Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 75

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 тра 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 75
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 140

  • @user-ix6dc1gn4z
    @user-ix6dc1gn4z 23 дні тому +21

    Umulkheyr run run bey uxanaqday 😂😂😂😂😂😂

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 18 днів тому +1

    Masha Allah Riwayad wala bilash

  • @user-fd7nh5wq2c
    @user-fd7nh5wq2c 23 дні тому +6

    Kusali nabiga muxamad s c w

  • @user-sq9yh6qs3r
    @user-sq9yh6qs3r 22 дні тому +2

    Waxan ka ruwad ah walhi M.ashaallaaaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 20 днів тому +4

    Gabadh daaya wiilkay rabto ha keensato❤😂❤❤😂❤.

  • @Axmed23-sy1jd
    @Axmed23-sy1jd 23 дні тому +12

    Qaar baa dhahaaya, filimka sidaa iyo sidaa maad yeeshiin. Habar fadhida lagdin lafudud, bal kaalay adigu nasoo horistaag oo laba erey oo xataa, sheeko ah isku hagaaji. Bahda Qasaal tv hala taageero. Waa dhiigeeni oo filim afkeena inoogu jilaayee.

  • @JuweyriyoJuujuu-hc3km
    @JuweyriyoJuujuu-hc3km 23 дні тому +22

    Caawa xiiso ledahy like saara

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 23 дні тому +2

    Yes mama iglan hadad umul kheyr ad dhibi jirtay waxa timid gabadh ku garacda wa nabsigi ad ka gashay umul kheyr

  • @HamdiAhmed-xf9ty
    @HamdiAhmed-xf9ty 23 дні тому +6

    Aniga tan uurka leh baan nacay ani ciil😅😅 gabadha xayniish qabo ayaan la jiraaa😅

  • @Maanka2024
    @Maanka2024 17 днів тому +1

    Naagtan umukheyr la leeyahay iyo hooyadeed ani uma bogin say udhaqmmayaan

  • @SmilingBlockGame-id5pe
    @SmilingBlockGame-id5pe 23 дні тому +6

    Prt 76 plz no so gali umalkheyrYyy plz wll❤😢

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 23 дні тому +3

    Oo way ku qaarici jirtay aabo 😂😂😂 qasaal Tv Thank very much. Masha allah. Caawa si fiican ❤

  • @saadakhsabrie1450
    @saadakhsabrie1450 23 дні тому +6

    Legend cusub oo xiriir bilow ah yaaba kusoo biiray hadda oo ay gabagabo thy😂

  • @SumayoMohamedZuuzuu-po7wh
    @SumayoMohamedZuuzuu-po7wh 10 днів тому +1

    Alla fililmku mcn ❤❤❤

  • @mohamedyousef-yw5ql
    @mohamedyousef-yw5ql 23 дні тому +6

    Anaa ugu horeeyey

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 23 дні тому +7

    Third person 😂

  • @user-mj7mo5zh8d
    @user-mj7mo5zh8d 23 дні тому +6

    Alla cabdi shukriyoow 😂😂😂

  • @xaliimoaaden1458
    @xaliimoaaden1458 22 дні тому +1

    Ader xeynosh gabadha jacelgeda udaa adba bil kasta islaan baa wadataaye

  • @YasmiinAhmedirre-bd2hi
    @YasmiinAhmedirre-bd2hi 22 дні тому +1

    War umul kheer waa firiid😅

  • @YasmiinAhmedirre-bd2hi
    @YasmiinAhmedirre-bd2hi 22 дні тому +1

    Duqaaa basada yaa kasoo xiiray😂😂😂😂😂

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 23 дні тому +4

    Gabadhaadu intay intaa le’ekanaysay xageed joogtay ilmahan umalkhayr ayaa xaq ku leh naagtu markay dhashy ayay tuurtay

  • @SicidAhmed-ho6nd
    @SicidAhmed-ho6nd 23 дні тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel 23 дні тому +5

    SUBSCRIPTION TO LIKE HEYGA WAA I MUHIIM WLLKEY IYO WLSHE❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdirixmaanAbshirwarsame
    @CabdirixmaanAbshirwarsame 23 дні тому +1

