Vlog iyo boqasho wilkayga abdi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 4,6 тис.

  • @IsmahanSahane
    @IsmahanSahane 17 днів тому +1564

    Cawo wa jumce alla waxan ka baryay inu carurteda uso celiyo amiin asaxabey duceya 40 qof ducadoda wala aqbalaye 😢😢😢

    • @MuunaCali-g8x
      @MuunaCali-g8x 17 днів тому +5

      Insha Allah 😢😢😢😢

    • @sacdiyomohamed-n8r
      @sacdiyomohamed-n8r 17 днів тому +7

      Ilaahayow u soo celi ilmaheda

    • @IsmahanSahane
      @IsmahanSahane 17 днів тому

      @@sacdiyomohamed-n8r amiin

    • @Caliya7
      @Caliya7 17 днів тому +8

      Dhamaan intii muslim ah oo caruurtoda lagaheysto Allaah ha uga soo furfuro Yaa Rabbii.

    • @user-tr7uv5cz5n
      @user-tr7uv5cz5n 17 днів тому +2

      Amiin Amiin yaa rabi😢😢

  • @user-be6cq9jp7d
    @user-be6cq9jp7d 17 днів тому +1058

    Walahy waan ilmeyey😢Allahow ilmehed usoceli😢😢

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 16 днів тому +302

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @naima..44
    @naima..44 14 днів тому +20

    walhi ilinta wan ceshan wayay Bal eeg sidu u nuuray u quruxbadnaday markay u tagtay😭❤️ilahow awladeda uso celi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @cabaas_mo346
    @cabaas_mo346 17 днів тому +481

    Wajigeeda caadi isku badalay dhibkan mar uun wanka baxe wlshey😭😭💔

  • @samsamhagi1933
    @samsamhagi1933 17 днів тому +241

    Caasho waa hooyo kartibadan intiiyareyd ey lajoogtey wey uqabeesey ukaremeysey wey daryeeshey sababta ey uga qaateen daryeel la,aan sow maahan bal arag cunuga Suu u darayeysanyahay. Allow kaaga soo qaad oo idinmidii si dhaqsi ah. Aaamiiin

    • @Maayo-sj
      @Maayo-sj 16 днів тому

      Mya wll ninkeydiya ka dhiibe

    • @khadrahassa321
      @khadrahassa321 16 днів тому +10

      Silica ka muuqda sow ma aragtid been iyo xaasid nimo ayay uga qaaten

    • @nafisaabdullahi8462
      @nafisaabdullahi8462 16 днів тому +4

      Abayo dalyel la an logama qadan xanun dabareshin ana haayna ba ladhahay waa xanusanhy sas loga qate mahe hooyo ubadkeda xananena ma jirto🥹

    • @user-vt3pp4zd8h
      @user-vt3pp4zd8h 16 днів тому +2

      Alle ha ku so celiyo

    • @user-vt3pp4zd8h
      @user-vt3pp4zd8h 16 днів тому +1

      Abyo

  • @asmaabdi1828
    @asmaabdi1828 17 днів тому +370

    Mcney qurux badneey abdi hooydiyey qali cabaaydah ayaa ku qurux ku tahy iyo Canburda mcnto xiro jirkag quruxda badan indhah baahan ka qari qaliyey❤❤❤😊😊😊

    • @mariawasuge3323
      @mariawasuge3323 17 днів тому +48

      Asma qalbi saafiyeey carab suubaneey
      Hadii qof kastop qof wax u sheegaya sidaan qori laa 🥺 talow wacnaan laheydaa
      Ilhy carabkaaga wanaagsan haku barakeeyo

    • @mumtasaadam2342
      @mumtasaadam2342 17 днів тому +14

      Walalla qlbieyeyye hdiii saaaa wx la isgu zheegyo qaniyo ban noqonlayan❤😢😊

    • @habibaadan1469
      @habibaadan1469 17 днів тому +12

      Asmay qurux wanag badanida❤

    • @Jazuu_jazzy
      @Jazuu_jazzy 17 днів тому +14

      Wlh wan ilmyey sida quruxda bdn iyo dhirigalinta lah aad u waniseey ❤😢

    • @mosaed7089
      @mosaed7089 17 днів тому +3

      ❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 15 днів тому +18

    Walidka kasta oo laga haysto caruurtooda Alle ha u soo celiyo ayagoo nabad qaba, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi💕

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 16 днів тому +200

    Abayo saliga nabiga scw laasim ilaahay hakaga so qaado ubadkaga
    😢 abayo Dr maqaarka geeya ku dheh wiilka yar😢😢

  • @ruelm87
    @ruelm87 17 днів тому +168

    This made me cry wlhi ilhiyow uguso qaad ilmahaas maskinka indhihisa ka nxy wlhi😭💔 ilhiyow caawi, 40 qof ducadoda wala aqbalaaye aa si wadar ugu duceno wlshen please guys 😭😭

