Halista GB WhatsApp - HADDA Iska tir!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 сер 2023
  • GB WhatsApp faa'idooyinka aad ku qabto waxaa ka badanoo ogaato ayaan wax walba oo aad rabta inaad ka ogaato, muuqaalkaan kugula wadaagayaa.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu #WhatsApp
  • Наука та технологія

КОМЕНТАРІ • 67

  • @Madasha33
    @Madasha33 10 місяців тому +1

    Really waan isticmaalaa lkn ayaa timaaday kkkkk
    Thankyou eng yuyu

  • @Gunaanad123
    @Gunaanad123 5 місяців тому +3

    Iisheeg farsamada dad badan ayaa iwaydiye panneka eng

  • @Maxamed100
    @Maxamed100 10 місяців тому +2

    Thanks pro❤

  • @CiiilTire.7
    @CiiilTire.7 8 місяців тому +1

    Haa wan kamid ahaa waan joojina

  • @sahankaxogaha2055
    @sahankaxogaha2055 10 місяців тому

    mashaqaynayo

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 10 місяців тому +2

    Asc Saxiib whatsapp gb aan isticmalayay hada whatsapp saxda ah aan sodagsaday lambarka magu shaqeynaayo

  • @CabdiwelliKeerow
    @CabdiwelliKeerow 5 місяців тому

    Sxp Hal Mar Lee inoo sheeg wllka Kan adiga Ayaan soo degsaneynaa ❤😢

  • @mohamedgadhka1102
    @mohamedgadhka1102 10 місяців тому

    Eng Facebook geyga aya iga xiran 2 factors iga caawi?

  • @user-or8hf8kb5b
    @user-or8hf8kb5b 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amira-abdulahi7t
    @amira-abdulahi7t 10 місяців тому +1

    Eng bro ka Soo hadal sida computer wax loogu shubto

  • @nadirsheekhnur688
    @nadirsheekhnur688 8 місяців тому

    Eng hada in aan iska dhaafo rabaa lkn xogta iigu jirta in aan wayo marabo xogna way iigu jirtaa mana isticmaalikaro wuu iga banadan yahay maxaa xal ah

  • @Mataancoffee
    @Mataancoffee 9 місяців тому

    Sxb hal cudsi ayan wataa waxan karaba
    facebook beej in ad isameysid iina buxiso sharudaha dhaman
    bilis sxb

  • @nadirsheekhnur688
    @nadirsheekhnur688 8 місяців тому

    Zxp isaga dhan si aan la gali karin weeye

  • @user-ry4le7lr8h
    @user-ry4le7lr8h 7 місяців тому

    Wan jeclaa gb whatsapp laakin marba hadduu halis leeyahay waa in laga cararaa .

  • @Zakariyecabdicusman-cj3ed
    @Zakariyecabdicusman-cj3ed 6 місяців тому

    waxanraba in whatsap banligasary inaigafaloto ayanraba zxp qali

  • @MahamedInacali-dw9om
    @MahamedInacali-dw9om 10 місяців тому

    Waqtigi oo so baxay ila hada wan isticmala GB Whatsapp

  • @MumtaazMohamed-vf6ew
    @MumtaazMohamed-vf6ew 10 місяців тому

    Nio gb isticmala update udiray callka qofka rabo uma furi karo kaso hadal blz

  • @xaliimofarey1343
    @xaliimofarey1343 6 місяців тому

    Sxp ani waais ticmaalaa 😢😮😮

  • @kuulaa.caddee
    @kuulaa.caddee 10 місяців тому

    Sxb kasoo hadal a54 a73 midkee fiican

  • @user-yx8oj3gi8v
    @user-yx8oj3gi8v 4 місяці тому

    Een wll what's app kee baa ugu fiican ee la isticmaalaa plz plz plz

  • @DahabMohamed-ui2ps
    @DahabMohamed-ui2ps Місяць тому

    Wall wthsapp red so same

  • @abdullahishiine6967
    @abdullahishiine6967 10 місяців тому

    Wan isticmala sxb sare balse wan iska ................!!!

  • @CabdiwelliKeerow
    @CabdiwelliKeerow 5 місяців тому

    Wllka waxaa iheysataa this cannot use pls inagi caawi wll❤

  • @YahyeKalil
    @YahyeKalil 5 місяців тому

    Haaa

  • @ebno_aadem13
    @ebno_aadem13 10 місяців тому

    Eng bro Codsiga TiktoK aan kaga Sobixistay iigaso jawaab 😴

  • @abdi7932
    @abdi7932 10 місяців тому +3

    Wan jeclaa GB WhatsApp lakin bari hore ayaan iska saaray markii la iga ban gareeyey WhatsAppka caadiga 😊