    Xaawo isn't easy 😕 😔

  • @AarkaCade-yv4is
    @AarkaCade-yv4is 23 дні тому

    Cabdi shukri woo iabadalay

  • @NaimaTarabi
    @NaimaTarabi 23 дні тому +2

    Anaa uhoreeyo 😂👆👆

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 23 дні тому +2

    Barwaaqo iyo Fanaxley. way isku kaceen. A.Shukri. naag laan ayaa ku dhacday Ninka Gabadha yar doonaya waa kii Xaynoosh xaskiisii hore ka dulmi jiray waaye

  • @Waraabxoojiye
    @Waraabxoojiye 23 дні тому

    Umul kheyr caadi mahan

  • @officialmohazzo9288
    @officialmohazzo9288 23 дні тому +1

    Team umul kheer ismuujiya

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 23 дні тому

    War Cawaa waaa xarabo filmka dhan 😂😂❤❤❤

  • @KarimaAbdi-hm9zk
    @KarimaAbdi-hm9zk 22 дні тому

    ❤❤❤❤

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 22 дні тому

    izlaanti fadumo mcn bay noqotay ba maanshalaah

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 23 дні тому +2

    Hhhhhhh filmkani waygu socda team qasaal nolada inbdn

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 23 дні тому

    Umukhayr waan kuhesta jilinkeed 🫶

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 23 дні тому +2

    Ader xaynoosh gabar iyo wilba waa wada baa bah xamze ayaa umu kheyr dhibi jiray hada nah gawadhii wataa istaqfurulaah 😂cabdi shugriyoow san kuguma aqan bowe gadal baad ka xumatay😂umu kheyr is daji bayo waxu waa film ee maserka yarey😂gawadha ader xaynoosh wilka ay jeceshahay waa kii umu kheyr iyo ader xaynoosh isku diri jiray😂😂

  • @sheekom7932
    @sheekom7932 23 дні тому +1

    Riwayadu xalqad kastaa madagaalbaa

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 22 дні тому +1

    Umul khayr gar iyo gardaraba waan wata waxa la dhahy dhariga karkarka maxa ka kenay ayada afk kula hadal cabdi shugriyow sofohdana war kle uu sheeg 😂😂

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 22 дні тому

    umul khayr iyo sacdiyo igu salama

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 23 дні тому +1

    😂😂😂😂😂xaqii Umalkayr aya so baxay 😂😂😂

  • @ubaxibrahim6630
    @ubaxibrahim6630 23 дні тому

    haben kasta nosoo galiyaa plz❤

  • @user-pu8wc2ho5m
    @user-pu8wc2ho5m 22 дні тому

    Walalayal no so dhaqsada

  • @mayzaabdirahman1113
    @mayzaabdirahman1113 22 дні тому

    Umul khyr jecliya hadalkeeda ioh say u xanaaqdo 😂😊

  • @sahrodheerey6796
    @sahrodheerey6796 18 днів тому

    Umul qeer toos bey u xanaaqday😂😅

  • @user-lt1uf5yn6j
    @user-lt1uf5yn6j 22 дні тому

    1 ilaa 75 hal habeen iyo malintiisi fiirsadey marku dhamaado isoo sheega inta kalena hal maalin wada fiirsane

  • @hodankhalif-vl5py
    @hodankhalif-vl5py 23 дні тому

    Umul khayr wn ku haysta
    Naaag nool😂😂

  • @abwaanabdirahmantimajilic950
    @abwaanabdirahmantimajilic950 23 дні тому

    Tan ayaaba ugu Shidan intaan duubeyseen cajiib

  • @user-fd7nh5wq2c
    @user-fd7nh5wq2c 23 дні тому +1

  • @saudaismail4660
    @saudaismail4660 23 дні тому +2

    Asl

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 23 дні тому

    Cabdishukri waa kasoo daray umulkheyr weey guuleysanee

  • @user-dz1oe4ph2f
    @user-dz1oe4ph2f 23 дні тому

    Umalkhayr cadi maja😂😂😂😂

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 23 дні тому

    Cawa buu ugu qosol badna filmka😂😂😂

  • @user-kr5xg4ro6e
    @user-kr5xg4ro6e 23 дні тому

    Waar cawa filmka Waa xasasi 😂😂😂😂😊

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 23 дні тому +1

    Kii odayga xanoosh umal ku dirijirey hogaa hhhhh ani tan uurka leh ban ku haystaa

