MUXUDIIN LAMA DAARASHOW | MALAA'IGOW | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2021
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwisstv.com
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

КОМЕНТАРІ • 380

  • @shimaaliofficial675
    @shimaaliofficial675 3 роки тому +70

    Waaaw! Saaxiibkey Muxudiin Lama daarashooda ninkii yaqaanaa yaqaano abwaan, laxamiste, kabaniste iyo heesaa cod macaan oo aan fankiisa ku kalsoonahay 💯% guul baan kuu rajeynayaa

  • @abdirizakrashid582
    @abdirizakrashid582 3 роки тому +74

    Incredible maay speakers are Somali's though am not a maay speaker but am proud of my brothers language
    I do understand some of the words though the maay language is maay home second language.
    Maay speakers on my head.

    • @aliabdulahimohamed8902
      @aliabdulahimohamed8902 Рік тому +2

      Actually maay is not as a language it is dialect
      Somali consist of two dailect and there are maay and maxaa tiri.

    • @abdulrahmana2216
      @abdulrahmana2216 Рік тому +1

      @@aliabdulahimohamed8902 Nah it's a language

    • @Neah549
      @Neah549 Рік тому +2

      @@abdulrahmana2216 it is a dialect of Somali language. The Somali language of today is just new vision of maay maay.

    • @Adelina24244
      @Adelina24244 Рік тому +1

      @@abdulrahmana2216 it’s a dialect, if it’s a language you would NOT understand any of it. It’s a dialect just like reer xamar have their own dialect

  • @Korneeylafqaloocshe
    @Korneeylafqaloocshe Рік тому +11

    Legend weeyn weeye Luuqadaan fahmi maayo laakiin heestaan waan isaga raaxeeysta music iyo laxanka saaran inaba caadi maahan Fanaankaan iminka ayaa iigu horeeyso laakiin inuu legend weeyn yahay waa ii muuqataa

  • @mohamedaliafrah7717
    @mohamedaliafrah7717 3 роки тому +73

    Wlh heestan Waxa tix iyo Murti isdaba yaal Qof wayn ayaa Dareemikara 🎬
    Full respect
    💙👓

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 роки тому +1

      Noo fasiir mise lyrics no so qoor walal

    • @hidaelmi4545
      @hidaelmi4545 2 роки тому +1

      Walal noo sharax please aniga mafahamaayo waana ka helay 🙏

    • @faraxyuusuf2860
      @faraxyuusuf2860 2 роки тому

      Luqadaa baa garan maynee maxaa murtii ah 🤣🤣😂

    • @salmomahad7444
      @salmomahad7444 Рік тому

      @@hidaelmi4545 kulamidaan ahay🥺

  • @eidofficialtubechannel8084
    @eidofficialtubechannel8084 2 роки тому +34

    yaa tiktok kasoo raacay heestan like 👍 ha ila dhaafin

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 3 роки тому +18

    Legend is back Wlhi Abwaan Muhdiin lama Runti waa Fanaan Aad uqu weyn soomalida Gaar Aahan Reer Kgs

  • @yasminabdi4985
    @yasminabdi4985 2 роки тому +20

    Murayadey marki jabti😜😘😘😘 legend is really back

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 2 роки тому +38

    Masaar iyo daabked
    Markey is heystaan
    Ay moora oodaan,
    Markey kala yaalan
    Maxay kuu taraayaan...(waa sidan u fahmay sax)

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 Рік тому +7

    I am from wajeer ilove my language maay maay😊

  • @DhowDhul
    @DhowDhul 7 місяців тому +4

    Muxiyidiin lama daaroshod muxu ilahy codsiyey ❤😊proud to be maaylander 😊❤

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 2 роки тому +25

    Heestaan meel ayaan ka soo maqalay mana fahamaayo Lkn waan jeclaaday ❤️👌

    • @zahrazuhuur9002
      @zahrazuhuur9002 10 місяців тому +1

      Malaigooy markaa baxaday
      Guri aroos laguu dhisay
      Macsalaamo aatiriy aniga
      Miirkeeyga waa uu badalmay
      Nin iyo naak munkir leela dheelaayo gurigaaga xagiisa laguula aaday ani mindhiciraheeyga waa dubmay
      Misaar iyo daamkeeda markee is heestaan ayee aqal daboolaan markee kala yaalan maxee kuu taraayaan
      Guriga markaa gashaybaa meel iqaado waaye meel waliba oo qabri ah aayaa rabooday
      Makuu soo dhameestiraa❤❤