  • @NasriinAbiib
    @NasriinAbiib 16 днів тому +103

    Ilahayoow maskiinta Galada uga soo furfur ciyaalkeeda aamin ayaa allah Ilahayoow waa jimce Naga aqbal ducada🤲🤲

  • @zuhrahindi1558
    @zuhrahindi1558 13 днів тому +2

    Wll waanku baryaa ilahaay bari ilahaay ayaad quraan wuxuu leeyahay I barya waan idiin ajaabiiya Wll salatul layl isu taag ilahay ilamaaga hakuu soo celiyo

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 16 днів тому +178

    Dumarland 😢❤caisha wxa sida dhan udulmiyey wa nimanki ay gursatay somaliyed 😢dumarow caisha video 30 mar dawada oo 1m aan garsino si ay UA-cam lacag uga samesato inshlh keep going caisha

    • @TACAB-REEB
      @TACAB-REEB 16 днів тому +3

      Ayadaa caruurteeda iska dayacday siday ilatahay. In kasta oonan ogayn qisadeeda. Haddana qof caruurtiisa laga qaatay waa qof dayacay.

    • @muhiimali
      @muhiimali 16 днів тому +2

      Haye wloo wan u dawan mar kasta wan jecalahy casha inay faraxdo ❤

    • @Abdirashid-mz8lo
      @Abdirashid-mz8lo 16 днів тому +6

      Wll wilasha somaliyeed isku mid ma'aha.
      Kuwo waxaa Jira sida aabahaa U wanagsan 😢

    • @salmosalmo8163
      @salmosalmo8163 16 днів тому +2

      ​@@TACAB-REEBninkeeda dacweyay intay isdagaleen sas ilmaha looga qaaday ee iyadu ma dayacin ilmaheeda😢

    • @TACAB-REEB
      @TACAB-REEB 16 днів тому

      @@salmosalmo8163 ayadaa saas idinku tiri miyaa mise war sax ah baad haysaan? Asaga war ma laga hayaa sida wax u dhaceen? Labada dhinacba marka la dhagaysto ayaa garta la qaadi karaa walaale.

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 17 днів тому +77

    aan u wada ducayno in illahay ilmaheeda u soo celiyo sidii illahay nabi muuse hooyadiis ugu soo celiyey amiin yaarabi raxiim

  • @CookingItAllWithYasmin
    @CookingItAllWithYasmin 16 днів тому +84

    If your a mother you can understand her pain plz let’s all make dua for her ! Gaal waa caadow.

    • @Nimo-fk3ns
      @Nimo-fk3ns 16 днів тому +1

      I.a❤

    • @maxamedqadar1936
      @maxamedqadar1936 15 днів тому

      Am feeling her😢

    • @Loveforbeauty442
      @Loveforbeauty442 14 днів тому

      Gaalka adaa uyimi. Dhulkaaga joog😂intay gaal utimi ayay hadana balwad lahayd iyadoo ilmo yaryar haysata. Maxaa isku indho tirtaan?

    • @dianadd12345
      @dianadd12345 14 днів тому

      ​@@Loveforbeauty442oo kii dhalay oo cadowga ahaa aaway maxuu galaada ilmihiisa u siiyay!!

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 13 днів тому +3

    Absolutely heart touching 💙 points Gawadhan chanelkeda hada igu horeyso, walahi aad ayan u qalbi kacay. Markiba qurux ayu noqdey markay hoyadisa u timid. ilahay ilmahaga haku so ciliyo abayo macan.
    You're robust Mother!
    Qof kasta imtixan gooni ah aya heysto Wa kula dareemaya xanuunka my sister. Anigana inuu ilahay caruur isiiyo iso duceeya somaliyey.

  • @usaamemoha7009
    @usaamemoha7009 17 днів тому +86

    Ina adeer aad bad u nasiib badan tahay ilaahay baa dadka quluubtooda jacayl kugu beeray GuulaysoH❤

  • @AbdirahmanIbrahim-cz8oz
    @AbdirahmanIbrahim-cz8oz 17 днів тому +207

    Wllo ilaahay waxaan kagag baryaya inuu ilaahay awlada oo cafimad qabta kuu soo celiyo wllo mcn salaatu lalayl tuko walhi ilaahay wuu kuu soo celinayaa oo wuu kuu hilinayaa bidnilaahi kariim

    • @user-bp4sv1gm9n
      @user-bp4sv1gm9n 17 днів тому +3

      Amiin Amiin allha usoo celiyo ilmaheda 😢🤲

    • @UgbadomarYusuf
      @UgbadomarYusuf 17 днів тому +3

      wll Intanad salatul layl ushegin is astur o Alle Ka baq dheh xijabki wajibka Ku aha bay Ka tagtay قال الله تعالي يا ايها نبي قل ازواجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن

  • @azuumalapo3694
    @azuumalapo3694 17 днів тому +54

    Dareen hooyinimo la ilmeeyay markan gacmihisa arkeyay wa ha been jimce wan idinso ducaynaya in oo ilahay isku kiin so celiyo ❤🤲🏻😭

  • @fatmacookingbeuty
    @fatmacookingbeuty 14 днів тому +1

    Ilahey carurtada ha Ku so celiyo Adigana mar walbo ilahey Bari e duceyso insha Allah wad helaysa carurtada

  • @nasteexonaft4048
    @nasteexonaft4048 16 днів тому +71

    Somaliyey gabadhan yutubka 1m garsiya lckte ka hesho si ay carurta loyaro fcn ugu qabsato plzplz😢😢😢

    • @malmo4235
      @malmo4235 16 днів тому +2

      Haa Walahi 😢

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 17 днів тому +95

    Walhi wan ooyay caloosha i hurtay abayo waxan alle kaga baryaya inu ilahaga kuso celiyo wanku duceyay amiin yarab🤲🤲🤲

  • @ArmaanGooge
    @ArmaanGooge 17 днів тому +40

    Wlhi murugta indhahaaga ka muuqata ka naxay waa habeen jimce ah ilaahay hakuu so celiyo ilmahaaaga 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 13 днів тому +1

    Yaa rabbi marka hore addoon adiga kuu dhow oo ku jecel ka dhig oo hanuuni ka dibna awlaadeeda u xifdi ka dibna yaa Rabbi midee oo isu keen yaa Rabbb

  • @rahmamohamed2744
    @rahmamohamed2744 16 днів тому +51

    Wllo salatu laylaylka tuko, saliga nabiga badso scw ana waankuusoo ducayn Saad uhesho ilmahaaga ❤

  • @zu7729
    @zu7729 17 днів тому +60

    Garabkaada nahay hooyo qiima badan ❤ caruurta noo dhunko 😘

  • @AaminaShnuur-xb8ko
    @AaminaShnuur-xb8ko 17 днів тому +40

    I hope once those children grow up they feel how their mother suffered for them and supported them 😢with all her strength 😢😢

  • @WarsameNur-yd9io
    @WarsameNur-yd9io 13 днів тому +1

    Walahi last minute when she give him hug and kiss waan ilmeeyey is like she never get back her baby boy again imagine 😭😭

  • @sacdiyo-u7r
    @sacdiyo-u7r 17 днів тому +113

    Ilaahow ilmaheda u soo celi ياسميع الدعاء

  • @ubah-dekable-official
    @ubah-dekable-official 17 днів тому +77

    I cried walahi i feel 4 her may Allah help her get her kids back ...carur hoyo un ba ufican walahi ...Wilkedha daryel laa an ba ka muqdha

    • @kowserb1241
      @kowserb1241 17 днів тому

      Same too😭😭😭

    • @Hannah-sg4sr
      @Hannah-sg4sr 16 днів тому

      How comes her kids are took from her ?

    • @ubah-dekable-official
      @ubah-dekable-official 16 днів тому

      @Hannah-sg4sr I dont know the full story but I hard it's cz of the husband that her kid was taken ...its so unfortunate

    • @Hannah-sg4sr
      @Hannah-sg4sr 16 днів тому

      @@ubah-dekable-official thank you so much for explaining this to me i really appreciate it aw that’s so sad how could he do that to her what kind of a husband is this ? I hope she gets her kids soon

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 13 днів тому

      Who are the kids with?

  • @aaminaomar840
    @aaminaomar840 16 днів тому +18

    The way she say ninkii wilkeyga taabto dagalbaa naga dhaxeyo😢😢😢

  • @suumoha3586
    @suumoha3586 14 днів тому +3

    Abayo waxbadan isku day in aad hooyonimada iyo ilmaha sida loo koriyo in aad barato ilmuhu baahi kabadan dhar iyo ashyaad ayuu qabaa hooyo ficn waad tahay ilmaheeda jecel lkn koriimada sida ilmaha loo koriyo loolana dhaqmo waa wax barasho ubaahan❤

    • @Galgaduudtime
      @Galgaduudtime 12 днів тому +7

      Adiga hooyada ma waxeey soo baratay sida ilmaha loo koriyo ?
      Waxaad la soo shartageyso ka fiirso, hooya nimada wax la barto maahan ee cilmi la barto hanooga dhigin jaahil baad tahee, nocaga oo kale waxaad la shaqeysaa kuwa caruurta qaato wan fahmi karaa.
      Waa tee hooyada baratay sida caruurta loo koriyo balsheeg meshey aduunka ku nooshay HOOYADAA ?😡