  • @sayidcabdi-pb8vc
    @sayidcabdi-pb8vc 23 дні тому +2

    Bisinka gabdha filimki Bay run ka dhigty bal is daji qaylda yare waxa run ma ahane kkkkkkkkkk wq umulkhyr sidagan waxa u jil 😂😂😂😂😂

  • @kawsarcllahi9350
    @kawsarcllahi9350 22 дні тому

    Umalkhayroo cadhysan mooyane iyadoo qoslaysaba filimka kumaan arag

  • @user-pp2gx2fb5t
    @user-pp2gx2fb5t 23 дні тому

    Cawa anigaa uhoreeyey😂😂😂😂

  • @SubeerMaxamed-fo7wg
    @SubeerMaxamed-fo7wg 23 дні тому

    Umul qeyr way xanaag day 💔💔😂🤓🥺😎😅

  • @AbdirahmanArreh
    @AbdirahmanArreh 22 дні тому

    Sharafi dhimatay

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 22 дні тому

    Ader wiilka yar 2 ku dhufo kkkk igirle caadi ma ahan

  • @SuleqasheikhAhmed-pn2uf
    @SuleqasheikhAhmed-pn2uf 22 дні тому +1

    Xeynush gabdo o dalay e midu qabo aadbey iskugu igyihin ma aytha dashy talow

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 23 дні тому +1

    Cabdi shugrigu been badana hooyadeed isaga kuyidhi hooyada kuri ukire iyadu dherigeyba ukarineysey umal khye hooyadeed waqof fiican hoyada sheydamada nafsiba kudhacay

  • @SalebaanCaydiid
    @SalebaanCaydiid 23 дні тому

    Waaw filin shidan

  • @StayleAhmed-ql8wj
    @StayleAhmed-ql8wj 23 дні тому +2

    Wuu kibray ninkii cabdi lagu sheegayay

  • @salatdakane535
    @salatdakane535 21 день тому

    Ismog aqalki bey asleysa

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 23 дні тому

    Habartii walneed gabdhah cuni jirtay xaqii baa isku diray😂😂😂

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 23 дні тому

    Cabdishukri dibu kaxumadey

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 23 дні тому +1

    Sodohdii cawa tii ay so dhawey satay baa cashar u dhigtay😂waxan maqli jiray labo is jacel wax iskugu dar ayagaa is nici donee😂

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 23 дні тому

    Caawa xalad weye film ku daagaal ka mcnyey😂😂

  • @ZakiyoXaajihuzeen
    @ZakiyoXaajihuzeen 23 дні тому +24

    First person 😊

  • @sahrosahal1910
    @sahrosahal1910 22 дні тому

    War islaantii xumayd maanta waa lagaracay baga🤣taas kudul fariiso🙄

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 23 дні тому +1

    Umalkayr ninka iska fur xaynoosh ayaa kuu dhaamay

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 22 дні тому

    Flimkii waa lasyku baba ayy. 😂😂😂😂

  • @filzanMohamed-ou2ut
    @filzanMohamed-ou2ut 23 дні тому

    Walhi .ca wa xaramada ba dhacay 😂😂😂😂😂

  • @AhmedAbdi-vu7vl
    @AhmedAbdi-vu7vl 23 дні тому

    War dee gabadha sidhab ah bu ukalatutay madhabu moday walahi way sigatay😂😂😂

  • @shuwareamira5944
    @shuwareamira5944 23 дні тому

    Wleey caaawo waa xiiso miiran la kalaya 76😅

  • @CaishoMacalin-zd1oc
    @CaishoMacalin-zd1oc 23 дні тому

    Cawa qosolka ika baxay lee 😂😂😂

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 23 дні тому

    Cabdishugri asaga gabadha indhaha ka gali jiray oo ku qaylin jiray lkn hada gabadha war baadsn oo daran heshay

