MASHIINO LAGU SHAQAYSAN KARO - Passive income machines

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 47

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  9 днів тому +3

    Fadlan like & Subscribe ❤
    ☎️ zakariye.com/balan/

    • @AbdullaahiCbdrxmn
      @AbdullaahiCbdrxmn День тому

      Zakariye walaal qof bitcoin ubaahan mataqaanaa oo cash heysto 1 coin gadan karo si aamin ah

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 6 днів тому

    Walaal fikikaagu aad buu ufiicanyahay. Balse mishiimada korntada kuahaqeeya wadankeena korontadaa qaali ah Jazaakallaah khayr

  • @Maxamed-z4d3t
    @Maxamed-z4d3t 8 днів тому +1

    Soo badi soobadi Ddalin yararadii yuutuubarada ahaa siyaasad baa madax martay wax faa ido leh ayaad adigu dooratay.

  • @hooyomediaralexingmusic
    @hooyomediaralexingmusic 8 днів тому +2

    Mr sakeriyow sxb machine ka calaf xolaha rabaa Inshallah inaa qimahisa ii shegto

  • @HussenCusman
    @HussenCusman 9 днів тому +2

    Xeer cise is the best🎉

    • @muxumedwarsame3093
      @muxumedwarsame3093 8 днів тому +1

      Xeer cise is the best for cise people only. Local , ilko qoran , qaawan, gundhute qaba, wild

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 8 днів тому

    Mahadsanid❤❤❤

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 дні тому

    Mahadsanid

  • @MunaOsman-fr5vm
    @MunaOsman-fr5vm 8 днів тому

    Than you ❤❤❤

  • @ABUIZHAQ
    @ABUIZHAQ 9 днів тому +2

    Keep going akhy

  • @cigecumar951
    @cigecumar951 7 днів тому +1

    Masha Allah

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 2 дні тому

    Thanks wll

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 9 днів тому

    Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 9 днів тому +2

    Walaal Zakariye walaal jira, magacaa ha jiro Soomaali dhab ah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anasmohomed6471
    @anasmohomed6471 8 днів тому

    Sakariye wll noo saaraadi miisanka dadka lasaaro oo sheegaayo qofka dhirirkiisa iyo culeeska qofka sheegaayo oo korantada ku shaqeenaayo hadii aad aragtay nalawadaag ❤❤

  • @mubarakfaysal
    @mubarakfaysal 8 днів тому

    aad baan ugu baahanahay runtii.

  • @adanibrahim6169
    @adanibrahim6169 9 днів тому +1

    شكرا

  • @MursalCabdiraxmaan
    @MursalCabdiraxmaan 9 днів тому +1

    Thanks

  • @somalia80
    @somalia80 8 днів тому

    Asc wll waxaan ku waydiin mashiinka calafka xoolaha malagu shiidi karaa dhirta mise mid gaar ah baa jira haduu jirana kasoo hadal wll

  • @HothohassanKani
    @HothohassanKani 9 днів тому

    Khry badan Ale ha ku siyo wll

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 9 днів тому

    Wuu yalaa wll dalka ka hilibka lagu shidaa

  • @AhmadadanCaduur
    @AhmadadanCaduur 9 днів тому +2

    Wll Zakaria business ka dukaamada Somalia ee yar yar kasoo hadal

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 9 днів тому

    Hargesaa lagu Gadaaa

  • @abdirahmannasser6419
    @abdirahmannasser6419 8 днів тому

    Warshad soo saarta saliid macsarada Ka soo hadal wll

  • @barreyare7284
    @barreyare7284 9 днів тому

    Horto kii dhuxusha mee kwrn

  • @Gucumaale
    @Gucumaale 9 днів тому

    Duqad waa maxay? Zakariye❤

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 9 днів тому +1

    Machine ka 3aad aya aad ii anfici lahaa ee calafka xoolaha

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 9 днів тому

    Asc

  • @MaxamedYare-rp8se
    @MaxamedYare-rp8se 8 днів тому

    Asc zekiriye zxb waxn kaarabaa mashiinka askiriim qiimihiisa

    • @mohajabiye7622
      @mohajabiye7622 8 днів тому

      Machine roll ice cream celisa haha hadad u bahantahY wll

  • @Mo_yu066
    @Mo_yu066 9 днів тому +1

    Wll aad Ayaa umahadsan tahay 🫡🥇

  • @ibrahimmuxumed422
    @ibrahimmuxumed422 9 днів тому +3

    ASC waanku salaamay waanan kuu soo ducaynayaa mahadsanid

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  9 днів тому +2

      Wcs walal mahadsanid duco wax ka qiimo badan maleh

    • @ibrahimmuxumed422
      @ibrahimmuxumed422 9 днів тому +1

      @@ZakariyeCaawiye ASC waanku salaamay Adeero

    • @ibrahimmuxumed422
      @ibrahimmuxumed422 9 днів тому +1

      Waxan joogaa canada gobolka Alberta kaalgari waxan u baah nahay cagaf 10000 kun ah waxan gayn borama wakaa war kaygu

  • @xabiibaxaashi3560
    @xabiibaxaashi3560 9 днів тому

    Suulis qodista ajaaniibta ayaan kaga maarmi lahayn

  • @Ali-ss9vy
    @Ali-ss9vy 8 днів тому +1

    asc walaal Zakaria WhatsApp kaagu wuu ii bixi waayay