Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

FREE COMPLETE ALIBABA COURSE|| 1H MUQAL KA FAAIDO BADAN MA DUUBIN WALIGAY ||AFSOMALI 20023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 кві 2023
  • Waxa an Halkan ka heli karta
    Fursadaha Ecommerce ,Alibaba IYO Online✔
    5 AYAA KAGA FILAN WAXKASTA AD RABTO|| ALIBABA✔
    • 5 AYAA KAGA FILAN...
    SIDEE LACAGAHA ALIBABA LOOO BIXIYA✔
    • SIDEE LACAGAHA AL...
    LACAG BADAN AYAN KU QASARAY ALIBABA 100%✔|
    • LACAG BADAN AYAN
    252619483580
    TELEGRAM TEAM
    t.me/Ekeen252

КОМЕНТАРІ • 236

  • @abdisalanosman3850
    @abdisalanosman3850 Рік тому +21

    lioaax baa tahay dad badan ayaa nagu ciilay intay barteen waliba lacag nagu xujenjiray❤aadbd umahadsanthy

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Рік тому +30

    Masha'allah tabarakallah ninyahow rabi haku xafido wax badan ayaa muuqaalkaan ka faaiiday rabi ajar iyo xasanaad hakaa siiyo ganacsigaadana rabi hakuu bulaalo nin daacad ah oo fiican ayaatahay baarakallah course free ah weliba 1hrs oo kaliya welibo 1 muuqaal masha allah akhii jazaakakallah

    • @xamdiClraxmaan
      @xamdiClraxmaan Рік тому

      Plz

    • @xamdiClraxmaan
      @xamdiClraxmaan Рік тому

      Icàaawi.wllo

    • @Xasan289
      @Xasan289 Рік тому

      @@xamdiClraxmaanmaxa laga cawiya

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 Рік тому

      Wll wan donaya inan dalbado waxad i shegta wll hdadd wx igu dhanto markan markab o kle so saaro miyan cashuur lay waydinayn

  • @mohaanali1821
    @mohaanali1821 Рік тому +12

    Legend waada daashay waxaataqanid na waanagu caawisay thank pro 🙏

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 9 днів тому

    Walal allaha cilmiga hakuu barakeeyo wax badan baa inoo faaiidisay aad iyo aad baa u mahadsan tahay sadaqo jaariya allaha hakaaga dhigo

  • @liihaashi7940
    @liihaashi7940 Рік тому +10

    Thanks man ugu danbeyntii wax walbo ugu bahneyn waa helnay alibaba free course markale mahadsanid sxb sare

  • @cabdulahijamac205
    @cabdulahijamac205 11 місяців тому +2

    Alle haku barakeeyo ustaad, cilmigaad noo faidaysay. Runtii faa'iidooyin aad u badan ayaan ka qaatay casharkaan.

  • @mubarikali3452
    @mubarikali3452 Рік тому +7

    Ilahay ha ku barakeeyo wll, wax badan baa ka faa'iday

  • @mascuudgurxan
    @mascuudgurxan Рік тому

    khyr badan alle haku siiyo wlo way yartay qof sidaa macluumad qurxon kug so gudbiya runtii

  • @khaliilkayse9778
    @khaliilkayse9778 10 місяців тому +1

    Thans you sow mutch Teacher you are Intellegent man

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 2 місяці тому +1

    Masha Allah

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade Рік тому +2

    Ustaade wllhi magaran karo abaalkaaga
    Lkn allaha ku xafido

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye 10 місяців тому

    xaqiiqdii wax wayn ayaan kaa faa’iiday ustaad aad ayaad u mahadsan tahay.

  • @muniish5587
    @muniish5587 Рік тому +8

    Pro wa kumahad santahay sida noogu faa ideysay aqontada lkn wll qaabka video editin kaada kistoo isku dhax yaac aakujiro mar ka inaa kula sheqeya rabaa hade macquul thy oo video yada kuu edit gareeyo thanks 😶✊️

    • @ZakariaMohamed-podcast0
      @ZakariaMohamed-podcast0 Рік тому +3

      Asc, Kwrn hadii aad soo galiso UA-cam kaaga Videos yada sida loo edit gareeyo casharo ah?