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 23 дні тому

    Abdi Shukri aabahaa Umul khayr hooyadeed isku dar oo mama Fadumo iska aamusi mardanbe xaaskaga kugu diri mayso because aabahaa waa ragii hire oo sharafta lahaa intaas waa kaftan

  • @HusseinMahamoud
    @HusseinMahamoud 23 дні тому

    NABSI WAA KAAS HOOYO GABADHII KUU WANAAGSANEED ADIGA GURIGA KA SAARAYE KA XAAXAABI WAXAAD KA HESHO, NAAG ILMIHII AY DHASHA TUURTAY MIYAA KUU TOREYSO ADIGA.

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 22 дні тому

    Cabdi shukri hooyadii waxaa haysta nabsigay kagashay umulkhayr wataa tii ay guriga xin xinka ukeensatay maanta laga hahayo hhh kaguro alaylehe futo xun😂😂

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 23 дні тому

    Ar Cabdishugri wa xarabo kulaha abo hoyo way ku garaaci jirtay 😂😂😂

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 23 дні тому

    Hhhhhhhhh c shukri waa xaraabo caadiya

  • @user-yd8ej6by2o
    @user-yd8ej6by2o 23 дні тому

    Horta umul kheyr waxan ma runbaa ama waa jaliin

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 23 дні тому +1

    Xamze kii geerarka tirin jiray intuu kababaxay 😂😂

  • @BishaaroCabdisalaad
    @BishaaroCabdisalaad 23 дні тому

    ❤❤❤

  • @degan4
    @degan4 23 дні тому

    Sacdiyo ku aaway

  • @user-xx9pq4iy2v
    @user-xx9pq4iy2v 23 дні тому

    Wagar wagar Hawshii kululaatay

  • @user-kt4zd4dx1s
    @user-kt4zd4dx1s 23 дні тому

    Caawa riwaayada waaba xaraabe😂

  • @NuurRobleh
    @NuurRobleh 23 дні тому +2

    gabdhah haday kolba qoloql bartan laba karo ee warqdeda ha qadadto

    • @ednaaden7248
      @ednaaden7248 22 дні тому

      Sida filimka lagu jilayo hadi wax lo qiimeeyo umul khayr uma qalanto abdishukri wayo wu jilicsanyahay wuna qoys xunyahay habar qumayo ahna way dhashay o way daba socota umul khayr waxay matalaysa naag adag caqli badan dulqaad badan qurux badan kaliya an wàxba dhalin marka ninkaas uma qalanto

  • @user-kt4zd4dx1s
    @user-kt4zd4dx1s 23 дні тому

    Caawa riwaayadu waa xaraabo😂

  • @dhoolshirwac8103
    @dhoolshirwac8103 23 дні тому +1

    Umalkhayrey iskaga tàg kan Ana ku ilshanyo walalkay kugu darye

  • @user-mu6bp8md1f
    @user-mu6bp8md1f 22 дні тому

    😅😅😅😂😂😂

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 23 дні тому +1

    Kululaatey

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 23 дні тому

    Waxa layiri dibi habar xun horey ma noqdo Cabdi shukri khayaamadii hooyadii ayuu bilaabay

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 23 дні тому

    Hhhhhhhhh islaanta xaynoosh waa laandheere caadiya

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN 23 дні тому +1

    Ala xamaasad wyh wlhi

  • @user-qw3iw5zl6u
    @user-qw3iw5zl6u 23 дні тому +1

    Hhhhhh

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 23 дні тому

    Ilmaad ka xuntahay ma qabato gabar caruur la aan horey loogu caajiray

  • @caashomaxamed3429
    @caashomaxamed3429 23 дні тому

    😊

  • @asmaismaaciil8178
    @asmaismaaciil8178 23 дні тому

    Isku dubaaaran ala dhintay 😂