10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 119

  • @hassantech510
    @hassantech510 Рік тому +43

    10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka👇
    1.aduunka waa imtixaan
    2.qabo waxaad awoodo
    3. u adkayso dhibataada
    4.tijaabi dhibaatada
    5.ha u jojin fashilka
    6.tageer is bedeelka
    7.wajah naftaada
    8.jooji cudur darka
    9.ha raadin raali ahaanshada dadka
    mahadsaniid macaliin

  • @ahmedabdiesalaan9143
    @ahmedabdiesalaan9143 Рік тому +10

    Waa xaqiiq aniga mudo 35 sano ayaa wax qalafsan oo Rabi iga magan geliye oo anan shaqo ku laheyn laiga faafiye.
    Biniadamku xataa Ahlul bytkii baan ka nabad gelin oo Caisha bint Abu Bakr Radi Allahu anhu bey xan aan jirin ka faafiyeen. RABI xaqa hana tuso kuwii marwalba digtonaan leh hubsiimo leh hanaga dhigo amiiin

  • @benin9773
    @benin9773 Рік тому +6

    Qodbka 9laad iyo 10naad way isku xiran yihiin ayaan oran karaa
    Maa shaa Allah

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 Рік тому +2

    Waad mahadsantahay macalin
    Anuu waxaan tijaabiyey oo aan ku faa'iday marar badan oo dhibaatooyin murugo leh iso foodsaareen Waxaan badiyaa Saliga Nebiga CSW Iyo ducooyinka Warwarka ee uu nebigu inoo sheegay
    اللهم اني اعود بك من الهم والحزني والعجسي والكسلي

  • @hamdamuhumed2524
    @hamdamuhumed2524 Рік тому +8

    Walahi suma walahi dhibta waxaad ka bixikartaa markaad allaah subxana watacallaah xidhiidh dhab ah la yeelato,oo aad isaga xagiisa u cararto tasubad kagaga bixi kartaa

    • @shukrimohamed7922
      @shukrimohamed7922 Рік тому

      Xaqiiq abaayo
      من كان يريد ثواب الدنيا فعند الله ثواب الدنيا والآخرة

    • @Haniqali-z9i
      @Haniqali-z9i 10 місяців тому

      Ayan dhawayd sidaab ah aya ilahay iskugu xiray adunko dhan dicif ayuu ila noqday lknse ayan dhaway aya shaydan ilawaregay inta dhibato yar daremay lknse hadana xiriirki alle aya kuso noqday marka warunta ilahay xirirka wanagsan oo lalayesho farxad aya kudaremaysaa

  • @inshaallah5228
    @inshaallah5228 Рік тому +10

    You right brother keep doing more videos like this . Masha Allah 🎉 we need more. You are inspiring .😃

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +1

    Noloshuba kama so harto adkeysi iyo inad horey uga sii socoto wixii hore..Thank you macalin😊🖐️

  • @ahmedhussein8327
    @ahmedhussein8327 3 місяці тому

    Mahadsanid ustaad Allah hakuxifdiyo❤

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 Рік тому +2

    Asc wr wb
    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay Walal
    Noo soo badi barnaamijyadan oo kale Khayr badan allah ha ku siiyo

  • @DaahircabdiYare-o3e
    @DaahircabdiYare-o3e Рік тому +1

    Mahadsanid macalin janada allaha kugaliyo aamiin

  • @mariaali1570
    @mariaali1570 Рік тому +5

    Dadka yaan lagu odhan u adkayso dhibaatada lkin waxaad ku dhahdaan allaah isku xidh,,,,kuligeen daciif ayaanu nahay lkin hadii aan Allah isku xidhano waxaanahay birr oo kale,,,,,

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому +2

      Dee adkaysashadu ma waxkala sow inad ku sabirtid iimankaga kordhaya

    • @mariaali1570
      @mariaali1570 Рік тому

      واستعينو بالصبر والصلاة وأنها لكبيرة الا علي الخاشعيين......