  • @mahadabdullahi3616
    @mahadabdullahi3616 Рік тому +3

    Ilah ha kubarakayo ustat

  • @ibrahimabdirashid741
    @ibrahimabdirashid741 Рік тому +5

    sxb mahadsanid wax badan baan kaa faa'idey runtii
    3 bil ka dib baan daawanayaa
    runtii wax badan ayaan kaa helay, kheyr Alle haku siiyo

  • @user-og2wm3ft2l
    @user-og2wm3ft2l Рік тому +1

    mahadsanid ustaad . ilaahay amuurahaaga hakuu sahlo

  • @alisakaawa1142
    @alisakaawa1142 25 днів тому

    Mahadsanid zxp

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 Рік тому

    (ALLE) miisaanka aaqiro hakuu saaro wll

  • @hamdahassan5834
    @hamdahassan5834 Рік тому +3

    جزاك الله خير wll0

  • @mohamedcodey6427
    @mohamedcodey6427 Рік тому +3

    Mahadsanid teacher wllh wax badan ayaan kaa faa,iday

  • @kiinabdulle832
    @kiinabdulle832 Місяць тому

    Mahadsanid wllo

  • @abdifatahnadir2421
    @abdifatahnadir2421 4 місяці тому

    Mahadsanid Ustaad, Guuleyso.

  • @Soul-369
    @Soul-369 Рік тому +1

    Mashallah keep the good work brother

  • @252Abdi
    @252Abdi Рік тому +2

    Will happy cargo contactigooda walaal noosoo dhig

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 Рік тому +2

    MANAY THANKS MASUUL ,, INFO BADAN BUU XAMBAARSAN YAHAY VIDEO-KAAS WUUNA U QALMAA IN WAQTI BADAN LAGU CELCESHTO

    • @EKEEN252
      @EKEEN252  Рік тому +1

      Mhdsnid sxp

    • @user-pn2fz2yt8f
      @user-pn2fz2yt8f Рік тому

      @@EKEEN252 Si gaara ma ii caawin kartaaa Wll adoo raaliya Wll aad baan ugu baahanhy alibaba

    • @Koronto
      @Koronto Рік тому

      Ganacsigaan ma bilowday wll

  • @kingsolverpro
    @kingsolverpro Рік тому +1

    Thank you soo much 🎉

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 Рік тому +2

    Thanks sidaa utabay lee

  • @GuleedXusen
    @GuleedXusen Рік тому +1

    Waa mahadsantahay ustaad 💯❤️

  • @armaancharlez4701
    @armaancharlez4701 Рік тому +1

    Wll digital marketing nooga soo xiji 💯

  • @alcadaalamediaproduction1820

    Ustaad aad baad umahadsan tahay 100/100

  • @user-tx9ew6br5j
    @user-tx9ew6br5j Рік тому

    mansha Allah jazakallah wlhi wa muqaal faido leh

  • @ABWANKARAMO
    @ABWANKARAMO 5 днів тому

    War saxib xagen kalaso xidhiidhna

  • @user-rb7bj6yr4i
    @user-rb7bj6yr4i 7 місяців тому

    ماشاءالله تبارك ❤❤❤❤❤❤

  • @user-yn9qy6ir2m
    @user-yn9qy6ir2m 9 місяців тому +1

    Lambrkee walaal

  • @KaatibAcademy
    @KaatibAcademy Місяць тому

    aadaa u mahad santahay walaal

  • @abderahmanasharaaf3874
    @abderahmanasharaaf3874 Рік тому +2

    Masha allah jaza kumu lahu qeer

  • @Ahmedabdilahim
    @Ahmedabdilahim 10 місяців тому +1

    Aad baad u mahadsan tahay mudane hadda waxaan ku rajo waynahay inaan bilaabo ka ganacsiga online 😊

  • @farxiyofatxi932
    @farxiyofatxi932 Рік тому

    M.a mhdsnid uztaad inbadn ayan kaafaaiidy wllhi anoo mel kle kadhigto ayan wx aan fhmiwaye adi kafhmy suaalo aan js waydiinyena wanhely jawaptooda❤❤

