PART 1 \ AX AISHA MAXAA KU DHACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 208

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 2 місяці тому +213

    Inta marke tik tok kaso aragtay so radisay wa salamay

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 8 місяців тому +37

    Gabadhan sheekadeeda dad baa u arko qalad lakiin waa dhacdo xaqiiqo ah oo dad badan ku dhacday ❤❤❤

  • @imrashukri2915
    @imrashukri2915 2 місяці тому +13

    Alhamdulilah ilaahay waalidkay abaalkooda jannatul fardows haka dhigo hal maalinq ciil maanan dareemin dadka nolasha adag kusoo koray ilaahay qalbiyada haw qaboojiyo😭😭❤️❤️❤️

    • @Aymo72
      @Aymo72 2 місяці тому

      Aamin

  • @NimoHassan-yz5gu
    @NimoHassan-yz5gu 2 місяці тому +14

    Gabadhaan yar ducay rabta😭ilaahay Ha caawiyo🤲🥺waalid iyo walal iyo nin unaxariista midna maysan helin😭😭yaa allah caawi🥺

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 8 місяців тому +26

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😭

  • @user-gd8cq8mf1m
    @user-gd8cq8mf1m 2 місяці тому +10

    Alx dhibato adunka ma arkin kaliya waxa wayay lawo qofa adunka ujecla lkn alx ilahey haunaxisto inta dhibane ilahay dhibta haka dulqado 🤲🏾

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 8 місяців тому +41

    Wlhy C/qaadir waligey wax I dhibo ma arag why waxaa I dhaley hooyo iyo aabe is jecel waxaana aheyn 9 caruura 2 gabdhood iyo 7 wiil marka alxamdulilaah aabaheyna ma aheyn shalmado raac ee wuxuu ahaa aabo xaaskiisa iyo caruurtiisa jecel marka waa la murugoonaya dadka sheekooyinka soo Diraan waan dareema so sorry ❤❤❤❤❤❤

    • @Hamdiabdi55
      @Hamdiabdi55 8 місяців тому +3

      Manshlh abayo wax dhiba alla kuma tuso

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 2 місяці тому +2

      Ani xitaa wax idhiba ma arag blse waxa aan arke wiil kaligiis bah ah inta kle 8 isku bah ah aabohood marka uu dhinte hantida lakala qaadan rabe ayey wiilka uyeeren kadib ayaan marka uu la jooge ayey sun siiyeen nolosha ku silciyeen wallahi marki danbo hoyadiis baa ka gaarte hadana asiga oo waashay ayuu jogaa waali saaid ah maha salada wuu tukadaa lkn dadka lama sheekeysan karo alle ha caafiyo qofka haduu bahkle sameysanayo waxaa fican caruurta dhaxdooda inaa galgaceyl dhigto shisheeye eysan isku arag cad hilib ah haduu soogaaro wada qeybsado saas hadaadan kadhigi karin lama guursado

  • @Sabriin734
    @Sabriin734 2 місяці тому +27

    Inta marke tiktok kaso aragtay so radisay

  • @Xudun
    @Xudun 2 місяці тому +12

    Inantaan ilaa yaraantii iyadoo marba reer u tagtaa arki jiray Galkacayo lkn korka iska naqaaney qisadeeda hoose ma aqoon 😢