    • @hidaelmi4545
      @hidaelmi4545 10 місяців тому

      Oh mahadsanid abayo ❤❤❤

    • @zahrazuhuur9002
      @zahrazuhuur9002 10 місяців тому

      @@hidaelmi4545 ada mudan walal

    • @SafiyoRuursh
      @SafiyoRuursh 3 місяці тому

      ​@@zahrazuhuur90025:14 😮
      😊

    • @abdikadirsahil2098
      @abdikadirsahil2098 Місяць тому

      ​@@zahrazuhuur9002Fadlan dhammeestir adoo mahadsan.

  • @box5319
    @box5319 2 роки тому +144

    I'm gare from mandera 🇰🇪💓and proud maay speaker..jeelow ii daaf is my favourite

    • @Amuur0
      @Amuur0 2 роки тому +14

      Diiga ❤❤

    • @maxamedsoomaali93
      @maxamedsoomaali93 2 роки тому +6

      Mandheera Kenya ma,aha waa Dhul soomaaliyeed 🇸🇴❣️adiga miyaa siisay sanqadhuudhi?

    • @Amuur0
      @Amuur0 2 роки тому +6

      @@maxamedsoomaali93 Yaa ku dhahay marka mandera kenya leh?

    • @farhiaahmed3621
      @farhiaahmed3621 2 роки тому +5

      @@Amuur0 calanka kenya so raaciye

    • @Mohmed_luqman004
      @Mohmed_luqman004 2 роки тому +4

      tolka dhiiga noolaada

  • @mahamedaegal8034
    @mahamedaegal8034 2 роки тому +15

    Afmaayga ma aqaan Lakin Heestan kamadaalo 🤗🤗🤗

  • @Maxamuudsoolar
    @Maxamuudsoolar 8 місяців тому +5

    Muraayatheey madii jhabti, Meghyskey walle midii heri, Midhiminee maany duughymaa, sabyr haang meel mey iinsuroo.
    From doollo Somali galbeed wa Af-Somalia Af-Maay Maay gu Somaaliyeeya❤

  • @mohamedisaa8579
    @mohamedisaa8579 3 роки тому +36

    malaigow madi bati min aroos likindhisi masalama madi iteri anina mirkeyba dorsamey megel iyo bilan madi munkarley la dhelow 🥺

    • @amaadin12
      @amaadin12 8 місяців тому +2

      please heesta dhan soo qor, thank you

  • @marasmediatube2060
    @marasmediatube2060 3 роки тому +11

    Alfanaan Muxudiin Lama Daarasho, hees iyo bar, ustaad Muxudiin fanaan wayn oo cod macaan hore u soco

  • @dura5424
    @dura5424 3 роки тому +25

    Xees quruxbadan adjeclahay❤

  • @butekeeyow2208
    @butekeeyow2208 Місяць тому +1

    sxpky muxidiin lamadaarashood qofki yaqaana yaqaane waa abwaan codKar aH ❤❤

  • @ManiiramaxamedManiira-ko2oo
    @ManiiramaxamedManiira-ko2oo 4 місяці тому +2

    ❤❤ilove you raxaweynta

  • @hubyali6124
    @hubyali6124 Рік тому +13

    Am raxweyn still don't know how to talk in maay anyway proud to be raxweynimo😍😍

  • @mahadsahal1170
    @mahadsahal1170 2 роки тому +10

    Saan dareemayo naag ow jeclaay aa laga aroosay 95% wa fahmaa lkn maxaa tiri ahaan uma qori karo may 🙏 ♥ wa inan bartaa

  • @southernmediamusic1075
    @southernmediamusic1075 2 роки тому +6

    Legend of legends Lama Daarashooda Keep forward

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 2 роки тому +28

    legend is always is a legend 💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌷

  • @haajowfiqi6577
    @haajowfiqi6577 3 роки тому +15

    BIG LEGEND MUXDIIN 🥰🙏🏼🙏🏼

    • @abdulqadirs4452
      @abdulqadirs4452 2 роки тому

      WAA AF MAAY. AMA AF ELEEY RAXWEYN DIGIL IYO MARIIF AM.SALIM SHINGSSNI

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 роки тому +16

    War somalitey idin away heesha maymayg ah ma dira galisin may aad bu umcanyhay soyaca barda mayga ❤❤❤