  • @SHIISMYLOVE-sr7qp
    @SHIISMYLOVE-sr7qp Рік тому

    Ustaad dalab ayaan u baahanahay fadlan intee kaa la soo xiriiraa

  • @PrincessHafsa0
    @PrincessHafsa0 Рік тому +2

    Keep going

  • @zakimoha1041
    @zakimoha1041 Рік тому +2

    Zxp aadbad umahadsantahy ❤

  • @seyruuqofficial5677
    @seyruuqofficial5677 8 місяців тому

    Masha Allah wll allaha Ku xafido

  • @mustafasaalax1290
    @mustafasaalax1290 Рік тому

    Mahadsanid horey u soco

  • @Mo_eidow
    @Mo_eidow Місяць тому

    Mahadsand saxb

  • @ismaaciilcali6589
    @ismaaciilcali6589 8 місяців тому

    Ilaahay haku barakeeyo wllo

  • @armaan7498
    @armaan7498 3 місяці тому

    Mahadsanid ustaad💯

  • @moh_ilkacase7822
    @moh_ilkacase7822 4 місяці тому

    waxakudhi wall waxa mooxasinkar❤

  • @Daadir1
    @Daadir1 Рік тому

    Thanks ustaad wax badan ayaa kaa faaidnay

  • @abrahaamsiizey7062
    @abrahaamsiizey7062 6 місяців тому

    Thanks bro i get more info

  • @haajiabdishire27
    @haajiabdishire27 Рік тому

    Macalin meel aan kaala soo xariiro ayaa rabaa

  • @King_Abdirahiim
    @King_Abdirahiim 9 місяців тому

    Mahadsanid 👍🏽

  • @mushtaaqcalicabdulle4897
    @mushtaaqcalicabdulle4897 Рік тому

    brother thank you 100%🙏

  • @enghassantheunique7332
    @enghassantheunique7332 Рік тому

    Thanks indeed ustaad

  • @abaal_marin
    @abaal_marin Рік тому

    🎉❤ Mahadsanid saaxiib

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 Рік тому

    Mahadsanid teacher

  • @hepme137
    @hepme137 10 місяців тому +1

    Mahadsanid shb wax badan baan kaa faiiday
    Haby cargo bosaso ma ka shaqaysaa
    Sidee ban ku ogaan karaa
    Cargo ga alaabta iisoo qaadaya

  • @dugsiimomediaTv
    @dugsiimomediaTv 29 днів тому

    Shirkada ajantigeeda macnaha ma warqad ama boono aan soo goosanayo miyaa ?

  • @ibrahimjelle1031
    @ibrahimjelle1031 Рік тому +2

    Ustaad malayiin jer mahadsanid 🙏 ustaad cashiro course ah oo tixane ah ma heysaa ee eccomercy ah janna galle

  • @munamaxamed1555
    @munamaxamed1555 Рік тому +4

    Thanks walalo wax badan baa ka fayiday oo an u bahan

    • @Soul-369
      @Soul-369 Рік тому

      Asc wll marabtaa inad online business aad u fudud ka shaqaysato

    • @Koronto
      @Koronto Рік тому

      Ganacsigaan ma bilowday wll

    • @FAUZEMAHDIHARET
      @FAUZEMAHDIHARET 8 місяців тому

      ​@@Soul-369haa wll isheeg inteen kalaa Soo xidhida

  • @user-ss1ii5pf6s
    @user-ss1ii5pf6s Рік тому

    Mahadsanid macalin

  • @xiiqiidachannel5734
    @xiiqiidachannel5734 3 місяці тому

    Wa mahadsanatihin

  • @quenmarjina
    @quenmarjina Рік тому

    Alaah ha ku sharfo wll qali

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars558 Рік тому

    Waad Ku mahadsan tahay si fiican ayaan u fahmay

    • @Koronto
      @Koronto Рік тому

      Ganacsigaan ma bilowday wll

  • @user-bb8nl2rs7u
    @user-bb8nl2rs7u 6 місяців тому

    Wll khayr ale hakusiiyo

  • @fatimaosman7848
    @fatimaosman7848 Рік тому +1

    Kaarka malasoo furan

  • @honzalmaanchannel553
    @honzalmaanchannel553 Рік тому +1

    Ilahay haku barakayyo wax badan baa kaa faaiiday

  • @seynabsheikhcumar5309
    @seynabsheikhcumar5309 Рік тому

    Masha allah

  • @user-id1we1gn4u
    @user-id1we1gn4u Рік тому

    جزاك الله خير

  • @shamsudiinarab6056
    @shamsudiinarab6056 Рік тому

    happy cargo ma ku leedahay xafiis magaalada boorama

  • @FootballHighlights-oh9fs
    @FootballHighlights-oh9fs 10 місяців тому

    Waa mahadsantahey sxb

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 Рік тому +1

    Aad umahadsanthy wllo

  • @Nadiiro7788
    @Nadiiro7788 Рік тому

    Mahdsanid wll❤

  • @miskigedi-xc3on
    @miskigedi-xc3on Рік тому +2

    Vedio igu faida bdn o an yutubeka barta ka midyahy Aada u mahadsantahaywlll .
    Hal sual bis i dhiman sidee supplier kala duwan alab hadi an ka dalbado o an rabo in halmar layso qado sideen u xalina arintas?

