waxay ishegtay inay meel iftiin badan oo qabow ay joogto
Asc maCaliN waxan ku RiYdaaY aniGo sadaqo ubixinya islaaN jarka sadaqdu waxay aheD DhuxuZha daBka Lagu shiDo Oo Sinya maMo kalo Ubahan an uzheeGay qoFka dhuXuzha le kuLa dhay anu waxpa ma hayo lkn hablayo ayaan kazo qadaY alle haka amaaL mariYo ee Qado Maamo dhuxuzha ziiYayna waxan aheeN izLamah meeLha Napi amaanka Ka qaaDa plZ macaLin iga zo JawaB
Asc ya sheekhanaa waxaan ku waydiinayaa waxaan ku riyooday. Aabahay oo dhintay oo xaaskii labaad ii guurinaya. Xaaskayga hooyadeedna u sheegtay xaaskayga.
Asc macalin musa ifisira qer allha ha ku siyo waxa ku riyide macalin qayamo waa dhacde aan dhahayo dhola garira dhacayo o aniga ashahatinaka ku dhwaqayo washayan gabasarak iga jidesow I so fisira
Asc ii fasir waxaa ifka ii jookta hal gabar oo qaan gaar ah waxaana ku riyoodaa iyadoo saqiir ah iyadoo weyn la ima tuso qeer aleh haku siiyo iisoo jwab❤
Asc maclin muse waxan raba in aad ifisirto riyo tasoo markastaba igu soolabato waxan ku riyooday qof xariir an wada leheen lin wan kalagernay markasto asiigo ifarxa san marka qaarna ixanaagsan taase waxakadaran asiigo idhahayo ilmiihi urka ad ileehed abaay we sheekho isheeg tiyada fisiraded
Macalin muse plz i jawab waxa ku riyoday ano qof isinayso sharobo sixir ah kadibna an cabay onana noqday qof ad ufol xun od modo inla gubay .. qof anan garanayin onan arkaynin aya ila hadlay o idhahay waliba qof qaylinaya aqri قال رب اشرح لي صدري ويسر أمري wan cabsaday o wan aqrin wayay qofka wa igu qayliyay aqri dhaqso ano cabsanaya bilabay ila an bayja dhamayay markan bilabay waxan is arkay anigo cadigi kuso labtay si dhiraranan ku jirtna u aqrinaaya quranki an bilowga ka cabsanayay aqrintisa please and please shekh iso fasir riyadaas
Shiikh alle khayr hakusiye waxad I fasirtaa Riyo dumashigay o walashy qabay aya riyada igu iguyimi wuuna dhinty mar hore haben dhawayd riyada laygu tusay isaga sonoladay o iyimi waxuna igudhahay maxad iga Darensantahy und waxana igu jawabay inaad igayaraty iso fasir shiikh
Asc shekhow wan ku salmay Allh ku xiftiyo Riiyadan iifasir ilahy daarti gabar baan ahy man gursan wali gabadh An jaar nahya oo dhawan lagursady Aay Aroskedi ii yedhay lkn man tagin haben waalban Riiyo aayn ku Arka
Alow nawaafaji riyooyinka khayrka leh oo adan ka magan galay kuwa sharta xambarsan Amiiiiiiin Amiiiiiiin yaarabi
Masha allah macalin muuse allaha ku barakeeyo from macalin xasan
Allahu akbar ❤
waxaan kuriyoodhaya anigoodhi nataya oosuashiiga jawaabaya oolileeyahaya janadha ayaadh galidhoonataa❤
Msha Allah shugran macalin❤❤
Macalin muuse allh ku xafido numbrkaga ubaahnaa
Maclin muuse qeyr allah ku siyoh
illahy dartii ayan kuu jclhy macalin muuse❤😊
Allahu akbar allow no.rumee khayrka😢😢
Ma sha allh wan arkey intabadn
waan ku salaamaya hadha ayaa igu hooreeraaso yutubakaag
macalin muuse ii fasir riyo warabe isooweraray
Masha alah macalin alle hakubrakeyo
