Kibir & Edeb daro Meeshey ka gaareen intey shirqooleen ayey ku goobteen Nin Facooda ah! war halaso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Kibir & Edeb daro Meeshey ka gaareen intey shirqooleen ayey ku goobteen Nin Facooda ah! war halasoo qabto kuwaas
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 130

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  13 днів тому +15

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 13 днів тому +10

    Somaalaay dhoohaneey iyada isudhiiramey dhagar iyo hagardaamo badaney geesigeeda u dhiiraneey dhugta iyo calqiga muxu alle idinkaqaaday nin raga inta lagugoobto misane leh ilma adeerayaalow igadaaya lasiijirdilaayo raganimadu ma sidaasbeynoqotay Yaa Allah

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 13 днів тому +8

    Dhalinyarada hadda joogta caqligii baakaguuraay allaha soo hanuuniyo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 12 днів тому +1

    Wadan ay qaxooti ku yihiin ayey isasiiyeen oo ay jawaasuusnimo kula nool yihiin waa qoom shaqadooda ay tahay jawaasuusnimo subxaanallah

  • @MsFatimaMahmoud
    @MsFatimaMahmoud 13 днів тому +1

    Qalbiga Allow ha naga madoobayn Naxariis caqli &eemaankii ayaa ka maqan Alle ummad ma bedelo ilaa ay Alle u nodaan ilaa ay iyagu is bedelaan
    Allow khayrka na wafaji.

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 9 днів тому

    Illah ha u yasiro umada somalida ha bad badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 13 днів тому +3

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 13 днів тому +1

    Subxaanallah
    Nonol ma kaga tageey Wiilka
    Mise way saheydeen Naftiisa
    Allah idin qabey Cuqubey shaqeysteen
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @aaymen353
    @aaymen353 13 днів тому +2

    Kenya anagaa leh yaakuu yaqaana Somali waa Somali waryaa Waa waryaa waa wiil somaliyeed aaway dad nimadii iyo sharaftii Somaliyeey doqonimo xitaaa waa dhaaftay tan😢

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 13 днів тому +3

    Dhalinyaradan caqli guur ayaa ku dhacay.Qabiilka waa owrkacsi waain la soo qabto
    Waliba Salaad buu leeyahay soo tuko.Wajees jees.

  • @itzManha125
    @itzManha125 13 днів тому +5

    Jahileen qabiil dileye waye dadkeena soomali badankood allah xaq ha tuso kuwa xun ee umada dhibaye

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 13 днів тому +6

    Wxan maqlijiray uun ""haween nin ay lagdaan kamakacaan ""😅😢

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 13 днів тому +4

    So sad 💯😭😭😭😭😭

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 13 днів тому +3

    Kuwani waxay ka xun yihiin wax kasto wiil leh ilma adeereyaal ayey dilayaan ayagoo badan ilaah ifiin ma naxariiso

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 13 днів тому +3

    HADAAD ARAGTO NIMAN HAL NIN ISKUGUTAGAAYO WAA FULAYIIN AAN HAL NIN KU AADIN UF ILEYN WAXEY ITOOBIYANKU U GUMEYSZNAAYEEN WAA XOOLO NIMADAAS

  • @abdullahiabdi9758
    @abdullahiabdi9758 13 днів тому +3

    Subxana Allah maxaa kudhacaayo dhalin yaradeena somaliyeed illahoow qalubtooda hagaaji

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 12 днів тому

    Waa wadan ay dowladi ka jirto op ay qaxooti kaga buuxaan xerooriyinka dhadhaab oo cano booro loogu qeybiyo walaahi waxay marayaan ninkii ilmaha islii ku dhex toogan jiray si sharci daro neyrobi isli away maanta daaqaduu ka baxay xsbsi buu ku aruuray kuwana sidaa baa u dambeyn insha allah

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 13 днів тому +1

    Cadowgooda wey isku dhiiban lkn dadkooda ayay u daran yihiin, Subxaanallaah, wadenkeenii baan dulmi qabiil ku soo gubney hadana meel walba baan fidnadii qabiilka ku daba joognaa