    • @Dacwahmedia
      @Dacwahmedia 2 роки тому +1

      No fasir dee wllo anaga ku dawaqnaye

    • @xusnixayeesi8233
      @xusnixayeesi8233 2 роки тому +1

      Malaigow Madi bati min aroos likindhisi masalama madi erte anina mirkeyba dorsamey
      Megel iyo bilan madi munkarley la dhelow 😞😞
      Wax kale

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 Рік тому +1

      Adeer somaliya waa 2 qoomiyadood waxyna kala leeyihiin 2 luqadood maayga anaga ujoogno cidkale loma baahna😢😮

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 3 роки тому +5

    Legend lama darashoda 💕💕

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 2 роки тому +26

    Heestaa ma fahan sani lkn waa hees qalbigeyga taabatay 🥺🥺😭😭

    • @xamaasdhiiga4181
      @xamaasdhiiga4181 2 роки тому +1

      Saxib iskumid baa kanahe halka kawad qalbiga ikatawate?

    • @Bashiradanbarre2024
      @Bashiradanbarre2024 2 роки тому +2

      Runti fanaan and abwaan muxidiin xesihiisa makalladhacaan wana full fanaaan

    • @abdirahmanofficial5065
      @abdirahmanofficial5065 2 роки тому

      @@xamaasdhiiga4181hees xanun waye xaqiiq😰🥺

    • @fadumamoalim8091
      @fadumamoalim8091 2 роки тому +2

      Haa wll heestan waxay ka hadleysaa gabar uu jeclaa laga aroosey kadib dhimatey only raxweyn leey fahmi karo 🥺🤦‍♀️

  • @sadiiqsamiir5604
    @sadiiqsamiir5604 3 роки тому +4

    Fanaan wayn Al-ustaad Muxudiin Lama Daarashooda Kabaniste gacan macaan, heesaa cod dananaya leh, laxamiste laxamadiisa dareen leh, fanaan talented ah waxaan hibadaada faneen ku tilmaamo ma aqaano balse waxaan ogahay inaad mucjisada fanka soomaaliyeed tahay hore u soco ustaad❤❤❤

  • @sophiamohamed6397
    @sophiamohamed6397 2 роки тому +16

    Afka maayga ma aqaan lkn wlhi aadan u jclhy 😘 but I'm learning hada waxan ka fahmay masar iyo dabkeeda markay isku dhegen yihiin ayay mooro oodan

  • @jilbagabtv
    @jilbagabtv Рік тому +3

    “Malaaighow” One of my favorite songs ❤ muhdiing lamy daaryshoothy

  • @abdirahmanaa
    @abdirahmanaa Рік тому +1

    Big Legend Muhudiin Lamadaarashooda Big respect❤

  • @mannarhaji7306
    @mannarhaji7306 3 роки тому +4

    Axsan hees runti waa hes aad iyo aaD umac waana isoo jidadey 👌👌👏

  • @ridhwanabdi8769
    @ridhwanabdi8769 Рік тому +9

    Some words are passing me ,anyway its just amazing

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE Рік тому +1

    Lama daarashoodey
    Legend faneeed👌💯

  • @abdisalamshiine1174
    @abdisalamshiine1174 3 роки тому +16

    Muxdiin is back with bang🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 роки тому +3

    Mallaa igow waw xees macaaan igadhe legend musician lamadarashooda nollow

  • @hassanadan7708
    @hassanadan7708 2 роки тому +22

    brilliant song i love it . keep going al ustaad muxidiin LEGEND

  • @jeylaaniaawow8951
    @jeylaaniaawow8951 2 роки тому +1

    Legend lama daarashooda Fanaan weyn waan ku wadanaa macalimu

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 7 місяців тому +1

    Good jop may people D&M ❤😊

  • @alixulbaaleliibaan4888
    @alixulbaaleliibaan4888 3 роки тому +20

    legend is back ❤❤

    • @oma2635
      @oma2635 2 роки тому

      Adeer ma to rabat inow dhawaqo father ha siifa so gadao qorat ku xir ee su ala wa kuma dhah wa seefat siisa cisa Avery go 🏠⚠️💕 🏡