    • @aizhajama8485
      @aizhajama8485 7 днів тому

      @@Galgaduudtimeexactly waad saxsanthy wlo hooyonimo maaha wax waxbarasho kaaga baahn waa dareen gooniyaa ilhy raxmaanka ha usoo celiyo miskinta caruurteda 😢

  • @Aliyah___dahir_
    @Aliyah___dahir_ 17 днів тому +97

    Abyo Allah hakaga so celsho teda kale talo ayan kusinaya kumana qasari dontid abyo marka kowad waa ina Allah isku xirta ku dadal saladaha waxdna samesa salatu leylka ku dadal wllahi kuma qasareysid wax walibo ku hesta Allah uu shego kadib adiga arki dontid waxadna badisa astaqfarta mar waliba wad ari faidada ay led ahay blz abyo ku dadal

    • @Munii45
      @Munii45 16 днів тому

      Side loga qaate ilmaha usheeg abyo

  • @amalahmed9923
    @amalahmed9923 17 днів тому +22

    This video made me cry a lot , may Allah swt make it easy for you to get your children back .

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 16 днів тому +19

    Subxanallah waan ilmeeyey wallaahi last minute xanuun badanaa caruurtaada oo lagaa qaato walaal sabar oo adkaarta badi iyo saliga Nabiga scw sadaqo la bax hadaad awoodo anaguna waan kuu soo duceynaynaa bi’idnillaahi kariim Allah subxaana watacaalaa caruurtaad ayagoo nabad qaba gacantaada ha kuugu soo celiyo aamiin yaa Allaah❤

  • @aminabdi542
    @aminabdi542 15 днів тому +1

    Aisha, xanuunkaaga wallaahi waan kula dareemayaa, hooyo kasta wey kula dareemeysaa. Si kall iyo laab ah na waan kuugu soo duceeye🙏🏼, story time noo soo bandhig walaashey macaan.

  • @sadiaosman3436
    @sadiaosman3436 17 днів тому +27

    Muuqaalka oohin ban ku dhamaystay wlhi 😢😢😢 yaa rabi usoo celi

    • @nadhifaadan3191
      @nadhifaadan3191 17 днів тому +1

      😭😭😭😭

    • @IsmahanSahane
      @IsmahanSahane 17 днів тому

      😢😢😢😢😢

    • @habibawarfa3222
      @habibawarfa3222 16 днів тому

      😭😭😭

    • @habibawarfa3222
      @habibawarfa3222 16 днів тому

      Ilaa hadan ooyaya wlhi siduu hooyo u yidhi qalbiga ixanuunay illaaahayow cadowga ka qaba oo ubadkeega nabad ugu soo celi yaa allah yaa raxmaan yaa raxiim😭

    • @sadiaosman3436
      @sadiaosman3436 15 днів тому

      Ilahoow ubadkeena cadow ha siin geerida xaqa ah xataa uma quurno iskadaa gaalo iyo intii caawisa 😭😭😭

  • @NajmaAbdirahman-x3m
    @NajmaAbdirahman-x3m 17 днів тому +20

    Waaa hbeen jimco ah aan uwada duceyno walaasheen mcn caaaisha in uu ilaaaH caruuuurta usooo celiyo yaaa Rabi iyada iyo caruuurta dib umidey❤❤❤❤❤ Aaaamin yaaa Rabi❤❤❤❤❤❤

  • @QueenofArab
    @QueenofArab 17 днів тому +73

    Cuntada Marka sinesid calosha ihurtey 😢❤❤

    • @aishasiyad1434
      @aishasiyad1434 17 днів тому

      same😭😢

    • @sussu8760
      @sussu8760 17 днів тому

      Anigaba waxey kanaxdey suu isku xoqayo iyo gaajada ilaahey hausooceliyo yaa rabi

    • @maftuxcabdulaahi7234
      @maftuxcabdulaahi7234 16 днів тому

      haa wllhi sey u egeyso wa qalpi xanun ilhay ha uso celiyo 😢😢

    • @muhiimali
      @muhiimali 16 днів тому

      😢😢😢anigaba wllo

  • @ZainabDahir-q8t
    @ZainabDahir-q8t 15 днів тому +3

    Sister I can’t stop watching your video I feel the pain making dua

  • @MilgoJama-bd8tt
    @MilgoJama-bd8tt 17 днів тому +55

    Rabiga raxmaanka ah ee cafiska badan ee naxarista wanaagsan fadliga habeenka jimcaha ilaahay gaalada ha kaga hiiliyo oo garabkaaga ha galo hana ku so ceeliyo awladaada ❤😢