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 12 днів тому +1

    Xasbiya llaah wanicmal wakiil laaxoowla walaa quwata illaah billah wlh waa yaab kuwaas soomali hadeeysan cuqubo idinku dhacday oo auaga meel loosoo jiro miyeey ogyihiin illaah ninkaas xaqiisa ha usoo qado

  • @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb
    @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb 13 днів тому +2

    Mayelan nin Kenyan ❤❤❤😮😅😅😢🎉hdaykhataryihin 😊😊

  • @AJama-d9d
    @AJama-d9d 13 днів тому +2

    WAXAAY. ISTICMAALAAN. DAROOGO. NOLOSHAYKA DHACEEN. DHILINYARO. LAGUMA
    SHEEGI KARO. WAA. AXMAQIIN

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 13 днів тому +4

    Waa wax laga xumaado walaahi nama matalaan waayo anaaga ayaa asal rer NFD waliigeena na maananan sheeganin rairobi kenya

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 13 днів тому +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون حسبي الله ونعم الوكيل

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 13 днів тому +1

    Laaxowlow walaa quwati ilahow ku waan dadka ka qabo

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 13 днів тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 13 днів тому +2

    Shiikh Dahir Calasow iyo Nin la baxay Hussein Og A fidono da ka dambeyay Qabiil dadka isku dira

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 13 днів тому +1

    Maaryaantaa ha la soo qabto oo si xun ha loo ciqaabo

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 13 днів тому +2

    Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah Waa 🇰🇪 omg ax ax Dhalin yarada daahir calasow ayaa isku dira dhalin yarada ceeb but kuwan war uma hayo in qabiil qabiil laysku ugaar sado 💔💔💔💔💔💔⁉️⁉️⁉️❌❌❌📌 we are all one sheekhunaa 🇸🇴🩸☝️✌️✌️ hada waxani waa fidmo Xasbunallah waa in madaxda kenya 🇰🇪 ay wax kaqabato arinkan hadii kale dhaqaalu hoos ayuu u dhici qabiil waxba uma tarayo 😭😭😭😭😭😭😭😭💔😭😭⁉️✌️✌️🇫🇲🇫🇲

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 13 днів тому +2

    Waa sujuu waxa hadaalaya

  • @hodanegal3022
    @hodanegal3022 13 днів тому +1

    Inta aan ku mashquuney qabiil iyo qurun ku mashquula sida aad noloshaada wax uga badali laheedeen dadka maxkasx ayaa u kororta

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 12 днів тому +2

    Ma la weydiiyey sababta ku kaliftay in aay sidaa u galaan yarkani

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 13 днів тому

    Xasbunallahu wanicmal wakiil

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 13 днів тому +3

    🤔🤔🤔🤔 Allah waxankabaryaynaa inuu sooqabto

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 13 днів тому +2

    Asc dulmi diid mar mar wey fiican tahay in qofka la xanuunjiyo imisa loo digay imisaase loo sheegay ku cimri qaado ayaa la yiri WAA KA XUMAHAY SXB

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 13 днів тому

      Waa is ceebeyseen 50 nin baa har nin isugu tagteen duli baatihiin

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 13 днів тому +1

      OO OGAADEENOW MAWAXAAD KU FAANEYSAAN IN HAL NIN AAD USUGU TAGTAAN SIDII DUMARKAZD U DAGAALANTAAN MIYAA😮

    • @Nopenope12689
      @Nopenope12689 13 днів тому

      Maxaad Ledahay hada? Aniga hada waxaan diyaar aan uahay Sayidka in waxkasheego address Kaygaan so share eekalaya Nacala kutaal kuli qaclihumayaal!! Powerful and the hero in the story is the beating bleeding man in the video. Wake old man IQ 21 team is useless and pathetic!

