Ra'iisul Wasaare Xamsa "Culimada waxaa laga rabaa in bulshada ay ku jiheeyaan hal dariiqo".
Вставка
- Опубліковано 21 січ 2025
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
MashaAllah xamze Somalia weykujeceshahay❤❤❤❤❤
Maasha Allaah. Rw. Xamza Cabdi Baare. Guuleyso.
Somali President ❤❤❤
Maashaa allh alle haku barakeeyo runtii waad gudatey waajibkaas alle hadhamestiro
Alxamdulilah, halakni tafsiirka quraanka ha lagu akhriyo, oo idaacad gaara ha loo sameeyo.
Afsoomaali,
Af- oromo.
Af- canfari
afafkaa ha lagu soo daayo, xilligii dowladii Siyaad Bare waa jireen oo tafsiirka ayaa lagu soo dayn jiray.
Ninkii wax wanaagsan bilaaba khayrkeega ayuu lahay. Jazakumulahu khayran.
Culumada haday dheheenin aan isku xukumno kitaabka Alle waa wax lacag soo qaateen
Waxaa maqan golihii nabada oo ee fadhiistaan nabadoonada beelaha somaaliyeed sii ay usoo saaraan Xeer sida Xeer Ciise oo somaali ka dhexeeya si aan hadeed qabiil la iskugu dilin. Baybay
Doqontii ookiyaale ayey baratay waayadatan Roobow iyo isaguna waa labo adeegayaal gabadha Xasan dhalay baa xaafiisyadooda kontoroosha.
Gacmo dhahir ah ayaa wax dhahiriyo
School bilaash ah ma sameyseen isbitaalo iyo caafimaad bilaash ah ma sameyseen. Minishiimbiyo ma khorteen nabad laaskarbooni iyo laascaserr ma heysaan. Iyo kuwo badan halkan ka soo koobi karin ayey noo sameysee dowladii kacaanka. Idinka maxaa haysiin oo noo sameyseen. War iska xishoo ee shiirkaagana urso
Canshuur ma dhiibtay
War lagu farxo waaye dhaamaanteen aan noqono mid inaga dhab ah.
Culumo dowlada kadaba haade hadaa aragto kafogow culumo maahee lacaga lasiina wexee shalay xaaraan dheheene maantana dhahaayaan waa xalaal 😂😂😂
Hamse marxuuum
Hassan tuuug baaa shaqaaaale utahy
Alle kuceeebeeey umada ka horleeexo
Hal xaran ah nirik xalal ah madhasho
Wadaad in ladilo mahee faa iido kale maleh waa qariban yihiin aduunka oo dhan wadaad waa leeska qabtay dhibka iyo dilka eey Somali u geesteen waa waxaan la iloobi karin xitaa ma yaqaanan diinta eey umada Somaliyeed ku gumaadeen siyaad bare murkuu leey naayay waxuu ogaa fidnada eey soo wadaan aloow kuu naxariiso waa aragti dheeraa bal arag waxeey soobe ka geesteen iyo meelo kale oo badan iyagoo wadaado sheegaa waxa wadaad ka suuroobo xitaa qof waalan ka suuroobaan
Dhalin yarada islayni xal uradi hada run sheegi umada nawad ayay ubahantaha darbi umabaahno
RW xamze waa nin wadaad ah howlkar daacad ah lkn waxan fahmi waayay sababta uu rooboow oo wahaabi ah faraha dhiig kuleh oo caruurti uu agoontimeeyay wili aysan korin siduu ugumagacaabay wasaaradda arrimaga diinta iyo owqaafta?