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 16 днів тому +39

    Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤

  • @mahis8026
    @mahis8026 17 днів тому +8

    No mother deserves her children to be separated from her. One day you will receive the blessing for ensuring these difficult times

  • @MohamedAhmed-ks3fv
    @MohamedAhmed-ks3fv 7 днів тому

    Walaal , Ha Niyad Jeebin .
    Wa Imtixan Allah .
    In Shaa Allah, Malin Khayr Lee aya Lugu So Ceelin .
    WalaalKhayr Ba Ku Rajeynaya
    🇩🇯 🇩🇯

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 17 днів тому +33

    Ilaahay waxna kuma adka waxaan kabaryin adiga iyo intii galo ilmo kahaysato inuu sifudud idiin ka soo qaado I.a digriga afka ku hay saliga nabiga scw waad gaarin guushaada i.a 🎉🎉❤❤

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 16 днів тому +17

    Familkeeda safar uraacdey aa ilaahay hakuu so celiyo 😢 waan ku duceynaynaaa jumca waaye ilaaahayow

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku 17 днів тому +26

    Ilahay ilmahaga haku soo celiyo 😢😢 inshallah

  • @user-me1oq7vx4w
    @user-me1oq7vx4w 13 днів тому +1

    New subscriber is here ❤ keep going dear sister never give up your dreams come true 🙏

  • @Qa.70
    @Qa.70 16 днів тому +9

    Aisha qurux si wacan baa uduubtay xbbt mashallah wax walba bilawga way adag yihiin haka baqin inaa wax soo duubto soo gali khaladkasta cashar baa ka baran isku day malin kasta inaa vedio soo samaysid... fikir maskaxda ka shaqysii wax la daawan karo adigna aan private kaga ahayn inoo soo gali mcnto.. dadaal mcnto luuqada inaa sifcn iskaga dhisto ku dadal inaa Alle isku xirto ku dadal wayo markaa Alle isku xirto nolosha dhan ba kuu fududaaneyso.. waan ku jeclhy honey❤

  • @Khawlaanswar
    @Khawlaanswar 17 днів тому +27

    I have never cried for someone on social media before 😢

    • @queendm1317
      @queendm1317 16 днів тому

      Same 😢

    • @rahmatheniqabi6465
      @rahmatheniqabi6465 16 днів тому

      I couldn’t hold back my tears when I saw the baby 😢😢ilahay haugaso qado

  • @AbdirachidIsmail
    @AbdirachidIsmail 17 днів тому +14

    Dadkii vlogkaa loogu talagly baad tahaay mashallah good speaker yadthy

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 10 днів тому +1

    Abayo alle haku soceliyo ubadkada asxabta manta alle darti ugu so boqda😢😢😢

  • @hibakusman4596
    @hibakusman4596 16 днів тому +6

    you can see the heartbreaking in her eyes when She's fitting little boy you are a strong mom MashaAllah may Allah bring your kids back to insahAllah 🤲❤️

  • @ZamzamCabdullahi-g7w
    @ZamzamCabdullahi-g7w 16 днів тому +13

    Caaisha Wilkeeda Dayac Badan Baa Kamuqda illhay Waxan Uwaydinaya inuu Markale Gacanteeda Kuso Celiyo Aan Uwada Ducayno wllsheen cadow Baa ilmeheda Kahaystee🥹🤲🤲🤲

  • @sahrafarah8164
    @sahrafarah8164 16 днів тому +11

    Ameen ya Allah let’s pray for her. I’m very sad but one day she will get her babies back InshaAllah. Don’t lose hope you have Allah.

  • @Sooraan
    @Sooraan 15 днів тому

    Ina adeerey xaga Allah ubado zaxiibkagana zixiib wacan kadhigo my dear sister you are our queen ❤

  • @AyaanHaruun-lj7cx
    @AyaanHaruun-lj7cx 17 днів тому +26

    Caaaisho hambalyo 100k waxaan ahay qofkii 1aad ee ku hambalyeya aad ban kula farxay maraka murugtana waan kula murugoda Muslim iyo galbanum alle hakaga nixiyo awladadana alle hakuso celiyo 😢🎉

  • @Fathiyaa12
    @Fathiyaa12 17 днів тому +30

    East and West aisha is the best ❤

  • @MohamedMohamoud-jz1th
    @MohamedMohamoud-jz1th 17 днів тому +17

    Rabiyoow u soo celi 😢❤ wlhi qalbigaa ixanuuney

  • @HassanosBarros
    @HassanosBarros 11 днів тому +1

    That's Big mother illahay haa kusoo celiyoo willkaka Amin wllsahay

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 17 днів тому +35

    Yaaa Allaaah Wallaahi baan ku dhaartay qalbigaa i gar gariiiray .😢😢😢Rabiyow Raxmaanow awoodada iyo Nabiga fafligiisa Hooyadaan il.aheeda igu soo celi. 😢😢 ikhwaan yaalow caaway waa jumcee aan u duceyno gabdhaan iyo caruurteeda in Alle isku soo celiyo🎉🎉