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 9 днів тому

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 13 днів тому +1

    Axmaqiin weeye kuwaas salaan alle idinkama aqbalo dheh hal nin saas ugu goobanayaan sawirkaa markaad aragto sidey wiilkaa ugalayaan cabtooy dheh

  • @BasfarOmar
    @BasfarOmar 12 днів тому

    Akhi waa ma’ahan sidaad hadalka udhigtay lakin magaca qabiilka sharafta leg ay dhalinyaradan wataan kuma raacsano anagaana ah qabiilka Barina waanu kanahay
    Tankale waxaan arkaysaa dad waawayn oo rag iyo dumarba leg oo si qaabxun oo akhlaaqxuma ah u. Aflagaadaynaya beelwaytaa
    Waxaa waajib kaa saaran hadaad si diimeed ooga hadlaysid inaad arintaana kahadashid
    وبالله التوفيق

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 13 днів тому +2

    Kuwaan waa xoolo

  • @user-nl6ph6tv2w
    @user-nl6ph6tv2w 13 днів тому +2

    Daarood waa gun guni dhashay car ragaa soo xidh xidha nimkaana magtiisa bixiya gunyay guntu dhashay

  • @aliyaadam-ey4pp
    @aliyaadam-ey4pp 13 днів тому +1

    Waa run sidaa ayaan u nacay wadankaygii

  • @user-sf7hw4wz4l
    @user-sf7hw4wz4l 13 днів тому +1

    Ilahay cadhadisa hakudhacdo

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 12 днів тому +1

    Subxanallah

  • @zakiali2236
    @zakiali2236 13 днів тому +1

    ERAYGA UUKU HADLAY، OO UU DHAHAY DAMBIGA WAA DHAQAA, WAA HADAL GAALNIMO UKEENI KARO, DIINTA BARTA MARKA LADHAHAAYO WAXAAN CAMAL AYAA LA OGYAHE, SUBXAANALLAAH.

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger 7 днів тому

    Sheick ow waa yaab naxdin iyo waxaanan hore u arag! Jaahilnamada markaad adigu iska dhigtid fircown. ولكل فرعون لة موسى....حسبنااللة ونعملوكيل

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 13 днів тому +1

    Anigoo wiil Ogadeen ah waxan aad uga xumahay inay naagas ninka ragaa saas u galaan waa in lasoo qabtaa dadka saan yeelay ninkas not my name odayaasha dhaqanka waa inay sida ugu dhaqsaha badan u soo qabtaan dadka ficilkan geysteen sharcigana lahor keena waxan looma dulqaadankaro

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 12 днів тому

    Sidey uga aqli badiyeen isaga foojignaan miyuusan qabin sidaasaaba loola hadlay sidee u soo raaci karaa waa doqonimo ku ku jirta iyo ogaadeen awalba hal sac lagu amini karin meshey doqonimo ka gaareen ayuu isu dhiibay isagaa isdilay ninkaas ogadeen meshuu ka xigo aqli ha ka sugin iyo dadnimo waa cawaan duurjoog ah ogadeen sayidka ay leeyihii waan difaaceynaa ayaa ka cararay oo ku dhex noolaan waayey oo dhulbahante dabada la galay waa cawaan

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 13 днів тому +1

    WAA WAX CABSAN DANBIGAAN DHAQNAA KULAHAA WAR MAALAXIRO AAWEY WIILKAN DADKIISII WAR ISKACELIYA JAHILINTA HADEYSE KU SOODIREEN KUWA SOCIAL MEDIA KA QAAQLEH HALAGU DACWEEYO WADAMADEY JOOGAAN WIILKAAN HALOO HIILIYO

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 13 днів тому

    😮😮😮😮😮 mohammad nuur cabdi iioi 😮🎉❤

  • @HindaHappy-s6u
    @HindaHappy-s6u 12 днів тому

    Sheikh waa caqliga cagdheer ta
    Waa dhintay waa baxsaday ookale
    Layaab maleh wajeer iyo Nairobi bay isku khaldayaan😅