    • @abdiaziiz495
      @abdiaziiz495 7 місяців тому

      Waa laxin karaa sxp

    • @bakaayomar9520
      @bakaayomar9520 4 місяці тому

      Sidee lo xalin karaa bro​@@abdiaziiz495

  • @HusseinMohamed-fo7lk
    @HusseinMohamed-fo7lk 10 місяців тому

    Kasoo hadal pand sida looga qaado

  • @hamdaabaase2220
    @hamdaabaase2220 4 місяці тому

    Haa what is app gb waan isaclama lkn hada ima shaqeeyo

  • @sahankaxogaha2055
    @sahankaxogaha2055 10 місяців тому

    Kasohadal

  • @user-nl5rb5kn4b
    @user-nl5rb5kn4b 3 місяці тому

    Sxp wax badan noo sobadi

  • @ahlamrashid5556
    @ahlamrashid5556 10 місяців тому

    Sidaan uga guura anoon xogtudi hore waayen ama iga bxyn

  • @kingtayga
    @kingtayga 10 місяців тому

    Taliyw 😢 kasoo waran 🎉 spark 10 pro 256gb 16 ram😢 kasoo waran

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 10 місяців тому

    The world is competing with technology that's very fresh and new why talk about what's app 😂

  • @user-br4iq8og6d
    @user-br4iq8og6d 5 місяців тому

    sidee banka layskaga qaada

  • @updihamiid1283
    @updihamiid1283 10 місяців тому +1

    Nio ila hada hadal fcn ma sheegin 😂😂

  • @ZuhaypAbdikadir
    @ZuhaypAbdikadir 4 місяці тому

    War zhp Arinkaas Ayaa ihaysta oo WhatsApp GB WhatsApp Ar2 waalaiidiiday inan isticmaalo😢

  • @bakaayomar9520
    @bakaayomar9520 4 місяці тому

    Aniga pand laiga saaray qof i caawin karo majiraa

  • @ShaaficiYarow
    @ShaaficiYarow 3 місяці тому

    Hada siden iskaga qada sxb you need official WhatsApp

  • @niciimadaahir-qt5ww
    @niciimadaahir-qt5ww 6 місяців тому +1

    wll plz adu raliya iso jawab WhatsApp Gb ayan isticmali jiray hada wuu iga xumadaY miid kale ayan so dagsad Labrkii wuu igu shaQYn wayay iga Cawii

    • @kingjeesto5620
      @kingjeesto5620 3 місяці тому

      ciladas wakula qaba numberki la igu yaqany waa iga diday

  • @user-cv1bd8kr5c
    @user-cv1bd8kr5c 5 місяців тому +2

    Zxp whatsap loging soo samee 😢

  • @CabdiAbdullah-ef8dq
    @CabdiAbdullah-ef8dq 4 місяці тому

    ❤😂🎉😢

  • @InnocentGoBoard-wi1yr
    @InnocentGoBoard-wi1yr 6 місяців тому

    Haaa vidoe kas sameh sida banka loga qado

  • @malzaabdi7942
    @malzaabdi7942 10 місяців тому +2

    Eng ka soo hadal qeybta banned ka ah 🙏

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g 6 місяців тому

    Asc wll talefonka is qabanaya adon qabanin ayan ku dhibanahay so dub hadad nagu dhanto

    • @Sahaydamedia
      @Sahaydamedia 6 місяців тому

      Haduu call ka yahy waxaan filayaa meel lagadhigaa baa jirtaa in uu isagu isqabto Mar inta daqiiqo ee aad rabto inuu isku qabto waa laga dhigaa ee qayb ta call settingisgeed kasoo xir

  • @fahamka-nolosha
    @fahamka-nolosha 8 місяців тому

    Niyo horta mb whtsapp ayaan isticmaali jiray
    Kadib wuu iga xumaady waan iaka delete kadib markale ayaan is dhahay nubar kii dub ugu samee wuu diiday bil kahor hada kii caadiga ahaa ayaan istic maalaa

  • @qoutesandmotivation8303
    @qoutesandmotivation8303 10 місяців тому +1

    War app kasto aduunka LA isticimaalo way lasocdaan xoktaada

    • @Islamicdigital1
      @Islamicdigital1 10 місяців тому

      Shirkada hormuud ayaa xataa kulasocoto

  • @QUEENSAAFI-zu7ls
    @QUEENSAAFI-zu7ls 4 місяці тому

    Zxp ani wuu iga halabay ee sidee usameysta iisheeg

  • @mssmmc8919
    @mssmmc8919 10 місяців тому

    Mhd sanid abwe wan iska tirtiray Whatsapp caadiga sodagsaday mhd sanid

  • @user-bf5ll8ox3n
    @user-bf5ll8ox3n 4 місяці тому

    Ka soo hadal forgot pin

  • @queens5777
    @queens5777 5 місяців тому

    Wan isticmala mana dayn karo ilov gb😂

  • @HusseinMohamed-fo7lk
    @HusseinMohamed-fo7lk 10 місяців тому

    Haduu iga saaran yahay igasoo gaar sideen oga qaadaa

  • @apdifitaaxhoneste3477
    @apdifitaaxhoneste3477 9 місяців тому

    Whi 6 number ayan mara maqano sawbtana bained laiga sara injinre

  • @ApduLgaratt
    @ApduLgaratt 10 місяців тому

    𝗲𝗻𝗴 𝘆𝘂𝘆𝘂 𝗻𝗼𝗼𝗹𝗼𝘄 𝘀𝗵𝗽❤

  • @abdi7932
    @abdi7932 10 місяців тому +1

    Wan jeclaa GB WhatsApp lakin bari hore ayaan iska saaray markii la iga ban gareeyey WhatsAppka caadiga 😊