  • @nasrowarsame
    @nasrowarsame Місяць тому +2

    Inta TIKTOK kaso racdeyy😢

  • @NaimoMohamed-iy3jz
    @NaimoMohamed-iy3jz 2 місяці тому +8

    Inta tiktok ka imaty wa idin salaamey

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 8 місяців тому +5

    TANK YOU VERY BOSS ROYAL AND ALL TEAMS MEMBERS ADKAATAY 👍 👏 😀 🙌 👌 😎 👍 👏 😀 🙌 👌 😎 👍 ❤❤

  • @kingahmaadi9952
    @kingahmaadi9952 2 місяці тому +12

    Ani xitaa wax idhiba ma arag blse waxa aan arke wiil kaligiis bah ah inta kle 8 isku bah ah aabohood marka uu dhinte hantida lakala qaadan rabe ayey wiilka uyeeren kadib ayaan marka uu la jooge ayey sun siiyeen nolosha ku silciyeen wallahi marki danbo hoyadiis baa ka gaarte hadana asiga oo waashay ayuu jogaa waali saaid ah maha salada wuu tukadaa lkn dadka lama sheekeysan karo alle ha caafiyo qofka haduu bahkle sameysanayo waxaa fican caruurta dhaxdooda inaa galgaceyl dhigto shisheeye eysan isku arag cad hilib ah haduu soogaaro wada qeybsado saas hadaadan kadhigi karin lama guursado

  • @rayanmohamed8269
    @rayanmohamed8269 2 місяці тому +11

    Gbadhan wllhi dhib iyo silac we soargte

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 8 місяців тому +12

    Waa fariid waa geesiyad garab wayday

  • @AasiyaBarre-ul3ui
    @AasiyaBarre-ul3ui 8 місяців тому +11

    Wan aminaya gabadhan wayo qofka hoyo haysan wuu silcayaaa😢

  • @CaaishoMohammed-ie6mq
    @CaaishoMohammed-ie6mq 8 місяців тому +8

    Asc dhaman tiim Atkatey wan idin salamey dhaman

  • @user-yg9lg5ok5u
    @user-yg9lg5ok5u 2 місяці тому +7

    Guurka shisheyaha wakaas darood idinku is guursada raxqeyne balayadan anan dhaqanka aqoon iska daya sixiir bala koonfur laga yaqana😢

    • @adarsheikh-ali9290
      @adarsheikh-ali9290 2 місяці тому +2

      Adiga waad jiran tahay guurku waa calaf somalina she sheeye ma ahan xumaantana cid walba ayaa xumaan karta cid walba oon allah kabaqayna sixir iyo xasad wey taqaan

    • @telltale1129
      @telltale1129 2 місяці тому +2

      qabiil haduu wax taraayo darood iska daaye cumar maxamuud bey isla yihiin kan aisha qabay caruurtana ka siiyey dowlada. Dhaqan xumada waa shaqsi maha qabiil.

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 2 місяці тому +1

      Waaba inderkeed dad oogu dhaw waaba isla majeerteen lkn guurku waa nasiib iyo qofku Allah kuu ha gaajiyo mararka qaar wanaag aad dadkaaga ka wayday ayuu illahay qof shisheeye kaa siiya 😢

    • @AishamohammedXassan
      @AishamohammedXassan Місяць тому +1

      Kuwa reerahaaga ah oo gabdho naga silciyaan naqaanaa ee guurku maleh qabil nayaa

  • @miskicabdiosman7214
    @miskicabdiosman7214 5 днів тому

    Fasaxaadaasna waan qabay😂😂 qisadeey lee kasheekenoosaa wax yar kukala duwnhy

  • @CaaishoMohammed-ie6mq
    @CaaishoMohammed-ie6mq 8 місяців тому +5

    qasatan cabduqadir royal fadumo maxamud ùugaso shakira qalbiga idin salamey

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 8 місяців тому +4

    Ilaahay gacmaha kagoo munafaqnimo ku dhimo

  • @user-su7ve7ns6r
    @user-su7ve7ns6r 8 місяців тому +5

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @saladaawed6283
    @saladaawed6283 Місяць тому +1

    Asc
    Tiimka sheekadu waa qaracan laakiin hooyada waxbaa ka qaldan. Laakiin Caaisha waa fariid wayday hooyo.hooyadana sheydaanka ayaa waxaa ku dhalinaya subxaanalaaha .caruurtu kala nasiib badan ilmo kasta hadii laweydiin lahaa dooro waalidkaa labda ugu wanaagsan ayuu dooranlahaa
    .