    • @oma2635
      @oma2635 2 роки тому

      if you want father speed take seefat ku xiiro qorat wa siisa cisa

    • @oma2635
      @oma2635 2 роки тому

      I love you dhawaqo

  • @abdimohamed9519
    @abdimohamed9519 3 роки тому +6

    Big legend kusii soco guul mar walbo I.a

  • @mustafeabdiadan4944
    @mustafeabdiadan4944 Рік тому +1

    Best Muxidiin our Legend keep going

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 роки тому +19

    *Hadad tiktok kaso aragtay heestan ismuuji*

  • @sariif11
    @sariif11 2 роки тому +4

    Legend muxdin fanankayga marna deriskayga ❤️❤️❤️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 місяців тому +1

    Axyaa cod big legend

  • @abdyhrsy7899
    @abdyhrsy7899 Рік тому +4

    Waa hees cajiiba iyo hobol cod wanaagsan. Fadlan walaalaha Maayga ha noo fasiraan murtidan.

  • @bashirmahamud5874
    @bashirmahamud5874 3 роки тому +14

    Nice song keep going 👏🏼👏🏼

  • @abdullahiyare2507
    @abdullahiyare2507 2 роки тому +3

    Woow waan ku salamey muxudin

  • @mohamedshaban5537
    @mohamedshaban5537 Рік тому +16

    One of my favorite maay song ever❤

  • @rahmonuur1586
    @rahmonuur1586 2 роки тому

    Welcome back 🙏 legend

  • @farahsuldan.1316
    @farahsuldan.1316 Рік тому

    Inaba caadi ma aha ustaad muxiyadiin❤️🙏🙏🙌🙌 long life

  • @shukribashir5247
    @shukribashir5247 Рік тому +1

    Nice song muxudiin lama darashow❤🦁💪✌

  • @hasseyofficial1950
    @hasseyofficial1950 3 роки тому +3

    Heesaha noo so badi abwaane

  • @user-to2xx2tc3k
    @user-to2xx2tc3k 9 місяців тому +2

    One of my favorites songs❤❤❤❤

  • @bz768
    @bz768 7 місяців тому

    Love the song! long live abwaan!

  • @amaalaadam509
    @amaalaadam509 3 роки тому +5

    Legend so rogol caliyay

  • @FeysalYacquub
    @FeysalYacquub Рік тому

    Waaw waxaasaa hees lagaa dhahaa🎉❤🎉❤🎉❤❤❤

  • @shineali4660
    @shineali4660 2 роки тому

    Masha allh legend muxyadin
    Ilen heso danbena wu qaadaa
    Qaaci gisan jiraye
    Heeso kaban kaban o garaacan bu leyahay
    Sida heesta Muslimow allaaw maana malaay inten ka hela walle maana may kin tare

  • @nuurRK1876
    @nuurRK1876 3 роки тому +4

    legend legend legend muxidiin nin weeen

  • @sacdia2646
    @sacdia2646 2 роки тому +1

    Am Ogaden leady am proud of gare 4ever Insha Allah

  • @user-th2rw9kc7m
    @user-th2rw9kc7m 9 місяців тому

    Somalia 🇸🇴 waan ahay. Lkn. Hadana makasaayo afkaan yaa ibraayo😢😊

  • @MohamedHissein-tz4kb
    @MohamedHissein-tz4kb 11 місяців тому

    Mashaallah keep going ilove this song

  • @cqaadirahmed583
    @cqaadirahmed583 3 роки тому +1

    Wlhi ish cala hees waaye codka ayu ba ba inoga dhigay ilaah haku daayo abwaan guuul

  • @dhalinta2013
    @dhalinta2013 2 роки тому +2

    Jinaaw heesti music gii hori iyaa kifay lahaytii kisalaami alfanaan guuley sooy jinaaw

  • @ashaadan9231
    @ashaadan9231 3 роки тому +2

    Masha alah keep going bast hes

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 2 роки тому +3

    Af maayga maxa lodhaha lama fahmo waa marki igu horeysay aan sificn u fahmo lkn ereyada qaar baan kasi la,ahay. Waa hees iyo nus runti 😊🤌

  • @yusufomar3433
    @yusufomar3433 Рік тому +1

    Am from wajir proud of this song

  • @abdallaali5198
    @abdallaali5198 2 роки тому

    Misaar i daabshe madi ishaayang mooori doodayang madi shalyaalang may kiing taraaayang👍👍😍

