“Waa nasiib darro weyn in dadka reer Galmudug uu hoggaamiyo Qoor-Qoor” Muna Diirshe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • “Waa nasiib darro weyn in dadka reer Galmudug uu hoggaamiyo Qoor-Qoor, balse waxaan lee nahay waan in aan Badalnaa isaga iyo kooxdiisa” Muna Diirshe.

КОМЕНТАРІ • 20

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 Місяць тому

    Habar xildoon ah

  • @ts7152
    @ts7152 2 роки тому +2

    Qoorqoor in la badalo waa fikrad sax ah ha la badalo oo si degdeg ah ha loo badalo dadka gobolka waa isku diray Al shabaab na deegaanka iyo dawladaba waa ka soo buuxiyay ilaahay mid ka khayr badan ha noogu badalo

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 Місяць тому

    Naagtaan qoor qoor oo kale intuu jogaaa
    Eedo

  • @MHaashi
    @MHaashi 2 роки тому

    Waa Gabar karti badan xaqiiqdii!

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 роки тому

    Shalay Fudeydkaaad ku Keentay Qorqor ayaa maanta Kaamuuqada waxan u Jeedaa Taladadu in Ey Tahay Eber%%✌🏻oo

  • @monahassan809
    @monahassan809 2 роки тому +1

    MashaAllaaah qof damiir leh 👍👍

  • @khaliifhusseinmohamud9776
    @khaliifhusseinmohamud9776 2 роки тому

    Thanks you aware know main road Districts has not any owners

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 6 днів тому

    35 sano.... BEELO WALAALO ah.... ODEYAASHII.... INDHEER GARATADII..... AQOOYAHANNADII .... WAAN WAAN.... DIB U HESHIISIIN.... WADA HADAL ..... TIGNIGADA BEESHA HEBEL ..... GEEL LA QASHO.... HUB LA ISU URUURSADO..... NAGTA LA IS KA GELIYO..... HESHIIS LA DHEX DHIGO..... GOOFTAAN UNUKAA ISKA LEH..... DAD ISKU AF AH...ISKU DIIN AH.... ISKU DHAQAN AH.....SIDAASNA DOWLAD LAGU AHAADO..... IYO YAAAHU" haddana YAAHU'..... haddana YAAHU '.
    Ummad xishooneeysa meesha oo laga waayay ,,,, 35 sano way dhamaatey halgu sii socdahee .

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 Місяць тому

    Qoorqoor galmudug kamana horeeyn haddaanladooran kamadameyneyso

  • @AbdiNur-ly4vh
    @AbdiNur-ly4vh Місяць тому

    Galmudug.ma.cadaad.oo.kaliyaa

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 Місяць тому

    Telefoonkuu kaa qaban waayey

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 2 роки тому

    Shalay anaga keenay mantana anaga a dumeyna wax an aheen heysaa meshaas aman xumo an aheen khawarijta ka aheen kama jirto marka dowlada cusub waxaa laga rabaa in aysan ku mashquulin dadkii siyaasad ahaan kaso horjeedka ilaa hada waxaan La maqlaa lafta gareen iyo qor qor hala badalo Lakiin puntland juba wax ka hadlaa ma, arko sidaas dal laguma wado

  • @W00theguy
    @W00theguy 2 роки тому

    Naag waalan baa tahay

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 роки тому

    BARASHADA CASHARO CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN...

  • @hassanali4821
    @hassanali4821 2 роки тому

    Waxaa. Naga. Qaldan. Qur aan saar ayay. Ubahan yihiin

  • @dooyowgym1888
    @dooyowgym1888 2 роки тому

    Qor qor iyo laftagareen Hala badalo

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz Місяць тому

    please stay away from here

  • @yusufbarre2888
    @yusufbarre2888 2 роки тому

    Kuwaan tala xumada ragooda horaa
    Loo ogaa , dumarkoodiina ma saanaa , kuwaan waxay u eg-yihiin
    Duul ama qabiil cagta saaray wadadii ay KU halaag-sami lahaayeen ,
    Maxaa yeelay nin doorkooda ayagaa dila markasta .

    • @monahassan809
      @monahassan809 2 роки тому

      Hada adigu si wanaagsan miyaa u hadashay? Ragooda iyo dumar kooda furaha somaliya inee yihiin wexee donaan soconayso wexey diidaana soconayn.