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 8 місяців тому +2

    ALLAH HOU GARGARROH GARBA DIBATAISSAN LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW

  • @roodaaloore667
    @roodaaloore667 8 місяців тому +3

    Alc❤ aisha Nadal Qayr qaba ha siyo

  • @sihaamhaaji4087
    @sihaamhaaji4087 2 місяці тому +6

    Subxanallah Hooyo ilmaheda sidas ku sameyneyso ma jirto😢🥺

    • @yasminabdi8390
      @yasminabdi8390 2 місяці тому +1

      Ilmo haysta aabahod wakla tagnay waa isnecebnhy caruurtayda waajeclhy ilahow ubadkeyga aan sixrin on aan dilin

  • @saabiriingk9520
    @saabiriingk9520 2 місяці тому +5

    Ilmihina hooyo fcn u dooro 😢

  • @kowtharhajiabdi1657
    @kowtharhajiabdi1657 2 місяці тому +4

    Aniga asho wan aminay aniga mid ka daran Aya I qabsatay Lakini waxan UGA ficanthy nin hdana Ima gursano Ima silcin 💔😭😭😭😭
    Abayo qofwalbo koma daremi karo dadka warerka somartay somartay ayagao walidkod dunida ka nolyhy Aya kodaremi Kara kobaso aniga Kow ka ahy😢😢

  • @sahraomer2754
    @sahraomer2754 2 місяці тому +6

    Fasaxada wxa sababaysa ilmaha marku yaryahay hwenkii saqdhaxe waa lokaciya suuliga

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 2 місяці тому

      Lkn waalidki ku. Kicin lahaa hadaadan heynin yaa ku kicinaya

    • @shamsomohamedosman5265
      @shamsomohamedosman5265 2 місяці тому

      Haa waa runta sedex jiran kubara 4 jir ama 5 jir ugubadanan asaga musqusha galan

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud6413 2 місяці тому

    Reer xamar easy masha wagii baryaya waa aroos caruurteeda ninkaas ayay ka doortay bismilah 😢😊

  • @user-ls9xk7yw1x
    @user-ls9xk7yw1x 8 місяців тому +5

    Subxanallah ilahow cawradaha ugargar

  • @miskicabdiosman7214
    @miskicabdiosman7214 5 днів тому

    Wll xgeen kaala so hadlaa qisadey kula wadaagi

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 8 місяців тому +8

    Afxumo laguuma cadaabayee waxaa tahay geesiyad indheer garada 👍

    • @istarali1434
      @istarali1434 8 місяців тому

      In hooyo la caayo miyaa geesinimo ah subxanallaah hooyo marna ma xumaato

    • @hamdaahmed7222
      @hamdaahmed7222 8 місяців тому

      @@istarali1434wey xumata wllo hooyo caruurteda haysan wedo waa hooyo xun Ilahay naa wuu kala xisabtamaya 😢

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 6 місяців тому

      Hooyadeed baa soo hadashay

    • @sumayanimhani1635
      @sumayanimhani1635 2 місяці тому

      Maxay tiri mamada markay so hadashay​@@amalcabdiqadir338

    • @Lose_hopeeee
      @Lose_hopeeee 2 місяці тому

      Goorma​@@amalcabdiqadir338

  • @faizaakadir9543
    @faizaakadir9543 2 місяці тому +3

    Allow yaranteda ilaa hada rafaad bey ku jirtaa caawi😢

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 2 місяці тому +1

    Allah haku gargaaro caasho

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v 2 місяці тому +4

    Casho haday caruurteda helilahayd shekadan kama shekaynlahayn stresska kusoo kicinaya sorry abayo shekadeda oodhan wan rumaystay midakle somalidu aadbay udulmi badanyihin warid iyo walalba yaap iyo amakaag😢

    • @faadmacismaan7652
      @faadmacismaan7652 2 місяці тому

      Shekada hoyadeda so dhageyso qalpiga ku xanunayo wlhi 😭😭🥹

    • @somaliqueen3346
      @somaliqueen3346 2 місяці тому

      @@faadmacismaan7652inteen kasoo dawada qaali

  • @TahaaniAadam
    @TahaaniAadam 2 місяці тому +2

    Tolaay nin qaaliya gabadha dhalay😢😢😢😢

  • @user-li3sr6ku4p
    @user-li3sr6ku4p 8 місяців тому +3

    Naag adag weeye aisha

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 2 місяці тому +2

    Hdaaan Saaa U eegay Famligan Meel Ayy Godob Ka Haysaaa Godobtuna Ma Hadho ILAAA Awlaadaada Wy Saamyn 😔

