SHEIN.COM KA ADEEGO ADIGO SOMALIYA JOOGA|| AFSOMALI 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 90

  • @amiinamohamed4682
    @amiinamohamed4682 Місяць тому +11

    een eeh mxey thy wll masaasaa hada dhahaysay sida shein looga adeegto idin barin inaa lmbar noo sheegto wll English ka iyo waxa ku qoran waa grnynaaye lcgta see ugu xwilaa inuu qof wax ii dalbo maa maantoo dhan la een een laheed hush mxuu ahaa wuxu

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 4 дні тому

    waye xagan kala xidhiidha

  • @ayaanjamac8544
    @ayaanjamac8544 Рік тому +3

    Wllky masha allaha tabarkala ilahay haku xiftiyo ❤❤

  • @abdirizaqcadow4392
    @abdirizaqcadow4392 3 дні тому

    Sheyga 12 dollar laga soo bixiyey 4.5 kaargoo ah canhuur iyo maxaa laga heli karaa

  • @AhmadadanCaduur
    @AhmadadanCaduur 10 місяців тому +4

    Sidee 2 weeks kusuga diyaarada iyo markab isku mid maba ahee

  • @mohameddahir444
    @mohameddahir444 6 днів тому

    Maxee soo kordhinaysaa marka tukaanso 😢 kuwa aad adeegsato nala wadaag😂

  • @dimplequeen6297
    @dimplequeen6297 Місяць тому

    Tukaanso waa save aniga ayey dhowr mar ii dalbeen iina keeneen waana aqaan lkn waxa ciwaanka nooga dhigtay iyo waxaad noo sharaxday isma lahan, anaga waxaan rabnaa in aanan cidna udul fashiisan oo aan si toosa udalbano .

  • @maankamaanka6780
    @maankamaanka6780 Місяць тому +1

    Shipping 129 lakuma dhihin ee waa hadi 129 dolar alaabtada ka badato free aya lakugu keena

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel Рік тому +7

    Wa mahadsanthy walalkey e iiga marka shein may wax ka helan side free kugu kenayan

    • @asiamohamud1396
      @asiamohamud1396 Рік тому

      Lacagtada ayaa discount lakugu sameeyay ayaa la qaadnayaa 😂😂 lkn akhira war badan baa yaala xoolo aan la xalaashan oo la qaadanayo

    • @Hearts4amal345
      @Hearts4amal345 Рік тому

      @@asiamohamud1396ani hada wax dalbnayo xaaraan miyaa huuno

    • @MuwahibMaxamed-bh1hl
      @MuwahibMaxamed-bh1hl 7 місяців тому

      Yaa qaadanaya abYO IFAHNSI​@@asiamohamud1396

  • @abdirahmanmohamed5616
    @abdirahmanmohamed5616 9 місяців тому +4

    Waxba noomaad sheegin

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan 29 днів тому

    Iisheega sida lacagta qiimaha loo eego❤

  • @Ifka427
    @Ifka427 6 місяців тому +4

    War nagatag wakhtigi umbad naga riday waxbana nomad sheegin

  • @Milgo491
    @Milgo491 7 місяців тому +1

    Tuuug war bax wakhtigad nga lumise shaqadadad no xayaysinysa ciwanka iyo video hys lahadan

  • @sara_cool19
    @sara_cool19 8 місяців тому +1

    Hader hadan isidhaho kadalbo wax casan ah ayaa isoo baxa meesha dawlada somalia marka kadhigo sidee uhagajinkara?

    • @hanalucky444
      @hanalucky444 7 місяців тому

      Wllo ma credit card loo bashanyhy miyaa

  • @MaymuunAbdikadir-yb3bd
    @MaymuunAbdikadir-yb3bd 4 місяці тому +1

    Oky wll lkn 10 bag gacanta ah oo kle waa meeqa kilo

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 7 місяців тому

    Cargo shirada kale 1kg waxay kusoo qaadaan 11$ ilaa 12$.
    Markaa sidee ayaad uleedahay 1kg= 4.5$?