    • @Haniqali-z9i
      @Haniqali-z9i 10 місяців тому

      Walale dee dadkuna isku karti ma ahan adayga walodhasha ok

  • @husseinessaahmed
    @husseinessaahmed Рік тому +2

    Good point brother waa inuu realistically qabto waxa uu awood leeyahay, qof an school weligii gel in ayaa doonayaa inuu madaxwayne noqdo. Midkale qofku haduu qabto waxa uu awoodo horumar ayaa gaadhayaa

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Рік тому +5

    Maasha Allaah Ustaad wax badan ayaabn kaa faaiidag , Mahadsanid.

  • @nasseromar8333
    @nasseromar8333 2 місяці тому

    Masha Allah ❤ macalin Mubarak

  • @raxmamaxamuud1447
    @raxmamaxamuud1447 Рік тому

    Jazakalaahu khayr macalin waa waano dhamays Tiran cidii ku dhaqanta

  • @khadarmuhumed3803
    @khadarmuhumed3803 Рік тому +1

    Maasha Aallah Jazakallah khayre macalin❤

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Рік тому +4

    maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤

  • @abdirahmanjama1935
    @abdirahmanjama1935 Рік тому +6

    10 qodob oo keenaya inaad dhibaatada u Adkaysato....
    1) aamin in aduunka imtixaan yahay
    2 )qabo waxaad awoodo
    3) u adkayso dhibaatada.
    4)tijaabi dhibaada.
    5)ha ujoojin fashilka..
    6)

    • @hanefa283
      @hanefa283 Рік тому

      WAA RUNTAA ustaad iimaanka ayaa leys dheer yahay

    • @hanefa283
      @hanefa283 Рік тому

      Ummadiiba sirahooda ayey banaanka keenayaan حسبي الله ونعم والو وكيل

  • @ahmedabdikadirali4513
    @ahmedabdikadirali4513 Рік тому +5

    Manshalah shukran macalin

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 11 місяців тому

    Masha Allah, waa xaqiiqo
    Waxaa Aad sheegtay
    Ustaad mubarik
    Mahad sanid.

  • @deeqamohamud4510
    @deeqamohamud4510 Рік тому +1

    Masha. allah.

  • @lamellaspars9186
    @lamellaspars9186 Рік тому +2

    Masha Allah ❤shukran wll qaali

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 Рік тому +3

    Masha'Allaah. Thanks alot

  • @hodanmohamed6020
    @hodanmohamed6020 4 місяці тому

    Asc wrxm wabarakatu wllo
    Jiza k Allah kheyr

  • @muktarabdille1984
    @muktarabdille1984 Рік тому +3

    We need this multiple languages to reach our say Wali generations

  • @sacadaadan9055
    @sacadaadan9055 Рік тому +4

    I appreciate macalin

  • @nimcoahmed1794
    @nimcoahmed1794 Рік тому +1

    Masha allah tabarakalaah alle hakubarakeeyo 🙏

  • @garaadkab3424
    @garaadkab3424 Рік тому

    Mnsha allah macalin xigmad weyn ban ka faidney mnsha allah mar walba waxad sogudbisaa casharo ama mowduucyo bulshada muhiim u ah

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303

    جزاك الله خير معلم

  • @caska33
    @caska33 Рік тому

    Jazakallh ustad mowduuc muhiima

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 Рік тому +1

    Maashaa allaah tabaaraka allaah go ahead walaal

  • @abdirahimmohamedisak5198
    @abdirahimmohamedisak5198 Рік тому

    Mahadsnid macalin wax badan ban kaa fa,idey insha allah wana rajeyna inan dhaqan geliyo wixi aan kaa fa,idey

  • @faadumocabdiraxman4219
    @faadumocabdiraxman4219 9 місяців тому

    M.a ustd wax badan kafaaidey

  • @PhoneThree-j8j
    @PhoneThree-j8j Рік тому +3

    Waa ka faiidey aniga iyo qaar kaloo Badan
    Qaar Baan IGA dhinaa ,
    Ajar iyo xasanaad Allah's kugu badaloAmiin

  • @drabdirahmanmdofficialchan6600

    Masha allah ustad aad ayad umahadsn tahay

  • @MohamedAli-je1yy
    @MohamedAli-je1yy Рік тому

    Mashallah tabarakalaah jazakalah

  • @dr.abdisamadsalebanaden436.

