3 Farsamo oo Whatsapp Ku Cusub! 🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Whatsapp marwalba farsamo cusub ayaa lagu soo kordhiyaa, muuqaalkaana waxaan kugu tusinayaa 3 farsamo oo muhiim ah oo lagu soo kordhiyay whatsapp.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu #whatsapp

КОМЕНТАРІ • 19

  • @SundusSaacid-tb8rq
    @SundusSaacid-tb8rq 9 місяців тому

    M.a thanks wll❤

  • @gemes1
    @gemes1 Рік тому

    Thanks

  • @amiinyare2240
    @amiinyare2240 Рік тому

    M,a sxb keep going

  • @maxaqadarshafinho3671
    @maxaqadarshafinho3671 Рік тому

    M.a thanks 😊 🙏

  • @zmallcabduladiifgeele9424
    @zmallcabduladiifgeele9424 Рік тому

    legendary waad mznthy

  • @ashrafmursal9186
    @ashrafmursal9186 Рік тому +1

    Side new experience facebook bage follow tiisa lo so muujiyaaa like tana lo qariyaa zxp isheek🙏

  • @saidabdihashi2903
    @saidabdihashi2903 Місяць тому

    Sxb wa mahadsan tahay
    Sharaxaada aadna siisay
    Sidee kumayeeya inan groupka xoglaga qaadin

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Рік тому +1

    What's App isoqawo

  • @cadehan9287
    @cadehan9287 Рік тому +1

    Watsaabka gb sidee waqtiga kugu danbesay side lo badale

  • @zhimaali1288
    @zhimaali1288 Рік тому

    TM watsappka
    Appka la yidhahdo
    Kasoo hadL wll plz

  • @kasimhero4100
    @kasimhero4100 Рік тому

    Asc wall waxaan ahay mid kamid ah taageere kuugu xiran fadlan waxaa iiga ciladeeysan Facebook geeyga waxaana iiga xiran two factor authentication mobile ka restore ayaan iskaaga diray fadlan ma ii xalin kartaaaa

  • @axmedcabdullaahi6300
    @axmedcabdullaahi6300 Рік тому

    Kasoo hadal taleefanka cusub ee F14

  • @zakariaabdiaziiz1748
    @zakariaabdiaziiz1748 Рік тому

    Farsamada 4 sa fcn ugu so hdl oo samey

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Рік тому

    Sidee profile kayga caadiga ah ugu badalaa page OO waliba aan lacag uga sameeyaa ✋ plss and plss kasoo Hadal

  • @ridwanabdilahi
    @ridwanabdilahi Рік тому

    Asv zxpo waxan ubaahna in aan fecebook ka badalo borfile pagge iso jawaap zxpo

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Рік тому +1

    isoqawo sxb mcn Facebook walika xiry

  • @MssShukri-kk3md
    @MssShukri-kk3md Рік тому

    𝑜𝑘𝑦 𝑙𝑎𝑎𝑘𝑖𝑛 𝑠𝑒𝑒 𝑙𝑜𝑜 𝑓𝑎𝑟𝑡𝑎𝑎😢 𝑤𝑙𝑙

  • @saalimaxmed4739
    @saalimaxmed4739 Рік тому

    Try again later side lohagajiyaa Instagram wll iso jawab waa imohiim wll isdhaqso 🥺