  • @huskaku0.278
    @huskaku0.278 2 роки тому +3

    Legend ❤️❤️❤️

  • @husseinmohamed9809
    @husseinmohamed9809 Рік тому +5

    Much love from Garoowe. Beautiful song

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому

    legen fanaan hore weeye

  • @mohamedadanmadkus2823
    @mohamedadanmadkus2823 3 роки тому +43

    Raxwen hanolato mel walbo ay jogto

  • @aliadamosman2599
    @aliadamosman2599 3 роки тому +12

    Heestung Eetha niing Anfacdey Lyrics haniingka dhig please

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 17 днів тому

      Malaa’igow maddii bati
      Mung Aroos li kiing dhisi
      Ma’salaama maddi erti
      Ané miirkayba doorsémi
      Megel iyo bilaang maddi
      Munkarlaay lé dheelaaw
      Munkoo hegjhey lé kiila moodi
      Ané mandheerkayba duubémi

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 Рік тому +1

    The legend ❤❤❤❤

  • @abdinasirabnaa
    @abdinasirabnaa 3 роки тому +6

    Allah bless you

  • @fakad206
    @fakad206 2 роки тому +1

    Axsan fanaaan lamadashood kk haaaah saaas waaaye

  • @bisharGellowMahad
    @bisharGellowMahad 10 місяців тому +2

    Love from moyale ❤❤❤

  • @abdulfatahsharif1605
    @abdulfatahsharif1605 Рік тому +2

    I liked this song❤

  • @gangpopth3951
    @gangpopth3951 2 роки тому

    Muxudiin manay maanay 👏👏👏

  • @MaxamadeyMohamathey
    @MaxamadeyMohamathey 2 роки тому +3

    Legend lama darashooda

  • @iftiingaraar6648
    @iftiingaraar6648 2 роки тому +1

    Keep going muhudiin

  • @camelmilk3358
    @camelmilk3358 9 місяців тому +3

    We need the lyrics of this song, love maay language ✌️🙏🏼❤️

  • @azizaahmedibrahim2110
    @azizaahmedibrahim2110 Рік тому +1

    Coming soon 1 m views 😎

  • @cigaljilal9815
    @cigaljilal9815 3 роки тому +7

    walahi waanin fankena laga waayey solaabashadisa walhi wajeclahy waxan ka codsanaya inu kusoceliyo heeti wartii biyoshe diyaadan dola kunagaase aniin doogey daboolka kuaqaade darere maaba mindaaya shukaay dowi kidaare Waxan kacodsanaya tagarihisi baan ahay iny igu tixgaliyo muxuyadiin lama daarashoodey

  • @Faisalfemo
    @Faisalfemo Рік тому

    Hees may may tan ka macanwaligey ma arag😍

  • @mahadkaka1463
    @mahadkaka1463 2 роки тому +1

    Wow i like this song

  • @mohamedaminkanuundadow4081
    @mohamedaminkanuundadow4081 2 роки тому +1

    Maay one love

  • @bashkacade7109
    @bashkacade7109 Місяць тому

    I love afkii aayow😊

  • @xasanyareofficial4983
    @xasanyareofficial4983 3 роки тому +7

    Melba gabra yaalo ma jarawsade 😭😭

  • @anabhussein4949
    @anabhussein4949 3 роки тому +3

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰👍

  • @aminaahmed5895
    @aminaahmed5895 3 роки тому +3

    Keep going legend

  • @abdiabdirahman6236
    @abdiabdirahman6236 2 роки тому +1

    Good job 👍 tank top

  • @RAHUL.17543
    @RAHUL.17543 Рік тому +2

    1m viwees coming soon

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy 2 роки тому +1

    Heeskaan inaba caadi ma ahan waan wataa from dhul hiiraan

  • @mowlidali5654
    @mowlidali5654 2 роки тому +6

    I love my somalidha Bantu great to have you like there language but unfortunately I'm at wajir county in northern Kenya wadani waya dadka

  • @abdirahmaanmohamedali64
    @abdirahmaanmohamedali64 2 роки тому

    Quruxda afka somaliga

  • @ZeynuuuMustaf
    @ZeynuuuMustaf 2 місяці тому

    Heestaydii❤

  • @yahyeahmed5057
    @yahyeahmed5057 2 роки тому +3

    Ani kuuqadan wan jeclahay mana aqaani wa lahjad somali ee aad u macaan wa inaynu barana o kuuqadahena kufana.

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 2 роки тому +1

    Megel aaw dhali ❤️❤️❤️

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 3 роки тому +1

    Masha Allah wall