    • @hanalucky444
      @hanalucky444 7 місяців тому

      Wllo cid caadi ii fahansiisaa rabaa

    • @fahiimobashiir
      @fahiimobashiir 4 місяці тому

      11ka halkan kg laga waayo canshura ku jirto abaa lkn markan 4.5 canshuur kuma jirto

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 Рік тому +5

    Anigaa ka dalbaday dharka ciida maasha Allah tukaanso waa la hubaa wll

    • @EKEEN252
      @EKEEN252  Рік тому

      Mhdsnid

    • @hamdasaleban9414
      @hamdasaleban9414 Рік тому

      Wllo sidee kuugu Soo gaadhay alaabtu

    • @ayaaniita88
      @ayaaniita88 Рік тому

      Abayo xage jogtaa

    • @rebellion7098
      @rebellion7098 Рік тому

      Hadaan dhawr wax aan dalbo anigu aan ganacsi ahaan ahayn cashuur may ka badnaani hadaan wax badan rabo ganacsi dartii

    • @sumiimuse123
      @sumiimuse123 Рік тому

      Wlo se local badan lacagta se udiraya

  • @cawosaed7171
    @cawosaed7171 7 місяців тому

    shein side wax looga dalbada bad dhehday xaged tukaankas noola aaday

  • @IishoCalidahir
    @IishoCalidahir Рік тому +4

    🎉masha allah wii❤

  • @maysuunodawaa1679
    @maysuunodawaa1679 11 місяців тому

    War naga tag anagoon dad u marin ban donayney inan toos u dalbanee xagaad number da noguso qoray yur waryaa

    • @ASMA-j
      @ASMA-j 9 місяців тому

      Side si toos ah u dalabaty iso sheeg wll

    • @aishamohameddiriye2228
      @aishamohameddiriye2228 9 місяців тому

      Isheg side aan ango cidla umarin udalban kara

  • @Faadimamohamedfaadimah
    @Faadimamohamedfaadimah Рік тому

    Wll sidee loo celiyaa wixii kaa gaabto ani dharaa iga gaabty ina iska celiyo rawaa sideen ku heli kara pleas hadaa taqanid ifaidey plz1😢

    • @halgandecoration7729
      @halgandecoration7729 Рік тому

      Iibi uun mida kale shein dharka aad ka dalbanayso markaad rabto 12jir inaad dhar u dalabto ka uu xidho 13jir ayad ka dhiganaysaa 2jirka ka 3jirkad u dalbi

    • @xamdazaleban
      @xamdazaleban 11 місяців тому

      ​@@halgandecoration7729wllo sidee u dalbaday iga caawi

    • @Welcometomyworld-2r
      @Welcometomyworld-2r 8 місяців тому

      Side lodalpada kly ibar abyo

  • @CarafaadSalaad-f7r
    @CarafaadSalaad-f7r Місяць тому

    2016 baa dawanaya

  • @A.maalik.
    @A.maalik. 16 днів тому

    Eee ku haay mesha 😂

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Рік тому +2

    Iminka adigu maxad noo sheegtay ?

  • @championsleaguematches
    @championsleaguematches Рік тому +4

    wll suaal ayan wata i fansii
    tusaale 50 xabo waa 0.20-2 , 50 kooda miyaa lacagtaas mise midkiiba aa lacagtaas joogo ifansii masuul mahdsnid