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 13 днів тому +1

    Tiim kaadi kasownimadii ayeey feer habreed ku badasheen

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 9 днів тому

    Waa runtaa wll mahad sanid mashaallah wll

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 13 днів тому +1

    Subxaan Allah 💔😭🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 12 днів тому

    Doqomo.....needaf....axmaqiin

  • @HussainCabdi-b1e
    @HussainCabdi-b1e 13 днів тому +2

    Sax waaye shiiq

  • @khawlam5008
    @khawlam5008 13 днів тому +1

    Jaahiliin qabiil lagu soo koriyey waa. Kenya sharaf Somali wexey ku yeelatey markii lagu soo qaxey. Dad hal qof wada dilaayo waa fulayiin. Dalkaan dhalinyaro waa ooga dhamaatey
    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 13 днів тому +1

    Ani waxaan layaabay maxay is kugu tageen may hal qof udiraan yaab tan kale Nairopi yaa leh yaab war dad ku aqli yaraa

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 13 днів тому +1

    Warid kad hal mar buu indha leyahay wana marka carurtisa liska qabto oo la xiro markas buu lacag iyo cala cal la orda marka hore ma qawanayo mana ceshanayo

  • @IbrahimDahir-vs1ie
    @IbrahimDahir-vs1ie 13 днів тому +2

    Waalagawaley dadkas

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye 13 днів тому +1

    Waa qariib waa jaahiliin maxay Nairobi ka yihiin iyagaaba magan ku ahe

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 13 днів тому

    Sax sax sax sax sax sax sax sax sax wllh

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 9 днів тому

    Subxaanallah

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 13 днів тому +2

    Biniaadan denbi dhaqaayo majira ILLAAHAY ayaa awooda taas ee towba keen ninyahoow

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 12 днів тому

    Hadalads muxuu boliska ugu waci wayey

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w 13 днів тому

    Good my brother

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w 13 днів тому

    Good

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 13 днів тому +1

    Wlhi wanka xumahay war xata erayad u idinkula hadlayo dareen malihidin miya

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 12 днів тому

    Wuu kuu eegyahaye mawalaalkaabaa

  • @HindABDALLA-k4o
    @HindABDALLA-k4o 13 днів тому +1

    Dowlada Kenya waa in ay talaabo ka qaado gaangiskaan

  • @cureji7877
    @cureji7877 13 днів тому +2

    Ceyb waaye walahi

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 13 днів тому

    Xamar. Unaga leh ka hadal

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 12 днів тому

    😢😢😢😢

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 12 днів тому

    Iyagaa isu xoogwayn Somali

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 7 днів тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @SamiaBouraleh
    @SamiaBouraleh 13 днів тому +1

    Waa jaahiliin aan naxariis lahayn

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 12 днів тому

    Meeqey Kenia kudileen reekaas kudileen meeqey jigjigo kugubeen meeqeey kismaayo ceebta raaciyeen ,meeqey. Gureen dhirtii meeqey ,reerbaadiyo Guben,

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg 12 днів тому +1

    Dulmi iyo diin la aaaan bay isku darsadeen jaahiliintan

  • @Salugla
    @Salugla 13 днів тому +1

    Dambiga iska sii dhaq iyagu dambigoodii halkee ku og yihiin Alow jaahiliim gacanta ha noo galin

