Agaasime Sanbalolshe ayaa sheegay in si deg deg ah loo bilaabayo howlgallo ka dhan Khawaarijta.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 21

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 10 днів тому +4

    Guuul

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 10 днів тому +1

    ❤❤❤ DOWLADA AN RAAXNO. MARABNO MAAMUUL GOBOLEED SIDA JUBALAND. ITOBIYA AYA SAMEYSATAY. MARKA
    CIIDAN KA XOOGA DALKA GUUL GUUL. GUUL

  • @HassanIsakh-y6o
    @HassanIsakh-y6o 10 днів тому

    I.a Somalia 🇸🇴 ❤oo isracde

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 10 днів тому +1

    😂😂😂 ALSHABABUL SHEYDAN WA U DHAMAATAYVL INSHA ALLAH

  • @SacdiyoBariis
    @SacdiyoBariis 10 днів тому

    Agaasime guuleyso.

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 10 днів тому +1

    😂😂😂 SAX WAYE. XATAA XAASAS KI EY DHAHEEN WA QANIIMEYSI. WA GAALO. YAA. YAA. EBOOW HALA KACO. GUUL

  • @Xigmawiboy-gq9dl
    @Xigmawiboy-gq9dl 10 днів тому

    Guul cidanka xooga dalka somaliye

  • @Abu.cubeyda
    @Abu.cubeyda 10 днів тому

    Before wan aragna wxan sugna wa alkataib iyo mujahidinta allahu akbar☝️

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 10 днів тому +2

    Guul xooga dalka soomaaliyeed

    • @AbdiWarsame-m2p
      @AbdiWarsame-m2p 10 днів тому +1

      Yabar madaxWayne xawaadle we love ❤️ somalia 🇸🇴 king charles 3 and prince walliam love somalia 🇸🇴

  • @sujeinvestorslmt8559
    @sujeinvestorslmt8559 10 днів тому

    Well done mr sanbaloolshe

  • @MohamedAhmed-kj5ld
    @MohamedAhmed-kj5ld 10 днів тому

    Agaasime iyo X dalka Soomalia garabkiina Allaha galo.

  • @XasanBashiir-o3e
    @XasanBashiir-o3e 10 днів тому

    Nimanyahow waayahaan dambe khawaarijta fursad baa siiseen hadase ka hortag sameeya si aysan khawaarijta awood ugu yeelan inay dib isu abaabulaan oo dib usoo kabasho sameeyaan

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 10 днів тому

    NINKAAN BEESHA XAWAADLE DABKA KU SHUBAYAA, HIIRAAN MEEL KA BAXSAN HAKU DHIMANINA

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 10 днів тому

    Fircoon xaq ayuu ku tagnaaalaha

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 9 днів тому

    Lacagtii beesha caalamka markii lawaayay miyaa lasoo celiyay dagaalkii si beesha caalamka lacag kale idiin siiso 😅😅

  • @SuleimanAbdi-ru9di
    @SuleimanAbdi-ru9di 10 днів тому

    Ciidanka waa in lagaxira baraxabulshada sii loo ilaliyo xogta iyo istratigiyada

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs 10 днів тому

    Alaha Somalia 🇸🇴 nabad haka yeelo

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 10 днів тому

    dagaalka.dhamaan maayo sababto ah waa la siyaasadeynaya dagaalka

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 10 днів тому

    NINKAAN BEESHA XAWAADLE DABKA KU SHUBAYAA, HIIRAAN MEEL KA BAXSAN HAKU DHIMANINA