  • @suhaybsuciid3532
    @suhaybsuciid3532 29 днів тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BisharAli-gk4qo
    @BisharAli-gk4qo 2 місяці тому +3

    Illahow yaan lagu cadaabin waa gabar diric ah oo Caqli badan dhib badana la kulantay

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 8 місяців тому +4

    Anigu waan dareema oosomaalida dhaqankeedana waan aqaanaa

  • @abdilahiabdimadoobe5820
    @abdilahiabdimadoobe5820 2 місяці тому +2

    Sheekadan gabadh xaaskayga ahaan jiratay camal ayay ku dhacaday oo hooyadeed sixirtay

  • @miskicabdiosman7214
    @miskicabdiosman7214 5 днів тому

    Gabadhaan qisadeed wa isku egnhy

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c 8 місяців тому +3

    عوده حميد حبيبتي

  • @maariyamaxamed7406
    @maariyamaxamed7406 2 місяці тому +3

    meshn mucjiso baa ka socota habarta gabadha dhashy hooydaded waa isnacb yiiihiin iguna😢😢😢

    • @ubahabdiaziz9593
      @ubahabdiaziz9593 2 місяці тому +1

      Gabdha hada caruurteedii waa la hyaa iyadu waa wLan thy😢

    • @bisharodahir8710
      @bisharodahir8710 2 місяці тому +1

      @@ubahabdiaziz9593Naa us adaa walanee umada afkaaga kaleexi

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 8 місяців тому +5

    Caasha, magac wanaagsan, Noolow

  • @rahmajama1586
    @rahmajama1586 8 місяців тому +4

    Ma fahantay ❤

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 8 місяців тому +4

    Anaa kamid ah intaan hore umaqal. Maanta ayaa. Iigu horayso Gabadhaan 😪😪😪sorry sorry 😔

  • @AhmedSaid-ow2ds
    @AhmedSaid-ow2ds Місяць тому

    Illahow caawi yaa rabii

  • @hazalahmed7791
    @hazalahmed7791 2 місяці тому +1

    Oh sorry 😢😢😢😢😢aisha qisadeda wa xanuun

  • @khadijayasin2352
    @khadijayasin2352 Місяць тому

    Caaisha ilahay nolosha ha kuu hagaajiyo 😊❤

  • @Hamdiabdi55
    @Hamdiabdi55 8 місяців тому +2

    Walidka kamasula dayaca caruurtoda Lakin ganadhan Wa Fariid

  • @maryamoabdirizack5627
    @maryamoabdirizack5627 2 місяці тому +4

    Anigaa aqaaano wiil hoyadiiis sixirty wlh hoyoyinka qaar waa sidaas lama yaabayo

  • @mezzosoup24
    @mezzosoup24 8 місяців тому +5

    Fasaxaada especially in kids is a childhood psychological disorder called Enuresis. It’s because of stress and abuse

    • @Aymo72
      @Aymo72 2 місяці тому

      Abayo fasaxaada maxaa ladhahaa

  • @falisissahak
    @falisissahak 8 місяців тому +1

    Asc
    Cabdulqaadirow BL waxa ladhaha badaska dadweynaha qaada oo caasiga ka waaweyn

  • @mahamedduale4767
    @mahamedduale4767 8 місяців тому +2

    Subxanallah

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 8 місяців тому +3

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤

  • @SucaadArab
    @SucaadArab 2 місяці тому

    سبحان الله

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 8 місяців тому +1

    السلام عليكم استغفر الله الدى لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه ❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 8 місяців тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة تايم اتكتي مره وحشتوني مره كانت مسفرها

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 8 місяців тому +5

    sheekada gabadhan waxbadan baa iyada ka qaldan waayo gaal iyo muslimba kuma wada dulmin karaan waayo mid unbaad u baxsan lahayd iyada imtixaan haystey