    • @moohamedcabdi5366
      @moohamedcabdi5366 Рік тому

      Lambarkiisa whats appka kala xariir. Inu kushega macqul

  • @fartuunmoha3132
    @fartuunmoha3132 Рік тому +6

    Qof wadanka joogin sidee u dalaban karaha bank card haysan wll 😢

    • @Yahye_khilaaf
      @Yahye_khilaaf Рік тому +1

      Wll waad dalban kartaa waxaa jirta shirkad ku talaa somaliland iyo puntland oo aan joogo oo kusoo qaasa 4.5 halkii KG waxananla dhahaa ARSALEX EXPRESS

    • @gani755
      @gani755 Рік тому

      ​@@Yahye_khilaaf wll ma 1kg ba 4.5$ ah?

  • @FarxaanAli-hd9po
    @FarxaanAli-hd9po Рік тому

    Thanks pro wlhi waax yaloo badan Baan ka faaiidoay

    • @Koronto
      @Koronto Рік тому

      Ganacsigaan ma bilowday wll

  • @sarifmohiamuntadarchannel5354
    @sarifmohiamuntadarchannel5354 Рік тому +1

    Thank u

  • @mohamedeik9965
    @mohamedeik9965 10 місяців тому

    Mahadsanid wll inbadan waan ka faaiiday

  • @kulmiye-hn9zv
    @kulmiye-hn9zv Рік тому

    Hooy soomaali waxaan Mataaqaan soco😂😂😂😂

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 Рік тому +1

    Thanks abaowe wax badan ayaa kafiday

    • @Koronto
      @Koronto Рік тому

      Ganacsigaan ma bilowday wll

    • @lulunor7284
      @lulunor7284 Рік тому

      @@Koronto wll Wali mabilabin wn kutala Jiraa

    • @HodanCqaadir
      @HodanCqaadir Рік тому

      ​@@lulunor7284 abayo Ila so hadal Ina wax ku weydiyo rawaa xagen kugu weydiyaa

  • @abdalla782
    @abdalla782 Рік тому

    Mahadsanid sxb

  • @AxlaamAxmed-td5tq
    @AxlaamAxmed-td5tq 11 місяців тому

    رحة قلبي 😢❤

  • @user-ez2sq6vp9f
    @user-ez2sq6vp9f 8 місяців тому

    Wl Lanbarke kalso xidhidha❤

    • @EKEEN252
      @EKEEN252  8 місяців тому

      252619 48 35 80

  • @user-tp9jn4fu6r
    @user-tp9jn4fu6r 6 місяців тому

    Kun jeer mahadsanid ustaad❤

  • @axmadalnuurani1546
    @axmadalnuurani1546 Рік тому

    Thanks sxp qali

  • @ifraxxasan-pm3op
    @ifraxxasan-pm3op 11 місяців тому

    Ustaad carabiga ufur mac naha tarjumita ooqoraalka ah

  • @user-sw9pr7xy9c
    @user-sw9pr7xy9c 5 місяців тому

    Alibabacourse

  • @M_funny.7
    @M_funny.7 Рік тому +1

    Respect🙏🙏🙏

  • @Somatechnology01
    @Somatechnology01 Рік тому

    Thanks brother

  • @somali816
    @somali816 8 місяців тому

    Cargo alaabta soo qaadayo intee kala xirinaya ma xaruntoda ugu tagaa marka ka dalbanayo in ay alaabta ii soo qaadayan

  • @Deganwacan
    @Deganwacan Рік тому

    Shukran wll

  • @Abdishakurvlogs
    @Abdishakurvlogs 9 місяців тому

    Mhdsanid pro❤

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 Рік тому

    Dilaal in an ka noqdo ayan raba òo sii iib geeyo ya ìga cafin karo pls

  • @mohamedcabdilaahi6515
    @mohamedcabdilaahi6515 Рік тому

    Jasaakallah

  • @hakraofficial379
    @hakraofficial379 Рік тому

    Thank you prother

  • @qaaliladan9889
    @qaaliladan9889 11 місяців тому

    Inta comantiga bixise qof ganacsiga bilaawe ma idinku jiraa after four months letter

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 7 місяців тому

    Cargo fcn ishega o somali ah Nairobi

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 Рік тому +1

    Koorsa ku sabsan sida online laku ganacsada miyaa bixisaan

  • @nafisanuur7432
    @nafisanuur7432 Рік тому

    Mahsanid ❤️ wax badan ka fa iday

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 2 місяці тому

    Wonderful brother

  • @IamBukari-ox2fl
    @IamBukari-ox2fl Рік тому +2

    Aad baa umahadsanthy ustaad 100%ilaah ajir hakaa siiyo

    • @EKEEN252
      @EKEEN252  Рік тому

      Eng aad ayn ka mhdcelinayaa feedback wangsn