Masha allaah mahad sanid shiikh alle hakaa abaal mariyo❤❤❤
😊
Sh wacan kuriyodey anoo Quran aqrinayo wan aqriyey marking udambeyday waangafay meshana wamel xalad
Asc macalin muuse sethy riyo ayaan kugu arkay adiga iyo qoskaga😢
aan oohayo oonasooxasuusanaayo adhuunaka macalina waxaan rajeenaayaa ina aay kusaagaratayafariiteedha😂😂😂😮😮😅❤❤🎉
asc shiikh alle Hakubarakeyee qofka sigaarka iyo kubatada iibiya wax malaga iibsankaraa
Alxamdulilaah tanlabaadna wankuriyooday dahab iyo lacag anoo guranaya
Sheikh waad mahadsantahy waxan raba sheikh inad ifirta riyada waswaska
Masha Allah shukran sheikh ☝🕋🕋🕋🕋🍇🥑🍎🍅🫒🫒🍅🥀🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥰🤲🏽🤲🏽🥰🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥀🥀🥀🍒🍒😇🥇🏆👌👌👌
Shiiqoow muxtaada ayaanku ahaaya isoo jawaba
Sheq muuse waxanrabaa inan riyo kuweydiyo adigo mahadsan waxankuriyoday malaay badan oo aad ubadan iifasir qer ale hakusiiyee
Allaahu akber jkz
Isoo duceya inuu ilaahey furiin iga so 😢😢😢
Asc shiiekh kuriyooda aniga oo gabadh yara haysata hablo ayaa igu yidhi magaceed waxan ubixina yaa sundus ama naasiba garob ayaan ah iiso fasir allah haku barakeeyo
Sheeq waxaan kuriyooday anigoo kabahaygii iloobay iyo dad isfeerayo ii fasir insha allaah
Macalin wanku salamay waxan rabaa riyo aanku riyooday anoo xajka jooga ani iyo habo yartay hooyo igu tidhi soo noqo aanu israacnay hooyad wlky ani iyo habo yartay mako joog habeen jimce ah ama khamìis labada mid ku riyoday hada ma xasuusto inay jimco ahyd umalaynayaa ale haku xafido macalin isoo jawb
Asc Macalin muuse wax aan doonay inaad riyo ii fartid
Wankuriyooday anigoo kaluun guranaya oohooyo ileedahay bada iska ilaali ana kaluunbaan kasoguranayaa
Asc macaalin waanku baahaanahaya xaageekaalasoo xirira
ASC SHEEKH WAXAN KURIYODAY nin aan aqano ayaa iyedhay kadib wanracay guri ayuu igeeyay waxbuu iyodhi isheeg cidii kutidhi ana wandiday albabadì inuu xidho ayu rabay ana wanladiriray kadibna dhulka Ayuu igutuuray hadana sadex jeer ayuu dhabanka iga dhunkaday hadana wan isisihaysanay ugudanbay wan cayayaey
ALX ALX ALX WAXAAN AHAY GROP INTASBA WANKU RIYODAY JIS KUM LAAHI QAYRAN
QAYR BADAN WAN SUGAYAA ALOOW NOO RUME ANAGIYO INTII ISLAAM AHBA AAMIIIIIIN
asc. maclin wagawar gadhahaga kamid ah waxan kuriyoday qof suul kiisa malaxfarabadan iyo tixri kasocdan maxalagu fasira qeer allaha kusiyee
Alxamdulilaah alxamdulilaah habeen dhowayd kuriyooday anoo suuqa kaso iibsanaya dhar asturan ooquruxbadan iyo kabo gold ah ooquruxbadan anoo sooibsaday
Mansha Allah ❤❤❤
Sheqow asalamu aleykum wacan kuriyode anoo roob dax sohoda ana robkaas ku weysesan
Mashallah jasaka allah
Anigoo uur leh ayaa ku riyooday roob da aayo ayaa ku qubeesanaaye labo gabdhood kale ayaa igula qubeesanaaye roobka saaid ma aheyn
Asc shiiqoow waxaan ku riyooda gurigayga oo dumaya aan riyo ku arka Mar walbo😢
Ascm mclin muuse waxaan ku riyoday anoo meel biyo mareena dun taagan aya mesha waxa ku yaala geed gob ah gobka waxa ku yaala midho sida cinabka o kale ah mar kan is dheho goosoba bisad ayaa intay so bodo gosata o biyii kula dhex dhacda