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 6 місяців тому +2

      Hooyadeed baa soo hadashay soo daawo

    • @ikranabdullahi714
      @ikranabdullahi714 6 місяців тому +1

      Hoyoda so dhageeso hore aa ushegtay qof intaas so maran saan umahadleen si dagan ee u hadlee

    • @Aymo72
      @Aymo72 2 місяці тому

      Wey kuusheegti aabahey aa iifiicnaa on jeclahy

  • @YasmiinAbdi-y3e
    @YasmiinAbdi-y3e 22 дні тому

    😢😢😢😢❤❤❤😊😊

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 8 місяців тому +2

    Mar hadii hooyada Ninka jeceshay gabadha waxaa ku dhaca dhibaato

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 8 місяців тому +19

    Wanne niwada salammayy Salantaa islamka BOSS ROYAL iyo FATOUMA TOMATO 🍅 OUGAASO SHAKIRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mustaqimaissack6373
      @mustaqimaissack6373 8 місяців тому +1

      Fatuma tomato mahane madhuma tamandho😂

    • @Lose_hopeeee
      @Lose_hopeeee 2 місяці тому

      ​@@mustaqimaissack6373😂😂

    • @suujeyte
      @suujeyte 2 місяці тому

      @@mustaqimaissack6373😂😂

  • @Hodmaneey
    @Hodmaneey 8 місяців тому +5

    Soo lagama yaabo yaanan ku danbaabin eh ninkii hooyaded qabey inuu hoyadod ku direy o wax u akhriyey oo is nacbeysiyey saasna maamadu ku necbaatey hablaha illahow hoyoy xaqaaqa ma gudi kare igu kaa sin adoo cfmd qaba walid casigu wa jira walad caasiguna wa jiraa allow na hanuuni caasho waxay tahay qof karti badan qisadeeda hadaa dhageystey allow awladeeda u sakhir say ku heli laheed wa hooyo karti badan o yare

    • @muminodaahir-if5kr
      @muminodaahir-if5kr 2 місяці тому

      Waalidkuna xaq buu layahy ilmuhuna xaq buu leyahay xaqeedii bay wayday

    • @yasminabdi8390
      @yasminabdi8390 2 місяці тому

      Taasa laga ybaa

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 місяці тому +1

    Caisha waa fariid wakhtigu ciilay waxaan filayaa sixirkii hooyadeed baa wali haysta ayaa laga yaaba lkn aabo fiican baa dhalay sorry sister😢😢😢😢

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 8 місяців тому +2

    Hoyadana haday abeheeda necbayd ciilka ilmaha kuladhacday

  • @SurprisedGreyElephant-ed3wlm
    @SurprisedGreyElephant-ed3wlm 2 місяці тому

    Subhxanallah

  • @zamzamabdikarim2570
    @zamzamabdikarim2570 8 місяців тому +3

    Naagtaan waaba musiiibo hooyo in iska dhaafto aheeed

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n 8 місяців тому +1

    Ana München dagan caawinaya xageen ka heli kara

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 8 місяців тому

    WAA JIRAAN AYADA OO RABTA IN AY SAMEEYSO WEY RABTO NINKAANA MAAMULAYA

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v 2 місяці тому +3

    Yurub haday imaday inay wax barato ayay ahayd inkasto qofku hadu niyad jabo ay dhibato tahay

    • @amalabdisamed8523
      @amalabdisamed8523 2 місяці тому

      Nolosha dhan bay orod ku bilowday maskiina,markaa qalbigaa jabay subhanallah

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 8 місяців тому +2

    Asc

  • @sadio8250
    @sadio8250 2 місяці тому +3

    Bisnka mamada naftrkedaba wax ka si yihin sa iyana hoyaded be necebtahy rer is waada nceb bsnka

  • @aishamohamudhassan8326
    @aishamohamudhassan8326 2 місяці тому +2

    Gbdha ila khldan hooyaded amarkeda diidaysaa oo an hooyonimo kuqadarinayn caasinimada haysata baaaa nolosheda daba socotee hooyased haudabacdo

