E-commerce | Ku taajir adoo gurigaaga jooga🤑💰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 73

  • @dharmaalehassan8250
    @dharmaalehassan8250 2 роки тому +6

    Hore uu soco zhp

  • @safaxiis9043
    @safaxiis9043 2 роки тому +4

    Wllky aan dir ilahay u jeclahy welcome back

  • @funnytv-pi9yg
    @funnytv-pi9yg 2 роки тому +5

    123 somali chanelka keliya ee i qanciyey

  • @xanann2408
    @xanann2408 2 роки тому +12

    Wll cilmigada iyo iyo aqligada iyo quruxdad allah haku xafido wax badan ka faiday

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 роки тому +2

      Aamiin wllo 👍 Mahadsanid

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Рік тому +3

    Dhibaatada ugu weyn ee Wadankeena dib u dhigeysa wexey Google Map ama adresska iyo xogta shaqsiga aan la heli karin balse waxan hubaa hdii intaas la sameeyo ineysan waxba nagu qaadanynin inaan Dhaafno amazon iyo alibaba wa sida ey aniga ila tahay

    • @xasasiyt6035
      @xasasiyt6035 Рік тому

      Ha waa sax lkn ya samaynayo o hir galinayo 😢

  • @zalmaanibrahim4931
    @zalmaanibrahim4931 2 роки тому +8

    Soomar wlhi way I dhaceen alaab yaro khasnada lagu xodho oo finger print ah ayaan ka iibsaday wxy iga siiyeen $17 muqdisha laga keenayaa dhaheen $3 diyaarada laygu soo saaray wxn joogaa burco wxy dhaheen lacagta baska lagu soo saarayo soo dir $2 iga qaadeen alaabtiina cid ii samaysa waan waayay xintaa haddaan anigu samaysan lahaa video gii laga eeganayay sida loo rakibayo ayay ii soo diri waayeen markaa alle ha ka qasaariyo ganacsigoda ma habri karo lkn si aan fiicnayn ula dhaqmayan dadka

    • @quruxda-qarson
      @quruxda-qarson Рік тому

      Magaca alabta kuqiran gali yutubka sidee loxixidhaa English ku waydii ❤

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 2 роки тому +3

    Mnsha allh tabrklh

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 2 роки тому +2

    Team kygii Soomar Online ✊

  • @asmamohamed9654
    @asmamohamed9654 2 роки тому +2

    Mhdsnid wll wxa bdn ayaan Kaa faiidy🥰🥰💯💯

  • @diinkaab
    @diinkaab 2 роки тому +1

    Shilimaad miyaaf ku badalahay runtii hmmm sami baa ugu horeeyay suuq online gayga somalida labada shirkadoodba facebookga soo eeg xiliga page yadioda la sameeyay