Sheekh ale dartii igu so jawaab 👏👏
Shikh anoo adaamayo ayan ku riyodaa
Markasta waxan riyo ku arkaa 2 gabdhod oo ila dhashay dhinte oo aan isla farxsahay isla baashalayno mar kasta ifasir walal
Asc sheeekh waxaan kuriyoday aniga malab caabaayo ee fasir
Asc macalin mouse waxan raba labarkaka lakahelikaro
❤❤
Asc cher muuse wan ku salamey cher waxan ku riyodhaa badhan kaa anigo gursanaya iyo ano ley hoystey waxana ahey armal imikaa cher iso fasil kher allaha kusiyo
Asc macalin mouse waxaanku riyòoda masmadoow ibursanayo riyada icunauo
Asc sheq waxan ku riyoday mamo diris an nahy o dhimaty an riyo ku arky diriska aye i warysty wxn dhahy wy wngsn yihin kidib wxay isisay cady aniga na wn ka cararay mrka 😢😮
Jasakalaa kheekh 9kamida wn ku riyadey bertana waxn ku riyadey marar badan anoo iska leh iyo ano ka guranaya cinab cinabka cagarka iyo biro gadudan ilaah waxan ka baryin in U naga kuwo Alle jeclyhy Allaahuma amin 🤲🤲🤲💯🙏
asc walaal waxan kuriyooday anigoo dhaxtagan dukaan baatiya gawar quruxbada ayaakujirtay.laakii ma anan gadan dharka waxaa kuiri waan solawanayaa
Macali muuse.waxan kuriyoodey qof dhintey aan su aalo.waydiinayo
Gabar xijaaban o dhar madoow ku labisan waana gabar gaduudan sanad ahaan aad u yar lkn aan caruurnima bdn ka muuqanin midabkeedana Dhiin gaduudan yahay o socoto meel aya riyo ku arkay shikhoow
Asc macalin waxan ku riyoday aniga oo wawiga hor iyo gadal uumaraya oo malay madow kaboxo blz isojawab dar allah
Macalin muse waxan ku riyo gumeska oo madaxa iga saran maran iska turay wala cunay
asc shek sethy waxan ku riyodey anigo daruraha saran waxan ku carkey nin weyn o ilmo iyarsinayo maxa waye
Asc shiiq waxaan ku riyoodaa wiil habar yartey dhashey oo aan kursiimadiisa wax ku leeyahay oo asoo xaasla ah dhintey mar kasta waxaan arkaa anoo gacanta haayo iskuul uwado asoo yaraan arkaa weynaan kuma arko iifasir ❤
Alle Khayr Haku siiYo ZhiiKhow hooYda MeeLfoGpay iga Joogta waxan Ku RiyoDay Laba RiYo ayaaN ku arkaY HooYdaY oo No iMaaDay Oo An aDaaD uFaraXzaNay
Sheekh hoyadey oo dhimatay ayan marar badan ku riyodaa iyadoo xaalad ficn ku jirta oo so nolatay kana shekeynaysa xalada qabriga waxay ishegtay inay meel iftiin badan oo qabow ay joogto
Asc maCaliN waxan ku RiYdaaY aniGo sadaqo ubixinya islaaN jarka sadaqdu waxay aheD DhuxuZha daBka Lagu shiDo Oo Sinya maMo kalo Ubahan an uzheeGay qoFka dhuXuzha le kuLa dhay anu waxpa ma hayo lkn hablayo ayaan kazo qadaY alle haka amaaL mariYo ee Qado
Maamo dhuxuzha ziiYayna waxan aheeN izLamah meeLha Napi amaanka Ka qaaDa plZ macaLin iga zo JawaB
Xage laga la so xidhidha sheekha
Asc macalin waxaa ahaa qof adkaar badan aqrisa oo saxatay kadib waxaan arkay riyo anoo meel goows uu ka jabanyahay oo musbaar yar oo cusub iiga jira oo aan iska bixaa macalin ii fisirbo
Asc
Sheeq
Asc ya sheekhanaa waxaan ku waydiinayaa waxaan ku riyooday.
