SHACABKA OO MUQDISHO "DADKA DIIDAN IN ITOOBIYA AY KA BAXDO DALKA WAA CADOW SOOMAALIYEED".

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 чер 2024
  • SHACABKA OO MUQDISHO "DADKA DIIDAN IN ITOOBIYA AY KA BAXDO DALKA WAA CADOW SOOMAALIYEED".

КОМЕНТАРІ • 42

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +3

    Sax, waa cadaw, waana caada qaatte yaal, dan gaar ah ayay wattaan. Allaha naga qabto

  • @rocky4066
    @rocky4066 Місяць тому +1

    WAA IN TALLAABO LAGA QAADAA KUWA DIIDAN EE GUMEEYSI RAACA AH IN ITHIOPIA KA BAXAAN DALKA

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz Місяць тому +3

    iskasara cidanki ithobiya

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Місяць тому +1

    Xabashi wa cadow guun ah markii injireydu aado gondhar iyo bahardaar xagey aadidoonaan
    Kuwa afkooda kuhadlaaya

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Місяць тому +3

    Ethiopia ninka diida hala is la saaro sida c/lahi yusufki kenay Muqdisho laga saray tuug waye ninka Ethiopia uhiiliya

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Місяць тому +1

      Tuugo waxaa ah kuwa dalka Ka dagi waayey oo Hantidi guud iyo tii gaarka loo laha haysto

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Місяць тому

    Guul iyo gobanimo Somalia hanolato

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Місяць тому

    Somaali dad isaga cadawsan ilaahay uunkan kuma abuurin, xasan sheekh iyo kooxdiisuna waa cadawga somaliyeed! Tabaana keenaysa in maamul gobaleedadu. Kaga kalsonaadaan ciidanka Ethiobiya,!!

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 Місяць тому

    Walaal waa laba nin oo danahooda dabadhilifnimo ka hadlay ee maaha maamulo

  • @leetali3714
    @leetali3714 Місяць тому

    Guul Somalia 🇸🇴 insha Allah

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Місяць тому

    Masaakiin bilaa caqli.

  • @fe8445
    @fe8445 Місяць тому +1

    Ninka Ethiopia bixi mayso soo qoray waa in sawiradiisa la soo dhigo baraha bulshada si aan isaga ilaalino isaga & wixii la mid ah.

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Місяць тому

      Kan dhaho qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah iyo musavani Uganda ee USC shirkada la ah kan dhaho ma baxayaan ayagana sawirkooda ma lasoo dhigaayo miyaa?

    • @fe8445
      @fe8445 Місяць тому

      @@AbddiUhu Ciidanka ajnebiga dham waa baxayaan. Soomaaliya Soomaali baa leh.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому

    XORNIMADEENU BARYO MAAHAN

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому +1

    GUUL DOWLADEENA WAANA SAAREENA SIDAAN MUQDISHO UGA SAARNEY INTA RAACSANA WAANU RAACINEENAA

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Місяць тому

    MEESHU MA INDIA BAA BAJAAJ BADANAA

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Місяць тому

    Etiopien waxay heshay dadki awoowa yashood gumasiga u shaqayn jireen

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому +1

    AXMED MADOOBE LAFTA GAREEN IYO DENI WAABA LA OGAA IN AY SHAQAALE ITOOBIYA AHAAYEEN LAAKIIN WEY IS QANINAYEEN ALLE AYAABA KASHIFEY DOWLADEENANA WEY KU MAHADSAN TAHAY WAANAN TAAGEERSANAHAY HIIL IYO HOOBA IYO XOOG IYO XOOLO WAXAAN HEYNO

  • @cabdacasiisyaasiin4609
    @cabdacasiisyaasiin4609 Місяць тому

    Nin weyn shoobaro ex taageere jen ceydiid

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Місяць тому

    dadka leh Etiopien mabaxayso wa dadki awoowa yashood gumasiga u shaqayn jireen

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Місяць тому

    Maskiin maxaad awood leedahey geesi maxaya

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Місяць тому

    Xassan daciif nimadiisay muujinaysa inay governorro dhahaan Amxaaro ma baxayso? I’m sorry this means there’s no government 🇸🇴😭

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Місяць тому

    away turkigi la yiri difaca bada

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Місяць тому

    ITOBIYA LAMA DAGLSANO..JABUUTI SOMLILAN.ISMAMUL.ITOBIYA.ENFDHII.EE.MUQDISHOOW KALIGEED AYEEY DAGAAL XOGAN KULA JIRTAA.SIDAAS OGAADA REER MUQDSHOOW

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Umad dhan oo qiyaali kunool
    Bal ninkaa wen iyo aqligiisa firi dowlad diinaar dadka aqligoda kuciyarey so oo been usheegtey war Ethiopian hadey tag to oo subaxa kuxiga madaxda dowladda ay diyaarada racan OO dalka na khawarij ta la waregan maxad dhaheysaa wayo Wala ogyahey iney san dowlad da waxbo diyaarin. Aa oo majiro hub dalka lagu difacee nidaam mamul OO cadalad ah na majiro aa aqligiina Masha qeyo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому

    Kenya ayaa oga horeysay Bada Soomaaliya Waxay galisay Malasyiin dacwad malaayiin dolar ku baxday
    Kenya ilaa hadana
    May aqbalin go,aanki Maxkamada
    Maxaa ku gaar yeelay Ethiopia kaliya oo Kenya ka reebay?
    Mise Xassan ayaa raali ka ah Kenya

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому

    Xamar unukaa leh
    Ku ekaada

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 Місяць тому

    Dad bila caqli Ethiopia la anteda miya hashiinaysaan sheeko

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Місяць тому

    ITOBYANA HANA DHAFAAN..SOMLILANA..EEBE HANGA BADBAFIYO..KUWA.YIRI..ITOBIYA MA BAXERYSO WAA QASHIN

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Місяць тому

    FAQASH SOMALIA 33 SANADOOD AYAY HOOGAYEEN MASAAKIIN
    ISKU BAABA'A

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Місяць тому

      Cuqdad u dhimo ilmo Abaarsiyo foolxumo iyo fadaraa laguugu soo korshay. Itoobiya ku kufsatay

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Місяць тому +2

    Beeraha dadka in aad xoog ku qadaan baad rabtaa😭 Guryihii Moqdisho ee aad boobten soo celiya. Hada cidna idin amini mayso ma jirto.

  • @ismaciilseydcusmaan5366
    @ismaciilseydcusmaan5366 Місяць тому

    Oday ha loo qaban waa kuwa wadanka qarabi hadana raba inay qarabinto maxaa yeelaay siyaasade ma ahan mid wax laga fahmin karo waa kuwii siyaade barre buriyey hadana hashii la miyaa la dhageystan karaaa

  • @fe8445
    @fe8445 Місяць тому

    Daalim cadaw ah weeye ninka raba inuu Xabashi dalkeena sii joogto. Isku si haloola dagaalo.

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Місяць тому +1

    QABYAALADA IYO DUULAANADA QORSHAYSAN EE XASAN KARKARINAYO IYO XABASHIDU WAY ISKU XIRAN YIHIIN. HADUU XASAN DAACAD AHAAN LAHAA ARINTU SAAS UMA SOCOTEEN XASAN ISAGAA WADAN KA XABASHI GACANTA U GALINAYA MARKUU SHICIB KII QABYAALADEEYEY.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Місяць тому

    Maamulka caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 kii maamulka moqdisho ee shirkada ku noqdaan 1991 kii Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ay shirkada ku yihiin ayagana goormay Uganda iyo musavani sarayaan....