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan238 13 днів тому

    Wa kanziirin

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 13 днів тому +1

    Waxaa weeye wiilal reer koofurah hadalkooda dhageyista

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 13 днів тому

    😭😭😭😭

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 13 днів тому

    😭😭😭😭😭🇸🇴🔥🔥🔥🔥🔥🔥🇸🇴🔥🔥🔥

  • @zakiali2236
    @zakiali2236 13 днів тому +1

    AWOOD AA LEEYAHAY LAAN DHEERE AA AHAY 😂😂😂😂 QASHIN BAABA AH, OO TUUGSI ADUUNKA U HOOSTAGO OO KHEYRAADKA (ALLE) NASIIYE LASOOBAXEE NIN، DAD AH AYAA NAHAY, EE ADUUNKA DOWLADAHA UUGU AWOODA WEYN XATAA FAAN MAYAQAA NAAN, EE FICIL WANAGSAN OO WAX QABAD LEH, IYO TECHNOLOGY AYAA ADUUNKA LAGU FAANTAMAA, WAX DHINTAY AYAA NAHAY EE MEEQO SANO KALE AYAA SII WADI DOONAA FAANKAAN QIYAALIGA AH, ACUUDU BILAAH DAMIIRKI IYO XISHOODKI INTUU KA AADAY, QOF DULMI HABEEN IYO MAALIN QUUDANAAYO, TUUGSI IYO GAAJO IYO FAAN ISKU DARSADAY, YAAHUU.

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 13 днів тому +2

    Dad waalan weeye kuwani balse wayba kasii dartoo dadbaa arintan loo dilay Baan maqlayaa

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 12 днів тому

    Og hdaysan isku raacsanyn nacasnimadaas beri hore ayeey iska qaban lahaayen ciyaal xashiishkan lkin wa kula qabaan shiikh iyo shariif nirobi wa ku joogan kamana hadlaan ayaga maalgaliya .. yaan lays indha tirin anaguse masaakin pl joogta taaban mayne kuwaa naasa dhaadheer ee kenya jooga laga jaraya waxay sameeyen

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 13 днів тому

    sxb anigubqabilada lacayayo ilama fiicna
    lkn waxan kushegaya sayid maxamed qofki caya ee ku xad gudba waxan jeclahay in lakarbaasho
    ugadena maihi😊

  • @FartunK
    @FartunK 13 днів тому

    ogadeen dad lala dagia aha

  • @maryamaonline6869
    @maryamaonline6869 13 днів тому

    muxuu isagu sayidka ucaayay

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 13 днів тому

    Subxaanalaah jaahiliin wada doqomaa Subxaanalaah

  • @SuadoAbdi-sy1to
    @SuadoAbdi-sy1to 13 днів тому

    Qashinka magalada halaga nadhifiyo😂

  • @mahamudmahamedisse7241
    @mahamudmahamedisse7241 13 днів тому

    Sheekhoow in sayidka oo dhintay ooo culimo iyo halgamaanimo iyo ogaadeenimo isku darsaday lacaayo diintu maxay ka qabtaa

    • @mariamahmed9936
      @mariamahmed9936 12 днів тому +1

      Hhhhhhhhhhh sayidku wuxuu ahaaba harti ba ka dhigay kuray ogadeeni ma dhinac istaagin Marka haba isku xijina duqaas rabigiis kla kullan wuxu shaqaysty

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 12 днів тому

    War kuwan halagaraaco hidii layahay Somali

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w 13 днів тому

    Kkk❤

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 12 днів тому

    Uuuf uuuf uuf uuuuf nacalatullah caleyk kuwa reerkaa ila sheegta ayaan oga baxay wasakh uuuuf uuuf nacalad idinku dhacdey kuwaas hadey wax ka qaban waayaan ilaahay dhammaantood musiibo haku rido uuuuuuuf

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 12 днів тому

    Badaw

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 13 днів тому +1

    Waa run wax ladhageesakaro maho

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 12 днів тому +1

    If we are talking about dulmi lets talk Mj first, who is wrong here ?? Somalian are s3tuip

  • @ts7152
    @ts7152 13 днів тому

    Waxaani maybe been yihiin oo computer lugu sameeyay

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d 13 днів тому +1

    قمة الجهل 😢😢😢

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 12 днів тому +1

    .walaahi.waa.nasiib.xumo.iyo.jaahil.nimo.diin.xumo.doqon.nimo.yaahuu

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 13 днів тому

    Waxan faafintiisu waxay kamid tahay uun sii hurinta colaada wixii lacag ah ee laga sameyaana waxaraan