Aabahay oo dhintay oo xaaskii labaad ii guurinaya. Xaaskayga hooyadeedna u sheegtay xaaskayga.
Maasha alaah
Ascww
Macalin
Aniga
Wax riya ah maweydinaayo
Lakiin
Wxan weydina maxtin aniga iyo xaaskeyga iyo neerfa xanuyn
Wax nooga sheet
Macalin
Maanshaallah
Asc,shiikhow,,waxaan,ku,riyootay,saqiir,i,ak,jiifa, ii,fasir
Aabahey in bdan ku riyooday asoo nool🥺🥺
Asc macalin musa ifisira qer allha ha ku siyo waxa ku riyide macalin qayamo waa dhacde aan dhahayo dhola garira dhacayo o aniga ashahatinaka ku dhwaqayo washayan gabasarak iga jidesow I so fisira
Asc. Macalin muse🥰
Asc shiikh Muuse alahakuxifdiyee waxing kuriyoodaa marwalba anoo sidii shinbirtookale uduulaya shiikh iisoojawaab
Wllo waxasi wa riyo shaydaan sheikha carab ah ayaa sheegay
Wallow qiso aya iqabsatay hadda kahor 2 Sano kahore isoqawo aan kulawadago ehee
Maclin waxaan kuriyoday ninkayga oo 3 jeer isodonay🤔
Asc shaikh waxat ifasirtaa abe oo dhintay Allah unaxaristii oo hooyo nol madanayo maxeythy shaikh please ikasojawab
Shiqo waxan kuriyoday aniga o afkega maska solalado kadib wan sojiday kadib jabyar ayaa iug ahray e maxey tahay riyadaas
Asm sheikh waxa ku riyoday adunko dhamaday Anika iyo dhowr qof wish ku jirna o duleno pls iso Jawaab
Mash allh
Asc ii fasir waxaa ifka ii jookta hal gabar oo qaan gaar ah waxaana ku riyoodaa iyadoo saqiir ah iyadoo weyn la ima tuso qeer aleh haku siiyo iisoo jwab❤
Asc sheekh waxan kurayadaa marwalba iguna soo noqnoqtay anigoo quraanka la isarayo oo dhacaya Dhawr heerna. Sheekh igu imanayo riyada idhaa hoo casharka cab wad sixrantagee iyoh cusbada quran ku aqri iifasir plz sheekh
Kula mid ban ahy wllhi 😢
Sheena nabarkada aan rabay
Asc sheekh waxan ku riyooday anigoo dhintay hadana soo noladay oo gabar I dhahayso inta qabriga lagu gaynin ninkaaga ama hooyadaa wax walba usheeg pls iisofasir dhawr jeerna tiktok kugu soo wadiiyay qayr alaha kusiiyo jazakalhu khayr
Sheekh qof haduu kuuguriyoodo guur iyo aroos maxaytahay
Asc sheikh waxan ku riyooday lawa gabadh oo qurux badan oo suuqa iiwadeen oo canab isoo gadeen oo isiiyeen kadibneh wabi ayay dhexmereen oo by by ayay idhehen lawadaba waxay iisheegeen in uu qabo niman lacag leh anigne gabdh baan ahay
Asc maclin muse waxan raba in aad ifisirto riyo tasoo markastaba igu soolabato waxan ku riyooday qof xariir an wada leheen lin wan kalagernay markasto asiigo ifarxa san marka qaarna ixanaagsan taase waxakadaran asiigo idhahayo ilmiihi urka ad ileehed abaay we sheekho isheeg tiyada fisiraded
Asc shiiq waxaan ku Ruyooday meed janasu laguna tukaa an aqoon tan labad anòo kunaan gadaa