    • @xaluushaIbrahim
      @xaluushaIbrahim 16 днів тому +2

      😢😢😢😢😢😢 aamiin yaarabbi walaahi qalbiga ixanuunay ilaahey ilmaheeda ha usooceliyo maskiintaan yar

    • @user-yj5on4qs8j
      @user-yj5on4qs8j 15 днів тому

      Aamiin yaa rabi😢😢

  • @user-jk4xo5yz4l
    @user-jk4xo5yz4l 17 днів тому +30

    Hooyaa tahay waa ogayhay xaalka hooyonimo iyo qalbigaada sida uu yahay ,Alhamulillahi calaa kulu xaal waxan Alle kaaga baryayaa inuu gacantaada kuugu soo celiyo.

  • @shamisali7207
    @shamisali7207 17 днів тому +9

    Today is Friday I made dua for you may Allah bring your kids back right away I’m so sorry your so strong may Allah bring a reunification asap 😢

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 14 днів тому +1

    ASC Aisha, Alla haku gargaaro adi iyo carurta xafid Allah InshaAllah
    See kula soo xiriraa

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmed 17 днів тому +10

    Wlhi waa ooyey bal fiiri hooyadaas soomaliyeed xanuunka iyo sida niyada ay ugu ooneeso fiiri abaayo atkeeso qof kaa fiican dunidaan kuma noolo aisha love you abaayo

    • @idilmahamud6848
      @idilmahamud6848 17 днів тому +1

      Ilhey qalbiga ayada iyo ilmaha ha uqaboojiyo hana ha is ku keeno

  • @qabyatira1438
    @qabyatira1438 17 днів тому +32

    Wlhi in dhahayga ilmaaa ka timi ilhy waxan kaga baryaya inuuu ilmahaga kuu soo celiyo aamiin

  • @FaadumoMohamud-it6ld
    @FaadumoMohamud-it6ld 17 днів тому +15

    Wll illaahy galada ilmahaaga hkaaga soo qaado😢v
    Wll illaahy isku xidh
    Ducayso
    Waalidkaa raali gelin
    Jid toosan raac maxaadirooyin dhagayso illaahy aad ubari
    Waan ooyey wllhi indhahayga ilmaa qoys
    Wll illaahy isku xidh
    Suu gaalada kaaga hiiliyo❤😢

  • @nasiiali1331
    @nasiiali1331 15 днів тому +3

    Abaayo ilmhada way daawan doonan abaalka ugashay way arkaayan in aadan waxba ka hagran malin un meshani wa UA-cam waxwalba wa kujiraan kamana baxayaan insha alh adna alah ku qaboojiya qalbiga😢

  • @Forever-li8nl
    @Forever-li8nl 17 днів тому +8

    You are doing an amazing job. Best mom ever m’A. Keep going🤎

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 17 днів тому +12

    Insha alh waxan ilah kuwaydinaya adiga iyo wilkaga kuwada nol halmel insha alh faraxd ad siiso ubadkaga waxa tahay qabar fahansan qiimah hoyo nimo masha alh ilah hakubarakeyo riydada aalh kurumeyo

  • @ZadamZadam-o2y
    @ZadamZadam-o2y 16 днів тому +9

    Somaliyey wandarikarna qimaha hooyonimada wanka dhehanana wajigeda ubadka maqan yihi wlalay somaliyey cid wax uqabankarta ee wadanka lajoga wlalyal ayn ukacno walashen😢😢❤

  • @JamilaJano-mr1zj
    @JamilaJano-mr1zj 15 днів тому +1

    Wlhi ardayad jogta dalka Germany 🇩🇪 ban ahay markan scholka tago cadaan iyo madow caaisha yutup keda ugeliya intan mobilka ka qado waxan saaso dhan usameynaya waa hooyo dhib badan lo geystay waxan jecelahay inay horu mar garto waxan jecalahy inay dhibka ka baxdo ilahay waxan uga barya inu ciyaaal keda uso celiyo waayo hooyo waaye intay dhib daremayso wey qarsan ilahayow Aisha ilmaheda uso celi iyago cafimad qaba yarabi aaamin azxpey 40 qof ducadoda waa la aqbalaye aan uducayno caisha ply 😢😢😢😢

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 17 днів тому +7

    Wan ilmye wllhi hdna cnugaga mgcaa jeclhu wtaa oo wllky aan jeclaa oo an hda noleyn alle ha unaxariste ay isku mgc yhin illhy awldada dip hkgu so celiyo apyo 😭🤲🏻