    Alle ha ku sharfo ustaad.

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Рік тому

    Alfaraj sabru saaca. Very true jazakum Allah khair

  • @shakurismacil
    @shakurismacil Рік тому

    Mahadsanid aqoonyahan maarig

  • @luulhassan68
    @luulhassan68 Рік тому +6

    So nice❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Рік тому +1

    Masha Allah, mahad sanid Macalin
    Wax badan baan kaa faa,idey

  • @aslinur3228
    @aslinur3228 Рік тому +1

    Maashaa allah

  • @OmarMahamuud-df6lc
    @OmarMahamuud-df6lc Рік тому

    Mansha allaaah teacher

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому

    Ilahay ha na siiyo samir iyo dulqaad

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 Рік тому

    Mahadsanid jazakumallaah kheyr

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Maasha allah 😊😊😊 okay thank you soo mach

  • @izmiito1122
    @izmiito1122 Рік тому

    Inzhalah izpadal weynaa rajeynyaaa macalin

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 Рік тому

    Aad baad umahadsan tahay Ustaad.

  • @HamzeIsmail-o7r
    @HamzeIsmail-o7r Рік тому

    masha allah waad maadsantay

  • @caashocali1215
    @caashocali1215 Рік тому

    Masha Allah wadmahadsandahay waxbadan Ayman kaaba fa idayyy

  • @Marianmoha
    @Marianmoha Рік тому

    Mahadsanid Macalin ❤

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 10 місяців тому

    Waa kuqancay fikirkaaga waina dhagaysta marka nolasha kudaalo😂

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому

    Sax like waan kuu saaray thanks big time walal Qaali♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @caamirgroup2491
    @caamirgroup2491 Рік тому

    Shukran ustaaad

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Рік тому +2

    Utaad ilaahay ha ku xifdiyo
    100k insha Allah coming

  • @ahmedwali3938
    @ahmedwali3938 Рік тому

    Mahadsanid ustaadii

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Рік тому

    masha alaah waa qodobo muhiim ah

  • @abdullahiyussufali5576
    @abdullahiyussufali5576 Рік тому

    Thanks alot mwalimu

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 Рік тому

    Mahadsanid aqoonyahan

  • @HawdtechLtd.
    @HawdtechLtd. Рік тому

    Mahadsanid aqoon yahan

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 Рік тому +1

    Masha allha 😊😊😊😊

  • @hanniqueen7714
    @hanniqueen7714 Рік тому

    manshallaah macalllin mhdsannid❤❤❤

  • @SalemanCiise
    @SalemanCiise 10 місяців тому

    Good news😊🎉

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 Рік тому

    Asc wlh sxb waxaasd shegeso waa runtaa taas waad mahad santahay sxb kusoco ❤❤❤❤❤❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 11 місяців тому

    Mahad sanid ,Ustaad Mubarik .

  • @ab7289
    @ab7289 Рік тому

    Talo ad u fican Madha Allah

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 Рік тому

    Shukran ustaad 😊

  • @nastehamohamedibrahim2758
    @nastehamohamedibrahim2758 Рік тому

    Thanks for mach

  • @Engabdiqaadir
    @Engabdiqaadir Рік тому

    M.a ustaad

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    Waa wareey macalin anigu wan qarsada wax kasto igu dhaca waxan is idhaha cadowga haysu jebin 😂😂😂😂