Asc macalin waxn ku riiyodaye labo dabqalooc ah mid gaduda. Iyo mid caad ah lkn kan cad iqaninaye waxe dilaye wuune dhimani wayaye markas dhagx ween madx kasaraye markasu kii gadudanaye iso aadaye asagane wan dilaye qaninadisane kii cad o iqaninaye wax xanun ah kuma arkiin lkn wax daremaye qaniyo noco kale ah markas dhahaye qaninadn kuma ogen gedkane see cml e iso fasir ilhaye haku xaafido qof ku xiiran ahaye
M.a
Wllyaal isoduceya hamileyhy 😢
Asc shikh wlhi abeehey odhintay Ayan riyad ku arkay ago nolo o Isla farax sanahay wag marku baryana Wan yabana abah xalay odhan ayu kulajogay Ayan is shahay Maxey tahay riyadas shikh
Asc macalin waxn kuriday riyo ah sidan aniga oo meel dher jiifa oo cumimadena inogu caansan oo quraan igu akhrinaya iyo nin madax ah
Masha Allah
Macalin muse plz i jawab waxa ku riyoday ano qof isinayso sharobo sixir ah kadibna an cabay onana noqday qof ad ufol xun od modo inla gubay .. qof anan garanayin onan arkaynin aya ila hadlay o idhahay waliba qof qaylinaya aqri قال رب اشرح لي صدري ويسر أمري wan cabsaday o wan aqrin wayay qofka wa igu qayliyay aqri dhaqso ano cabsanaya bilabay ila an bayja dhamayay markan bilabay waxan is arkay anigo cadigi kuso labtay si dhiraranan ku jirtna u aqrinaaya quranki an bilowga ka cabsanayay aqrintisa please and please shekh iso fasir riyadaas
Asc shiiq waxaan ku riyowda ninkega oo iga dharaanayo mar badan ayaan arkay iyo riyo kale oo mar badan ku riyowday anigow meel kadaki wayay
Shiikh alle khayr hakusiye waxad I fasirtaa Riyo dumashigay o walashy qabay aya riyada igu iguyimi wuuna dhinty mar hore haben dhawayd riyada laygu tusay isaga sonoladay o iyimi waxuna igudhahay maxad iga Darensantahy und waxana igu jawabay inaad igayaraty iso fasir shiikh
Shiikhana Allaah kher badan hakusiiyo waxaan kuriyoodaa geeso waaweyn oo iibaacsanaya oon aan geed kawareeganayo
Waxaan kaloo kuriyoodaa anoosafraya hadana magaladii kalumaya oo dadka waydiinaya
Shiikhana waxaan kalookuriyoodaa anoo wayaya kabahaygii aan xidhnaa oon,raadinayo aad yay iigusoo noqnoqtaa shiikhana iisoofasil hadii aragto qoralkayga
Sac baan kawada waxageesaha waaweyn
Asc sheikh waxan ku riyodaa mararka qarkood anigoo indho belay hadana waxan arkaa inyar kadeb waan indho qabaa waa maday sheikh
Asc shekhow wan ku salmay Allh ku xiftiyo Riiyadan iifasir ilahy daarti gabar baan ahy man gursan wali gabadh An jaar nahya oo dhawan lagursady Aay Aroskedi ii yedhay lkn man tagin haben waalban Riiyo aayn ku Arka
Sheek aniga waxan kuriyoday ayeydey hooyo ho dhimatay ouduceyneysa
Waxan ku riyooday anigoo helay lacag warqad ah oo shan xabo ah
Sh what's appka igu soo jwb riyedeyda
Asc macalin waxan ku riyoday ano masmadow dilay
Asc❤