  • @asmaacabdikariim3691
    @asmaacabdikariim3691 17 днів тому +13

    Mashallah hooyo kartibadan xifdullah ILLAAHAY AWLADANAH HAKAA SIIYO GALADA🤲♥️👸💯🫶🅰️

  • @yaasiinnaasiroffical
    @yaasiinnaasiroffical 17 днів тому +5

    Walaal walaahay waxad tahay gabadh qalbi fiican alle waxan kaga baryaya nolosha guu inad ka gaadho❤ QUEEN AISHA GOOD JOB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatahabukar
    @fatahabukar 14 днів тому +1

    Wow wonderful waa vlog qurux badan Masha allah adiga iyo wiilkaga waa idin salamaya

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 17 днів тому +21

    Wallahi waan la murugooday markey cunuga cuntada siineysay wajigeeda Caasho yar Iyo wiilkii oo is xoqayo korkiisa is badalay anoo is leh yaa u qabeeyo balse Alx wey u qubeysay Hooyo waa Hooyo wey garatay una qubeysay balse marka dambe Aisha habo Habo ka dhaq wax Alah wixii sariirtiisa u saaran sida Go’a bustaha Ilaahay waxaan ka baryaa inuu kuu soo celiyo owlaadaad Habo mcn caasha yar wallahi waa Hooyo fiican waayaha Iyo waqtiga ciilay Love you so much Caasho don’t ever ever give up keep going insha Alah one day adiga Iyo ilmahaada oo wada nool waad arkeysaa adigana cabsida Ilaahay ku dadaal oo balwada iska daa saaxiibka xun ka carar kan wngsan la saaxiib Hooyo mcn intaasna waa waano ha iga xanaaqin maamo mcn ina cafi yaa Rabii 🙏🙏🙏 Abdirahmaan yare Ilaahay ha kuu xifdiyo all the way USA Minnesota ayaan kaa soo salaamaa I wish inaad ii dhawaan laheyd waan ku caawin lahaa us much as I can 😭😭❤️❤️❤️💋

  • @najmaahmedisse-cv9um
    @najmaahmedisse-cv9um 17 днів тому +10

    Ma aqan sababta lkn muqalka marku dhamaday ilinba iso dhaftay casho yar garab kaga nahay abayo ilahey isaga qafurur raxim ehe haku so celsho awladada abayo rerka ma muslim ba wilka jirka maxa oga dhacay ma weydisey wlhi calosha i hurtay ilahow uso celi oo mide iyada iyo owladeda

    • @hananXasan
      @hananXasan 17 днів тому

      Hadu dali karo soo umashekin lahen

    • @najmaahmedisse-cv9um
      @najmaahmedisse-cv9um 17 днів тому

      ​@@hananXasanwan ogahay isaga kama wado familka haya ban kawada ciilbeyba igu dilen wayo sawab cunugu ay isbital ugeyn wayen ban is iri marka in ay gal iyo muslim waxe yihin sida ban uweydiyay iyada

    • @hananXasan
      @hananXasan 17 днів тому

      @@najmaahmedisse-cv9um haa abayo alle hasoo caliyo

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 17 днів тому +7

    Illahey haku soo celiyo maaanta waakula ooye sida dareen leh cunugada markii cunada siineyse uu fiirisay

  • @mahadmahad1055
    @mahadmahad1055 14 днів тому

    Walaal Marla hore is astur markaad ayaad addun iyo aakhiraba liibaaneysaa inshallah.dumarow wax badan baa qaldan ee guryihiina ha ka doorbidina social media.baraha bulshadu waa qoys dumis.

  • @nastexaqali9503
    @nastexaqali9503 17 днів тому +5

    Alaaha subxaanahu watacalaa waxaan kaaga baryaa adiga iyo gabdhaha caruurta laga haysto in ilaahey gacantina kusoo celiyo inteey idinka maqan yihiina malaa'ig how adeegto yaarabi adinkana khalbiyadiina alaha idin xasiliyo abaayo macaan subaxdii iyo habeenkii Ama markad soo xasuusato ducadan dheh ""ASTOWDIICA KUMULAAH 'CABDIRAHMAN' ALADII LAA DUDHIICA WA DAAICAH"" oo ah inaad ilmahaada alaah ku amaansado khar iyo ducana waan kula taaga hanay ilmaha kale magaceeda ku dar meesha aan cadiraxman geliyey ku dar magaceedaasc macaanto ❤❤

  • @Xasuusmedia
    @Xasuusmedia 16 днів тому +5

    Allah Waalidiinteen dhamaantood ha unaxariisto oo Janada hageeyo Aamiiim dhaha idinkuna 😢🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @TasliimSalim
    @TasliimSalim 17 днів тому +10