    • @iq5998
      @iq5998 Рік тому

      Xadbki aya ahh

  • @najmaabdirizak1869
    @najmaabdirizak1869 Рік тому +1

    Thank you wll noo sheeg wllo anigoo cid u dirsan say kaligey u dirsan karo

    • @NasiibWanaag
      @NasiibWanaag 4 місяці тому

      Aniga alipapa aan kuu sheegi karaa alaabo badana wankaso iibsaday

    • @Mariam.pretty.13
      @Mariam.pretty.13 4 місяці тому

      Abyo ma ii sheegi kartaa sida ado somalia joogo looga dalbado​@@NasiibWanaag

    • @Edabsan2023gmail
      @Edabsan2023gmail 4 місяці тому

      Aniga ii sheeg wllo

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 4 місяці тому

      ​@@NasiibWanaag apyo maad igu caawid ali baaba adoo mhdsn

    • @Mohamett779
      @Mohamett779 4 місяці тому

      @@NasiibWanaagani ii sheeg abaayo

  • @mohamedhassan8054
    @mohamedhassan8054 Рік тому

    Mashallh nosobiiri

  • @ubahkaise4379
    @ubahkaise4379 Рік тому +2

    Wllo anon cid udirsan side aniga uga dalbada

    • @NasiibWanaag
      @NasiibWanaag 4 місяці тому

      Wllo alipapa ayaan aniga alaabka dirsaday taas ba garanayaa

    • @AsmaaCabdi-ut2gb
      @AsmaaCabdi-ut2gb 4 місяці тому

      @@NasiibWanaagabyo sidee anoo somalia joogo

    • @Ziyaqurux
      @Ziyaqurux 2 місяці тому

      Abayo side uga dalbatay​@@NasiibWanaag

  • @NathaAdem
    @NathaAdem 8 місяців тому

    Sidee lo dalpnyah haaaye

  • @mudxidahir7535
    @mudxidahir7535 11 місяців тому

    Waar wadhac cadiya faidadi qofka helilaha ama uu discounts loga dhigilaha ayey iyaga helayan bilash majiro asxabey

    • @feminismforlife5598
      @feminismforlife5598 6 місяців тому

      Naa walaaley khyr hele waxaan usoo galayba waa intaase discount ga ma alaab free ah ayaan ku iibsan karaa dadkan wax diraa maxay ka faiidan ileen cargo ga uunbay kaa qaadayaane

  • @asmaal1-j4c
    @asmaal1-j4c Рік тому

    Meel Adan isticmaalin mxa anaga noogu diree marka

    • @qnmarwa6515
      @qnmarwa6515 Рік тому +1

      Anaa hppti ku dalbaya hadad doonaysud

  • @Atiifxasan
    @Atiifxasan Рік тому +2

    Thanks ustadii🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abibhassanahmed8035
    @abibhassanahmed8035 3 місяці тому

    Waar naac looma bahne sida looga dalbo un na tus hadi kale hush😅

  • @Raymaomar
    @Raymaomar 8 місяців тому

    Waxaad sharaxday iminka 😂

  • @shaficihariir8368
    @shaficihariir8368 Рік тому +1

    Dadkay lacag saaida saaran hala iska ilaaliyo anaa og

  • @BARWAAQOMAXAMED-mp5nt
    @BARWAAQOMAXAMED-mp5nt 10 місяців тому

    Wll soomaliland ma la iigu keeni kara

  • @nadarbintuqani1665
    @nadarbintuqani1665 Рік тому

    Ma idinka diraya mise wa marka anu ka dhex dalbado

  • @Nemoadam53
    @Nemoadam53 Рік тому +2

    Markad wax so gudbinayso si fiican u sharax wax ad sheegtyba ma jiran wlhi😤

  • @amiiradawaalan6736
    @amiiradawaalan6736 Рік тому

    Xakee lakaga soo xeriiraa adi

  • @ifrahmohamoud2431
    @ifrahmohamoud2431 5 місяців тому

    Maxad Noo Sheegtay Iminka Wataase Saaqidyow

  • @gracetahir9474
    @gracetahir9474 11 місяців тому

    Maxad ee kolba la hysaa ish hadalka dadaji

  • @NajahYousuf-s8w
    @NajahYousuf-s8w Рік тому +1

    Dadka uma jawaabtid miyaaa ish inder dadka u jawaaab plz

  • @ayaanfaysalwarsame
    @ayaanfaysalwarsame 6 місяців тому

    Kg muxu yahay

  • @UmuAlaakitchen
    @UmuAlaakitchen Рік тому

    😂😂😂😂