  • @fadumosiciid9196
    @fadumosiciid9196 7 місяців тому

    Wll war ma tabinayside naqas qaado si dagan wax noola wadag

  • @aarjuuaarjuu1198
    @aarjuuaarjuu1198 2 роки тому +1

    Lkn soomaliland iyo dal mxaa iska galay

  • @alaale4622
    @alaale4622 2 роки тому +1

    Sxb kasoo hadal forex iyo waxyaabaha la mid ka ah

  • @maxamadcali9260
    @maxamadcali9260 2 роки тому

    Tutorial maad noga soo dhigtid sxp full courses

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 2 роки тому +1

    Adigaa Lagu waayee

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 2 роки тому +5

    Muhiimada muu qalkupa waa xaziinta zoomar😂

  • @NazriVIPUGAARASO
    @NazriVIPUGAARASO 5 місяців тому

    Adoo caadi uhadlaya oo hadalkaga ciil lagu daremyn gorman arkayaa wllkayaw😂

  • @abdimajiidmahamed7258
    @abdimajiidmahamed7258 2 роки тому +1

    Libaaxayagii Abtidoon

  • @nerez1485
    @nerez1485 Рік тому

    Dalalka kala ah somalia iyo jabuti haye iiwad shekada intaas waku fahmee

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 Рік тому

    Sidee lacag looga sameyaa shp ecomerce

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 10 місяців тому

    Waxa ka horeeye saami online

  • @Khaalidalcadaalah
    @Khaalidalcadaalah 2 роки тому +1

    Zxb ñabad gelyo korkaaga ha ahaato

  • @mohmedQeliyow
    @mohmedQeliyow 3 місяці тому

    Wax seelo sameey😊

  • @CABDIKANICAWILIZMAACIIL
    @CABDIKANICAWILIZMAACIIL Місяць тому

    Ar ninraged course maaka diyarisey

  • @fardusamohamed9130
    @fardusamohamed9130 Рік тому

    Waar walal mad suuronaysa mise waxba No shegaysa🤧 waxan day

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 2 роки тому

    Lkn wll maxaad u dhahdey dalalka somali land iyo somalia 🇸🇴

  • @deeqocaddey4163
    @deeqocaddey4163 2 роки тому +1

    Welcome back por

  • @misslisa7660
    @misslisa7660 2 роки тому +1

    I miss you 😘

  • @adnanyuusuf9741
    @adnanyuusuf9741 2 роки тому +1

    Keep going bro

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 2 роки тому +2

    Wllkeen eidkii maa naga raacday 😅🤣😂

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 2 роки тому +1

    Waad ku mahad san tahay xogtaad nala wadaagtay

  • @omarabdiaziiz333
    @omarabdiaziiz333 2 роки тому

    Wll sidee loo dalbadaa.? muuqaal kasoo samee adoo wax yar dalbanaya oo aan culays kugu ahayn Bro👏🙏

  • @crisaaqmuxumad2612
    @crisaaqmuxumad2612 2 роки тому

    Sxp hory usoco

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d Рік тому

    Ustad fadxi

  • @toughguy1769
    @toughguy1769 10 місяців тому

    Hambalyo ❤❤wll

  • @calinhoofficialcr7924
    @calinhoofficialcr7924 2 роки тому +2

    Pin igu qabo zxp

  • @zakilajiofficial8401
    @zakilajiofficial8401 Рік тому

    Si fcn uhatal😂

  • @hafsaeidle2575
    @hafsaeidle2575 2 роки тому +1

    Mnsh allh

  • @umalkheirahmed7727
    @umalkheirahmed7727 2 роки тому

    LACAGTI LA SAMAYNAYAY MEEDAY

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 7 місяців тому

    Wcs

  • @abdullahiraage6812
    @abdullahiraage6812 2 роки тому

    M.Allahu

  • @123mohamedh
    @123mohamedh Рік тому

    🤣🤣ninka basada diirsn leh

  • @copyofficial1538
    @copyofficial1538 Рік тому +2

    Tageere buuxa ku ahy lkn Somaliland dal maaha widaay 👍

    • @butterfly1954
      @butterfly1954 Місяць тому

      Us waryaa ka xun yahay foolhardy fun😌😏

  • @ilaqosol982
    @ilaqosol982 Рік тому

    ragow hala shaqaysto

  • @cabdalesheekhmustafe5036
    @cabdalesheekhmustafe5036 2 роки тому +1

    M.a

  • @apdirahman3677
    @apdirahman3677 2 роки тому

    Nio Numberkaga Rawa

  • @abdiqanixaange9753
    @abdiqanixaange9753 2 роки тому

    Horay usoco sxb

  • @faallo1136
    @faallo1136 2 роки тому +1

    Somaliland ma dalbaa?

    • @Abdinasirsiciid
      @Abdinasirsiciid 2 роки тому

      Waanba fahmi la ahay ninka waxa uu meesha layimid

  • @munirabilo4171
    @munirabilo4171 2 роки тому

    🙌🙌🙌

  • @mrKareim
    @mrKareim 2 роки тому

    Dalalka soomaaliya

  • @abdullahialihassankadiye
    @abdullahialihassankadiye Рік тому

    !

  • @maankacade..7289
    @maankacade..7289 2 роки тому

    Gormee somaliland dal noqotay iisojawaab

    • @doctube1956
      @doctube1956 2 роки тому

      😂😂😂😂

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 роки тому

      Waa dal jira laakiin aan aqoonsi caalami ah haysan
      Fg . Iskuma xidhna aqoonsiga iyo jiritaanka dalnimo ama waddan .

    • @doctube1956
      @doctube1956 2 роки тому

      @@promahamedaxmed1274 prankland 😂😂😂🐷🐷

  • @zayidalli9736
    @zayidalli9736 2 роки тому

    Somaliland 😂

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 6 місяців тому

    😂😂😂 dalalka soomaaliya iyo soomaaliland ku lahaa😡😡😡😡.
    Caqliga bini aadamka ayuu meel kaga dhacay kani.
    Adeer soomaaliya keliya ayaa jirta.
    Wax laan la dhahaa ma jiraan

  • @ИванТолстый-р1х
    @ИванТолстый-р1х 2 роки тому

    Makers should understand viewer's QUINZAA.Monster time for this show under 6:00 to 8:00 ... There is no time of this show. They upload episode when they wantn and people wait all day 𓆟

  • @Abdiazizhassan752
    @Abdiazizhassan752 5 місяців тому

    M.a