    Abaayo ilahey subxana watacaala hakuu soo celiyo awlaadaada xapipti

  • @sadiamohamed9553
    @sadiamohamed9553 15 днів тому

    Aisha habo maalin baadkabaxaysa dhibkan insha Allah. Aad baan kuula murugooday xalay waan kuusoo duceeyay Allah hakuu aqbalo. Dad warkooda haqiimayn inta xun. Hooyo wanaagsan baatahay sidaad wiilkaaga mudo saacad kayer ugubadashay masha Allah. I am proud of you, and keep going. Thanks 💕

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 17 днів тому +5

    Abayo waxah AQŔISATA SALIĜA NABIGA SAW AQRIS INSHALLAH EE SALADATUUKO EE MARKA AQRISO INSHALLAH

  • @mudakarothman
    @mudakarothman 17 днів тому +5

    Yaa Allah usoo celi ubadkeeda
    Wllhi wn murugodaa markaan arko hooyo mcn oo dhib ku jirta
    Aisha yar wll mcn wd guulaysan oo libinta waad gaadhi samir oo dulqaad muuji dunidan waa imtixaan
    Yaa rabbi u gar gaar hooyadan

  • @sacdiaibraahim5343
    @sacdiaibraahim5343 17 днів тому +20

    Ax Wan ilmeyay walhi anoon hooyo ahayn markay tiri gabadhaydii Laman soo kulmin alle haku sakhiro walshy caruurtada wa dhibaato walhi in aad arki waydo ilmahaad dhashay xanuun weyaan alle hakaaga soo saaro meeha😢

  • @nasraibrahim5417
    @nasraibrahim5417 14 днів тому +1

    Habomacaan sidaa jeceshahay oo qeeyr kuu ah Allaha ku waafajiyo aamiin yaarabi. ❤

  • @jmk7b947
    @jmk7b947 17 днів тому +12

    Queen gar iyo gardaro wax walbo soo dhigtid waan ku farxeynaa waana nacajabinaayaan taageeradaan kuu hayno waa bilaa shuruud hadaa qosolkaada kaliyah hadaa soo galiso aadan hadlin xitaa like iyo love naga filo

  • @AasiyaKhayr
    @AasiyaKhayr 17 днів тому +5

    Wllshay mcaaan hore usoco😢❤ ale farxad taama haku siiyo qof yaro qalbi wcn❤️❤️🥹🤲

  • @SuusuuCadey
    @SuusuuCadey 17 днів тому +12

    Hooyo wanagsan batahay hore usoco aby

  • @Aishabdull2024
    @Aishabdull2024 14 днів тому +1

    Soo Emotional😫Sorry Aishaah🥺❤️

  • @Degan-n7v
    @Degan-n7v 17 днів тому +11

    Si qurxoon u duubtay vloga bilow ila dhamad wan ku daawada videos kaaga hore usoco sis😘❤

  • @xabiiboyariis2095
    @xabiiboyariis2095 17 днів тому +5

    Calol xanun wye wllhi anigana sidasa wilkayga la igaga rebty asoo 5 bilod jira xita ina arko layma ogala ilahy adiga nasib bad ledahy wllshy o wad rkaysa wilkaga 😢😢😢

    • @XadiyojaamacyacquubJaamac
      @XadiyojaamacyacquubJaamac 17 днів тому +1

      Walle salliga nabiga badi ugu yaraan 1000k ka aqri idamka Allah wad helin dhakgso baana laguso celin

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 17 днів тому +4

    Aisha hooyo wanaagsan ayaad tahay, muraadkaaga allaha sahlo.

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 11 днів тому

    Allaah ha caawiye umada soomaaliyeed ubadkooda allaah ha u xifdiyo hooyadan allaah ubadkeeda si sahlan gacanteeda ha u so galiyo oo allaah ducada umada islaamka ha u aqbalo

  • @user-yj9to1yh6s
    @user-yj9to1yh6s 16 днів тому +9

    This is very disturbing to watch as a mother
    She is a wonderful mother
    Plz asses her case back and give her full custody of her children
    ALL RIGHTS AND RESPECT GOES TO THE CHILDS FEELING WHEN HE SAW HIS MUM

  • @kalgacalhassen4269
    @kalgacalhassen4269 17 днів тому +7

    Illahayow isku so celi iyada iyo carurteda wlhi hooyo io ciyal kala maqan wa qalbi jaab 🥹

  • @fartuundhaanto
    @fartuundhaanto 16 днів тому +5

    Waa Galap Jimaca ah allH ilahow Caruurtedi oo nabad Qapa u soo Celih 😢

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 15 днів тому +1

    Allah Swt caruurteeda ha ku so celiyo gacanteeda Amiin YA RABi🤲🤲🤲