    • @maryan4436
      @maryan4436 9 місяців тому

      WAX KASTE DADKA LOOMA SHEEGO ILAAHEEY U SHEEGO WAAD GUDBI ADIGA IYO ILAAHEEY BAA ISLA OG

  • @CabdigalladAbsullhi
    @CabdigalladAbsullhi 8 місяців тому

    Msh allalha❤

  • @saidhassan7545
    @saidhassan7545 Рік тому +1

    Mashallah

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 Рік тому

    Mahad sanid ustaad

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 Рік тому

    shukran ustadii❤❤

  • @mamomamao4080
    @mamomamao4080 Рік тому

    Jazaakalaahu geyrs

  • @hamzacarab6423
    @hamzacarab6423 Рік тому

    alle haku sharfo uztaad

  • @sarageedi800
    @sarageedi800 Рік тому

  • @AxmadwaliXabiib
    @AxmadwaliXabiib 6 місяців тому

    M,a😊

  • @abdullahiabdikani1715
    @abdullahiabdikani1715 Рік тому +1

    Akhris ka kasoo hadal Ustaad imtixaanka ayaa soo dhow

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Рік тому

    War wanaag nooga sheekee dhibaato u adkaysta hanala soo hor joogsane qof yohow

  • @NasirAli-vn3xw
    @NasirAli-vn3xw Рік тому

    Machallah

  • @hasnaahmed1
    @hasnaahmed1 Рік тому

    Manshallah❤

  • @iltirehguessaleh3657
    @iltirehguessaleh3657 Рік тому

    Alhmdulilaah 🥰💞 wlhi

  • @Meraay_Media
    @Meraay_Media Рік тому

    M.a ustaad cashar qiimo badan

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Рік тому

    Ustaad side u hormariya Chanell youtube ?

  • @raaxoraaxo3891
    @raaxoraaxo3891 Рік тому

    Mhdsnid ust

  • @abdullaahimohamed2455
    @abdullaahimohamed2455 Рік тому

    Lecture Reading ka kasoo hadal adoo Raaliya

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 Рік тому

    Siwacan samirku waa. Fahanka noloshaba

  • @maxaedibraahimmaxamedibr-ob5bn

    ❤❤❤❤

  • @benin9773
    @benin9773 Рік тому

    Waa mar aad jeceshaahay inaad dadka raali gelisid si an lagu edayn ……Dad unool ayaa tahay markaa …..wan ubadan nahay hadan somali nahay

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 Рік тому +2

    😂😂 nin baan kala tagnay ,dhaqaale xumo ,dawlad baa wax qaban waydey, shaqaan waayey iyo waa lay caayey I see very easy but its another
    Somthings else difficult problem ((tawxid)) no another

  • @CadnaanAbdilahi-nw7vs
    @CadnaanAbdilahi-nw7vs Рік тому

    Sideen ku helix karnaa shaqo macalin

  • @muktarabdille1984
    @muktarabdille1984 Рік тому

    Cawo unban ogaday Wixii laigu dhihi jiray dadka gagaban waa idin ka caqli badanyihin kkkk social media waxan oo kale Ayaa looga bahan yahay lkn balayo unbaa ishayta

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 Місяць тому

    Kkkkk

  • @mustafemuxiyadin5859
    @mustafemuxiyadin5859 Рік тому

    0😅

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Рік тому

    War ninkaan iqyaarka ah xaguu jogaa man idiku jiraa qof garaneeysa phone number kiisa please

  • @apdiqaniobamaabdiqaniobama8534

    Daawo waxtar caafimad uleh jirka bini'aadam ka kana ciribtireysa cudurada
    Dhamaan waxaan Daawo u haynaa xanuunada kala ah:
    1️⃣: Gaaska 11: cayilka
    2️⃣: Sonkorta 12: naqaska
    3️⃣: Dhiigkarka 13: kalastaroolka
    4️⃣: Elerjiga 14:Burooyinka
    5️⃣: Baabasiirka 15: caado wareerka
    6️⃣: infagshanka 16: xasaasiyada
    7️⃣: Sanboorka 17: Dhalmo la'aanta
    8️⃣: Kilya xanuunka 18: Dhabar xanuunka
    9️⃣: Kansarka 19: Biyo baxa dag daga
    🔟: Finanka wajiga 20: Beer xanuunka
    Caafimadka allaa bixiyee dadaalkana waa lama huraan. Wixii Fahfaahin ah kala xiriir whatsAppka🪀 📳0637503403

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 Рік тому +5

    Mahadsanid ustaad mubaarik aar🙏🤗

  • @calimaxamed8475
    @calimaxamed8475 Рік тому

    Maashaa allaah

  • @Engabdiqaadir
    @Engabdiqaadir Рік тому

    M.a ustaad