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 2 місяці тому +2

      Hooyonimadu maaha in wax uun la dhalo lkn hooyadu waa inay ilmaha xaqooda ka soo baxdaa marka hore sheekada si fiican u dhagayso waa maxay hooyada caruurteeda is kaga tagaysa markay doontana soo noqonaysaa

    • @aishamohamudhassan8326
      @aishamohamudhassan8326 2 місяці тому

      @@ikranhaji2241 abyo wan dreensanahay Lkn hooyo marwalpa waa hooyo waa midaad haday kuuducyso kujano tagysid noloshuna kuugu hahaagyso hadad kucaasisana waxwlpa kaahalaabayn wAA in hooyada haday xuntahay xataaa adigaaa lagudhalay aaad lugaha qabsataa hooyo mcn dhahdaaa Abaayo hooyada haday xumaato mamadaxaa taagaysaa waa may

  • @najmo-hassan
    @najmo-hassan 2 місяці тому +1

    Sorry caasho dhibka ilhy haka saro 🥺💔

  • @SuhayraAhmed
    @SuhayraAhmed 2 місяці тому

    Part2

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 місяці тому

    Subxanallh qof waalidkii xumaan inta la ek ka sheegayo majire tollow maamadu maxaa ka qaldan 😢

  • @abdirisaqfarsamo5119
    @abdirisaqfarsamo5119 2 місяці тому

    Xanaan mid eey dhihi jireen iyo qoftan wa isku qiso😂

  • @raaxo4056
    @raaxo4056 8 місяців тому +1

    لا لا لا مو معقول

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 8 місяців тому +2

    Iyadu niman badanaa manasato miyaa

  • @user-tl9lp6xi4j
    @user-tl9lp6xi4j 8 місяців тому +1

    Wsc

  • @BisharAli-gk4qo
    @BisharAli-gk4qo 2 місяці тому +2

    Gabadhaan waxay I xasuusisay buuga infidel ee ayaan xirsi magan

  • @ahlaamqueenn841
    @ahlaamqueenn841 8 місяців тому +1

    Fasaxaadu waa xanuun

  • @telltale1129
    @telltale1129 2 місяці тому

    maskiin fasaxaada ila 12 jir waxaa keena dhibaatada iyo murugada ay soo martay

  • @ubahabdi9344
    @ubahabdi9344 8 місяців тому +3

    Waa cabsi fasaxadu

  • @user-xi1ww3ud4k
    @user-xi1ww3ud4k 8 місяців тому +1

    😢😢😢

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 8 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @SalmaAlihashi
    @SalmaAlihashi 2 місяці тому

    Qiiso xanuun badan waaye😢

  • @Nothing67830
    @Nothing67830 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-jx4jt8tj6z
    @user-jx4jt8tj6z 2 місяці тому

    Alx

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 8 місяців тому +6

    Subxaan mamada maxa kaqaldamay😢

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 2 місяці тому

    Waxn idhaa garan maayo lugta lays wada Jarayaaa😢😢😢😢

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 2 місяці тому

    Waxa casho hystaa waxaa jiro dad bdn oo Dhibtaas la qabo bdnaa hooyada iyo abaha mrkay kala tagaan ilmuhu dhexduu ka baxayaa wuxu rabo buu noqonaya😢

  • @FardowsaIbrahim-tz8sr
    @FardowsaIbrahim-tz8sr 2 місяці тому

    Dibkan waxan keynayo abaha iyo hoyoda oo kalatakan

  • @HalimaAliMohammed
    @HalimaAliMohammed 2 місяці тому

    Caasi

    • @Aymo72
      @Aymo72 2 місяці тому

      Yaa caasi ah gabadhaa mise hooyada soomaali mexey qofka xadgudbay ey utaageeraan

  • @khadiijaali9944
    @khadiijaali9944 8 місяців тому

    Illhow adaa waxaog yaa 😢

  • @user-jx9pi6ur1n
    @user-jx9pi6ur1n 6 місяців тому

    Naa hooyada wax Kala sheegin😢

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r 8 місяців тому +2

    Sorry 😢😢😢Sorry